Mujaahid Ismaaciil Cali Farlow Oo Ka Waramay Maalmihii Qadhaadha Ee Halgankiisa

  Рет қаралды 38,123

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 69
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Warbixin mujahid bixiyey in mijahid kale wax kabeeniyo sida arrinta shimbirka baask k oo kale taasi ilama fiicna balse mujahid kasta sida uu wax usheegay ayaan labeenin. Alle ha unnaxariisto shuhadadii s.n.m. inta noolna alle haciseeyo dhamaan toodba.
@mubarakibrahim1093
@mubarakibrahim1093 Жыл бұрын
Saaxiibkay Halgamaa Ismaaciil Cali Xasan cimriga, caafimaadka & cibaadadaba Allah ha u barakeeyo.
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
Maansha allah mujaahid xalaal ah ilaahay haku barakeeyo
@Cirguje2
@Cirguje2 2 жыл бұрын
Illaahay caafimaad kaaaga iyo cimrigaaga Illaahay ha kuu dheereeyo
@qaali4589
@qaali4589 2 жыл бұрын
Maashalaah adigu lixdaadii laxaadbaabad qabtaaye Qaar badan o ku curyaamay ayan laso salaamin malin qudha kaligood tliska ala hayna dhaafiyo
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 2 жыл бұрын
Beenale weeye ina qulunbe saraakiishii barbara buu la sòo baxsadey ina maxamed case iyo qaarkale waa beenale
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
Alle cimiirag haku dheerayo adeero😊
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 2 жыл бұрын
Barnamijkani wuxuu ku wacnaa tvga codka bariga Africa
@hadawuxumadayjaljiguwalisx1546
@hadawuxumadayjaljiguwalisx1546 Жыл бұрын
WARAGI XALASHA AH MUJAHID ISMACIL
@haaruungood9676
@haaruungood9676 Жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto aabahay ooto Biixi caalin Iyo dhamaan mujahidiimti dalka usoo halgamay
@aliabdirahman479
@aliabdirahman479 2 жыл бұрын
Mujaahid Waad salaaman tahay Waa siwacan in Taariikhada Run laga sheego Labadaa nin ee dhaawaca lagaga tegay labaduba way noolyihiin taarikhdaana way warameen midna 31 habeen kabacdi baa lasoo qaaday midna 36 habeen kabacdi ayaa Awr xuduudka lagaga soo taalaabiyey markaa Taarikhda halawada saxo
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Aabahay walaalkii adeer alle cimriga ha kuu barakeeyo
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 жыл бұрын
ibraahin xagar waraysi uu Bixiyay ayuu ku sheegay in shimbir ayaa wax ii keeni jirtay mudaba laba Goor,Wax Badan ayuu ka Bood boodayaa Tariikhda Waayo waxaan dhagaystay Ragay waxada Socdeen mudo dheer ayaa kasoo Wareegtay laga yaabaa inuu ilaaway,qayp qayb udul joogso dhe obareeshanada mujaahid ka
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Ismaaciil dheere waa xalaal wuxu la ilmaynayaa wixii lasoo maray iyo dadkaa madhay ana waan jidhiidhicooday walaahay
@Wardaismail-z5m
@Wardaismail-z5m 4 ай бұрын
Abahay Ismail Ali Hassan maanta adiga sabab u aha inaan nabad ku seexado ku so tooso alle ha ku daayo daddy ❤
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 9 ай бұрын
Ninkani Waa daacad Maa shaa Allah
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Mujaahid Kani waa run sheeg
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
cawa saab tv wuxuu keenay halgamaa dhab ah mujaahid kii waynaa ismaaciil cali xasan
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
ASC dhamantin dadka Africa joga dhamantin warki Ugo dambeyay,..........................1️⃣qof Wal UU garer mekastee UU ka jogtid Africa iyo jasiradaha Africa waxa Wala tagtaan gobolka Nigeria gabigin inta goaan inila garayo ,2️⃣ qof Wal UU ciso iyo canfar ah waxa tagtaan gobolka Niger inta goaan inila garayo,.... ........ ......... ........... Dadka Ethiopian ah waxa ledihin Namibie iyo Angola iyo two congo iyo Cameroon iyo equatorial guinea iyo center Africa iyo south Sudan with middle west near south Sudan center Ethiopia with little part of middle north Eritrea capital Ethiopia equatorial guinea ,................ ............. ............ Dadka Somalien ah waxa ledihin center somalia with middle East near Somalia (goday) centre Ethiopia iyo Kenya iyo Uganda iyo Rwanda iyo Zambia iyo Zimbabwe iyo Tanzania iyo Mozanbique iyo South Africa capital somalia moqdisho,.......... ............. ............ Djibouti iyo Eritrea is capital united nations of the south Africa.................. ......... ............ Byyyyyy ka faidaysi wacan dhamantin 🤔😎🎖️👩🏽‍🌾🆘🔚🏳️🫖☕.............
@xariirsheekhxasan1648
@xariirsheekhxasan1648 2 жыл бұрын
Halgamaa ismaaciil cali xasan-farlow..horta aad iyo aad baan kuusalaamayaa mujahid,markii wariyuhu magacaaga sheegay gacantayda midig ayaan madaxayga saaray waa ayo dee mujaahidiinta barnaamijkooda aad baan udaawadaa udhugtaa ragbadan ayaan Barty wallah waan amakaagaa Mar markaqaar.qadarin iyo maamuus baan idiin hayaa .shuhadiina alahunaxariisto
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 2 жыл бұрын
Wacan oo wanaagsan idilkiinba Waxan jeclaan laha in wiigi 2 jeer barnaamijka naloga dhigo Waa codsi
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Waa ismaaciil farlajo
@museahmed5147
@museahmed5147 Жыл бұрын
Mujahid ismaacil waa halyey dalka waayo adag usoo maray ee alle waxaan uga baryayaa cafimaad iyo. Cibaado suuban akhirana janada isaga iyo ragii kale ee lamidka ahaa ee warkana noosoo gudbiya way mahadsanyihiin
@Dalmar3939
@Dalmar3939 2 жыл бұрын
Anoo ah jimcaale muxumed ali farlaw adeero ismaaciil noolow
@mukhtaarguraase486
@mukhtaarguraase486 2 жыл бұрын
ilays kaa kuwii shidoow abaal waan kuu hayaa
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Adeerkay 🫵🤝
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid Ай бұрын
Ninkani qisadisa wann maqley
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM intii ilaahay hawnaxariisto intii shihiiday
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Waa nin rag ah. Dadkayga geesi ma waayo
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Kayse waa qabyaaladayste balcar ha waraysto ganay cabdi cige dawlada hoose ee burco waakaa ismaaciil sheegaaya waa runtii ciidanka boliska weeye bal hawaraysto
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 2 жыл бұрын
Plesz tv ga waxn ka codsanynaa iny mujahidkan warysigisa noso badiyaan waa mujahid dhab ah
@IbrahimYusuf-oe8xj
@IbrahimYusuf-oe8xj 2 жыл бұрын
Gaadhiga waxaa lagala baxsadey adeerkay, waxaana lagu xukumay dil. Cali Meecaadna London ayuu joogaa isagoo xanuunsanaya
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
M.a waaka ragii dalka ilaa 1984 kii tiinka nafta u jidhsiiyey maalin ba mid laso helayo halk labdii cornel ee ugu liitayna maanta midna aa uuu aa uu hayo midna leehyay reeerkayga yaan oday u ahay in afwyne lo dayo ayey ahyeed hawda gawrac garaco anigu nin gumayste ah ayan ahay reer baho iidor in laalayo oo dhagta dhig lo daro ayan.hadba isamsan hay waayo wa cadaw garxjis nijaaastu
@Cirguje2
@Cirguje2 2 жыл бұрын
Wixii dirica iyo googoradah loo xidhay ee aan gumaysto baa wax soo qoroya 😅🤣😂🤣😅🤣😂😅🤣😂amisom u yeedho itaal kale ma lihide
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Waan joogay maalintaas Hargeysa
@somaliboyfantastic4835
@somaliboyfantastic4835 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 жыл бұрын
Saabtv waa TV munaafaqada
@zakihussein9147
@zakihussein9147 2 жыл бұрын
Haniyad jabin ismaaciilow waa la helidoonaa wixii lo dagaalamayey insha Allaah
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
40 iyo dhawka nin ee berbera lagu dilay xeebta siyaara ayaa lagu laayay halkaasay yaalaan lafohoodii shaqaalihii dawlada ayay u badnaayeen ragaasi magaalada berbera ayaa lagu ururiyay, 18 nin oo kalena xaafada burcosheekh ayaa lagu lilay
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Dad aan dhibkii lasoo maray ogayn ayaa maanta weer cas xidhan Maanta gobanimo iyo shataf ayaynu kunoolahay
@NAF_KU_JECEL_ADOO_JECEL
@NAF_KU_JECEL_ADOO_JECEL Жыл бұрын
niyow allah ha sharfe lkn mujahidku miyuu yar dawakhsan yahay, oo boqol sheeko ayuu isdhexdhigaya mise anaa qadiraysan lol kun hawlgal buu sheegay mid kaliyo dhamaystirana kama maqlo, lkn waa mujaahid aad iyo aad waxbadan og, ama kaqayb qaatay, allah ha sharfee
@abdi5226
@abdi5226 2 жыл бұрын
Ismaciil cali farlow mujaahid xalaala isgoo Daryeel construction ka shaqya iigu danbeysay
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Well done
@goojacade4325
@goojacade4325 2 жыл бұрын
Shaw laba cali farlaw ayaay snm lahayd mid reer Berbera ah iyo cali sugule (cali farlaw) oo rer burco ah
@Tayasiir
@Tayasiir Жыл бұрын
Kani ma kii Berberaa mise waa Cali sugule? Hhhhhhhh
@dahamusse3251
@dahamusse3251 2 жыл бұрын
Taariikhada waxaa ku hadhay taariikhadii teegRo ileen waxa kasta snm baad ku sheegaysa
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 жыл бұрын
Ninkan uu leeyahay been ayuu sheegayaa ee ibraahim xagar wuxuu 31 maalmood cunayey kolba wixii ilaahay siiyo mar raashin loo keeno ,mar shimbiri sakaaro iyo bakayle u keento. Anigu ninkaas waan daawaday isago live loo wareysanayo. Waxaanay snm qaaday markuu 31 maalmood dooxa iyo dhirta hoosteda ku jirey isago dhaawac ah.
@abdiidba431
@abdiidba431 Жыл бұрын
Kkk
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Beenaale kaadiba oon ilahay ka cabsanayn weeye taarokhdi wlahi xaga kalu kaga yimi labada gaadhi ee labada nin ee dhawaca markay ka tagen ay watena ka garbada gaadhiga ku qaaday ee sababay in laga lugeeyaa isagu ahaa ibrahin xagar 31 cisho marku ku jirey geed ayay kuso noqdeen wuxu ahaa fuley hawlgalada culus loma dhibi jirin gawadhida ragi faraha lagaga gubtay cali abanash ,baashe garabo maxamud wadaad iyo qaar kale oo badan nooc walba wa ay u dhigi jireen ragaasi
@faridyare6253
@faridyare6253 2 жыл бұрын
Sowka sheegaya yuusuf xagar oo ahaa ninkiii dhawac may 😅
@nageyebelieday7158
@nageyebelieday7158 Жыл бұрын
Allaylehe ninkani runbuu sheegay
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
war dadkan aad u cabanaysaa waxay ku habsaameen in ay islaamaha jagooyinka ka qaadaan
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Ax ax wuu ka xumaaday ragii halgamay ee cidlada imika ku gaajoonaya iwm, kulmiyaa xumeeyay halgankii
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 2 жыл бұрын
Mujaahid ismciil cali xassan ( ismciil dheere ) salaam sharaf indr
@faridyare6253
@faridyare6253 2 жыл бұрын
Inuu shinbir wax siinaysay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Hadan isaaq nahey libaaxaydii baa naga dhintey halgankii 99% iloobi mayno oo ku illobi mayno kuwa haada isaq isu diraa awalana isku direy 1994 iyi kuwii aan halkanka ku jirin anigu isaaq baanhaystaaye ee Ciro iyo Faysal ka kow yahiin iney wadankan dumiyan
@mustafemohamed248
@mustafemohamed248 2 жыл бұрын
Snm wxy ahayeen halyeeyo tafiirtodii noqotay doofaaro horaa logu maahmaahay " dab baa danbas dhala " jiilasha mnta somaliland jooga waa wda doqmo nacasyo nasiib bdn qbyld-nacas iyo qudhun ka buuxo wllhi snm kuma abtirsan karaan
@Kayserermiyi
@Kayserermiyi Жыл бұрын
Muxumed qulunbo dhintay bad ogte nga da benta
@mukhtaarmaxamuud5234
@mukhtaarmaxamuud5234 2 жыл бұрын
Ninkaa ayaa runta sheegaya
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Barnaamijka ciwaan usameya si loso raadiyo oo wax xidhiidhsan unoqdo. SNM jaadad Ben by Isugu jirty sida mujaahidkan oo kle oo xaq u dirir aha lkn waxa ku jiray dayday bdn oo dhulka booba sida taariikhdu inna barty. Horta maxaa loo dagaalamay? Illeen waa tan oo horumar iyo caddaalad midna lama haye!
@Cirguje2
@Cirguje2 2 жыл бұрын
Afrika oo dhan baan la hayn cadaalad iyo horumar ninkow
@geesahaye
@geesahaye 2 жыл бұрын
Saab tv su,aal snm ma ree qudha ayay ahayd ileen rer kaliya ayaad waraysataa dadkii kale meeyo mida kale hadad wadanka sidan igusoo halganteen meeday lexejacladii wadanka aad gashateen
@mohamudabdi4582
@mohamudabdi4582 2 жыл бұрын
Waanigi iyo halganki ay wadanka u galeen ayaa keentay in cabsi iyo sas cornelladu ka qaadan dabadeedna dadka u tusaan inay reerkaasu qabsanayan meesha waana ta keentay borobogandada iyo beenta umada lagu waalayo
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Lexjeclo! SNM dhaqdhaqaaq soomaliyeed by ahyd reerna Laguma sunti karo lkn nin waliba reer bu ka dhshy. Wa ta labade mad ku keenty lexjeclo? Illen ragga sida Dalka ugu so halgamay ayn weli loo abaalgudine!
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 2 жыл бұрын
Ninkani ma waraysibu bixinaya mise wuu cabanaya wixiiba cabasho ayu ka dhigay meesha taariikh aya la raba inaad umada dhalinyarada ah uga sheekayse calaacalka inaga daa
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 жыл бұрын
Wali ma Daawan mujaad kan lamida taariikhda wuu dhex ordayaa kolba qayb ayuu uboodayaa nio
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 жыл бұрын
CBA TV ayaa waraystay mujaahidiin badan
@museahmed5147
@museahmed5147 2 жыл бұрын
Mujaahid waad sooshaqaysay ee khayr badan alle hakusiiyo siiyo
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН