hussein arab iyo faiza hasan (vaneesa) heesti I LOVE U CRAZY

  Рет қаралды 537,836

Hussein Arab

Hussein Arab

Күн бұрын

heestan waxey ka mid tahay hesaha sanadka cusub 2012

Пікірлер: 346
@caaqilali269
@caaqilali269 4 жыл бұрын
Heestaan 2013 baan dhagesan jiray anoo aad uyar hada aabe labo mataano 2019 udhasheen baan ahy
@SeinuCabdiwahaab
@SeinuCabdiwahaab 8 ай бұрын
Hada lkn 2024 lamaraya
@jamamoh4649
@jamamoh4649 2 жыл бұрын
2012 . .War heestan 2022 yaa dawanaya 😰😅✋
@davidtheone7805
@davidtheone7805 7 жыл бұрын
heestaan waxan dhageensan jiray gabadhii igu horeesay italia milano 2011 mantana waa 2017 gabadhaas manta waa xaaskeeyga tahriib dheer kadib usa ohio colombos
@AbdullahiAddawe02
@AbdullahiAddawe02 6 жыл бұрын
Mansha allah sxb
@mariakhatal6693
@mariakhatal6693 6 жыл бұрын
ar been ku xoog waynaa kan
@fowziahmed946
@fowziahmed946 5 жыл бұрын
Mashallah illahy ha ni dhowro sxb
@istela_22
@istela_22 3 жыл бұрын
Heestabe 2012 u ahaa 2011 inte ku dhageysan jirti😹
@laylocabdullhi4071
@laylocabdullhi4071 8 ай бұрын
Waw intaa dawaneso 2024 wani salamena❤❤
@ismaaciilaxmed5087
@ismaaciilaxmed5087 8 ай бұрын
Yeah😂
@zuzihaji726
@zuzihaji726 Жыл бұрын
YA ILA DHAGEYSANAYO 2023🥰
@NadifoXasan-j4i
@NadifoXasan-j4i Жыл бұрын
Me❤❤😢
@xayaataxmad8349
@xayaataxmad8349 4 жыл бұрын
2020 hda daawaneysid love❤ka Haiga xasdin love ku ahay heestan💋💋♥️
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 Жыл бұрын
Heestan anoo yar daawan jiray Wlle balse hada wn iska soo xasuustay 😁 2023😂😅
@yousufmukhtar2852
@yousufmukhtar2852 7 ай бұрын
Heestan 2012 kii anoo wadanka Libiya jooga ayaan xabsi ku daawan jiray aduun iyo waayo waayo ❤❤❤❤
@hansdorfner7463
@hansdorfner7463 8 жыл бұрын
God bless this country somalia i like somalia people i will Pray for them
@aragti6060
@aragti6060 8 жыл бұрын
+Hans Dorfner : thanks God bless you.
@ansaarfarax8456
@ansaarfarax8456 8 жыл бұрын
thanks a lot we love you too 😙😙😙
@sofiaelmi6369
@sofiaelmi6369 8 жыл бұрын
Thanks dea
@ashoali863
@ashoali863 7 жыл бұрын
Hans Dorfner Tnx we love you too 😘😘
@adankheiradawa9125
@adankheiradawa9125 7 жыл бұрын
Hans Dorfner thank you dear for your humane heart.
@dagdagaye
@dagdagaye 12 жыл бұрын
caadi maaha gabdhaan waa reer xamar asal ah viva xamar cadeey heesaheena is the best of somali songs.
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 2 жыл бұрын
Sxb manooshahay???
@aishaanwar8193
@aishaanwar8193 3 жыл бұрын
2022 hdaa dawatid dib ii so xasusi 😅😃
@farhanabdulahi1292
@farhanabdulahi1292 Жыл бұрын
So booqo
@salehali1019
@salehali1019 7 жыл бұрын
Heestan waa jecelagay sanado ayaan dhagaysanayay qaarado kala duwana ku dhagaystay ilaa haddana cidaan jecelahay ma jirto!! 4/8/2017
@sameerahmed8926
@sameerahmed8926 6 жыл бұрын
Always love my ppl from somalia no matter what if u don't understand that u get long way
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Jecely+Farxad+guurnolol carurbariya Barwaaqo Adi ani inorajeynaa
@maryanabdi579
@maryanabdi579 5 жыл бұрын
Saleh Ali Saleh waliyaa
@aynuurtoiyogacaliyaheedaaa2930
@aynuurtoiyogacaliyaheedaaa2930 2 жыл бұрын
Manoo shahay wll
@samiiraliibaan8474
@samiiraliibaan8474 Жыл бұрын
Wali wax ma jeclaatau yaroow mise sudii baa tahay 😂😂
@amiinpunjabi5484
@amiinpunjabi5484 4 жыл бұрын
12/04/2020 maalin aan qaatay go'aan nolosheyda saameyn kuyeelan doona intii nool waa leygu soo noqon my peopole
@liibaandaahir3123
@liibaandaahir3123 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya hastan 2021
@hassanyare2016
@hassanyare2016 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2019 like ha ila dhaafin😍❤️
@abdirashedhirsi6044
@abdirashedhirsi6044 5 жыл бұрын
ayaan Xaashi me haha
@mohamedapdi5081
@mohamedapdi5081 5 жыл бұрын
Mrkii u horeysay arkay
@m.kthetiger2197
@m.kthetiger2197 4 жыл бұрын
Marax 2020 hal maalin ka hartay jiq aan kaaga dhigaa hahaha
@abdirahmanmohemed261
@abdirahmanmohemed261 4 жыл бұрын
Hassan Yare 1/4/2020
@hansdorfner7463
@hansdorfner7463 8 жыл бұрын
I was grow up with somalia people I am Cristian But I respect Every religion we are all humans the Same
@aghader8751
@aghader8751 7 жыл бұрын
Hans Dorfner Fuck U i don't care wh you are and wher U from
@emmamandahier5637
@emmamandahier5637 6 жыл бұрын
Thanks Bro
@abdirahmanmuse6367
@abdirahmanmuse6367 4 ай бұрын
You don't have to tell us ur religion.
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
Gabdha wxkle waye heesta wey ino shiday👌😘😘
@libaanbarre6564
@libaanbarre6564 Жыл бұрын
2015 baan ku dhagesan jiray guricel balse caawa 17/3/2023 Birmingham uk baan kodhagesaa lkn xasoos baan galay
@Hankaabmedia
@Hankaabmedia 4 ай бұрын
Aduunyo 😢
@MZRUSCKUTA
@MZRUSCKUTA 3 жыл бұрын
Heestaan 2013 kii baan home work ka school ka kusameyn jiray wlhi.. Diishka Islii baa laga soodiin jiray.. Xasuuus 😰😰😰😰😰😰😰😰
@denvezxz127
@denvezxz127 12 жыл бұрын
huuno waxaa tihiin dad da yar ee jaceeyl yaqaan, hargeisa baa niga soo salaamay, waan ka helay heesta sidaa ku wada huuno
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 4 жыл бұрын
huuno maad nooshahy hargaysa ii muuqate 8 kale bacdi
@phatimalucky3557
@phatimalucky3557 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021 like ha iladhafin hade
@zamzamabdi1820
@zamzamabdi1820 7 жыл бұрын
shahid kapoor iyo kareena camal bey uqurxoonyihiin mashaaa Allah
@AragsanBillaBeautyandcosmetic
@AragsanBillaBeautyandcosmetic 11 жыл бұрын
waaw husein arab cadawgaa cagta hoosteeda iska hees ma ahahn hesta qurux iyoo qaayo ay u baahanatahy hadii aad rabtidna in wax laga barto husein carab u imow melmkasta 100% waaye
@iqnushcr7917
@iqnushcr7917 3 жыл бұрын
2021 yaa ilaadawa nayo🤭😌
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
2021 haddii daawanayso waa lagu hayaaye is baadh ama hore u guurso kkkkk guursaday anigu
@liibaankhaliif857
@liibaankhaliif857 7 жыл бұрын
hes mcan iyo gabar qurux badan msha llah waa shahid kaboor iyo kariina
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 жыл бұрын
Kkkkk
@xasanmalay8934
@xasanmalay8934 2 жыл бұрын
Xuseen ii baashaal goordhow aan just imaanaa saaxiib mahadsanid hadduu alla yiraahdo dhacaanka sugaa
@shaaficimaxamed9529
@shaaficimaxamed9529 Жыл бұрын
Stiil 2023 lik sara😄😍
@ahaanop6081
@ahaanop6081 7 жыл бұрын
Kkkk i love my people there are funny long life for somalia.
@nuurcade74
@nuurcade74 5 жыл бұрын
Hesta caadi ma ahan dubista film kan ayaan ka helly sida lagu dubay sida bollywood nice video
@caashobashiir648
@caashobashiir648 2 жыл бұрын
heestan xasuus bay ii tahay walaalkay iga wayn BAA idaawisiinjiray ilahay ha ii xafido walaalkay
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 4 жыл бұрын
Well done no one can copy it even salah carab and nashad. Big respect husseu carab Aug 2020
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hindi ayanba uqabey markii hore dadkan kadib comments arkey Somali woow so qorin kkkkkkk
@stefaniemuller6671
@stefaniemuller6671 8 жыл бұрын
Do you Know what does mean Somalia so= Come maal=Milk god bless this country
@maryangeyre1153
@maryangeyre1153 7 жыл бұрын
waaaaaaaw caadi maahan heestan lkn ninkaaba hindi u eg masha allah quruxloow iga dheh
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Stefanie Müller No it’s Dul-mal
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Maryan Geyre ha naga cayin wiilka. Hindida quruxdu xagee u joogta Photoshop iska buuxsheen jir qurxoona maleh
@noturxalimo6389
@noturxalimo6389 4 жыл бұрын
Stefanie Müller somalia is from samale. The founder of the country.
@salmahasan2438
@salmahasan2438 5 жыл бұрын
Alla maxay xasuusaha qaar yhn kuwa aan la ilaabin heestan 2012kii ayaan dhaagysan jiray waxyaalo bdn aa ku xasuustaa heestaa wlh
@Somalipes-ko4ph
@Somalipes-ko4ph 5 жыл бұрын
Kkk waygii is jecleen soo maahan
@salmahasan2438
@salmahasan2438 5 жыл бұрын
@@Somalipes-ko4phhhhhh
@Somalipes-ko4ph
@Somalipes-ko4ph 5 жыл бұрын
@@salmahasan2438 soo saas ma aheen Cadey
@Maaida9
@Maaida9 Жыл бұрын
Telephone niicle cml aa ka dawan jiray heestan Hadana june 2023 wyeh ar aduuunaaa mar kleh aa soo xasuustay
@reymaz8
@reymaz8 5 жыл бұрын
hestan markan maqlayay wxan ahaa dugsiga hoose classka 3aad 11 jirna waan ahaa memory aan wado ka helay bey ku jirty wxan ka helay degmada waabari
@abdullahifarah7659
@abdullahifarah7659 7 жыл бұрын
Wllhi xasus waye hestan waxan ladhagey sanjire saxibdey qaliga ah lkn nasib daro wan is Wan is Weyne
@juweeriyocabaas7831
@juweeriyocabaas7831 6 жыл бұрын
Abdullahi farah runti isku mid ba nahay waxan so xasuusta wil ad isu magac tihiin oo Abdullaahi la dhaho balse hada adunka kuma nolo allaha igu naxariisto aad ban u jcla
@ShaaficiDahir-e2e
@ShaaficiDahir-e2e 5 ай бұрын
Sxp 😢 kulamid ahay wax walba waqtigaas heestay waan wayey waxan family kegga kaheyn 😢😊
@Bandar77mediaTV
@Bandar77mediaTV 3 жыл бұрын
sxb waa aamim arts ninkii filimka aad daawanaysid soo duubay hadana kuu habeeyay ee ii saar subscriba hadaan kooyay
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 6 жыл бұрын
I love you love you like crazy xasuus ilaa hada waan xiiseyaa 2012 ilaa hada 2018 I like it
@uzumakinara12
@uzumakinara12 12 жыл бұрын
war nin yahoow gabdhahaan qurunda badan inteyda ka kentay ne sxb wallhi waad iga sameersiisay nooh
@Hargiesaboy23
@Hargiesaboy23 12 жыл бұрын
Beautiful..you have just won my vote.
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 Жыл бұрын
Manooshahay 😁
@nordahir6826
@nordahir6826 8 ай бұрын
Nmön.
@suphiahassan5836
@suphiahassan5836 5 жыл бұрын
*Heestan anoo yar ayaa ka fiirsan jiray telka wlshy miss u wlshy cdy*
@mariakhatal6693
@mariakhatal6693 6 жыл бұрын
hestaan 2012 markay so baxday aad bn u dhagaysan jiray cawa oo 2018 ah ay iqabatay inaa dhagaysto ooooooow caadi maaha
@Zackabdy
@Zackabdy 6 жыл бұрын
Hahaha Sis Isku Mid Banahy Anna Cawa Bay Iga Qawatay 2012 San Ubilabay Ila Hada
@aragti6060
@aragti6060 8 жыл бұрын
heesaha ku noqo Hussein, very nice.
@Willfityou
@Willfityou 12 жыл бұрын
i love you love you like crazy, jaceyl xad dhaaf ah waaye. good editing sxbyaal
@maanbinabdullahi3672
@maanbinabdullahi3672 10 жыл бұрын
wooooooooow hussein arab sxbnaa waad diyaarsantahay ishana weybadantahay sxb xabada kista yariista ah eee banglaynka malaleleeyahay ama kaligeed aa leh ish calaa bangalayn and matiiti kkkkk ha idinkutaagnaato abaaaa
@munaxilwa
@munaxilwa 12 жыл бұрын
waa kuujeedaa walalkayga qaaliga ah my big bro ur lovely song
@KSS_341_Official
@KSS_341_Official 8 ай бұрын
Ya man xusen Legend reerka waye
@yaasiinxiirey7006
@yaasiinxiirey7006 Жыл бұрын
😢xasuus 2012❤2023✋
@leukebasma
@leukebasma 11 жыл бұрын
OMG. He is handsome
@Abdi2824
@Abdi2824 12 жыл бұрын
caadi maaha heestan waan ka helay
@iliassomali8705
@iliassomali8705 8 жыл бұрын
wan jeclahay heestan
@SuperAbuukar
@SuperAbuukar 12 жыл бұрын
Waw as xan hees dubida ayya idishay as xan agshin
@faidmustafhassan4322
@faidmustafhassan4322 4 жыл бұрын
2020 hadii dawanesd like dhac igu sii😁
@shukrikamalali7194
@shukrikamalali7194 4 жыл бұрын
😊😊😊😊🙏❤️❤️
@shukrikamalali7194
@shukrikamalali7194 4 жыл бұрын
Marka jacel ka daremo aan kuso dhunta meshan 😅😅
@zafwanaizalan8650
@zafwanaizalan8650 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaYa
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 4 жыл бұрын
gabadhu macana halkey kudhalatay qurux baa loogu qabeyey🤩🤩🤩🤩🤩🤩❤❤❤👌👌👌👍👍
@A.kafi05
@A.kafi05 5 жыл бұрын
Mar baan ku waalnaa jiray heestaan woow 2019
@haarunkulmie8175
@haarunkulmie8175 7 жыл бұрын
Diinti ayaan ka tagnay Allaha nagu soo celiyo
@asadwarya1
@asadwarya1 11 жыл бұрын
NICE SONG ,GREAT ACTORS, , LIKE IT
@abdiwalitomas8
@abdiwalitomas8 8 жыл бұрын
I love this song from garowe
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 жыл бұрын
heestaan markaan dugsiga ka imaado baan dhalada ka daawan jirnay 2012 dikootar noo xirnaa baa soo deyn jiray badanaa kkkkkkkkk xasuus wlhi
@somrazy3
@somrazy3 12 жыл бұрын
LOOOL khatar cadiim i like it.
@xidigahaswedanstockholm666
@xidigahaswedanstockholm666 7 жыл бұрын
hestan xasus Qali ah an maarna an ilawikarin ayaan u haaye
@hamkam4383
@hamkam4383 4 жыл бұрын
BISINKA. YAAB??????
@MrTaabid9
@MrTaabid9 12 жыл бұрын
hindi yaa iska dhigay lol btw nice song n video ...keep it up broh
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Axsan caleeg Old is gold memories 😊
@murwo78
@murwo78 12 жыл бұрын
@ulusow01 maxa ka rabta wiilka iska dhaaf walaalo...qofka marku fanaan yahay..naag kasto wa naagtisa jecyal neh ma yaqanaan aniga xataa mida fanaan aha been i sheegay iska dhaaf wilka walaal
@IbraYare-gv9qi
@IbraYare-gv9qi Жыл бұрын
2023 Ya Ila socda
@binqadar
@binqadar 12 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw waa hees aad u macaan
@QALAJIYE
@QALAJIYE 12 жыл бұрын
wooof caaadi mahaa nice one
@kinggaza3296
@kinggaza3296 4 жыл бұрын
Heesaha hindida somali kumacaanana🎉
@aminaali5737
@aminaali5737 Жыл бұрын
2023 yaa dhagasanaayo heestan 👇
@faisamustafe
@faisamustafe 11 жыл бұрын
Waaaw samisadayda soo dhawoow I love this song caadi ma Shan kadaa cayaarta
@garaaddibow8520
@garaaddibow8520 3 жыл бұрын
Heestan cid 2021 daawata majirta
@mohamedyussuf288
@mohamedyussuf288 9 жыл бұрын
sxbyaaal heestan, waa hees aan aad u jecelahay ee waxaan u baahahay lyrciskeeda
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 2 жыл бұрын
2022 hdaa daawaneyso aniga cml is like sar 😂
@MRHaashimyare1
@MRHaashimyare1 12 жыл бұрын
mr Galadi1 sxb xoogaha miyaa maskaxda ka xanuunsan dhaqtar aad dadka waalidkooda wax lagama sheego waa jaahilnimo qofka waalidkiis adoon cayin sheeeg cilada oo leeyahay waa qeeb ka mid ah jaahilnimada in la iska caayo waalid heesta dadka qadayo waan wada ognahay iney ku fududaadeen marka si dagan aan wax ugu sheegno ayadoon la caaytamin
@Waranle
@Waranle 12 жыл бұрын
@OgadeniaFree Jaså? borde du inte skrivet "Somaliska" mise ilbaxnimada ayaa meeshas kula gaartay. Adigu waxaad la yaaban tahay dadkan, anigana adigaan kula yaabanahay löl. Madax ku socodka soomalidaa waa kaas, tala om hyckleri! WELL DONE GENIUS!
@wiilkibray3489
@wiilkibray3489 4 жыл бұрын
Ya dawanayo 2020
@mrqalaaye1
@mrqalaaye1 12 жыл бұрын
rageedi sxb hees saan aa laga rabaa in ay sheeno u yeelato..waa ka baxsatay ..umadaa sanab cml iska istaaga markay hees sameynayaan
@xzmay
@xzmay Жыл бұрын
are you the producer?
@ilyaasmaalin435
@ilyaasmaalin435 9 жыл бұрын
Axsan boqorka codka iyo boqoradi dancega waadka wadataan nice
@hodanbeexaani8545
@hodanbeexaani8545 11 жыл бұрын
marnaba cadi mahan wad ka baxsaten vaneesa xasan iyo xusen carab waaaaaaaaaaw
@m09prk.m47
@m09prk.m47 Жыл бұрын
Romantic of 10's was something else.....
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 5 жыл бұрын
Fanaan xusen cali feeday nederland
@wakiil2010
@wakiil2010 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk we cn cal it hindi somali looooooooooooolz..nice style xarfaaneey
@bcofficial3996
@bcofficial3996 3 жыл бұрын
Just an dawaday 14/september/2021😜❤️
@faysal8440
@faysal8440 12 жыл бұрын
ish calaa atarisho war tani markeedi hore ayayba ahayd atarisho waaw huuno halkaasa ka wad ka gudub kuwan qawdhanada ah warkooda waa looxyaale jaw janaale ii wad dheesha war looxyaalyahaw gabdha nooga leexda bal
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 жыл бұрын
Waaaaaw eesh Calaa hees cod macaan
@sniperperson1
@sniperperson1 12 жыл бұрын
i want in aan kudhowro sidii dhalaan aadhalay lol but hwwwwwwwwwwwwwwwwww
@nadiifonadiifo8168
@nadiifonadiifo8168 Жыл бұрын
I love you somalia🥰🥰
@caaqilka3712
@caaqilka3712 3 жыл бұрын
I liked this song
@jidaawi10
@jidaawi10 12 жыл бұрын
That's what happens when U watch a lot of "Shahrukh Khan" and "Kajol" Movies ;) haha
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 жыл бұрын
😀😀😀😀
@Bella-yc3gv
@Bella-yc3gv Жыл бұрын
😂😂😂
@Himila55
@Himila55 12 жыл бұрын
allah soo hanuuniyo dad dhunsan weeye
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 5 ай бұрын
heestaan xabadi aan isla dhageysan jirnay mid garac ah baa iga dulqaaday zakariye sakaraad eey eey dhalay
@somali4545
@somali4545 12 жыл бұрын
war dadkan caynayo gabadha ee dhahayo is xishoo adinka maxa idin tusiyay war wad masersantihine haku mashqulina gabadha
@millitarymind
@millitarymind 12 жыл бұрын
subaaag ilahay caadi maaha somlida love kaasa ka maqan sidaas oo kalee u dhaqama abihiin wasee intaad qabyaalad eeryanaysaankkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@moxaadsulieman8702
@moxaadsulieman8702 3 жыл бұрын
Addis ababa Ethiopia 2015 ayan ku duagaysan jirey wakhti an bole Michael jogy oo aan dhigan jiry prestigious youth academy waxana xarysanayay dalka maraykan ama USA
@mahdiyamohamed6258
@mahdiyamohamed6258 3 жыл бұрын
2021 😌
@osmannaimo8500
@osmannaimo8500 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaw Nice boqorka codka
Hussein Arab iyo Sihaam Susuu Heestii Safar 2013
7:38
Hussein Arab
Рет қаралды 200 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Hees cusub 2011 (qalbigaan qeyb kaa siyeyee)
5:58
ATIIQ LYRICS 🎵 🎙️
Рет қаралды 69 М.
hees reer xamar sharax Written by Salman mohamed
6:28
Retro Films
Рет қаралды 657 М.
dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO
7:32
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Aroos Aan Lahaa
6:38
DurBaan - Topic
Рет қаралды 27 М.
ii soo dhowoow ,, iyo xasan olal
6:10
abdi omar
Рет қаралды 69 М.
Carafo
5:43
liban farah
Рет қаралды 2,8 МЛН
Ciilaa i Dilee
9:46
SomaliMusic - Topic
Рет қаралды 81 М.
hussein arab iyo heesti MACAAN 2012
5:30
Hussein Arab
Рет қаралды 47 М.
Hussein Arab 2011 (qalbigaa qeyb kaa siiyayee).wmv
6:09
Ali Y
Рет қаралды 481 М.
Hussein arab & I love you for ever
6:22
Aweis Alshashi
Рет қаралды 196 М.