jeeri oo baxar galay ruwaayad qosol ah

  Рет қаралды 100,433

hug dheh

hug dheh

7 жыл бұрын

fadlan like saar
subscribe saar ado mahadsan

Пікірлер: 147
@islaqabwaynchenal2456
@islaqabwaynchenal2456 5 жыл бұрын
Jeeri masha alaah ilaahow danbigaaga dhaaf ilaah haduu ku garan siiyey ilaah baa kuu naxriisay towbada ilaahow kaa aqbalo aamiin
@legend-jp5to
@legend-jp5to 4 жыл бұрын
Mu dhintay bro?
@qajo9403
@qajo9403 2 жыл бұрын
@@legend-jp5to maya hargeysa oo ku noolyhy
@xabiiboibraahim871
@xabiiboibraahim871 11 ай бұрын
0jilkjp7ps0
@liihassan4174
@liihassan4174 5 жыл бұрын
Ebid jilaa inta aan arkay waa midkii ugu fiicna wllhi amezing 👏👏
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 5 жыл бұрын
Umaleenmaayo jeeri nin kashactiro badan inuu soo mary soomaalia kadib jeyte allha unaxariiste
@jaabirmohamed4812
@jaabirmohamed4812 2 жыл бұрын
Gormee ayuu dintey
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 2 жыл бұрын
@@jaabirmohamed4812 jeyte wxaa la dilay daba yaaqadii 1990 meeyadii
@AshrafyareBeerta
@AshrafyareBeerta 5 жыл бұрын
Jeeri wlhi Somali dhan hadaa laisku daro wokawada shactiro badiyaaa
@Turan_darow
@Turan_darow 4 жыл бұрын
Lkn jeyte kama shactiro badno
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 4 ай бұрын
Wlh makala dhacaan waa jeeri cumar cisman fuaad Ajakis manku tiriin karaba waa wada legend
@ahmedomer4740
@ahmedomer4740 6 жыл бұрын
Jilaa la mida somali ma jiro ninkan
@yaaserfarjar8071
@yaaserfarjar8071 4 жыл бұрын
Lkn hada halkee uu ka dhacay
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 жыл бұрын
@@yaaserfarjar8071 Hargaysa ayuu joogaa oo deganyahay waliba Xaafada 150KA waana Tabliiq sxb
@faatimalovechelsea228
@faatimalovechelsea228 5 жыл бұрын
hhhh ya dawanayo 2019 like isaar
@apdallaapdi2291
@apdallaapdi2291 5 жыл бұрын
Saalax dhere axmed sadaq yackow iyo jeeri 👏👏👏👏
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Jeeri hargaysu nala joga hada ayu ka qoslinaya hadad ka hadliso
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 жыл бұрын
Jeeri Kugu faanaa hadaan somaali nahay
@ihatepeople9408
@ihatepeople9408 6 жыл бұрын
Shiidna waaba ka dhaarty 🤣🤣 Jeeri Legend wye
@abdirahmanjaceelowchannel5492
@abdirahmanjaceelowchannel5492 4 жыл бұрын
Legend legend dhaafay saalax dheere iyo jeeri iyo yackoo ded waaween
@taynai4921
@taynai4921 5 жыл бұрын
I love ❤️ watching Somali films their the best
@abdalamaxamed5996
@abdalamaxamed5996 4 жыл бұрын
Mofalous
@abdirazakaliibrahim6155
@abdirazakaliibrahim6155 5 жыл бұрын
This guy is very talented God gifted
@Two_pac_shakur_63
@Two_pac_shakur_63 5 жыл бұрын
Alisha Antonia Zabat Kulahaa Jeeri Funny Waaye Legend
@captanbee9377
@captanbee9377 3 жыл бұрын
Sanado Majoogin majiiifsan gurigeyga😂😂😂✌🏾✌🏾
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 жыл бұрын
Yackoo kasbeys ninka garanka wata wleee taariiq waaye😀😀😀😀😀
@abduweliibrahimmuudey7718
@abduweliibrahimmuudey7718 6 жыл бұрын
Jilaa igarey waa kanaa sxb guuleyso
@user-ng5lh1oh8x
@user-ng5lh1oh8x 2 ай бұрын
Kkk alla hareeri shactiro m..
@abulwagacusub5481
@abulwagacusub5481 4 жыл бұрын
Caa 😂😂😂😂kulahaa jeeri caadi mahan🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌👍👍👍👀👌👀👍
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 4 жыл бұрын
still watching 2020 jeeri one of the best
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
Lagend jeeri allah kuxafido inbadan wa iga qoslise
@garjaw7
@garjaw7 4 жыл бұрын
Aragtida koowaad haddii aan la iska heleynin tan 10aad maa liska helaa kulaha..
@omarionxb2967
@omarionxb2967 5 жыл бұрын
Jeeri caml mana so maraayo ❤
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 6 жыл бұрын
jeeri caadi maaha maasha allaaah HHHHHHHHHHHHH
@aadiimuhammad2462
@aadiimuhammad2462 5 жыл бұрын
Kee waa kaas!, kee waa kaas!.😂😂
@yufamoha779
@yufamoha779 4 жыл бұрын
Kee waay kaas ileyn jeeri laga soo koobiyeyey kkkkkkkk
@Daacad143-e5w
@Daacad143-e5w 5 жыл бұрын
💖💞💓Wllhi jeeri cml nin lamida inu jiro uma maleynayo fikir ba idilay waqti kasta kulahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Jeeri wlh waa fani
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 6 жыл бұрын
Kkkk jeeri masha allh
@riizechannel5619
@riizechannel5619 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh gacanta xabad an ugadhufto dhìgan an kacabo dhiigla'ana ii haysa kulaha 😂😂😂😂😂
@guuleedsimbawalalkiis6716
@guuleedsimbawalalkiis6716 4 жыл бұрын
Legend jeekeey
@islaqabwaynchenal2456
@islaqabwaynchenal2456 5 жыл бұрын
Wlhi kuwaan mooryaan tii hore isoo xasuusiyeen hhhhhh waayo waayo
@ismaaciilmuusemuhumed1162
@ismaaciilmuusemuhumed1162 5 жыл бұрын
Adeeer adeeer kuwaan iga celi
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 6 жыл бұрын
Jeeri rageedii shactiro
@farduusmumin4320
@farduusmumin4320 6 жыл бұрын
kkkkkk caadi ma ahan jeeri
@abdulahimohamud7361
@abdulahimohamud7361 6 жыл бұрын
Hjhhh jeeri caadi mahan
@wiilkariyadapogbasanchez245
@wiilkariyadapogbasanchez245 6 жыл бұрын
jeeri jeceel iga dheh hhhhhhhhhh waa nin dadka dhan ka raaye
@abdulwelijohnny2023
@abdulwelijohnny2023 5 жыл бұрын
my best jila
@abdirashidmursal8586
@abdirashidmursal8586 6 жыл бұрын
Anisha gabarladhahaayo aa meeshan dagan idhahday jeeri anaaba soonoqeneenin
@cabdinaasirmaxamed4452
@cabdinaasirmaxamed4452 2 жыл бұрын
Jeeri masha alaah
@kingmahad237
@kingmahad237 4 жыл бұрын
2pac fananatisa
@wallbaastwbaastow7324
@wallbaastwbaastow7324 Жыл бұрын
Hortiinaa kaheleysiin
@wallbaastwbaastow7324
@wallbaastwbaastow7324 Жыл бұрын
2023
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 жыл бұрын
Abaahey ayaa igu dhahay Japan ayaan kaga furayaa warshad aad ku gariso dooli kkkkkkkk jeeri walaahi nin culus ayuu ahaa ,
@sumayaahmed6700
@sumayaahmed6700 5 жыл бұрын
I love you jeeri
@kingamiin5392
@kingamiin5392 5 жыл бұрын
Hhhh cdi ma ahan jeeri plhi
@mohamedjamaabdullahi8303
@mohamedjamaabdullahi8303 5 жыл бұрын
yackoo caato ayuu ahaa
@kuulkaxuseen4633
@kuulkaxuseen4633 5 жыл бұрын
war ma ila aragty caato
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 6 жыл бұрын
Fikir fikir baa idilay wakhti kasta hhh iyadaa iii taqaana ddhe hhh
@arahiimxashidholodholo8258
@arahiimxashidholodholo8258 5 жыл бұрын
Sxb jeeriyow markat katagtay making films Filimada dhan waa nacay sxb
@ashaamudashaa8901
@ashaamudashaa8901 6 жыл бұрын
Ashaamud
@mahdilove7736
@mahdilove7736 4 жыл бұрын
Hadalkiisa ka helaa
@CooofTalha
@CooofTalha 5 жыл бұрын
naag baqaarley u ektahy kulaha oo habarted dubai hahhaha
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 жыл бұрын
Hhhhhh jeeri respect
@yufamoha779
@yufamoha779 4 жыл бұрын
Dibile bal wado wadada u qabsatay😂😂😂😂😂😂
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 5 жыл бұрын
Jeeri was the funniest guy. Xaguu kudanbeyay..? Xataa wax waraysanaya ma'arag
@cuuudka12
@cuuudka12 5 жыл бұрын
Tabliiq ayu noqday hargeisu ku nolyahay hada
@maxamedclaahi1098
@maxamedclaahi1098 4 жыл бұрын
Xaguj ku danbeeyaa
@islaqabwaynchenal2456
@islaqabwaynchenal2456 5 жыл бұрын
Dsdkii hore murti iyo u jeedo la haayeen ee kuwaan hada jooga anshax xumo ayey la yimaadeen
@mohamedabdimohamed3026
@mohamedabdimohamed3026 5 жыл бұрын
ZO FUNNY 😂😂😂😂😂🤣🤣
@og2me
@og2me 5 жыл бұрын
Beerkee ka tumeen maahee xabadkee ka xanshiri yeen
@sumayaahmed6700
@sumayaahmed6700 5 жыл бұрын
Kii dhega dheerka isoo bursanaayi yacooo hhhhhhh
@alinoorahmednajji
@alinoorahmednajji 5 жыл бұрын
Oo qadraada codmacana quruxdarna
@cabdiqadaraxmedwasuge9261
@cabdiqadaraxmedwasuge9261 6 жыл бұрын
kk
@kingkamal5455
@kingkamal5455 5 жыл бұрын
Jeeri intee ku danbeeyey Horta
@careysxasan4160
@careysxasan4160 5 жыл бұрын
Americuu kaimady dheh kulahaaa hhhh
@cilmiyoibraahim945
@cilmiyoibraahim945 2 жыл бұрын
Magaceed riwayadaan
@nanaraage2331
@nanaraage2331 6 жыл бұрын
Warshad doliyal hhhh
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Runti maykala dhacayn ragani waa jeeri cumar cisman qoordhere fu aad ajakes
@hanadmire3077
@hanadmire3077 6 жыл бұрын
Hhhhh ameerika ka imaaday adigaa wada isku furay
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 4 ай бұрын
Kkkkk ya,arag tida kowad hadan layska helin aragtida 10 tobnaad malayska helila
@sanaahmed5734
@sanaahmed5734 6 жыл бұрын
😂😂😂 aragtida koowaad hadii liska helin aragtida 10aad maa liska helaa kulahaa
@mohamedhassan1933
@mohamedhassan1933 2 жыл бұрын
Yackoo Daruuf wuu soo maray
@barakaat728
@barakaat728 6 жыл бұрын
Musikada ugu danbeeso hesta magaceeda yaa yaqaan
@abiyow10
@abiyow10 5 жыл бұрын
Hees raadis le ma ahayd
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/nHnKp31septrkKM
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 4 жыл бұрын
wataas heestii
@mahdiyoungpubg7323
@mahdiyoungpubg7323 5 жыл бұрын
Ar yackoo kasbeys aan arkay midka irida fur dhahaayo hhhh Waa la yaryahay
@kuulkaxuseen4633
@kuulkaxuseen4633 5 жыл бұрын
war ninka lafihi hore waaye al faggi
@mascuudfowsi9175
@mascuudfowsi9175 6 жыл бұрын
Kkkkkkk
@zeekooxuseeinxasan3899
@zeekooxuseeinxasan3899 6 жыл бұрын
kkkkkkkk
@dadirhero24
@dadirhero24 10 ай бұрын
yackoo see camal
@abdulwelijohnny2023
@abdulwelijohnny2023 5 жыл бұрын
jeeri kkkkkk
@ismaciilamadichannel6884
@ismaciilamadichannel6884 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Ilkacazze
@Ilkacazze 4 жыл бұрын
Aragtida 29 myaa la iska helaa
@filimohindiafsoomaliah255
@filimohindiafsoomaliah255 5 жыл бұрын
jeeri meshuu kudanbeyey nososheega
@daaciilalaah943
@daaciilalaah943 5 жыл бұрын
tabliiq
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 4 жыл бұрын
Muno maxumo manay u egthy oooo habarted Dubai jirto kulahaaa ar jeeriyaa hadalka mabalaradinoyo afku isk saranyhy
@7TH-JUNE
@7TH-JUNE 2 жыл бұрын
Jeeri fanaan lamid ah ma arkin. laakin intoo kabaxay.
@ahmedkhayrjecel7277
@ahmedkhayrjecel7277 Жыл бұрын
Hargaysa ayoow joogaa
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 5 жыл бұрын
😁😁😁😁😁🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@adelsaeed1729
@adelsaeed1729 6 жыл бұрын
Goormee Waaye Filim.Kaan Tax.124.Gaduud Asocodo
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 6 жыл бұрын
Adel Saeed meelahaa 1996 kii
@abdullahiadan7109
@abdullahiadan7109 6 жыл бұрын
Somali mohamed sual ayan idhin wedinoya idhinko mahadsan jeeri xagee udanbesay
@alkhaliijiindho6379
@alkhaliijiindho6379 6 жыл бұрын
abdullahi adan jeeri hargesa ayuu harqaanle kafurtay waa sheekh imika wuu iskadaayay aglaanta
@safiyakhadar6054
@safiyakhadar6054 6 жыл бұрын
abdullahi adan waa ninkayga anuu iqaba
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 жыл бұрын
abdullahi adan tabliiq ayuu noqday culimo tabliiqa oo bakistaaniyaan ah ayuu ugu turjumaa umada
@sanaahmed5734
@sanaahmed5734 6 жыл бұрын
hargeysa ayu joga
@hamzamohamedhamziinho3166
@hamzamohamedhamziinho3166 6 жыл бұрын
alisha ba marawo wan baxa laga kenay
@adelsaeed1729
@adelsaeed1729 6 жыл бұрын
Shukansigaan.Khtr Gabadha Xitaa Khatar Waaye Ma Ahan Kuwoo Hadda Jiraan Hadalka Dhan Wax Laga Bilaawaa Xlda10 Mar Cml Kusoo CelCelinayaan.Kkkkk
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 6 жыл бұрын
Adel Saeed 😂😂😂😂😂 Nagu qaado noh
@tuumaabdinoormursal8132
@tuumaabdinoormursal8132 5 жыл бұрын
Jeery into ka baxay asiga
@nadraqaali7283
@nadraqaali7283 4 жыл бұрын
Hargesa ayuu jogaa
@hanicadey6947
@hanicadey6947 5 жыл бұрын
Jeeri hda intu ku dambeeyaa
@cabdimaxin9798
@cabdimaxin9798 5 жыл бұрын
Hargeesa ayu jooga hada
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Jeeri : actor ka qosol badan majiro cumar Osman Maye : actor ka cod macaan majiro Qooor : Actor ka Romantic san majiro xaga Jacaylka
@hanicadey6947
@hanicadey6947 5 жыл бұрын
Jeeri salax dhere iyo yackoo wn gartay kuwa kle iyo gabadha atarishada ishega
@realwaryawarya2126
@realwaryawarya2126 4 жыл бұрын
Hani qurxy fuaad ciraaq ajakis jaajuumow iyo nimco
@sumayaahmed6700
@sumayaahmed6700 5 жыл бұрын
Aisha antoni saabat magac aan weli gey ma maqlin hhhhh
@caskamedia3201
@caskamedia3201 4 жыл бұрын
Waar ninkan waa taageeri jiray xaguu ku danbayey
@apdallaapdi2291
@apdallaapdi2291 5 жыл бұрын
Xamar weyne ahan jirtay iyo hada side noqotay
@aidanor6812
@aidanor6812 5 жыл бұрын
Halkaan xamar weyne maahan
@mahamedabdi2208
@mahamedabdi2208 5 жыл бұрын
fadlan yaa OG meezha uu JEERI ku dambeeyay?
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 4 жыл бұрын
shiikh bu noqday wuu toobad keenay
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 4 жыл бұрын
*Nin-kan isagoo khamiis xidhan baan maalin walba ku arkaa dawaarka al xaramayn ee hargeisa*
@nadraqaali7283
@nadraqaali7283 4 жыл бұрын
Haa hargesa muu jogaa
@mohamedyusuf6014
@mohamedyusuf6014 6 жыл бұрын
Ninka dhuuban ee garanka madoow wata abdirisak yackoo miyaa
@undoking614
@undoking614 6 жыл бұрын
mohamed yusuf haa wa isaga pro
@amancjcofficial8342
@amancjcofficial8342 5 жыл бұрын
Axmed sadaq yackoo dheh
@abiyow10
@abiyow10 5 жыл бұрын
Axmed sadaq yackoo la dhaha bro
@mustafe3456
@mustafe3456 5 жыл бұрын
hhhh jeri wax kashactiro badn ma arkin ku aaway hada asi
@omarismail1123
@omarismail1123 4 жыл бұрын
Tabliiq noqday wu iska daaye filimada
@yasinnasir8642
@yasinnasir8642 5 жыл бұрын
Iidaadi ilka ayaa loo sameeyay
@fadimohashi771
@fadimohashi771 6 жыл бұрын
horta jeeri intuu ku danbeeyey
@saciidsaacid1199
@saciidsaacid1199 6 жыл бұрын
Fadimo Hashi
@barkhadabdijama2266
@barkhadabdijama2266 6 жыл бұрын
Fadimo Hashi hargeisa ayuu tailor ama dawaar ladhaho xaramayn ku haystaaaa Abbaayo
@najuuqueen1016
@najuuqueen1016 6 жыл бұрын
barkhad abdirizak jama waa ladilay mxaa lodhahay wllo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
barkhad abdirizak jama war beenta daa ninkan anaa arkay asagoo TABLIIQ WAYN ah
@ahmedyusuf7721
@ahmedyusuf7721 6 жыл бұрын
Wa runtus wilka Tabliq ayu ku biray shikh weyn ayu noqday mnsha allh
Qosolka Aduunka Best Of Legend JEERI
11:12
Maphio Poi officiall
Рет қаралды 37 М.
Jeeri iyo Qoordhere maxa kala qabsaday qosol adaa bogidoono (Q2aad Maan_Uroon)
7:41
Rafiiq almacruuf channel
Рет қаралды 54 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
WAXAA GURIGIISA NAGU CASUUMAY JEERI AAD IGA CODSATEEN
22:57
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 54 М.
AJAKIS IYO JEERI MAXAA KALA HAASTO QOSOL BADANAA
19:19
STUDIO SAHIBAAN
Рет қаралды 229 М.
ADUUNYO WAA LABA 🌍💯...ABWAAN LAMA 2021
4:32
BALIQ MEDIA
Рет қаралды 16 М.
ISHQI _PART 3 LAST PART SOMALIA MOVIE
37:14
Somaliwood
Рет қаралды 4,2 М.
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
MADADAALO TV
Рет қаралды 962 М.
Noo balami (Somali Short Film) Ajakis
28:53
somalia24tv
Рет қаралды 472 М.
AJAKIS IYO JEERI  QOSOL ADUUNKA
12:09
STUDIO SAHIBAAN
Рет қаралды 66 М.
DAAWO FILIM CUSUB : JAHWAREER Part 1
16:36
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 843 М.
Amadi oo Tuug ah
9:42
Dj Neymar Shiqiri
Рет қаралды 273 М.
Labo Daran Mid Dooro - Qeybta 1aad
9:44
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 934 М.
Dại gái thật tê tái || Beautiful angel and stupid thief #shorts
0:23
Cat took the money 😂 #cat #cats #viral
0:11
COSEFNASTYA SHORTS
Рет қаралды 20 МЛН
у Петрова сын родился
0:53
RusRoflTime
Рет қаралды 3,9 МЛН
天使霸气打小丑女。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4,2 МЛН