Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!

  Рет қаралды 8,586

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

2 жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 20
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 2 ай бұрын
Aaaamiin yaarabi aamiin yaarabi 🤲
@amiranuurahussein4265
@amiranuurahussein4265 2 жыл бұрын
Xaasidka xadhigii ha go"O aamiin
@Hasnktal
@Hasnktal 5 ай бұрын
Ilahow naga badbaadi xaasidka
@Umumaryama
@Umumaryama 10 ай бұрын
Wlh Allah ayaa iga og lkn waxaa jira qof aan asxaab nahay Markuu i arko ama uu isoo woco su aalo aan xad keheyn ayey iweydiisaa waana dhibsadey su aalahaas Subxaanallah
@fatumashire3406
@fatumashire3406 2 жыл бұрын
Maashallah baarakallah
@Izelseok
@Izelseok Жыл бұрын
walee been madan sheegin intaas odhan aniga qof igu hayo xitaa malrkuu ii imaado aniga dhan wan isku yax yaxaa in dhihiisa xitaa mafiirin karo subxaan Allh
@gem2144
@gem2144 2 жыл бұрын
Aamiin
@junetsheikh2668
@junetsheikh2668 2 жыл бұрын
Thanks 👍
@amiranuurahussein4265
@amiranuurahussein4265 2 жыл бұрын
Wallaahay waa hadal xaqiiqa ah
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 15 күн бұрын
Ilaahow shartooda Ka magan galay aduunka xaasid sokeeye aya uga darran weyna jiran dadka Ka Mid ah ehelkaga e na ficneyn.
@mjamac5261
@mjamac5261 2 жыл бұрын
Acuudu bilaahi min Shari xaasid idaa xasad
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Subxallah
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 10 ай бұрын
So badiya
@nimcohodanhassan6845
@nimcohodanhassan6845 2 жыл бұрын
It's true wllhi
@aminasalah5190
@aminasalah5190 2 жыл бұрын
Waa run waxa jirta qof basn maskin idhi iqaad shaqada suaalo buu u weydiiyey markan shaqadii bilaabay basn qofkii meesha haystey is laynay shaqadiina waan ka tegey
@user-wg2mv1zm3d
@user-wg2mv1zm3d Ай бұрын
kkkk hamaansi😅😅
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 ай бұрын
Horta waa run qofka ku weydiiyo, dhaqalahaada, waa calamada lagu arko, xasada ,waana jecelyihiin, in dhaqalahada ay soo faragashtaan, si dadban.
@user-hk2uo5so9r
@user-hk2uo5so9r 2 ай бұрын
Qofka an kuway din dhaqaala haaga lakin jecel in uu iska kaa dhigo hadad wax ala waxad sogadato isna jecel in usogato yani ayu shay ood sogadato maxaa lagu tilmaami karaa qofkaas iso jawaaba
@haybeyare4265
@haybeyare4265 Жыл бұрын
Waar saaxiib farriiid baadty Farriidka lasheegaa waa adiga
Heeso Maraq Ahaan Loo Cabay oo Faaf-reebka Fanku Dawaynaayo
17:32
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 21 М.
7 QOF HA SOO DHAWAYSAN
7:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 99 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,4 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
qofka ku hortaagan ayaa xaasidka ah 5calaamad kugaro
7:46
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 79 М.
Qofka Xaasidka Maalkiisa iyo Cimrigiisa ilaahey ma Barakeeyo
5:45
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 73 М.
DADKA CALAAMADAHAN LEH WALIGAA HA AAMININ
4:24
Wax Ka Barro
Рет қаралды 260 М.
Heesta TAWAAWAC Sharaxa Erayada La fahmi waayay
6:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 10 М.
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 38 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,4 МЛН