HUBAAL TV: MaalinTilmaamman Oo Maanso Tuf Leh Uu Ibraahim Gadhle Madal Taariikhaysan Ka Tirinayo

  Рет қаралды 70,449

Horweyn Media production

Horweyn Media production

Күн бұрын

Akhyaarta Hubaal Media Ku Xidhan waxa aanu halkan idinku soo gudninaynaa sidii aad horeba uga barateen Muuqaalladdii Video-ga ahaa ee aanu toddobaadkii hal mar ku soo qaadan jirnay raad raaca taariikhda, isla markaana aanu dib idiinku xusuusinayno Mahadhooyinkii ay bulshadeenu u soo martay ka midho dhalinta himilladii aynu ku xoraynay dalkeena

Пікірлер: 95
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Abwaan IbraHim Gadhle alle haw naxariisTo wxu ahaa geesi mujaahida oo soo halgamay
@cabdishakur120
@cabdishakur120 8 жыл бұрын
Zir Dawlad Othman adoo iga raali ah abwaanku goormuu dhintay zxb
@allsportchennal7142
@allsportchennal7142 5 жыл бұрын
2006 zxp siday taariikhda ku qoran
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Mujaahid abwaan halgamaa Ibrahim Gadhle
@abdihakinadan5907
@abdihakinadan5907 7 жыл бұрын
alle haku naxariisto wuxu lahaa mujaahid ilahay qabriga hakuu nuuriyo
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto abwaan Ibrahim saleban gadhle iyo dhamaan mujaahiinta uu magac dhabay iyo kuwii kaleba aamiin
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 2 ай бұрын
Allaahayoow u naxariiso Ibraahim iyo dhamaan mujaahidiintii SNM
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 6 жыл бұрын
Gabay qiimo leh abwaan qaaliya alle ha u naxriisto
@absjones2916
@absjones2916 2 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto. wuxuu ahaa wiil isaaq dhab ah amiiin. The Isaaq nation is one… regardless of sub clan identity………. Amiin
@raxmakoos8352
@raxmakoos8352 9 жыл бұрын
Yaa rabi naxariistii jano ugu deeq abwaan mujahid ibraahim gadhle 😢😢
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
I read son of sh Isaaq 😢😢❤❤❤
@AbirahmanFaizal
@AbirahmanFaizal 5 ай бұрын
Alle ha unaxariisto muj abwan ibraahim gadhle Wuxu ahaa. Halgaa. Dhabi ah
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto abwaanka
@AbdiAhmed-z2d
@AbdiAhmed-z2d 7 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah Allah ha u naxariisto marxuunka dhamaan mujaahidiintii oo dhanba
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 6 жыл бұрын
masha alllaah abwaan gadhle SOMALILAND GUUL CITIRAAFKUNA WUUU IMAN DALKA HA LA HURMARIYO AQOONTA HA LA KOBCIYO
@A.Dualeh
@A.Dualeh 10 жыл бұрын
Waxaan uga Go leyahay , Gudimada Ragbaa sida Galoolkii adkabad , Googoya oo jaraa Hayeeshee Gurbaankiyo, Haddan ooda la la gurin Dhismi mayo Guriguyee , Yaan hawsha lagu gabin
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 5 жыл бұрын
Alle haunaxristo abwaan mujaahid Ibraahin gaadhle
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Allah swt janatul fardowsa ha ugu deeqo isaga iyo intii geesi inaga dhimatay iyo dadkeenii oo dhan
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Amiin form your eastern Isaaq family habar jeclo maxamed abokor, reer aadan madoobe Hayi Bari. SNM. Mujd ibraahim gadhle, reer Abdullah Sacad, sacad Muusa nothing but respect in the of Huwd Togdheer Habar Jeclo and i say for the of sons of SNM Bari❤❤❤❤ may in rest in Peace. And may the Isaaq nation over come evils of sub clan ideology. Amiin ❤❤❤❤
@abdijamah7083
@abdijamah7083 9 жыл бұрын
LEGEND
@apdifatahzallad273
@apdifatahzallad273 5 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariiStoh aamEEN
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Ай бұрын
Maasha Alaah Alxamdulilaahi rabulcaalamiin
@yaxyehimilo440
@yaxyehimilo440 5 жыл бұрын
Godka lagu janneygii xaqudirirkii aan xuduudaha lahayd Ibraahim Shiikh Saleebaan Gadhle.
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 9 жыл бұрын
mujaahid ibraahim gadhle iilahayoow uu naxariisoo waxa uu ahaa abwaan cajiiba
@jimcaleyare5050
@jimcaleyare5050 5 жыл бұрын
Ibrahin gadhle abwaan allow. Ku naxariiso
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 6 жыл бұрын
Muj Ibrahim gadhle ILaahay ha unaxariisto
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Mujaahid ibraahin gadhle waxan ku xasuusta maskaxdaadu yay noqon maqal lagula leeyahay yaan 10 muftaax iyo lagu furan masaabiir midigtaadu yay noqon mid tolkeed u muruq wayn murjinkaagu yuu noqon magli dila walaalkii
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Ай бұрын
Alaahu Aamin aamiin aamiin
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 8 жыл бұрын
Great heroes need great sorrows and burdens, or half their greatness goes unnoticed. It is all part of the fairy tale
@saedabdilahiyousuf7377
@saedabdilahiyousuf7377 3 жыл бұрын
Yes. Insha allah
@ahmedabdi4416
@ahmedabdi4416 3 жыл бұрын
WHE
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 9 жыл бұрын
ibrahim gadhle aLLAH YA RAHMA
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
ilahay haku naxariisto adeero
@Mubaarak-p11
@Mubaarak-p11 Жыл бұрын
ALAH SWT ha u naxariisto Ibraahin Sh Saleebaan (Gadhle)
@shaaibamir5604
@shaaibamir5604 Жыл бұрын
Mujaahid aadan saleban ale ha unaxariisto ameen yarabi janoyinkiisa ha ugu deeqo ameen
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 8 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga aaammiiin aaammiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshirahmed2560
@abshirahmed2560 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@maxamudaadanmuxumed2440
@maxamudaadanmuxumed2440 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abwaanka God kana ha u nuuro
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
Ilaahow ibrahim iyo geesiyadii naga dhintay u wada naxariiso.
@suleimanmohamed5769
@suleimanmohamed5769 9 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto aamin amiin amiin idinkuna dhaha
@maulidsaid3006
@maulidsaid3006 8 жыл бұрын
ex
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 9 ай бұрын
Allhe ha unxariisto janatul fardawsa ha geeyo isaga iyo intii geeriyootay ee umada nabi muxamed SCW SCW SCW SCW اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@mustafeindho3813
@mustafeindho3813 3 жыл бұрын
Waxa gebi ahaanteen lala giir madowyahay geeridii maxamed cali !!!
@dhagocade647
@dhagocade647 6 жыл бұрын
Amin amiin n
@dhagocade647
@dhagocade647 6 жыл бұрын
Naxaris alowsii amin
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
Allaah Hawnaxareeeste yaa uwarama waxa dhacaya manta GAMAARAYDII IYO GAALADIIBA INAY MEESHII QOOMALUUD KADHIGEEN
@SuadShALi
@SuadShALi 6 жыл бұрын
Janada ya ugu saraysa Ilahay ha ku casuumo. Geesi meel wayn ka baxay ayuu ahaa
@nuurabdi1920
@nuurabdi1920 8 жыл бұрын
ilaahoow kuu naxariiso ibrahim gadhle waxaan ku xusuustaa riwaayad ii ragoow aarsi haween u adkaysta markiina
@mohamedmusa3961
@mohamedmusa3961 6 жыл бұрын
alle naxariistii janno ha siiyo dhamaan muj snm
@garaad3568
@garaad3568 6 жыл бұрын
Waa sax heestii ayaan xasuustaa ku jirtay .. ee aheyd hoobanta morihiyo haduu dumarku hilibyahay ragna noo heshiiyeen inuu nagu habeen dhaxo
@munna_wacan
@munna_wacan Жыл бұрын
Alle haku naxriisto adeero 😢😢
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
tariikhdu wa mahadho dalka dhibato aya losomaray & malmo qadhaadh mantana qar aya lotag lahyay qadad waynta urax laynaya faqashta & wixi soraca dhibraxo alla kutala
@abwaansugul6231
@abwaansugul6231 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto murtiyahan mujaahid abwaan ibraahin gadhle ninkii faqashta gantaalaha la dhacaayay
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Marki burco looga heesay kuwa hada is gudhiyaa xagay joogeen iyo taariikhda la samaysto
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
AHUNto Abwaan Ibrahim Gadhle
@ahmedyasin6555
@ahmedyasin6555 6 жыл бұрын
Goobtu waa burco gaar ahaan gurigii lagaga dhawaaqay jamhuuriyda barayksan
@cabdifataaxzeero1873
@cabdifataaxzeero1873 9 жыл бұрын
waa abwaan kuu qaali aaah somaliland iyo dadka jecal suugaanta somalida
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 Жыл бұрын
Raximulaah Yaa Allah
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 10 ай бұрын
Allah naxriistii jano hakawraabiyo godka lagujanee runsheeg dadkawanaag lajecelbuu ahaa
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 6 ай бұрын
Hero never dead
@zermaahir186
@zermaahir186 6 жыл бұрын
Alle haw naxriisto
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 3 жыл бұрын
Dad gumaysi haystoo 30 gu'u iyo dheeraad Gabogabo ku jirayoo La garaacayaan nahay Umad garasho dheeroo Gacal iyo dad Jecel oo Abaalkii naloo galoo Gudi doonta baan nahay
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 Жыл бұрын
Allaw jannee ❤
@osmanali610
@osmanali610 5 жыл бұрын
Abwaan ibrahim Gadhlee Waa Nin Reer Jubuuti Ah Heesihi Nimca Djama ee Gobonima Nin kii Samayn jiray Weyan / haddi issaq nimo Awgi Waa Somalilander Aad u Tirahdeen inta niga Joogta Jubuuti kalaya Kaaxaysta
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Beenta kala fadhiiso dadka isaga iyo cali diiriyeba waa reer somaliland djibouti waa bilaa murti lahjadiisa eeg waa nin habaryoonis ah oo reer oodwayne ah
@allsportchennal7142
@allsportchennal7142 5 жыл бұрын
Adeer waa nin reer somaliland lkn reer jabuuti xaq bay u leeyihiin haday yidhahdaan ibrahim waa japuutiyan waayo waa halkuu noloshiisa ka bilaabay isaga iyo abdi qays iyo rag kale
@NimcoYuusuf-jy4uk
@NimcoYuusuf-jy4uk 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirashiidmaxamedaskar3816
@cabdirashiidmaxamedaskar3816 9 ай бұрын
Yaa iyadoo qoran igu caawin kara
@cabdiraxmaanxirsijaamac7770
@cabdiraxmaanxirsijaamac7770 Жыл бұрын
Aad ayaad U Mahadsantahay HORWEYN MEDIA PRODUCER KEYDINTA SUUGAANTA XAMBAARSAN TAARIIKHDA RUNTA AH.....
@AbdisamadIsmail-by5lq
@AbdisamadIsmail-by5lq 4 жыл бұрын
Xaqiiq waa Abwaanka aan isaga iyo M. X.Dh.Gaariye ka dhex arkoo duruufa aduunkoo dhen Suugaan tooda hadba midey ahaatoba. AHUN. Idilkoodba.
@HorweynMedia
@HorweynMedia 10 жыл бұрын
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 жыл бұрын
walaal haybta abwaanka ii sheeg
@dhagocade647
@dhagocade647 6 жыл бұрын
Alaha unaxaristo
@ahmedsulub
@ahmedsulub 3 жыл бұрын
@@guledmaxamed2646 Waa GREAT GARXAJIS HABAR-YOONIS GUMBUUR
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 4 жыл бұрын
Waqtigani waa 7/5/ 1991kii weeye Markii dalka lagu soo noqday
@mahamudismailomar1733
@mahamudismailomar1733 10 жыл бұрын
nacabkii ku gubayiyo kala garo nasteexaa GUDBIYAYE aan DHAAFEE dawladaha gaboobee maraakiibta gooshtee bada guudmaraysiyo sawaariiqda gudubtiyo gantaalaha samaystoow kuwa dalalka taamka guulahood u dhiibee raaxada ugama'ayoow Dad gumaysi haystoo sodon gu iyo dheeraad gaba gabo ku jirayoo lagaraacayaan nahay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 9 жыл бұрын
mujaahid ibraahim gadhle AHUN waxa uu ahaa abwaan cajiiba
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 жыл бұрын
haybtiisu ma sacad muusa
@cabdiraxmaanxaaji6194
@cabdiraxmaanxaaji6194 2 жыл бұрын
@@guledmaxamed2646 may wll garxajis habaryoonis buu ahaa
@osmanali610
@osmanali610 6 жыл бұрын
Abwaan Ibrahim Gadhle Waa Niin Reer Jubuuti oo Heesihi Nima Djama Gumaysa kala Dagalamayse Niinki Sameyay haddi Niin kasto Issaqa Somaliland Sheeganeyno inta Jubuuti ku dhalatayna kala Guurta
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Waa nin reer Somaliland ah djibouti abwaano la'aanta iyo murtila'aantaa ku khasabtay inay sheegtaan gadhleh iyo cali diiriye oo reer somaliland ah
@bulbulyare3961
@bulbulyare3961 5 жыл бұрын
jubuuti waxan ka idhi hdlka lga garta somlilnderku isma qariyo
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 3 жыл бұрын
Waar qudhacbaa tahee abwaan ibraahim gadhle Waa nin isaaqa Oo garxaajisa Oo habaryoonisa Oo gunbuuraa Waxay jaboutidan aad ka sheekaynaysa
@abdiqaniabiib135
@abdiqaniabiib135 2 жыл бұрын
Osman aliyow waa runtaa reer jibouti wuu ahaa abwaanku laakiin goormuu noqday goortaas soo baadh iyo siduu ku noqday markaad soo ogaato waa abwaankeenii labada dalba jibouti iyo somaliland mahadsanid
@munakhalif5956
@munakhalif5956 2 жыл бұрын
Dad gumaysi haysto 30 gu iyo dheeraad lagaracaya nahay
@mariyachannel3858
@mariyachannel3858 4 жыл бұрын
Waraa isar subscribe
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Tarikhdu maduguwdo
Shirweynihii Lixaad ee SNM Ibraahin-Gadhle Maansada Dirsooc
15:35
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 38 М.
Tixdii Shareero - Abwaan Xasan Ganey
8:29
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 113 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 28 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН
Maanso 1 ___  DIRSOOC {Ibrahim Gadhle}
9:37
Tixraac
Рет қаралды 480 М.
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 871 М.
Ibraahin-Gadhle iyo Suugaan Jacayl ah
4:06
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 12 М.
Maanso 2 __ MULAAX  {Ibrahim Gadhle}
6:43
Tixraac
Рет қаралды 301 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН