Iso boqda wlalhyga shrfta badanow ilhy dartiis ayan idin jeclhy wxaan so gudbiya barnamijyo cfimd ((وتعاون علي البر والتقوي ولا تعاون علي الاثم والعدوان))صدق اللة العظيم
@muscabaxmed-f5q4 ай бұрын
nin talent giisa ku jooga social media keep going pro
@baxsancabdiraxmaan98134 ай бұрын
Waan Hosow pro ❤❤😊 waxaan sugnaaba waa adiga oo haf million people gaaray insha allah 😊
@bintmohamed60294 ай бұрын
Coming soon half million subscribers my favorite channel 🎉
@wariyaha20234 ай бұрын
Asc hosow magacygu waa saciid sxb muqaladada wan daawadaa. Waxaa jiro in qur'aanka hees laga dhigay suuradihiisa arintaan waa mid diinteena loogu gafaayo inad ka aamustaan maahan hadalkiina inuu wax taro laga yaabaa mahadsanid
@LiiJanba4 ай бұрын
😂Qofkii 11Aad Paan NOQDE 😁 LIKE IISAARA😊😊😊
@UsamaJama4 ай бұрын
999 videos legend 🎉
@ifrahaden37824 ай бұрын
Shaydamad bay ahayd murugada ay lakulmeen family kaas allah unbaa daremi kara 😢
@bukaanbilechannel4 ай бұрын
Msha llh wlal aan wax badan ka bartay Keep up my dear brother 💕❤❤ Hosow
@mrabdiwahid52684 ай бұрын
I like it
@h.makhtal83684 ай бұрын
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه Nabigu (SCW) waxuu yighi : ( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS . QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU GARGAARA IS-TUTUS KAASI . ( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA) WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY ADEER XUSEEN
@QeysMonTana14 ай бұрын
5 malin gudahooda hada 500k ku gaarto hadiyada ana leh 😅
@SihaamCisman-sf1cq4 ай бұрын
Comming soon 500k ❤🎉
@Eidkaa4 ай бұрын
Hoosow Legendary
@NuhUgas4 ай бұрын
Sheekadaan ka page-kaaga ahaan waa ku celis bro waadna mahadsan tahay marba hadaad aqayaarta kale la wadaagtay
Ogaal cusub qisadan meeqa sano ka hor buu soo gudbiyey laba sano ka hor filaya waan ixtiraamaya Hossow lkn teamkiina kamid ma ahi guuleysta team hossow bye 🙋♂️
Nin kuqabo side uur bena isku yeli karta tas macqul mahan mana qadanayo hadu kadheryahy macqul lkn nin kula nol kaso ak kacayo lasiri kara miya wadiday maskaxdey ani mugo wula oga dayuska😂😂
@faiso1cadeey3974 ай бұрын
Xaamilo nimo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂❤
@HannaAbdimalik4 ай бұрын
Walalkay
@MssMugdi4 ай бұрын
Sidan filayo qisidan qiso lqmida inad so tabisan jeclahay hadaysan ahayn tii 😢
@najibjama10604 ай бұрын
Odayga Sabbta loo khiyaamay ayay ku sheegeen inuu ahaa xiligaas dadka qoda macdanta oo si sharci daro ah u qoda mudana ku qaata duurka oo lixdii bilood ee ugu dameeyay wuu maqnaa yay leeyihin .
@NasteexoIprahiim-s6y4 ай бұрын
Wa ku jeclhy wlhy
@SundusMuhiyadin4 ай бұрын
Pls diddy kaso hadal
@AhlamAbdirahman-o4z4 ай бұрын
Qisadan uu kale Djibouti ayo kaa dhaacaay
@SaredoAbdi254 ай бұрын
Gorma
@Subdusmoh894 ай бұрын
Musalsal noocas camal ah bn dawadaaa wa Turkey ah 20 sano cunug reero kle korsanayen 😂
@hawamohamudmohamed22344 ай бұрын
flim aan ku firsaday
@ruunmaxamud67244 ай бұрын
Film in laga sameeyay ayaan u maleynaaya waliba.
@geeleisse44064 ай бұрын
kkkk qof la sooxaday kugu waari maayo
@adoontiialle82704 ай бұрын
Hoosow shekadan mrbellen baad kasoo qaadatay. Iskajir yaan copy right lagugu soo qabane
@Dayibliamt-mf6si4 ай бұрын
Asc waxaan kuu hayaa topic viral ah
@hosowpro4 ай бұрын
Wcs walaal, soo dhowow
@cabdiraxmantiimo4 ай бұрын
qisadan 3sano kahor ayay dhacday aad manta so gudbisay😂
@hosowpro4 ай бұрын
9 sanno ka hor waaye 😀
@h.makhtal83684 ай бұрын
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه Nabigu (SCW) waxuu yighi : ( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS . QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU GARGAARA IS-TUTUS KAASI . ( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA) WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY ADEER XUSEEN
@wariyaha20234 ай бұрын
Asc hosow magacygu waa saciid sxb muqaladada wan daawadaa. Waxaa jiro in qur'aanka hees laga dhigay suuradihiisa arintaan waa mid diinteena loogu gafaayo inad ka aamustaan maahan hadalkiina inuu wax taro laga yaabaa mahadsanid
@wariyaha20234 ай бұрын
Asc hosow magacygu waa saciid sxb muqaladada wan daawadaa. Waxaa jiro in qur'aanka hees laga dhigay suuradihiisa arintaan waa mid diinteena loogu gafaayo inad ka aamustaan maahan hadalkiina inuu wax taro laga yaabaa mahadsanid
@mariamolow43404 ай бұрын
Sida saxda waa in'laga aamuso haddii laga sii hadlo waxaad xayaysiin usamaysay xumaanta. Aamusnaanta waa falcelinta ay mudan yihiin.
@wariyaha20234 ай бұрын
@@mariamolow4340 mahadsanid waa hadal haboon wllo aniga dhan kalaan ka fikiray mahadsanid marka