HTML Full Course in Somali - Beginner to Pro

  Рет қаралды 3,865

Softcamper

Softcamper

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@BRIGHTONENERGYBEC
@BRIGHTONENERGYBEC 2 күн бұрын
Gali kanaalkayga si aad u aragto sida lacag looga sameeyo Soomaaliya
@Busyboy123-l7t
@Busyboy123-l7t 12 күн бұрын
ustaad kun iyo kow jeer thanks wlhi
@GuuLFaad
@GuuLFaad Ай бұрын
Wlhy sxb balaaqadaada waa heer caalmai m.a illaahay ha ku barakeeyo poe. Keep up the good work ugan faa'iiday wallaalaha somaliyeed. I hope dadka somaliyeed iney channel kaaga kor u qaadi doonaan. Your explanation is extraordinary 👌
@Softcamper
@Softcamper Ай бұрын
Thanks man 💯
@mohamedamin_br
@mohamedamin_br Ай бұрын
Shukran eng mahadsanid waad noo dadashe qeyr alle hakusiyo...
@tdm_scott
@tdm_scott Ай бұрын
ustaadow horta macalin fiicana tahay👏 mida xigta hal cilad ayaad leedahay taaso ah "inaad hadalka qeybaha qaar aad calaanjineyso yacni waxaad mooda inuu carabka kugu culus yahay!" si kale hadan kugu sheego hadalka ayaad boobsiineysaa adigoo calaanjinaayo.! marka hada kadib courses ka kale isku day inaad is dajiso ood ku raaxeysato sharaxaadda ustaad. thank you so much for, waqtigaaga iyo aqoontaada 🤍
@Softcamper
@Softcamper Ай бұрын
Mahadsanid, Soo dhowaaw!
@alpfatah5070
@alpfatah5070 16 күн бұрын
Masha allah sxb afarsac iyo 6daqiiqo cilmi farabadan ka buuxo ❤
@Softcamper
@Softcamper 14 күн бұрын
inaad ka faa'iideysatay ayaan rajeynaa
@xamdicalimaxamuud9865
@xamdicalimaxamuud9865 12 күн бұрын
thanks
@fahadjr5400
@fahadjr5400 2 ай бұрын
Thnkz sxp allah ku sharfo
@maxamedsalaad8558
@maxamedsalaad8558 Ай бұрын
Waa mahadsanyhy ustaad Sida wa gsan aan loogu dadaashay
@Deikha
@Deikha Ай бұрын
Mahadsanid walaal sidad noogu hagar baxday ilahey hakaa ajar siiyo
@abdulahiabdirashiid5728
@abdulahiabdirashiid5728 Ай бұрын
Mahadsanid Eng
@qanciyecadeh3323
@qanciyecadeh3323 Ай бұрын
Txnz pro saad ugu hagar baxday waa tutorial ka ugu dheer html af somali uguna muhiim san oo qeybo bdn tabanaayo wax bdn ka faa,iide ano hore ugaranaaye xitaa ee muqalka xiga CSS oo sidaa ka sii faah faah san kasugeena in.a
@Softcamper
@Softcamper Ай бұрын
@@qanciyecadeh3323 shukran eng wankaka mahad celinaya feedback gada i.a asbucan ayu sobaxaya css
@Daariqmohamud
@Daariqmohamud 2 ай бұрын
Ustaad Css noo soo diyaari
@MahamedOsmanali-u9h
@MahamedOsmanali-u9h 19 күн бұрын
Asc ustaad wan kusalamaya markale hore allaha ku barakeyo hee casharadaa wan ka faa iidaysatay macalin lkn mel ayan kafahmi wayay calamada arowgaa xagay kaga tala PC mahadsanid
@Softcamper
@Softcamper 19 күн бұрын
@@MahamedOsmanali-u9h wcs wall wixi cawimada discord community kusobiir oo profileka youtubeka saran mahadsanid
@CJ7-J
@CJ7-J 11 күн бұрын
thanks sxb inaba caadi matihid no sobadi cashirada kusabsan web design iyo java
@Softcamper
@Softcamper 10 күн бұрын
wax badan ayaa soo socda stay turned
@Ustaadjeex
@Ustaadjeex Ай бұрын
Xagee kaala soo xirirnaa ustaad
@Softcamper
@Softcamper Ай бұрын
Discord:- discord.gg/aNfM7WUGbr
@Somanimate
@Somanimate Ай бұрын
Saxib waa kaa hayaa html full
@ozobleosoble2625
@ozobleosoble2625 2 ай бұрын
Mcln CSS miyaadan bilaabeyn
@Softcamper
@Softcamper 2 ай бұрын
Ustad bishaan dhexdeeda ayuu sobaxaa css
@NeBotr
@NeBotr Ай бұрын
CSS Hal koorso sidaan oo kale Ah Kasoo Diyaari Ku Sugoonaaye
@Softcamper
@Softcamper Ай бұрын
Asbucan ayey sobaxe i.a
@maxamedsalaad8558
@maxamedsalaad8558 Ай бұрын
Css noogu soodar ustaad
@Softcamper
@Softcamper Ай бұрын
way soo baxday
Forex & Bitcoin Way Banaan Yihiin: Sh Shibli & Prof Fadel
1:50:08
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Sida Loogu Sameyo Website Dhamaystiran oo Wordpress ah  $0
1:17:41
Somali Tech
Рет қаралды 8 М.
Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha  kusoo gala
52:04
Mubarak Hugur
Рет қаралды 4,8 М.
I Spent 100 Hours Inside The Pyramids!
21:43
MrBeast
Рет қаралды 26 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН