Hurbad HardTalk - Jaamacad Waa Waqti Dhumis - AfSomali

  Рет қаралды 25,136

Hurbad Institute of Technology

Hurbad Institute of Technology

Күн бұрын

Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
Libaax ama Libaaxad hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberadaan
============================================================
Maxamed Isxaaq
+44 7970 551162
Abdirizak Hersi
+44 73 764 27517
Mogadishu
+252 615 070 785
============================================================
CONNECT WITH US ONLINE
Facebook Link: / hurbad
Twitter Link: / hurbadit
Instagram Link: / hurbad
LinkedIn: / abdirizak-hersi
LinkedIn: / hurbad

Пікірлер: 151
@axmadsamantar1150
@axmadsamantar1150 Жыл бұрын
Macalin c/risaq xirsi mahadsanid xaqiiq dad ka hadashay runtii jamacadaha laguma barto IT practical lkn 😂waxa lagu barata IT qoral ah Sida aynu og nahayna IT waa practical anigu ka shaqsi an waxan jamacada ka barta IT xaqiqdii karan mayo wax an bartay sabab too ah 4sano ku dhowad baa slides lagu daldalayey xabadna kama hayo mantay sadex bilood oo an badanaayey Debloma webdeveloment ee an kabaranayey Hurbad baa 100 iga faa ido badan 4sano ee jamacada hada waxan leyahay Xirfad an ku xamalan karo xaqiiq dii IT ku waa Xirfad Xirfadna laguma barto Jamacad ee waxa lagu bartaa self study ama qofku in uu iskiis wax isku baro marka qofkii raba in uu barto IT waxan kula talin laha in uu iskis wax isky baro oo kabarto meelaha E_lean ka ah sida Hurbad iyo meelaha lamid ka ah sigaar ah waxan kula talin laha hurbad sabab too ah Hurbad waa meel dhankasta uga hagarbaxday Ardayda soomaliyed marka sas darteed kusoo bir madasha hurbad saad unoqoto engnnerka birito uguna shaqaysato Xirfad lahubo oo la baraxtiray Mahadsanid dhamantin
@abdi3349
@abdi3349 Жыл бұрын
Walhi waa xaqiiiqo sxp wan kula hayaa
@abdirahmaanmohamedabdi5384
@abdirahmaanmohamedabdi5384 Жыл бұрын
Ani markaa arkay in eey meesha Wax kasoo soconin part time ubadashtay xiliga exam Ka lee aadaa markaa rabo lacagta waa dhiipaa markaa rabo waacunaa
@mohamedabdi-mi8tu
@mohamedabdi-mi8tu Жыл бұрын
@@abdirahmaanmohamedabdi5384 😂😂
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
@@abdirahmaanmohamedabdi5384 waa sida saxda ah ee jaamacadaha dalka loola dhaqmo hhhhhhhh
@meeymadiaz9651
@meeymadiaz9651 Жыл бұрын
@@kawakawa4726 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khalettyre
@khalettyre Жыл бұрын
4 Sano waxaan baran waayay Ayaan Hurbad 2 bilood Gudohood kaga Bartay❤
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 Жыл бұрын
Taaso ah
@c_m_c3800
@c_m_c3800 Жыл бұрын
Been maha
@suhaybnasir-l8n
@suhaybnasir-l8n Жыл бұрын
maxaad ka qaadaty sxp
@AbdihamiidMahamuud-qv2yy
@AbdihamiidMahamuud-qv2yy Жыл бұрын
Sxp inaan jaamacad galo computer science ah rabaa kawaran sxp qof aan waydiiyay oo ku dhahay hurbad jaamacad malooga maarma lkin wyxuu I dhahay hurbad waa 100/25 inta lagu Barto jaamacada
@moamiin1101
@moamiin1101 Жыл бұрын
Waxaan ahay web-application developer and network engineer cilmigaan kama baran jaamacad waxaana dhigtaa semester kii uku danbeeyay galaska aan dhigto majiro qof hal xirfad yaqaana network engineer inaan noqdana waxaa sabab u ahayd hurbad mahad sanidiin waxaad mudan tihiin billadda billadaha uku qaalisan mahad sanidiin🙌🙌🙌
@DulmidiidOfficial
@DulmidiidOfficial Жыл бұрын
Arbeenbadanaa Kan walaala yaalow hadda jaamacadaha kuwareer sanahay ee adinkana hanasii wareerinina yaaqaay sxb☹️🙏🙏🙏
@hassanmuse3930
@hassanmuse3930 Жыл бұрын
Qofkii ku dhaho jamacad wax laguma barto been buu sheegay. Haa xirfad sax ah kuma barayaan lkn waxee kuu bilaabayan kuna tusaayan xirfado kala duwan adigaana laga rapaa inaa doorato mid kuna toosto. Mideda kale jamacada waxee kusinaysaa aqoonsi dhab ah taas oo tusaysa bulshada inaad waxa aad ka hadleyao aqoon buuxdo u ledahay una so dhabar adeegtay barashadeda.
