Xubanaha Jirkooda Indhaha & Xubnaha Taranka ayaa laga jaray | Markhaatiga NOOL | 55 Kun oo Sawir |

  Рет қаралды 26,861

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 4 күн бұрын
Waa geesi sawir qaaduhu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 күн бұрын
Inaalilaah wainaailayhi raajucuun ilaahay hawnaxariisto dhamaan dadkaas lagudilay xaqdarada subxaanalaah xisaabi Aakhiray jirtaa
@AbdisamedMohammed-c8p
@AbdisamedMohammed-c8p 4 күн бұрын
Falka Gaza ka socda ayaaba ah mid naxariis ku dhehan.mark lo eego bahalkas xukunkisa taa micnaheda ma ahan yaa falka Gaza ka socda inu yahay fal wngsn allow wllahena musliminta ah ee ku sugan Gaza
@XawaCige
@XawaCige 4 күн бұрын
Masibo haku dhacdo madaxda carabta iyaga aya dadgooga kaga radan yahud allow madax kuwan dhanto ugu badal 😢😢😢😢😢😢😢
@FaaraxMaxamed-qj5dy
@FaaraxMaxamed-qj5dy 3 күн бұрын
ilahay aya kaxisabindon
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 күн бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantood janatulfardowza all acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 күн бұрын
Subxasna laah lkn waxa sugysa maxkad aan laga baxsan doonin insha aallaa waxan isweydiyay Dad nocee ah ayey ahayen Shiicada iyo Calawiyinta israaiilba iyaga nooga darane
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 4 күн бұрын
Juumcz❤mubarak ❤maracade🎉
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 4 күн бұрын
wlle baaritaan halagu soo sameeyo kuwan shuute uu maxamadeyo waxa laga yaabaa kuwo shabaab aan aheyn iney kujiraan oo dulman weana hubaal kuwo aan argagixiso aheyn iney kujiraan
@CishqiNuuriye
@CishqiNuuriye 4 күн бұрын
IllaaHoow u gar gaar muslimiinta dunida ku nool gaar ahaan wllheen reervFALASTIIN,FALASTIIN,FALASTIIN
@Abdinoor51
@Abdinoor51 4 күн бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah Laaxawla walaa quwata ilaa billaah,laaxawla walaa quwata ilaa billaah😢😢😢😢😢waligay waxan oo kale ma maqal yahuudna xattaa dhahoo
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 4 күн бұрын
Nidaamka asad ee dhiigya cabka ahaa waa nidaamkii ugu arxanka darnaa ee soo mara dunida
@Somalestine
@Somalestine 4 күн бұрын
Ilahey Xaqa hanoosoo saaro Hadan nahay Muslimiinta😭🤲
@farihaifka952
@farihaifka952 4 күн бұрын
Innalillahi waina ilehi rajucuun alle ha u naxaristo dhaman tad kas wa run wa in laku max kama deya talkas oo dhi batada u kestay waxana jeclan laha in ee shacabka kacan toda ku tilan inta latilin wa in ciqab to mariyay mid ka taran la mariyo walahi 🤲🥺🤨
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun waryaa soomaalidu wallaahi waa gob alxamdulilaah
@Reema11235
@Reema11235 4 күн бұрын
Qalbi adagaa 55k meyd oo la jarjaray isago sawiray buu noolyahay🥹
@Farduus-o4b
@Farduus-o4b 4 күн бұрын
Maxkamadii rabi lahorkeeni doona
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 күн бұрын
❤❤❤Maxamed❤Ciise❤Maxamuud❤❤❤ Mhsnix
@CaliLadane-f4h
@CaliLadane-f4h 4 күн бұрын
Tariikhda noso badi walal googoosna nooga soo dhig wn ku xidhanahay channalkee
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 4 күн бұрын
SubxaanaAllah wxuu ahaa Dajaal mujrim wayn , Bishar asad
@mohamedguelleh2792
@mohamedguelleh2792 4 күн бұрын
Asc haaa waa sax waa Ina lahorakeno dadaki uu kagalaye danbega
@MaxamedisaaqMaxamedisaaq-t1z
@MaxamedisaaqMaxamedisaaq-t1z 4 күн бұрын
Maxamed. Ciise. Waan. Kusalamay ilaahay. Hakusharfo.
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 4 күн бұрын
انا الله وانا اليه راجعون waa wiil adag oo karti badan ilaahay dadkàas samir hasiiyo
@Lajecle
@Lajecle 4 күн бұрын
Sawir qadahu waxa uu dalay dadkiisa waxa una ahaa geesi
@ahmedhabiib7199
@ahmedhabiib7199 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@XamsecumarXaashi
@XamsecumarXaashi 4 күн бұрын
ilahayow musliminta ugargaar
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 4 күн бұрын
😭😭😢😢😢😢😢😢😭😭😢
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 3 күн бұрын
Tolow sawieadaa malaheli acuudubillaah rabiyaw waxan noonaxay hanagu sallidin
@AbdisamedMohammed-c8p
@AbdisamedMohammed-c8p 4 күн бұрын
Arxan darana bishar al asad
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 4 күн бұрын
xasbunalaahu wanicmal wakiil
@idrissabdi2308
@idrissabdi2308 4 күн бұрын
Maxamed inoso gudbi tarikhda Maxamed jolani
@MadashaUgaaska
@MadashaUgaaska 3 күн бұрын
Suudaan kasoo waran
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 4 күн бұрын
Mooryaanbuu ahaa bashar madaxweyne laguma timaamikaree
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 4 күн бұрын
subxaanalaah subxaanalaah yaa alaah
@CabdiwahabAdan-sc7hq
@CabdiwahabAdan-sc7hq 3 күн бұрын
Subxanalah
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 күн бұрын
Xasuuqaa intiisa badan waxaa ku luglahaa iiran iyo xisbu shagdaanka lubnaan ku waa soo u adeega yahuuda
@haa8793
@haa8793 2 күн бұрын
Iran mexey kudigtay muslimintii Iran dagneyd shico wlhi waa bahalo dadbaa lagusiri huthi Iran iyo hizbusheytan ayaa regaza cawinayo
@MxbuubcaliMaxbuubcali
@MxbuubcaliMaxbuubcali 4 күн бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 4 күн бұрын
Qaza ayaa sidaas layeelaa Israel ayaa sidaas udisha dadka reer falastiin
@FaadumoNuur-r2o
@FaadumoNuur-r2o 4 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 3 күн бұрын
GURYAHA TUUGADA NINKAAN XAYEY SIINAYO KACARARA OO HAGADANINA BALAAYO HADEGTEE XOOLO LAGADHSCEY SOMALIYA WEEYE
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 4 күн бұрын
Cadaaladu hala horkeeno maamulkii asad
@AbdisamedMohammed-c8p
@AbdisamedMohammed-c8p 4 күн бұрын
Jahannamo kugu ognahay
@unknownperson3532
@unknownperson3532 4 күн бұрын
Waxa uu geeystay daalimkaas ee bashar al assad hadii aduunku u is qariyo.aaqiro jirto maxkamada rabi la hor keeni doono ilaahayna qof ma dulmiyo
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Waxa qaza israil kasamaysay ilahadana kawado waxmalaga yiri iyadana mise waqtigedi lamagarin marka lagarana waxalagusokobaya natanyahu oxiligas motan okaliya ama wayela omaraykan magangalyo lagasiyay halkasayna kudhamanaysa
@HassanMaxamedyare
@HassanMaxamedyare 4 күн бұрын
WARKA. SIDA. ISKU. DUBARIDKAA. BBC. IYO. VOA. UBARO. FALAN. WARKA. ISKA. HAKAJI
@CaliLadane-f4h
@CaliLadane-f4h 4 күн бұрын
Tariikhda noso badi walal googoosna nooga soo dhig wn ku xidhanahay channalkee
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 175 М.
Maafiyadii cabsi galisey FBI-da America  2
35:01
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 83 М.
Qissada Maafiyadii qabsatay New York ee  FBI-da cabsi galisey
34:45
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 124 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xasaan xuseen waa gaal ~على مذهبه||sh shibli@XUNAYNMEDIA
13:03
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН