Allaylehe Somaliland Abwan iyo fanaanba qani bay ka tahay hooyga fanka Somaliland
@MaslaxJanuzaj-ue2ii8 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@AxmedMahmed-j5b7 ай бұрын
Somalilnd waa dowlad.shicibkeeda waa dad aratida ku kala duwanaan Kara.❤❤❤❤❤somalia laftigeeda dad baa jira somaliland taageera.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤irir samaale guul d'jabouti somaliland somalia❤❤❤❤❤
@Khaalidcade018 ай бұрын
s/land uqaad ama hauqaadin lkn qof gurigiisa ceebeyn kulaso jeestay marku caan noqday adi moue lama arag wadkaso jeeda s/land yaku bedelaya cidna weye
@40Durkiya8 ай бұрын
Gurigiisu waa Awdal state hello
@HodanYusuf-w2x8 ай бұрын
He’s obsessed with Somaliland, go focus on something else nimcaan aw gabow
@abdihashi98638 ай бұрын
Weriyeyaashu ma waxa ay mood ayaan in fanaanku sameeyey Heesaha ujeedada Heesta waydiisa Abwaanka
@FarahMucad8 ай бұрын
My goat 🐐 Nimcaan Hilaac. Legend 🫡❤️👋
@AbdifatahAbdullahi-ls7vv8 ай бұрын
M.a hilaaca fanka guulayso bro
@nuurdheere-w7l3 ай бұрын
masha allah
@mohamoudsaid4718 ай бұрын
ma calooshisa la ciyaarkiba kan calooshisa ayaa ka caqli badisay
@abdullahiomarali52418 ай бұрын
NIMCO HILAAC WAAY NAGA DHILOWDEY NABSIGUU WAA QABNYAA MAR UU NOQOTOBA NIMCO HILAAC SINXIGUU WAX KU CUNEY BUU KI XAAREY MARKUU CUNTADII KA DHAMSTEY BILAA ABAAL
@KhadraAhmed-u7i8 ай бұрын
Hhh nin cuqdadaysan Allah ku cafiyo somalilan kuma Bahne adiga ubaahan
@ileey-Teens8 ай бұрын
Somali weyn nin haysto. Qabiil maxuu ka donayaa
@abdusalansaleban73398 ай бұрын
@@ileey-Teens magaaladiisii boorama ma iman karo nasiib daradiisa
@halimaomer6258 ай бұрын
Fanaan Dhaba oon si dhaba loo jecel yahay Soomaliyo dhan...❤❤❤❤
@abdullahiomarali52418 ай бұрын
NIMCO HILAAC HA LA II WAAYDIIYO MEESHA UU KU SOO CAAN BAXEY BILAA ABAAL FARMAJO IIBSADEY OO NISA AH SIRDOOONKA SHUFTADA SOMALIDA TALYAANIGU GUMEYSAN JIREY
NIMCAAN WAA fanaka kaliya bile music kuhayasa karo❤
@DeeqaFarah-vr1kg8 ай бұрын
Nimcan iyo bakayle waaynag falogobena tirsi maleh waxanu lenyhy aniga hadanu reer somalilndta xalshaha nahay waxab nagab badakaysab ee cadowgina u nolad
@SahalAli-x5n8 ай бұрын
Keep going 2brother
@Maan34168 ай бұрын
Somaliland fanaan ciil uma qabto iyo abwaan toona wlhi haha😂😂
@ahmedyaasiin78088 ай бұрын
Mnsha allah cod macaan fanaan cod dahaba leh mnsha allah
@abdicash87878 ай бұрын
Inan yar baa hiiyadii u soo saaray buuryadiisa oo yidhi xuux , waxay tidhi kii abaahaba ka bisi waayey. J Kan yar ee gaaban kueii hslkaz ku sok gaadhsiiyry baad ku hun qaaday
@AbwanAhmedNour8 ай бұрын
Ma sha allah
@NaciimaAxmed-r7v8 ай бұрын
Nimcaan hilaac dadka qaar markey arkaan way isbedelaan wiilka dhiga uqdad ayey ku sheegan iyaga ka uqdad badan😂
@AbdimalikAdan-c7w8 ай бұрын
Nimcaan waa boqorka Somalia 🇸🇴 oodhan King 🤴 of Somalia
He’s obsessed with Somaliland I feel sorry for him. jealousy doesn’t have medication go and focus on your self Somaliland don’t care about you why you focus that much on them go do something else brother 😂
@AxmedMahmed-j5b7 ай бұрын
Isagoo somaliland ah buu taageeri karaa somaali weyn maxa ku jaban. Caqliga sax da ahi waa siddaa.qof ka mabda iisa lagulama yaabo.s/land na waa fakir iyo ummad somali ah labadaba.
@zakirboss1438 ай бұрын
u qaad ama ha u qaadine soo noqod ma jiro 🛀
@Somali-national_youtube8 ай бұрын
Nimcaan welcome to muqdisho sxb
@WaliCabdulahi8 ай бұрын
Nimcàan hirgalaya❤
@IdcIcc8 ай бұрын
🔥🔥🔥
@CabdicasiisMaxamed-x2o8 ай бұрын
Fanan qaaliya nimcaan hilaac
@RiyadabdiKeysaleh8 ай бұрын
Nimcan hillac big legend
@abdullahiomarali52418 ай бұрын
NIMCO HILAAC GACANTA MAXAA UGU XIDHAN MA CALAMDII QABILADA
@KhadraJama-k4t8 ай бұрын
Woow
@calidiyaano41848 ай бұрын
heestaan nin aan markuu so sarayay zaalad jcl Aan ku jiray darteed wn la .ooyay