@jimcaalehassan4834
@jimcaalehassan4834 Жыл бұрын
Makaa Dhabbaa wll
@xasanmaxamed6062
@xasanmaxamed6062 Жыл бұрын
​@@hassanmuse3930 i
@90media44
@90media44 Жыл бұрын
​@@salmanab6668 sxb suuq geynta uu machadkiisa suuq geynayo marki laga soo tago jaamacaddu inay wakhti lumis tahay muran kama taagna
@mustafemanka8806
@mustafemanka8806 2 ай бұрын
Hamigayg waa in aan hurbad kafaa idaysto taasi waa go ankayga mahadsanid hurbad❤
@wakeupreality145
@wakeupreality145 Жыл бұрын
Maanta wakhtigan la joogo xirfad in aad baratid ayaa ka muhiimsan in aad kartoon shahaado ah aad 4 sano sugtid.
@bashiirqooje825
@bashiirqooje825 Жыл бұрын
Xaqiiqatan runtii aad inoo sheegi jirtay baad caawa noo sheegtaty, ilaahay haku xifdiyo, anaga hanaga yeelo kuwii ka faaidaysta cilmiga hurbad yaala, ustaad cabdirisaaq
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 Жыл бұрын
Wa xaqiiqo jirta IT wa practical aniga hada course aan hurbad kabartay aad ayey iisaaciday oo excel aheyd wana ku shaqeya maanta
@abdirizakmohomed1535
@abdirizakmohomed1535 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi Alxiiqah waad aseebtay 4 sano anigaa jamacada fadhiyey Hal xirdad kama baran lacag iyo wakhti baa iga dhubay 4 sano Adduun iyo AAkhiro waan khasaaray jamacada Hadaan Dhamaynayaa wax is Bedel ah ma jiraan dib udhac mooyee 4 Sano ah waxaan ka hadlayaa faculty ict ahaa . Hada waxaan u xamdinayaa in Alle iga dhameeyo inta yar iiga hartay bishaan .
@mahadwaddani3936
@mahadwaddani3936 Жыл бұрын
Abaal ban idiin hayaa Hurbad Team
@donzaki39
@donzaki39 Жыл бұрын
Ustaad halkee ka bartaa
@XuseenMuuse-i5t
@XuseenMuuse-i5t 10 ай бұрын
Saxweeye Walaahi taas Dad badan Ayaa dhahaayo jaamacad banka soobaxay IT bartay kudhahaayaaan sida loo isticmaalo xitaa mayaqaanaan kaliya waxey Aminsanyihiin Hadaad jaamacad ka sobixin walidkooda saas ayey Aminsanyihiin
@somalia5019
@somalia5019 Жыл бұрын
New subscribed from nugaal Somaliya
@Englishmadefunn
@Englishmadefunn Жыл бұрын
illhybaa runta jecele sideen uga dhaadhcinaa waalidka jamacd ma gelayo online ban wax ka barnaya makula soo hadashiiyaa ustaad aad wax ka dhaadhiciside
@jaakaomar
@jaakaomar Жыл бұрын
waa xaqiiq taas
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
Hadda ayaan celin jibaynaa waxaanu difaacanaynaa buugii iyo barojagiiba jaamacada togdheer waxaan bartay ma jiraan marka laga reebo wixii aan isbaray sida madaxbanaan Wareer wallahay
@mahadafricachannel2734
@mahadafricachannel2734 Жыл бұрын
Really Ustaad qofka hadu doonayo inuu wax barto isaga haka go'naado Simple waaba intaad warko dhan waxbarashada Hagar la'anta ah aad dadka bareysaana halkaas kasii wada WBTQ
@HasoDhexgelin-nw2eq
@HasoDhexgelin-nw2eq Жыл бұрын
Qeyr Alle hakugu abaalmariyo wll..
@ahmednorabdi7677
@ahmednorabdi7677 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad Abdirizaq Hersi.
@xamzacarab5169
@xamzacarab5169 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cilmi dhabta ku salaysan baad hurbad ku haysaan masha Allah cilmiga Allah ha idiin barakeeyo
@abdullahiibnuyasin568
@abdullahiibnuyasin568 Жыл бұрын
Xaqiiqda ayaad ka hadashay Ustaad
@MO-kh5vf
@MO-kh5vf Жыл бұрын
Great news 👏 👍 🙌
@Theroadofsuccess143
@Theroadofsuccess143 Жыл бұрын
Fikradaada aa ka hadashay ee qofka wixii buuga looka dhigo maskaxduu ka sawiranaa steps iyo wax walbo meeshuu ugu Qoran yhy practical xillikayd ayuu suubinaa uusne ku cesh ceshanayaa
@abdillahihassan2650
@abdillahihassan2650 Жыл бұрын
Masha allah runti ad iyo ad AYan ugu qaancay really
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 Жыл бұрын
Sanadkaan Hurbad wax ka dhigtay ayaa nolosha intaan soo noola wax aan ku baran ayaan ku bartay, Waxbarasho Update ah iyo Af kaaga hooyo si wacan wax laguugu baraayo.
@MohamedHassan-kx1hs
@MohamedHassan-kx1hs Жыл бұрын
Anagaa Lanukuyiri Beenta Maahan Walhiya
@saabiriincali8840
@saabiriincali8840 Жыл бұрын
It waa rabaa MOGADISHO joogaa xagee kaalaa soo xariiraa
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Good topic teacher
@techwizissa7247
@techwizissa7247 Жыл бұрын
Great information, God bless Hurbad 😎
@axmeddhaaye1510
@axmeddhaaye1510 Жыл бұрын
haw wadenada hurbad ilahaw haydilin ani oo abaal marin amiin
@CabdullahiQowsaarQowsaar-jg3ei
@CabdullahiQowsaarQowsaar-jg3ei Жыл бұрын
I keep going brother ❤
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Жыл бұрын
Business and economic ma dhigtaan
@abdallehjr
@abdallehjr Жыл бұрын
wa xaqiiq arintaas moalim
@khadramashallahmabroukaden2954
@khadramashallahmabroukaden2954 Жыл бұрын
ManshAllah jzkhaire good advice I agree with you universities just debts.
@seynabcali4205
@seynabcali4205 Жыл бұрын
Asc waxa aad sheegee waa waxjira Laakiin ilmaha saa loofahansiiyaa anigu Waxaan ahay waalid ilmaha waxa aan usheegaa qayaanada gumeystaha iyo jaamacadoodaba iney iskaga tagaan oo ey ilaahey risqi udoontaan mase ogala waa ilmo rajiistaran
@calasow8893
@calasow8893 Жыл бұрын
M.a hurbad
@abdillaahi0104
@abdillaahi0104 Жыл бұрын
Ustaad wllhy waa xaqiiq taasi maanta cid jaamacad IT kubarata waa been ama college ka dhigo ama meeshaad dooonto. Weeye....
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@jazerabdi9316
@jazerabdi9316 Жыл бұрын
Allaha khayr ha idin siiyo
@abdallaaxmed3059
@abdallaaxmed3059 Жыл бұрын
Hadda waxa aan usocday jaamacada si aan u barto It
@abdiazizkaabehassan6397
@abdiazizkaabehassan6397 Жыл бұрын
nio xagee kala soo xariirikaraa sir pleas
@abdirizak1025
@abdirizak1025 Жыл бұрын
sanadkii 3aad baan jamcada marayaa IT baan dhigtaa wax wayn oo aan ka faa iday malaha dhaman waxyabaha aan bartay anaa bananka ka bartay sida hurbad qof walba oo raba in uu barto IT waxaa ku dhahaa machad aad ama online ka baro
@supplier892
@supplier892 Жыл бұрын
Wlhi waa runtii ninkan sxb.
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Жыл бұрын
Libax runtaa waye sxb wlhi
@CabdiraxmaanMuuse-z6t
@CabdiraxmaanMuuse-z6t Жыл бұрын
anika hada waxan dhigta jamacad lkn waqtikeyga masiyo oo ma ado waxan ada mel an skills kubarto farsamada laptoyada alxd manta intas way iga badantahy sas ay thyna hada waxan bilabay coursoyin an nafteda wax ku barayo wana ku dhex jira lkn intas jamacad kama helayi oo manta waxan isleyahay macalimint jamacad wax aqon ah kuma dhera hada i.a waxan ubadalanaya part time inta kale skills an baraty ayan ku shaqeysana i,a
@mahadhassan2894
@mahadhassan2894 Жыл бұрын
Wlhi beentaa maaha waa runtaa jaamacd magac baa yaal cilmi ma yaal
@SalahfarahAden
@SalahfarahAden Жыл бұрын
Asc sideen uuu baran karaa it wll
@abdikhaliqfaysal7153
@abdikhaliqfaysal7153 Жыл бұрын
Wlhi idinka wakhti lumisa
@hassanrayan3921
@hassanrayan3921 Жыл бұрын
HURBAD WALI WAX MIYA KA BARATAAY INTAA DHARAAN ADIGU @ABDIKHALIQ MAGAAC WANAGSAANA WAD WADADAA EE ? ANIGA JAMMACAD SO BARTAAY 3 SAANO HURBADNA WAX KA BARTAA O 35 SAAN JIRAA MARKA ANIGA I WAYDII UNIVERSITY WA WASTE OF TIME
@abdirizack3275
@abdirizack3275 Жыл бұрын
Thanks we really appreciate the handwork you teachers doing for Somalis but we request that those courses in diploma also we need it to appear outside there is courses you specified please do for us we want to learn what they are learning
@abdirizack3275
@abdirizack3275 Жыл бұрын
Specialised
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
@@abdirizack3275 Afsomali kusoo qor
@suhaybfaysal
@suhaybfaysal Жыл бұрын
USTAD C/RISAQ
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Anuu taas mar horaan ogaaday hhh Laandgeere horay u socda from Bosaso
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 Жыл бұрын
Runta wlhi jamacada 😢😂 3sano dhigta ila iyo hadda waxan barty garan maayo lkn xoga ba dhismay 😊
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Жыл бұрын
@@Elyashagi 🤣🤣
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 Жыл бұрын
walal weli jaanis waad heysataa ee facultiga aad baraneyso asagoo E-Learning ah raadso ee oo Self Education ahaan u baro
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 Жыл бұрын
​@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582sax lkn jamacada wax waa lagu barta waa dhisme lkn 7 subject 1sano bismalahi hindia 3 maado lee qataan marka Ani networking ba xirfadeyda aheyd
@mohadahirmd308
@mohadahirmd308 Жыл бұрын
Ok idinka shahaado noo sameeyay
@salahahmed6526
@salahahmed6526 Жыл бұрын
Xaqiiq weeye taasi aniga markhaati ku furay ardayda jaamacadaha somalida wax ka dhigatana wayla arkeen. Waxaan ahay arday 4 sano jaamacad ka dhigtay ICT waxaan dhigtay 46 Course 4ta sano Courseska ICT la xidhidha an dhigtay 15 Course ma dhama waxa kalaba waxay ahayeen Courses kale Physics Maths Tarbiyad English Project management Management Financial accounting Sidaasun u wad dee. War waanu yaabanahay
@pss_crs
@pss_crs Жыл бұрын
salah wll Anaa xaqiiq kuu sheegaya marka laga yimaado tarbiyada oo muhim ah qudheedu laakiin courses kale dhamaan aad bay Muhiim ugu yihiin xirfadaada shaqo ee bari, programming, networking ama wixii kale aad baranaso waxaa khasab ah in aad hal abuur leedahay barashada sida technology loo isticmaalo kuma noqonaysid hal abuur
@amiraadanhaybe5777
@amiraadanhaybe5777 Жыл бұрын
Socail work miyaad bixisaan teacher
@samakaabpro6237
@samakaabpro6237 Жыл бұрын
Waa runtaa macalimu
@enghassanchannel3951
@enghassanchannel3951 Жыл бұрын
Taas Waa sax
@apdifatahdifo3231
@apdifatahdifo3231 Жыл бұрын
waaa runta aniga amoud ayan software engineering ka bartay sanagkan gudihisa wan dhameeyay wax an faaido ka hayo ma jirro.
@usaamaahmed106
@usaamaahmed106 Жыл бұрын
Ustad Midas been ma'ahan dad badan
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Жыл бұрын
macalin mahadsanid abaal wayn ayaan u hayaa team Hurbad ilaahay ha idin xifdiyo aduun iyo aakhiraba.
@abdifarit209
@abdifarit209 Жыл бұрын
Koorsooyin bilaash ah ma jiraan ustaad oo Hurbad ay bixiso?
@Ugaska-j2w
@Ugaska-j2w Жыл бұрын
Wlhi aniga wan kugu racsanahay waxad shegosid waa runta
@soomaaliyuun603
@soomaaliyuun603 Жыл бұрын
Absolutely true
@isahaqmohamamed4693
@isahaqmohamamed4693 Жыл бұрын
Asc xagee laydin kalaso xiriraa mahadsanid
@SalmaXasan-rz5tw
@SalmaXasan-rz5tw Жыл бұрын
Waa xaqiiq wlhi
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Ustaaad xaqiqdad iftiimisay
@sooyaalka326
@sooyaalka326 Жыл бұрын
Wllhi web desing f3 ku soo qaatay halna kama fahmin
@cabdallaalphinho8351
@cabdallaalphinho8351 Жыл бұрын
Xqiiqdaa ka hadashy wlhi 2sano aa jaamacad IT ku fiican oo dalka ah dhigtaa waxna kama fahmo
@zakariaabdullahi5166
@zakariaabdullahi5166 Жыл бұрын
Hurbad waan umahad celinayaa waxbadan ayaan kabartay.
@hassanatoshe4084
@hassanatoshe4084 Жыл бұрын
Kkkk waxaan ku qoslay runta!!!!
@najmojamac
@najmojamac Жыл бұрын
Macqul😮
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 Жыл бұрын
Nio yarkaan hadda igu horayso haddi aan fiiriyey video lists waxbadan kama fahmin sida uu waxbaro. Dadka comment gana waa amaanayan i don't know why? Midda udambayso arinkaan jamacaddaha dhibka ay dadka kuhayaan waan kuraacsanahy 💯 waayo aniga ayey hadda ihaysata wlhi , waana waxa aan aad ogashalaayo 5 years inay iiga dhuntay inkasto Qadar Alle tahay.
@najiibhappy6130
@najiibhappy6130 Жыл бұрын
Xaqiiqda marka aan ka hadlo jaamacadda uma tago inaa aqoon kala imaado ee jaamacada waxaa u tagaa inaa shahaadada kaliya ka soo qaato aqoonteyda inta aan haysto inta hadda aan baranooyo waxaa ka bartay kana bartaa online-ka
@mohamudgedi2245
@mohamudgedi2245 Жыл бұрын
Computer nocee kuhaboon sida processing, speed and e.t.c
@usaamaahmed106
@usaamaahmed106 Жыл бұрын
Ayan arkay
@digitalbuugle
@digitalbuugle Жыл бұрын
Wan kula qabaa fikirkan waa run jaamacadaha dalku waa daash lagu nasto maalmahan 😂😂😂
@CabdibkarinCabdilahi-ru9mp
@CabdibkarinCabdilahi-ru9mp Жыл бұрын
Sax waye
@abdulahialinor4172
@abdulahialinor4172 Жыл бұрын
wlhi been maaha 4jamacadood oo nairobi ku yaala ba tagay (nairobi university,MkU,KCI iyo kenyatta unuversity) hal mid oo cyber security full ah bixisa wan waayay
@Ahmedii171
@Ahmedii171 Жыл бұрын
Walle beentaada ma ahan MKU iyo KCL anigaa hortaada uga soo waayey
@Ahmedii171
@Ahmedii171 Жыл бұрын
Walle beentaada ma ahan MKU iyo KCL anigaa hortaada uga soo waayey
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 Жыл бұрын
jaamacad waxaa ka wanaagsan qofku inuu wax is baro waa sax wanan aaminsanahay ta kale adigu markaad becholar degree aad IT ku baratey ee aad ogaatey inaan waxba laga faaiideyn maxaad hadana master degree usii qaadatey miyaad becholar ku joojisidi??????????????????????????????????????????????????????
@Abdirahmaann
@Abdirahmaann Жыл бұрын
Waa Mahadsantahay ustaad dadkeenu runta ma jecla runtu way kharaartahay
@Luul_Ally
@Luul_Ally Жыл бұрын
Aad ayan idinka mahdcinaya intad fikrado iyo talo idinka faidey ma yara wanan idin taagera anigo ka mida ardeyda hurbad
@yasiryahyeomar2131
@yasiryahyeomar2131 Жыл бұрын
Ardayga hadoo oo rabo courska oo baranayo hado oo waxka fahmiwayo oo rabo inoo macalinka sual weysiyo si lo fahansiyo sidee loo weydinaa 🤔
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
HURBAD DIPLOMA kusoo biir hadii aad macalin rabto
@Nuurhinhomacalinisaaq-rf8yl
@Nuurhinhomacalinisaaq-rf8yl Жыл бұрын
hirsi fashilaa wayn
@Acheer26
@Acheer26 Жыл бұрын
mclin computer engineering students maxa u haysan?
@husseinabdulkadir6707
@husseinabdulkadir6707 Жыл бұрын
Haddii aad dooneysid inaad barato IT, business, accounting iwm looma baahno ama daruuri ma'aha jamaacad laakiin sida dhaqtarnimo haa waa u baahan tahay jaamacad
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
Sax
@CabdibkarinCabdilahi-ru9mp
@CabdibkarinCabdilahi-ru9mp Жыл бұрын
Haye
@shamsadiinaxmed6390
@shamsadiinaxmed6390 Жыл бұрын
Hadii aan awoowno meel kale maana tagneen
@alihibrahim3011
@alihibrahim3011 Жыл бұрын
Ustaad wlhi fact baad ka hadashay theory baa lagu hayaa jamacadaha 😅
@mariyamabdiwali4640
@mariyamabdiwali4640 Жыл бұрын
Hadaan been la sheegayn jmcadaha wadnka wax baa ka khaldan time lagu dhumiyaa bal xagee la gu arkay arday laboratory dhigata oo theory 2 yre qaadanaya😮
@oladkassimolad6280
@oladkassimolad6280 Жыл бұрын
Hurbad ma leedahay xarun dadka wax ku barto muqdisho dhexdeeda
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
Hurbad waa madal eWaxbarasho, malahan Goob Waxbarasho oo toos loo xaadiro
@abdifarhan8979
@abdifarhan8979 Жыл бұрын
Macalinkan runta ayuu dhalinta u sheegayaa maanta iskuul iyo jaamacad maxay soo saaran ( qof aan xirfad lahayn oo aan shaqo u lahayn xirfad) waxaad Arkansas qof dhowr iyo toban Sano wax baranayay on wax xirfada lahay, markaa halaga faa idaysto
@amiirhared6093
@amiirhared6093 Жыл бұрын
Jamacadda la sheegaba 2 sano dhiganayay markaan arkay inay bilaa faaido tahay ayaan faraha ka qaaday ilaa hada waxaa la leeyahay jamacaddii ku noqo maxaan ku noqdaa oo yaal online baan wx ka baran waalidku waaba ku caayayaan😂😂😂😂
@ahmedkaniyaaziin1009
@ahmedkaniyaaziin1009 Жыл бұрын
😂wlhi saas way nagu dhacaday copy ana past
@Wayeelmedia
@Wayeelmedia Жыл бұрын
Somalia laysma weydiyo maxaa taqana Waxa lays weydiya yaa taqana!! Shame on us ustaadii
@cabdifitaxmaxamrd5306
@cabdifitaxmaxamrd5306 Жыл бұрын
macalin waad mahadsantahy lkn aniga waan daneyaa IT marka adiga fikir kaqa bahanahay walibo hurbad inaa kabarto rabaa intee kaala soxariiraa waxaan kasugaa jawab mhdand🙏
@samiirkdb
@samiirkdb Жыл бұрын
Zxp anbo sido kle
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
WhatsApp Number +447970551162
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
medcine student liketa😂
@khayrehassan1185
@khayrehassan1185 Жыл бұрын
School ka private yada ka taya badan Jaamacadahana way ka daran yahay schoolada 😢 waana ku sii socona Sbbto ah waa wado naloo jideyey I .a Hurbad iyo kuwa la mida markay nagu bataan Jaamacada way burburayaan ama waxbay ka badalayaan Ganacsigaan tirakoobka
@dalmaryare031
@dalmaryare031 Жыл бұрын
Walhi wa xaqiq mida xigta aniga jamacad dhigta 3 years I dhamatay walhi wan ku jah wareray ila hada wax IT ah ma baran 100 shey ba lagugu aqrin melna kuma tagesid ilahayow meshan iga dhamey 🥺
@mohamettupdulahi5403
@mohamettupdulahi5403 Жыл бұрын
Zxp waxad izkudayaaa inaa online inaad koorsooyin ka qaadato weyna ka faaaido badanyihin waxa jaamacadaha lagu dhigo
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 Жыл бұрын
Gabdho ma bartaan miyaa
@Hurbad
@Hurbad Жыл бұрын
Waa bartaan dhowr hablood, ayaa ka diiwaan gadhan Diploomoyinka Hurbad
@saedmohamed7514
@saedmohamed7514 Жыл бұрын
Macalin Abdirsaq markaad lahay copy and past bey sameyaan anigaaba ismoodey inaad iga hadlaysan balse waa xaqiiqo qadhaadh oo qof kasta loo bahan yahay inuu liqo
@CabdibkarinCabdilahi-ru9mp
@CabdibkarinCabdilahi-ru9mp Жыл бұрын
Haaa
Hurbad Hardtalk - Jaamacad oo kuleetiga lahaayo
20:27
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 10 М.
Stuxnet: Dagaalkii Digital ka ahaa ee lagu qaaday Iran - AfSomali
35:08
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 19 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН
waa maxay computer science ?
9:42
Macalin Axmed
Рет қаралды 1,2 М.
Cybersecurity Sideen ubaran karaa 2024❗
12:39
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 15 М.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 61 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 101 М.
Pegasus Spyware  Maxaad ka taqaanaa?
26:45
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 12 М.
Hurbad HardTalk - SHAHAADO JAAMACADEED SHAQO MAKUHELEE?
19:48
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 4,1 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН