DADKA XUN EE XAASIDKA AH SIDEE LOOLA DHAQMAA? HARGEISA | Asiya's tv show

  Рет қаралды 9,021

Asiya's TV Show

Asiya's TV Show

2 жыл бұрын

Dadka xun ee xaasidka ah sidee loola dhaqmaa? weeyaan suaasha mowduuca maanta ee igala daawo Asiya's tv show, hargeisa #somali
SUBSCRIBE / asiya'stvshow
Facebook page / arzalimassagecenter
Twitter / tvasiya
Instagram / asiyas_tv_sh

Пікірлер: 57
@hindherzi5365
@hindherzi5365 2 жыл бұрын
Qalbigu waa waslada jidhkena ugu qaalisan xubnaha kale oo dhana u adegan siduu xabiibkenu sheegay scw allaah ha inoo wanajiyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Waa run xbbti ilaahay caafimaadka qalbiga hanoo siyaadiyo aamiin wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalquruxeey6084
@amalquruxeey6084 Жыл бұрын
Alaahuma aamin wll
@umumaariyasaleebaan4751
@umumaariyasaleebaan4751 4 ай бұрын
Maansha allaah waankaamahad celinayaa warkaa fiican eed soogud bisay meelkastood joogto
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 жыл бұрын
Dadka xaasidka ah waa laga gaabsada waana laga durka, when you see these kind of people stay away from them
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Absolutely 💯 masha Allah waa runtaa xbbti xal kale ma jiro aan ahayn ka fogow ❤🙏🥰😘😘😘😘
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Жыл бұрын
Asc wllo Asiya waruntaa wlh xaasidku washay qaliya aniga familygii igu dhawaabay dhibaatadaas igaso gadhay Alle haynaga qabto
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Жыл бұрын
Wcs Amina aamiin xbbti 🥰❤️ ilaahay ha ina xifdiyo
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Asc Ukhtifillaah, waxwalba Alle SWT ba bixiya Ee qoflabow doonis wanag ku jiro ku doon , Jzklh Kheir Ukhti Cazisa Asia ❤️💯❤️
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs wllo wa iyaakum xbbti 💖
@malyunmohamud9192
@malyunmohamud9192 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay walaalo dadkeenu sidee u fikiraan laakin waad kabadisay manshallah tabarakalah ilahay ha ku xiftiyo walaal
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Malyuun wllo mcn ilaahay haku barakeeyo qaali ❤❤❤❤❤❤
@tatimoussa2179
@tatimoussa2179 2 жыл бұрын
Machallah machallah tabarakallah huno Allah kusiyadiyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Tati kuligeenba aamiin wllo mcn shukran 😘🥰❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@umuarmanamiir9257
@umuarmanamiir9257 2 жыл бұрын
Mshlah inshlah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti 🙏♥❤
@neimahoussein8803
@neimahoussein8803 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakala Allah ha cafiyo umadisa thank you kafeyaa qalibadan 😍🥰🥰♥️🌹🌹
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Aamiin Neima wllo waan ku salaamay adiga iyo hooyo, caruurtii dhamaan ❤🥰❤🥰❤🥰🙏🙏🙏🙏
@sahraismail2230
@sahraismail2230 2 жыл бұрын
Masha Alla wllo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti 🙏♥❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran wllo Maxamed ilaahay haku xifdiyo wllo 🙏🙏🌹🌹🌹🌹
@deenahspace7754
@deenahspace7754 2 жыл бұрын
Xaasidku waa darajadaada adigu daacad uun ahaaw true wlhi jealousy is dangerous ilaahey baan kamagan galney ragu waa cadowga dumarka laakiin dumarku waa hormarka raga cajiib
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Waa runtaa xbbti shukran qaali ❤
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 2 жыл бұрын
Masha allah guulayso
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Sadia shukran xbbti ilaahay haku xifdiyo qaali 🌹🙏❤🥰😘
@safiyogeedi1066
@safiyogeedi1066 2 жыл бұрын
Masha allh
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti 🙏♥❤
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
Masha Allah, so true
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti 🙏♥❤
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 2 жыл бұрын
Mashallh ilaahy caqliga ha kubarakeeyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Bilan shukran xbbti ilaahay haku xifdiyo qaali ❤🙏🥰
@Naciimanuura6060
@Naciimanuura6060 2 жыл бұрын
Walal allé ha xifdiyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Aamiin wllo qaali ❤
@fathiyahashi807
@fathiyahashi807 2 жыл бұрын
Masha'Allah xabibti wa cudur wadanka yala
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Nimco waad ila aragtay xbbti 😔 shukran qaali ilaahay haku xifdiyo 💖🙏
@fathiyahashi807
@fathiyahashi807 2 жыл бұрын
Amiin walal qali Allah hayna xafido
@ifraaxaxmed7278
@ifraaxaxmed7278 8 ай бұрын
Wll dadka jaarka ah eelkugu dhaga hadlaya maloo jawaaba Mise waa laga aamusaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 8 ай бұрын
Wax fiican uugu jawaab oo khayr ku jiro ha isku xishoodaane 🥰
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 2 жыл бұрын
Xasinimdu waa shay aad u xun
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Oo waliba iff iyo aakhiroba lagu seegayo 🙏🙏❤❤❤❤
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 2 жыл бұрын
Asc wllo wanku salamaya Asiya.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs Zaynab wllo mcn sidee tahay wllo? Xagaad joogtaa wllo? Waddankee.
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 2 жыл бұрын
Wllshay Asiya waan wacanahay waxan jooga Sweden.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
@@zaynabzaynab masha Allah dad badan ayaa Sweden igaga xidhan, 3 jeer ayaan sweden imaaday waa meel qurux badan, iga taageera dhinaca xayaysiiska in aanaydin ka boodin fadlan Zaynab wllo, waliba inaad farta ku riixdaan xaysiiska oo furtaan ayaa ka yara fiican , KZbin waa tacab miidhan hadii dadkaad u tabcaysid aanay ku taageerayn. Shukran wllo adigu aad ayaad u taageertaa waan kuu mahad naqaya, shukran.
@hindherzi5365
@hindherzi5365 2 жыл бұрын
Subxaanallaah xasadku waa cudur aadu xun allaanka magangalay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Aamiin hibd xbbti ilaahay haku xifdiyo ❤🥰🙏
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 жыл бұрын
Abaayo xasadka waxuu jecelyahay in uu gudaha kuu galo,hadad tirahdo iga joog ,ma aqbalayaan,waa colad.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Haa subxaan Allah waa runtaa, ilaahay ha inaga hayyo xaasidka xbbti 🙏❤
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 2 жыл бұрын
Hore u sooco wll ha u joojin dadka.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Waa sidaas wllo mcn cidna maaha in loo joojiyo waayo iyakaa qalbi xun 😘😘😘🙏🙏❤❤❤🥰🥰🥰🌹🌹🌹
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 2 жыл бұрын
Anna kamida dadka ku waydiiyay wll
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Zaynab masha Allah waxaan rajaynaya inuu video-gani ku caawiyay qaali 🙏❤🥰😘😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰❤❤
@zubeirmuhumed4353
@zubeirmuhumed4353 Жыл бұрын
Was runtaa aqli badan
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Жыл бұрын
🌹❤️❤️🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️
@xaaawoxaaawo6870
@xaaawoxaaawo6870 2 жыл бұрын
Somalidu dad la aaan ma nolan karan war dumarow caruurtena ninkena hooyadeeb mahe cidkale ha aaminin Gurigaga yayso gelin adiguna cidkale Guryahoda ha gelin iyo afarahoda
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤waa runtaa qaali
Sida loola dhaqmo dadka nacsiga madax maray! (NLP Techniques)
12:03
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,5 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 38 М.
Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!
9:25
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 9 М.
7 shey ay dadka narcissistic ah necebyihiin!!!
9:35
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 3,2 М.
sidee looga dheeraadaa dadka xun.  somali
5:22
BARAARUJIN
Рет қаралды 2,3 М.
baro calaamadaha qofka ku neceb
13:23
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 9 М.
COLLAGEN Q & A...SUAALO KUSAABSAN KOLAJINTA
12:12
Asiya's TV Show
Рет қаралды 10 М.
XAASIDKA BANAANKA WAXAA KA XUN  KAN DADKA KUUGU XIGA
24:39
mama soomaali
Рет қаралды 10 М.
Sida looga argoosto oo loo qalbi jibiyo dadka (Narcissisticiga) ah
17:17
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 4,2 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН