No video

Forex & Bitcoin Way Banaan Yihiin: Sh Shibli & Prof Fadel

  Рет қаралды 20,706

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjohar@gmail.com

Пікірлер: 54
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 ай бұрын
Sheekh Shibili aad baan oola cajabaa aqoontiisa, fahankiisa, waaqaca suu oola socdo, science-ka iyo technology-da siduu oola socdo❤. Sheekhayga Shibili waan kugu maalay
@zack12951
@zack12951 4 ай бұрын
Mansha allah in culumadeeni ay fahntay cilmigas iyo siduu ushaqeyo wa wax lagu farxo kuwa haryna inay sidan oo kale fahman ayan urajynayaa❤
@zalmanabdrisak8194
@zalmanabdrisak8194 4 ай бұрын
Mnsha allah Jazakallah khayr anoo dhameystey ayunbn is arkey muuqalka ❤
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 4 ай бұрын
Si fiican maasha,alah shekh shibil.. Mushkilada soomalida haysata baab ganacsiga ee shareecadena islaamka xataa barasho ay Barton daayo kuwa ganacsatada ahi xataa ma dhagaystan intaa imika sheekh shibil ka hadlay ma dhagaysan karaan Ana si fiican uma fahmi kaaraan .. Xataa noocyada ribada ganacsato fara badan si fiican uma kala fahmi karaan
@hufanesk
@hufanesk 4 ай бұрын
In badan ayaan muuqaalkan sugaayey, mahadsanid
@koolkoliye2305
@koolkoliye2305 4 ай бұрын
aad bad umahad santhy sxb dhalin yaro badan kaga niyad jabatay bahalkas waa xaran la dhahay oo an wax barin plz banamij kale ka so same culimada baneysay adigo so qadanaya thnkz wll
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 4 ай бұрын
Mahadsanid wll la soo dhakhso barnaamijyadii aan kaago baranay
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 4 ай бұрын
Waa sidaa Mr jawhar waliba sheekh shibil ayaa si fiican uga soo waranay isbadaladii lacaguhu soo mareen ilaa hada oo ay (electronik) marayso
@Em-hu3vq
@Em-hu3vq 4 ай бұрын
4 sano kahor ayan bilabay Trading ka suuqa lacagaha sheekh Xassan ka maqlay inuu xalal yahy inkastoo culimado kasoo horjedeen wagaas
@updalle18
@updalle18 4 ай бұрын
sh shibli hadda miyu fatwooday mise waa hore
@Zaki_islaash
@Zaki_islaash 4 ай бұрын
masha Allah
@mahamouthhashi47
@mahamouthhashi47 4 ай бұрын
Mahadsanid sheekh
@user-yw5tw4xb6i
@user-yw5tw4xb6i 4 ай бұрын
Walahi waan u bahnaa barnaamij kan
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 4 ай бұрын
Saxiib khadaroow halmar muuqaal urursan ka soo samee culimda kalle sida dr sakir naik oo kalle waxaan arakayey shiikh usuuli.oo sina baneeyey iyo sh abdi hersy oo si faah faahsan u sharaxay muuqaal bogiisa youtub ku.jira
@ridwaanibraahimmaxamed7226
@ridwaanibraahimmaxamed7226 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 4 ай бұрын
Mhdznid wll❤
@khadarabdi292
@khadarabdi292 4 ай бұрын
Asc wll. Article-ka maad halkan noogu sii biin garayn.
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan 4 ай бұрын
M.a zxp muqaalkan aad baan ugu baahna weliba gold baa shaki iiga jire barashadeedana hadaan wadaa forex
@AsmaCldiraxmaan
@AsmaCldiraxmaan 4 ай бұрын
Masha Allah wll
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 4 ай бұрын
Muuqaala xoga badan xambaarsan Waxaa.xaqiiqa in reer galbeed oo Isticmaalaya dad inaga mida Ay dalkaana burburkiisa qayb wayn Kaqaatee hadana rabaan inaan wali dhiiqada sii dul fadhina Waxaysa rabtaa rag diida tooda Oo maya yiraa baraaarugsana waana nagu jiraaane aan fursada Iyo awoodaba siino si ay dalkaan.iyo Dadkaanba uga badbaadiyaan Dad qalatadaaas aan diirnixin
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 4 ай бұрын
سفتجة weeye ee ma ahan صفتجة Sheekhuna middaas س ku jiro buu akhriyey, akhiiyoow.
@zamuushipra2394
@zamuushipra2394 2 ай бұрын
Vodka so qaadatay video giisa ee shekh shibli duhbay aaway wllo .
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 4 ай бұрын
Sheekh dirir fahansii dheh waxba aan sharaxayn ee wa xaaram iska odhanaya
@najibmusse7133
@najibmusse7133 2 ай бұрын
Akhii khadar joohaaroow nuqulkaan oo PDF kiisa xagee ka heli karaa?
@user-ot8ts7or5o
@user-ot8ts7or5o 4 ай бұрын
Sh.umul haloogeeyo video sxbkiis oo saan dhahy asina hasoo baadhee waxaan arkaayy asoo leh waa xaaraam
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 ай бұрын
Umal isagoon waxba baarin buu wax iska xukmiyaa nin dunidan casriga ah fahansanna maaha.
@apdiqaadirodka18
@apdiqaadirodka18 4 ай бұрын
​@@abdalaali6591wll waxaba ha ka shhegin sheekha waa shhekh wanagsan
@warfaahassan
@warfaahassan 3 ай бұрын
Article ka masoo mention gareyn karts masuul?
@ayaanleadvice
@ayaanleadvice 4 ай бұрын
Sxb Article-ka hoos inoo dhig adoo mahadsan
@habsamegraphics6508
@habsamegraphics6508 4 ай бұрын
Sxb Vidoegan isaga oo saxda ah halkeen ka helaa ama halkee la soo dhigey
@sharmakeyusuf1594
@sharmakeyusuf1594 4 ай бұрын
Sheekh xasaan Alle hanoo daayo waayo isaga ayaa noo iftiimiyey
@adbagaro
@adbagaro 4 ай бұрын
Nio sheekh shibili ma bitcoin uunbuu ka hadlayaa misa anigaa maqli wayay Cid ma iisheegi kartaa meesha uukaga hadlayo FOREX
@ahmedyare4937
@ahmedyare4937 4 ай бұрын
6 sano ka hor ayuu ka hadlay asigo video ayaad heleysaa
@abdifatahm5958
@abdifatahm5958 4 ай бұрын
forex waa xalaal meel uu ku yiri ma jirto ee waa la iska marsanayaa
@owliyo1218
@owliyo1218 4 ай бұрын
Yaa ka shaqeeya oo aan lacag ku dirsadaa
@KADER1140
@KADER1140 22 күн бұрын
Sxb adigu baro maxad lacag cid ugu dhiiban
@Sahan9474
@Sahan9474 4 ай бұрын
Bitcoin iyo forex toona ma banaana waa shirkado, tuugo ah, qof walowba iska jir,
@XogsanNews
@XogsanNews 4 ай бұрын
Forex kama hadline
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 4 ай бұрын
Aqoon iyo shiblii Uma bahna lacagahaan ribada wareegayo wa xaraan lakiin somali xalaal cunta wey yartahy ku yaaca waxaan ku nool nhy aduun sheekh iyo shariif xoolo xaraan cuna
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 4 ай бұрын
Wax baro lagaama karo jaahilyahow
@user-dy3ds1bd7y
@user-dy3ds1bd7y 4 ай бұрын
Nio 1xbit horto xaaraam weeyee lkn. Forex ma aqaan . Culimada kale weeydii.. yasir qadhi soo raadi maxow ka dhahy
@jawaahiri
@jawaahiri 4 ай бұрын
Isna forex ka iyo crypto currencies kuba wuu banaan yihiin ayuu yidhi.
@owliyo1218
@owliyo1218 4 ай бұрын
​@@jawaahiriyaa ka shaqeeya oo aamina oo aan lacag ku darsadaa
@HuudAli
@HuudAli 7 сағат бұрын
​@@owliyo1218midigtaadu waxay xoogsataa maydha gaajada shoodhe Adigu baro waa wax fudud eh intaad cid is qabqabsan lahaydeen
@adamsahal5155
@adamsahal5155 4 ай бұрын
Forex bitcoin waa khamaar
@Qoordheere77
@Qoordheere77 3 ай бұрын
Maxaa ka badali kartaa 😂😂😂
@abuumaxamad3462
@abuumaxamad3462 2 ай бұрын
سفتجة
@apdiqaadirodka18
@apdiqaadirodka18 4 ай бұрын
Lafaha maxa loo ga jeedaa
@jawaahiri
@jawaahiri 4 ай бұрын
Principal ka
@hamoudjibril294
@hamoudjibril294 4 ай бұрын
Original cost
@user-yw5tw4xb6i
@user-yw5tw4xb6i 4 ай бұрын
Masha allah
Sarrifka Lacacagaha Onlineka  (ee forex) || Sh Xassaan
17:30
Qalaafe Media
Рет қаралды 68 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 17 МЛН
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
Cryptocurrency: Sida ugu fudud lacag looga sameeyo 2024
14:23
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 69 М.
CRYPTO VS FOREX |  KEE FIICAN? IS BARBARDHIG #SalahudinSomali
7:50
SalahudinSomali
Рет қаралды 23 М.
KHATARTA ILXAADKA IYO SIDA LA ISAGA ILAALIYO  || Sh Dr Maxamuud  Shibli
1:09:53
Quran: 18. Surat Al-Kahf (The Cave): Arabic and English translation HD
54:41
The Meaning Of Islam
Рет қаралды 4,6 МЛН
Waa Maxay Forex Trading?  Dr Maxamuud Horri
2:02:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 23 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 17 МЛН