Gabadhii Hindida Ee Ku Dhimatay Dukaanka Walmart Ee Canada

  Рет қаралды 45,370

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@marianabokar7809
@marianabokar7809 20 сағат бұрын
Aniga ayaa ka shaqayn,jiray dukaankaas siiba qaybta foornadaas markaan arkay siday u weentahay ayaan ka cabsan,jiray oo aan islahaa amaa laguugu tuuraa ama aad ku dhacdaa markey cabsidaas igu badatay waan ka tagay ilaahay haka haayo bini,aadanka oo dhan waa xanuun hooyadaas samir Allah siiyo mugoo iska ilaaliya inta ka shaqayso
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 20 сағат бұрын
Qof soomali ah oo ka shaqeeyo ama ka shaqeyn jiray ma ar kin sababtoo ah soomalida dagan waa du kaanka ay ka adeeg taan dad kuna waa in istaqaan
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 18 сағат бұрын
​@@kadrahassan2567maku cadeene marka kkk lama ogaankaru qofwalba mesha aw kashaqeyu in aa ogaatu kk
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 17 сағат бұрын
@@yahyoosgym9726 waa laga yaabaa in ay ka shaqeyn jirtay laakiin magaaladaan dadka jooga waa ay is yaqaanaan hal qof haduu maanta ku soo arko wuu sheegi kkkk dadku meeshay ay ku yaryiin waa cajiib
@housseindeheyehofficial2125
@housseindeheyehofficial2125 11 сағат бұрын
Walmart tuulo iyo magalo walba wa ku yaala wll​@@kadrahassan2567
@siradm
@siradm 8 сағат бұрын
@@kadrahassan2567 yaa kuu sheegay goortey eheed? Teeda kale dukaamada dadka gudaha ka shaqeeya lama arko, kuwa dukaanka ka dhex shaqeeya ayaad arki kartaa, muddo gaaban iney joogtay ama kaa horraysay baana laga yaabaa, ha iska beenin, maxay ka faa'iidee waxan oo qoraal ahoo been ah? Xoogaa in la kala dhawrsado ayaa wanaagsan, oon qofna ku dhibsan
@Hashimu_Timircune
@Hashimu_Timircune 21 сағат бұрын
WalalkeeN Sharaf Ayaa Mudan Tahay sida wacan ee aad wax na u soo gudbiso Aadna Inooga taxadarto. Walal Sharaf Mudan Hosow Pro
@siradm
@siradm 21 сағат бұрын
Ilaahay swt hana ilaaliyo, musiibo ayaa ku dhacaday. Mahadsanid
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 20 сағат бұрын
Subxanallaah 😢😮ilahow naga hay dhibaatooyinka aakhiro iyo aduunba Subxanallaah
@SiciidSulub-j2t
@SiciidSulub-j2t 21 сағат бұрын
Legend from Hargeisa ❤
@CadaniTiirow
@CadaniTiirow 17 сағат бұрын
Zxp hosow vedio yada ad noo gudbiso ad ay u yaryihin fadlan qisoyinka s Yara dhere tusale Sida dadwaynaha Chanel okle Omar inshar okle
@amalali6668
@amalali6668 3 сағат бұрын
Wllken osman wd mhd san thy wll sida hufan ee aad akhbar wx tarleh naguso gudbiso alle dhamaanten hana ilaaliyo mamadana alle qalbigeda,how qabojiyo waa ariin argagax,wadato qof kaagi oo si xanuun badan u dhintay misana hoyada aay thy qofka ugu horeeyey ee aragta ilmahedii oo mofobay subhanallh😢😢😢😢😢😢
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t 20 сағат бұрын
shukran walal ❤
@abdikadiralli
@abdikadiralli 19 сағат бұрын
Qiso sida udhaw ayaa ku dhacday aabo ka shaqayn jirey dhismaha guryahay oo mishiinka isku qasa sibidhka iyo ciida ee gaadiidka waawayna ayuu soo nadiifinayey mid kale oo shaqaalihii ka midiina wuu ku shiday ilaa wuu shiidmay isagii. Inallilah caruurtiisi ayaan jaaranahay uu ka tagay illahay ha u naxariiato inaga ha inaga badnaadiyp
@MohamedMahamuud-j9y
@MohamedMahamuud-j9y 20 сағат бұрын
Ilaah ha inaga koriyo 😂Aamiin yaa allaah
@MohamedMahamuud-j9y
@MohamedMahamuud-j9y 20 сағат бұрын
Wlhi waa qiso xanuun badan alaahuma najina aamiin yaa allaah
@xaalicabdi-vc7sz
@xaalicabdi-vc7sz 21 сағат бұрын
Wan tahriibayaa isooo duceeya asxbey dhawaan ban doonta raaci doonaye
@samowsamale3490
@samowsamale3490 19 сағат бұрын
Wllo maxaad naftaada ugu khamaareysaa sow ma ogid waxaan Allah kuu qorin in aadan heleyn. Allah ha kuu gargaaro
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 17 сағат бұрын
Subxanalah walalo naftada ha halagin aniga ma kula talin laheen inad tahriibto lakiin wixii qer ka kujiro ilahay haku waa fajiyo 😢
@rorobano6907
@rorobano6907 20 сағат бұрын
Ya rabb suxun iyo saxriir hanagu dilin
@Hodaneey
@Hodaneey 19 сағат бұрын
Rabaw ha ina tusin waa xalad adag Axel’s geerida iyadaba musiibo ah tana waba xaalad kale 😢😢. Mahadsanid wll sidad dadkena u waanisid
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 сағат бұрын
Waa xanuun illaahaw hana gubin
@rosemarie6347
@rosemarie6347 10 сағат бұрын
Musiibooyinka dhacaya ilaahay gees hanaga mariyo Subhana allah, somali meelkasta ay joogaan ilaahay ha xifdiyo, weli waxan ka argagaxsanahay dhacdadii fooshaxumayd ee kenya ka dhacday.
@Aaliya56789
@Aaliya56789 5 сағат бұрын
Mahadsanid walaal
@maryamadam6932
@maryamadam6932 21 сағат бұрын
Waa lagu xiray maybe.
@FaadumoAbdilaahi-q8w
@FaadumoAbdilaahi-q8w 21 сағат бұрын
Keep going hosow pro ❤😊
@MohamedAmin-zd7mo
@MohamedAmin-zd7mo 21 сағат бұрын
Team hossow no hoos ❤❤😊
@BOOQASHO
@BOOQASHO 19 сағат бұрын
❤🎉
@SaabirClaahi-o3d
@SaabirClaahi-o3d 21 сағат бұрын
Cisman wan ku salamay
@mohamedabdiqader
@mohamedabdiqader 20 сағат бұрын
Inallilah waaina ileyhi rajicun
@Shankaroon123-9p
@Shankaroon123-9p 17 сағат бұрын
From Canada 🎉
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 21 сағат бұрын
Insha Allh waa dadaaleenaa
@Rashiidbaazka
@Rashiidbaazka 21 сағат бұрын
I support you pro keep going 💪 💯
@BOOQASHO
@BOOQASHO 7 сағат бұрын
Comment gayga waa run walhi gadaal u laabo❤
@saamofficiall
@saamofficiall 21 сағат бұрын
Qofki ugu hireyy ahey 😝😝maanty sxbkey hossow waku salamey
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 21 сағат бұрын
Osman aad io aad baan ku salaaamay am you big fan bro really ❤
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 20 сағат бұрын
Ayaa ka danbeeyay tolow .
@AhmedAli-w2g9t
@AhmedAli-w2g9t 19 сағат бұрын
Guuleyso pro
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 7 сағат бұрын
Salamaad minkuli afaad
@ashaoali8020
@ashaoali8020 21 сағат бұрын
Amaa Dowlada India dishey waayo waayihii danbe waxaa dagaal xun kadhexeeyey dowlad Moodi iyo singasiinaha Canada jooga .
@mohaaz_50
@mohaaz_50 21 сағат бұрын
First one ❤😂
@abdiasisibrahin-g9s
@abdiasisibrahin-g9s 21 сағат бұрын
First comment like i sar 😂
@BOOQASHO
@BOOQASHO 19 сағат бұрын
❤😂
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 9 сағат бұрын
Bisinka allow nolosha hangu gubin 😢waaba masiibo
@Hawenay
@Hawenay 16 сағат бұрын
maqayad yar jikadeeda sambuuska lagu shiilo ban ka baqay inan la shaqeeyo gabdho oon is dhahay lama aamini karo ovenkas maba ka shaqeyen subxanalah
@نانسي2
@نانسي2 21 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number+967،735964727 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.........♡]>♡]>♡]>>]♡>♡+>>✓+}+>}>+}+>}+>..
@AbdullahiBarre-b6l
@AbdullahiBarre-b6l 14 сағат бұрын
Walmart waa shirkad weyn i amin arintas mesha aya loga hari doona 😢😢😢😢 ax xanuun badana
@amiiraabdi5030
@amiiraabdi5030 16 сағат бұрын
Waa xanun wlhi 😢😢
@mohamedadenibrahim7646
@mohamedadenibrahim7646 21 сағат бұрын
Asc hosow
@DekaDahirAhmed
@DekaDahirAhmed 21 сағат бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة
@deganelmi5626
@deganelmi5626 10 сағат бұрын
Canada hindida waalaga nacay waxaa laga yabaa in kas loodilay masjiinta😢😢
@luulaadan869
@luulaadan869 7 сағат бұрын
Wax muraga ah waye😢
@AbdinourHuseen
@AbdinourHuseen 20 сағат бұрын
Subxaanallaah
@MaxamedBadri-d5n
@MaxamedBadri-d5n 21 сағат бұрын
Sadax sano ka hore waxaan cleaner ka ahaa ovanadaa waa Wayn
@Haffyy
@Haffyy 19 сағат бұрын
Ilahay badbadiye subhanallah ilahow sixun hano dilin ya Allah
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 9 сағат бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤ inchallah 🙏
@qadroomar4143
@qadroomar4143 Сағат бұрын
Why inaa hosow vidoegiisa igu soo dhicin inaa sio raadsho moye
@Deeqoadann
@Deeqoadann 20 сағат бұрын
Walmar aad bu uweenyahay kuwa kale waa yar yar
@Abdirahim-x8t
@Abdirahim-x8t 21 сағат бұрын
Me youtube 😢😢😢😢😢
@SportsmanshipSporting
@SportsmanshipSporting 19 сағат бұрын
❤❤❤
@yaasalaam6612
@yaasalaam6612 21 сағат бұрын
Sorry
@Cabdiqanibulshawi7
@Cabdiqanibulshawi7 7 сағат бұрын
😢
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 2 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 20 сағат бұрын
😭😭💔 so sad
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 15 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 20 сағат бұрын
Lowerance bishino ayaa dilay😅
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 21 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢
@quenziman79
@quenziman79 21 сағат бұрын
𝗛𝗼𝗼𝘀𝗼𝘄 𝘄𝗮𝘅𝗻 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘀𝘁𝗴𝗿𝗮𝗺𝗸𝗮😢𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗺𝘂𝘂𝗵𝗶𝗺𝗮 𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝘄𝗹𝗹
@HooyoMcn-x2o
@HooyoMcn-x2o 49 минут бұрын
Gabadhi African ka aheyd e iyadana lagu dilay Canada 🇨🇦 war naga sii😢
@Deeqoadann
@Deeqoadann 19 сағат бұрын
Waa libaa inaako duruuc jidaaynaa 😂😂😂
@BOOQASHO
@BOOQASHO 19 сағат бұрын
❤🎉
@CabdiwelliKeerow
@CabdiwelliKeerow 21 сағат бұрын
Subxallah😂
@FaThaNurdiin
@FaThaNurdiin 18 сағат бұрын
😂
@samowsamale3490
@samowsamale3490 19 сағат бұрын
Walmart foorno leh weligey maan arag
@llSomaliboyll
@llSomaliboyll 20 сағат бұрын
Halxiraale: Waxaad aragtaa hal mar sanadkii oo kaliya, laakiin si kasta ha ahaatee, waa ku dhex jiraa bil kasta. Maxaan ahay?
@calicumar3491
@calicumar3491 16 сағат бұрын
Ii faaidey nio waa keeni wye mxa thy😂
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 11 сағат бұрын
Soonka
@alisayed2968
@alisayed2968 16 сағат бұрын
Ha la laayo sidada hindida meel kasta dadku way ku cidhiidh yeen sida uk 🇬🇧 hindidu waa dad aad u xun walipa siikha iyo kuwa lo’da caabuda iyo kuwooda Muslimka ahba waa ey ey dhashay
@abdirahmanmohamud3983
@abdirahmanmohamud3983 16 сағат бұрын
Cadaw nimada inta la eg halke kaga timid subxanAllah
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 21 сағат бұрын
Anaa dilay gawadha maxa yeeley saxbkey bay eegty
@Hafsabilan20
@Hafsabilan20 7 сағат бұрын
Naa anaa dily mid klaa ku qldysaa😂
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 6 сағат бұрын
@@Hafsabilan20 😅😅😅
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 20 сағат бұрын
😂😂😂😂
@نوالعلي-خ6ع
@نوالعلي-خ6ع 21 сағат бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني واتساب على هذا الرقم 00967717413452 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهر بـ20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواتي سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم ;-'-•"!;'(')"\|\(/(° ؛؛؛,,,|•ิ ؛؛؛,,,↑. ؛؛؛,,,Π•)\|¶:)'|؛؛؛,,,\\>؛؛؛,,,|\≧؛؛؛,,,@♡؛؛؛,,,♤♤؛@♤؛؛؛,,,؛؛؛,,,//¶;://}◊¯-‹\_◊-‹|_◊/¯-‹◊¯-‹\_◊-‹|_|_◊/¯◊¯\-‹◊|_;&;&:&😭😭💔🎉😊😢😢😢😢
@نوالعلي-خ6ع
@نوالعلي-خ6ع 21 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717413452 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-........،.،.،............
@najmahussein3502
@najmahussein3502 19 сағат бұрын
😢😢😢😢
NIMCAAN HILAAC  | Milgo  2024 | SHOWGII QARNIGA LONDON - MUSIC VIDEO
9:18
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 85 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,7 МЛН
MANATA ROUTINE ANI IYO CARURTEYDA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 4 М.
DEG DEG DILAA HASHIM OO DHOOBLEY LAGASOO QABTAY HADA & QABIILKISA SAXDA AH
10:51
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 5 М.
Sheekada Dilaaga TIKTOK Caanka Ka Noqday - Wade W!lson
15:27
Hosow Pro
Рет қаралды 87 М.
QOFTII LAGA BADIYO GAARIGA AYAA KA DEJINAY WAY IS MARI WAAYEEN FINALKA
23:21
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Hosow Pro
Рет қаралды 117 М.
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН