No video

''Hubkii Ay Naga Qabsadeen Ayaanu Dib Uga Furanay,Kana Dhex Gartay''Mujaahid Cagaagane Q-3aad

  Рет қаралды 36,056

SAAB TV

SAAB TV

2 жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 60
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Alla ha u naxariisto, dhamaan mujaahid inta , ax ax waxan kamida ahaa Caruurta Ilkaha lagu siday ee Banka aroori Hooyo iyo Aabo Ila mareen , waalidinta if Iyo aakhiroba ka farxi
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 Жыл бұрын
AHN inta dhimatay inta noolna cimri dheer iyo caafimad alle haydin siiyo, Halgan dheer ayaa soo gasheen wana la ogyahay
@shaaficiibraahim6095
@shaaficiibraahim6095 Жыл бұрын
Alle ha,unaxaristo intii dhimatay intii nolna sharafi dushoda ha,ahato
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo cagaagane adiyo mujaahidiintii kale ee nool kuwii dhintayna janadii alle ha geeyo xaq Baad ku dirirteene
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa ee SNM
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 ай бұрын
Hadhuub buuxa ayaynu haysanaye ha inaga qubina. Waa haddal culus. Thank you for your sacrifice Mujaahid. Moussa Biihi must listen the freedom makers. The liberates. The heroes of Somaliland.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 7 ай бұрын
inaga yara baandheeya plzzz Waan guulaysanee
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Keysana waxaan leeyey xaga hargaysa iyo ciidankii sancaani iyo gaashaanle dhexe xariir buuri oo ka mid ah hada ciidamada birjeex isagana waraysi kasoo qaad fadlan horana waan kuu idhi dhawr Goor sxb burco Soo dhaaf
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Kuwaa garan la hada dhibta Soo mareena alle ha garan siiyo Kuwa halgankaa ka maqnaa wakhtigaana waxaan leeyey Aayara mooga yaal ayaa tihiine
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 4 ай бұрын
Faataa bakhda inaga daa dalkii Waa inoo nabade OO inaga Yara baandhee inaga Qurxi
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Waa gaadhigii la iigu magac daray Mujaahid
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 2 жыл бұрын
Cabdi.cabdilaahi.1988.ayuu.noogu.yimi.burco.halkaasi.qorigii.madca.ahaa.ayou.tAlice.madfac.ka.ahaa.labadaa.gaadhi.waxaa.watay.cali.xabad.oo.ay.caydii.isku.reer.ahaayen
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
mujahid faysal dheere mujaahid please nooga sheeekee Baashe garaabo cumar dhako finish xuseen dheere xasn kayd walahi intaaasba sheeko ku maqlay
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Waar nimanyahow waxaan idinka codsanayaa inaad soo gelisaan ama baadi doontaan rag dagaal xuni ku qabsaday 1986kii Goroyo-ood, raggaas dhalinyaro Muuse Carre ayay ahaayeen qaar lasoo qabtay Burco ayay ku toogteen. Nin bariga Burco ah ayaan ahay waqtigaas Burco ayaan jo9gay
@xamsebookh4817
@xamsebookh4817 Жыл бұрын
Mihaaahid xalaala
@xamsebookh4817
@xamsebookh4817 Жыл бұрын
Mujaahid xalaala
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
haye sida Tvga Codka bariga africa ka dhiga barmaamijka
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 2 жыл бұрын
Harashekh.waxay.ahad.1989.gorayo.oodna.waxayda.ahayda
@bookhcaamir1087
@bookhcaamir1087 2 жыл бұрын
Sooyaalka taariikhdu ma snm ooo kalaiyaaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Bookh Caamir adigu hadaad taariikh hayso soo sheeg ninkani wixii waxlaga weydiiyay ayuu ka hadlay
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 жыл бұрын
Kuwa halgankaa ka dib dhashayna waxaan leeyey taariikhda dhegaysta kuwa joogay ee hada qabyaalada ku hadlowna xishooda oo xusuusta dib u celiya dhiiga tuubo laydinkaga nuugyo xoolo ma tihidine
@miiganenuurbh6023
@miiganenuurbh6023 Жыл бұрын
Kaaryoonkeega sawdiga keh madficii ayaa ku dhacay hadana waan ku qaadnay waa sidee
@janodoon6938
@janodoon6938 2 жыл бұрын
Kaysow iska hagaajiya barnaamijyada sida waayojooga cba bilaahi CALAYKUM
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 2 жыл бұрын
1990.
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 2 жыл бұрын
Harasheekh.kamay.iman.oodwayne.ayay.kayimaaden
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
mun faysal dheere waleee adiga iyo faarax ifiso maxamuud wadaad umadu idinka yaabtay
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Malintii
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI GEEL WAA GALGASHAA RAGNA WAA IS GEDIYAA.
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Miyanhan
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Maryo alool khansiin waligood basasin ayey ahyeen waskh
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
faqash garciye daayeer baadtahaye ee jooji beenta iyo afladǵaada
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Cagacade
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 2 жыл бұрын
H.yooniseey Waxaad Disheen Iyo Waxaanu Dilnayba Sheegtoo Waxaynaan Qabin Uun Hayna Saarina Halgankana Nuxurka Haka Qaadina Oo Kadaaya Faanka Iyo Faataabakhda.!
@quranandsunnah4216
@quranandsunnah4216 2 жыл бұрын
Stop hating don't be jealous you don't have the heart on the balls
@munaguuleed
@munaguuleed Жыл бұрын
War wax runa la shegayaa belaya ku tidhi waa la fanayaaye
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 жыл бұрын
Kkkkk barnamijkan waxad mooda in u waraysti ada an wax badan ka ogaan halganki snm War kolba mid ka waramay gaadhi duulaya ha waraysanin tariikhda SNM ka daya tariikhda beenta ah
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Wedii
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Mujahidow meesha aad kawaramyso waa meesha kaliya CCasiis Cali bare Hub kadareersaday dulaankiisii halka jiidaha kale meelna lagu jabiyay meelana dib ugurasho xeelad dagaal lasmeeyay madaama hub iyo ciidan laxaadle watay waraysi uu bixiyayna uu kusheegay in laba nin dagaal adag lagaleen maxed kahin oo beriga ah iyo Jidhif xeebta galbeed ah. Waa tariikh
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Adnagacarartey
@mowlidibrahim8183
@mowlidibrahim8183 2 жыл бұрын
Horta maxaad u waraysan waydeen nimankii ciidamada somaliya ahaa iyo sidii uu ahaa wayahooda markii uu socday dagaalku
@cbdirahmanalidhuubowcabdic2436
@cbdirahmanalidhuubowcabdic2436 2 жыл бұрын
waa runtaa wll hal dhinac ayey naga tuseen waa yihii dagaalka siyaad bare balse dhinac fiican nagama tusin,
@ahmeddirie1923
@ahmeddirie1923 2 жыл бұрын
Kuwaasi ma qiranayaan inay xataa ka dagaallameen waqooyi keliya General morgen arkay oo aan qarsomi karin , isna waxa uu yidhi marki uu weriye aadan nuux dhuulle weydiiyay sidee inammo yaryari idii jiidheen idinkoo xooggaas lahaa in waayadii dambe tayada ciidanku xumaatay maadama ay qabyaaladi dhex gashay oo garaadaha lagu qaatay badi si eex ah.
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
🤣🤣taariikh beena ayey akhriyaane 91kii SNM haltuulo xataa maheysan firxadbey ahaayen iyagoo intahadhey isdhiibi laheyd ayaa 91kii ceydii Allah usoodirey ciidamdiina iska kalatageen
@haboon180
@haboon180 2 жыл бұрын
Kuwii ku basaasayey ee ninkaa aad sheegtay qaramacda uu u daadinayey, weeyi kuwa caruurtiini dallka guba leh. Caqligaaga ayaanay xadin, kuwii hambada faqashta cuni jiray. Reer haddii aad doonaysid, mujahidiinta sida Dr. Gabose iyo Professor CabdiSalam daba gal. Hambo faqash tol kaa ma aha.
@ismaciildahir4916
@ismaciildahir4916 2 жыл бұрын
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Waar Keysoow, Mujaahidku durbaankan uu tumayo ma ka joojin Kari weydey???
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Qota
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын
Halģanka kayse digaale iyo reerkooda uu waraysto ayaa loo nacayaa Intii dirirtay xagooday ahayd
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Keyse reerkoodu isaaq o dhan iyaga ugu halgan badna uguna mujaahidiin badnaa maxad uga xumanaysa waa tolkaaye libinta sii dee garxajis hadaanu isaaq ka dhalan waa laydin gumayn lahaa inader
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын
@@abdirahmanceerigabo4838 Halganka qaata oo kii gumaysiga qaata Oo libaaxnimada qaata oo cuqdada iska saara iyo aabahay goblan
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 2 жыл бұрын
Qabyaali kii reerkooda ahaa ee meelahaa awrkoodu ku cunayba mujaahid noogu sheega waar qabyaalada ummada kala fadhiiso waxba noomaad sheegin
@hako5005
@hako5005 2 жыл бұрын
Waa kii futada iyo hooyadaba xoreeyay adiguna inu ka hadlo wixii uso maray ayaad diidantahay aabaha hooyada hada wuu ka cararay
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 2 жыл бұрын
@@hako5005 waar inan gumeedyahaw dadkii la xorayn jiray mayhi anigaa dalka iyo daskaba xoreeeyay meelna kama nodhaahno waxbaanu xoraynaya iyo halkaas baanu ka dagaalanay doqonkan tvga leh ee taariikhdii halganka xaafadeeyay ee marba mid xaafadooda ah meel ku waraysanaya ayaa wax lala yaabo ah
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Beenal
@saidabdi73
@saidabdi73 2 жыл бұрын
Adeer maxad ahayd
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Maxaad og tahay niicle yahow, KUWA AY WASEEN BAAD TAHAY MISE AABAHAA BAY MADAXA KAGA DHUFTEEN
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
🤣 bahasha maad nagabadhaxdaan SNM iyadoon haltuuulo joogin oo iney is dhiibto udhow 91kii ayaa Allah usoo direy ceydiid oo dowladii ridey, Allah maxaa taariikh beena loogusheekeya caruurta,
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 жыл бұрын
Dee snm tu ma wuxun bay burburiyan dagaladi sokeyana iyaga kadanbeyeye snm danbe inaan ladoran bay kalifi taasi
OMN   ODUU   HAGAYYA 7, 2024
19:30
OMN
Рет қаралды 1,1 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН