How Much Money Do I Make From Youtube💸?

  Рет қаралды 36,122

Coach maryama

Coach maryama

Күн бұрын

Пікірлер: 244
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC 8 ай бұрын
Waan kugu hambalyeenayaa wlshey welcome on youtube
@Abuqayska
@Abuqayska 9 ай бұрын
Qof wax tar leh baa tahay ilaahay fekerkaga hakugu guuleeyo walalo guuleyso
@iicamira
@iicamira 9 ай бұрын
Thanks wll Sida wanaagsan aad runta noola wadaagto. Buuga poor dad and rich dad
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 ай бұрын
KZbin channel waaban doonayay insha Allaha inaan samaysto 👍
@cqanikayse2187
@cqanikayse2187 9 ай бұрын
COACH MARYAMA,waxaan ku waydiinaya labo suaalood 1=waxa weeyaan video editingka applicationadee ku editing garaysaa 2=mude intee leeg ayaad muqal editinka ku baratay
@UgaasAbdulahi
@UgaasAbdulahi 9 ай бұрын
Congrats sister I watch ur videos from Jigjiga🇬🇶❤
@BaasheAliMere
@BaasheAliMere 9 ай бұрын
If you tell truth for charity.that's why I give you subscribe
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 8 ай бұрын
Maasha Allah
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha 9 ай бұрын
❤❤dhiiri geliyahayga ayaad tahay keep going
@abdifitahmohamed4795
@abdifitahmohamed4795 9 ай бұрын
aad ayaan kuugu bogaadinayaa sida nadiifka ee caqliga wanagsan ku dheehanyahay ee aad ugu fakarayso in aad kaalmayso dadka aan waxbarashda saxda ah helin , guulayso maryan.
@Mo_Saqiiro
@Mo_Saqiiro 9 ай бұрын
We don't care who you are what you do But We love it how to teach and motivate us in every time ❤ You are role model for someone ❤❤
@captain__eagle
@captain__eagle 9 ай бұрын
Hhhh that is selfishness bro, you've to take care who she is, 😂😂😂
@DAFAAYE___7
@DAFAAYE___7 9 ай бұрын
​@@captain__eagleno pro respect every person who teache1 thing😊
@captain__eagle
@captain__eagle 9 ай бұрын
@@DAFAAYE___7 bro that is right ♥
@Supeir
@Supeir 9 ай бұрын
Waad U qalantaa million of subscribers lkn kabaha hana dulmarin lacalla haddii aad taajir tid😂❤❤
@CSamadMaxamed-zu1ef
@CSamadMaxamed-zu1ef 9 ай бұрын
Coach maryama you are a good person.i want you to teach me english
@taleschannel1
@taleschannel1 9 ай бұрын
Manshallah Hanbalyo wllo keep going
@Daryeelkabulshada
@Daryeelkabulshada 9 ай бұрын
maashalaah mrs marayam waan kugu ogaa kartida hore usoco waxad leedahay hame sare oo samafal ee if iyo aakhioraba guulayso
@AnabAli-u7m
@AnabAli-u7m 9 ай бұрын
Keep going caoch maryam😍😍😍😍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Qof si toggan u fikiraya aya tahay waad gaadhi kartaa waana in lagugu garab istago dhalinyarta waliba kuwa danyarta ah si lo caawiyo.
@hodmanmohaz3931
@hodmanmohaz3931 9 ай бұрын
Illah hakula garab Galo dadalkada xbbti❤
@Hotocady
@Hotocady 9 ай бұрын
wee wEe dadal ziz inta iyo in kapadnba wad u qalantaa🎉❤
@SabrinaXaaji-js6eh
@SabrinaXaaji-js6eh 9 ай бұрын
Mahadsanid wlle, waana fikrad wanagsan.
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 9 ай бұрын
Waad Mahadsan tahay Abaayo Maryam. Buugaagta kuwa ganacsiga ka hadla noo soo gudbi.
@IbnuAdam-u2w
@IbnuAdam-u2w 9 ай бұрын
It's a good idea to go ahead.
@nuuradiinnaasir1874
@nuuradiinnaasir1874 9 ай бұрын
Waxan jeclan lahaa inad samaysid Rich dad and poor dad book review
@mr.xuseen714
@mr.xuseen714 9 ай бұрын
Congratulation sister coach maryam🎉🎉
@aliabdi6530
@aliabdi6530 9 ай бұрын
I love couch maryam please talk about the importance of time of salah don't matter what you doing
@najibmusse7133
@najibmusse7133 9 ай бұрын
Fariid qof hami sare leh waliba raba inuu wax kusoo kordhiyo bulshadiisa ayaad taheg horey usoco wll
@maaslimmedia
@maaslimmedia 9 ай бұрын
good work abayo Kaliya Talada Aan Ku siinayo Waa Joogtayn Per week 2 Videos Or More
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE PERSON TO VIEW THANKS MY DEAR TEACHER MASHA ALLAHA ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊
@mohakarlos6351
@mohakarlos6351 9 ай бұрын
Masha allah sister hore usoco
@NUURYAREchannel
@NUURYAREchannel 9 ай бұрын
Waan furniture rabaa insha allah Iisoo duceeye in ilahy ii fududeeyo
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 9 ай бұрын
Anu waban wayey youtoup qof ishega sida saxda lofuro wan iska dayey skills mamacanka cake ayan bartay
@-Jeegapoi04
@-Jeegapoi04 9 ай бұрын
Thanks Coach Maryama Waxaa tahay Hugaan Wngsn Oo dhalinta Somaliyeed u taagan Waana Kaaga mahad celinaa My idol 🥰
@Gulledyare-g4o
@Gulledyare-g4o 9 ай бұрын
Keep going sister ilaahey ha kuu fududeeyo wax walba oo aad ku hamiyeyso wllo qali ❤❤
@Yaasir2
@Yaasir2 9 ай бұрын
Macalin cashiro xidhiidh ah noo bilaw waa codsi hadad haleelayso❤
@hamseesse7770
@hamseesse7770 9 ай бұрын
Keep going wl ,insha allah meel kasii saraysana waad ka gaadhi
@FatmaOsman-oi8ri
@FatmaOsman-oi8ri 9 ай бұрын
Mashallah hore usoco abyo ❤
@asmashire6302
@asmashire6302 9 ай бұрын
Masha Allah keep going habo
@djyeelko
@djyeelko 9 ай бұрын
115 views Ayaa kuugu sareeya Coach maryama , Iinsha allah Views ka badan wxuu ku xidhan yhy Joogteynta Content cajiib ah rnti wd fcn thy 😊
@muniiraadam6098
@muniiraadam6098 9 ай бұрын
Keep going 🎉my sister i hope you get 1million❤from Nashad Aadam
@mohamednaaji3357
@mohamednaaji3357 9 ай бұрын
Mncha allah coach maryama
@aliabdi6530
@aliabdi6530 9 ай бұрын
Good luck couch maryam love you for sake of Allah 👍❤️
@cabdiqaadirarmed3200
@cabdiqaadirarmed3200 9 ай бұрын
Walaashayeey carabiga maadtaqaanaa
@binglife175
@binglife175 9 ай бұрын
Mashallah wll please kaso hadal si fahfahsan monetization in africa siden sameya 🙏🙏🙏
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 8 ай бұрын
Manshallah tabarakallah wlo wlhi riyo fiican ayaad leeyahay ilaahay ha kuu fudaydiyo keep going never give up ❤❤
@GeediGuureGobeed
@GeediGuureGobeed 6 ай бұрын
Couch Maryam, wll Waxaad waydiiysa dadka Somalia youtuberka Leh,lkn adiga Samafale a macalina yaad thaay,
@Gudbi755
@Gudbi755 9 ай бұрын
Hal Bil ayaad 400 ku samaysay waad fiican tahya hore usoco
@djyeelko
@djyeelko 9 ай бұрын
Rise up our Girl guys ❤🎉 she deserves more
@JimcaaleIsco
@JimcaaleIsco 9 ай бұрын
Wllo aad iyo aad Ayman ku jeclahay waxana ka mid ahay fanskaga
@caalinAbyan
@caalinAbyan 8 ай бұрын
Coach ma runba lacag aya laga sameeyaa youtube ka ?
@CRYPTOINVADE
@CRYPTOINVADE 9 ай бұрын
greetings coach maryama hope u are doing good i was suggesting u make a review from the book called The phychology of money than you.
@Abubakaraligas
@Abubakaraligas 9 ай бұрын
Wllo sharafbad leedahay guuleyso❤
@cabdullahiaxmad4189
@cabdullahiaxmad4189 9 ай бұрын
Assalaamu calaykum, walaal. Adigoo Chineese baranaayo nah waan ku arkay. My question is, 'Have you tried Arabic as well?'
@bish_hassan
@bish_hassan 9 ай бұрын
Congrats millions 👏🏽🎉❤
@Suldan_Abdi_15
@Suldan_Abdi_15 9 ай бұрын
Keep going
@edman878
@edman878 9 ай бұрын
Qaabka aad ku sameysay nosogali youtubeka sister ♥️ io sida ugu fudud aad ku edited gareyso
@abdisalammohamed2753
@abdisalammohamed2753 8 ай бұрын
Waxaan u aqoonsadey coach maryan iney tahy the best KZbinr in all somaliladers Couz xaqiiq ayey sheegtey
@AnabAli-u7m
@AnabAli-u7m 9 ай бұрын
keep going sister❤❤
@AbdirashedAli
@AbdirashedAli 9 ай бұрын
Masha Allah dearest
@ahmedmohamedhassan9658
@ahmedmohamedhassan9658 9 ай бұрын
Maryaney, aad baad u dalaalaysaa meshaa ka wad, joogtee muuqadlada.
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 9 ай бұрын
Horumar wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa❤🎉
@yaasmiincabdi-be3yk
@yaasmiincabdi-be3yk 9 ай бұрын
wxd nooga soo sheekaysa noloshaada ama family kaaga plz waa markii iigu horeeyay kaa codsado coach
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 9 ай бұрын
QURUX BDNAA QOFTAAAN. ISTAQFIRULLAH INEY XAAS TAHAY LAGA YABAAA
@Raas_11
@Raas_11 9 ай бұрын
Guulayso Ina adeer inan yar oo wanaagsan bad tahay ❤❤❤❤❤❤
@CABDALLARAAMOSCR
@CABDALLARAAMOSCR 9 ай бұрын
Waxaan nahay taem Taleex hada Ayaan furanay sheer inoo samey ❤❤❤❤ 1k ugaarno 🎉🎉🎉
@zakariyemaxamuud6240
@zakariyemaxamuud6240 9 ай бұрын
Waxaan filaa inaa dhameese jamacad waaxan ku weydiina faculty aa bartay wlshey horey usoco waxa badan baan kaa faiday
@fardawsasiciid5883
@fardawsasiciid5883 8 ай бұрын
Masha'allah wall maryama rabi ha Ku xafido❤😊
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 9 ай бұрын
Mansha allah coach
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 9 ай бұрын
inan english barto waraba lkn social media imashquliyay
@yassinismail412
@yassinismail412 9 ай бұрын
Account sideen ugu xidhi karaa youtubekayga wll
@jaamachaaji4903
@jaamachaaji4903 9 ай бұрын
Ha iska sheegin waxa aad ka samaysid oo lacag ah hana ka hadlin lacagta . Waxaad ka hadashaa waxbarada horumarka qisooyinka Allah kuu fududeeyo.
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 9 ай бұрын
Hore u saco Wll alle haku barakeeyo Wll
@kobciaqoontaadagg6608
@kobciaqoontaadagg6608 9 ай бұрын
Ma guursatay wali. Su aasha qaraxa ah bal iiga soo jawaab quruxeey
@Hakim13547
@Hakim13547 9 ай бұрын
Go ahead sister
@AbduwahabAbdi
@AbduwahabAbdi 9 ай бұрын
Kasoo samee vedio sida you tube lo samaysto loguna xidho acount iyo shurudaha lagaga bahan yahay
@madruuri8998
@madruuri8998 8 ай бұрын
I agree with you. We need more skills.
@AbshirAbdi-ww6rg
@AbshirAbdi-ww6rg 9 ай бұрын
Marka hore macallin waan kaaga mahadnaqayaa dedaalka aad ku baxinaysid inaad dadka u faaidayso. Marka labaad waxa talo iga ah inaad waxyaabaha noloshaada ku saabsan aad ka dayso baraha bulshada oo aad ku koobnaatid waxbarista. Si aanay kuula fogaan sida dad badan ku dhacday, isla markaana aanad ugu dhex milmim mawjadaha bilaa faaidada ah ee nafahooda uun ka sheekeeya. "Hadaad jeceshahay noloshayda wax ku saabsan" hadalkaas markaad tidhi runtii waan naxay. Talo walaalnimo. Mahadsanid.
@maxxsawaade7794
@maxxsawaade7794 9 ай бұрын
Shaqo wacan wll hambalyo
@CABDALLARAAMOSCR
@CABDALLARAAMOSCR 9 ай бұрын
Asc abaayo macaanto Ina hooyo waan daawada youtube kaaga hormar wacan Abaayo guulayso
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 9 ай бұрын
Thanks keep going sister ❤
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 8 ай бұрын
U have got my subscribe ❤❤
@AbdirashedAli
@AbdirashedAli 9 ай бұрын
May Allah bless you
@AminaJamac-hq5rh
@AminaJamac-hq5rh 9 ай бұрын
Meel aan kala soo xiriiro iisheeg wllo su aalo khas ah yaan ku waydiinayaye thanks
@AhmedcshakuurAadam
@AhmedcshakuurAadam 9 ай бұрын
Abaayo coach maryam horay usoco 400$ wax ka badan kuu rajaynaayaa i.a
@khatrasheikh777
@khatrasheikh777 9 ай бұрын
Do u edit ur vedioes by urself if yes how did u manage to learn in the begining and know thanks keep going
@zirhamsa
@zirhamsa 9 ай бұрын
Maryam wa ku salamy waxan raba inaan practice gareyo speakingka lakin meel aan ku practice gareyo ama dad la hadlo ma hayo maxan sameya
@ASC-u4x
@ASC-u4x 9 ай бұрын
Hami sare lee dahay alle haku gaar siiyo🎉
@MaxamedcabdilahiKhayre
@MaxamedcabdilahiKhayre 27 күн бұрын
Masha Allah sister guul ❤
@IbrahimMohamed-lk8ud
@IbrahimMohamed-lk8ud 9 ай бұрын
Guul ku waar Walaal Ila soo xidhiidh
@cabdiwalisalad4761
@cabdiwalisalad4761 9 ай бұрын
Congratulations ustaad maryan 🎉🎉❤❤❤❤ alot of ❤
@Wankooshow
@Wankooshow 9 ай бұрын
Continue more language❤worldwide🎉
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 9 ай бұрын
Masha Allah walashay
@Lgg37
@Lgg37 9 ай бұрын
Maryameey anuu hargaysa ayaan joogaa in mudo ahna in aan KZbin samaysto ayaan rabaa balse warqadaas aad sheegtay meel la iigu soodiro ayaanan garanayn Sidoo kale sida lacagta loola baxayo ayaanan garanayn Ee wllo faah faahin dheeraada kasoo samee sida dadka hargaysa jooga ay KZbin ku samaysan karaan
@mutasali4903
@mutasali4903 Ай бұрын
Iyadu ba wll hargaysay joogta. Ee qof dibada kuu joogo ku xidhi addresskisa iuo gmail kisa. Kadib isaga warqada laguugu soo diraya.
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 9 ай бұрын
Shaqo wacan walaalo maryan.
@gramyhais3674
@gramyhais3674 9 ай бұрын
Abayo wa ku jeclhy ♥️
@MuktarHashi-v3n
@MuktarHashi-v3n 9 ай бұрын
Masha allh ialahy haku xafido sister
@abdiraxmanamin6890
@abdiraxmanamin6890 9 ай бұрын
Coach Maryama, Waan ku Salaamay. WAXAAN KU WEYDDIINAYAA J I G J I G A Waxbarasho miyaad u joogtaa Waxaan ahay Macalin English Private, waxaan rabay inaan kula kulmo oo aan tallooyin baddan kaa qaato Our Coach ❤
@aliabdi6530
@aliabdi6530 9 ай бұрын
Yes sister we need to go back to the masjid ❤
@Zaki_ZulDaN
@Zaki_ZulDaN 8 ай бұрын
Keep going sister 🫡
@garyaqaanabdiazizkilo-uh1vp
@garyaqaanabdiazizkilo-uh1vp 8 ай бұрын
Maryam you're perfect thanks
@Shucaybb
@Shucaybb 8 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله حفظه الله ورعاه
How Much Money I Make As An ARTIST on Youtube (the EXACT numbers!)
15:52
Kelsey Rodriguez
Рет қаралды 44 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 32 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,1 МЛН
how much I make on YouTube with less than 10,000 subscribers
23:37
monica razak
Рет қаралды 16 М.
Asking Business Students How Much Money They Make
8:20
Colby Martel
Рет қаралды 459 М.
How to Start a YouTube Channel (for beginners/noobs)
17:02
Annie Dang
Рет қаралды 958 М.
If I Started a YouTube Channel in 2024, I'd Do This
13:31
Ali Abdaal
Рет қаралды 3,9 МЛН
18+ | S*xual rights in Islam | #MuftiMenk | #ShWaelIbrahim | #DrMSalah
57:41
How To Become  Fluent in any language In 3 months 📝🍀
12:59
Coach maryama
Рет қаралды 58 М.
Sababaha keena Wahsiga “ LAZINESS “ IYO Sida Loo Xaliyo 🚻
11:16
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН