I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 147

  Рет қаралды 330,385

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 1 000
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 2 жыл бұрын
Inta part 1 ila part 147 anay hal xalqad dhaafin is muujiya🥰❤❤
@ayaanawil
@ayaanawil 2 жыл бұрын
Allxm alle mahada leh naso gadhsiyey I badano dawan jirta hada jogin
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 2 жыл бұрын
@@ayaanawil wa runta hno alx
@AhmedHassan-ht4pk
@AhmedHassan-ht4pk 2 жыл бұрын
Ilbiriqsi xita ima dhaafin walaa xayeesin
@safiaali5033
@safiaali5033 2 жыл бұрын
@@ayaanawilalxamdulilaah waa runtaa
@anisoabdi8118
@anisoabdi8118 2 жыл бұрын
Yes 🥰🥰🥰 Wana kanaa
@hodo1348
@hodo1348 2 жыл бұрын
Thank you all, the actors/actresses and the director for making 3 uploads!! We appreciate your efforts and hard work!! 🥰😊
@maxamadxafid500
@maxamadxafid500 2 жыл бұрын
Hy
@deeqaismaailahmed8496
@deeqaismaailahmed8496 2 жыл бұрын
Jeceliyaa faynuus sheikh daahir maamo Cafimaad iyo cimri dheer allaah haku siiyo thanks wllo abuukar mahdi 🥰
@hawaosman2457
@hawaosman2457 2 жыл бұрын
Thank you so much, great directer Abukar Mahdi nin Balkan leh ayaad tahay talaado ayaa soo dhig ray one day ahead!❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@liibaancade9639
@liibaancade9639 2 жыл бұрын
@hamdimohamud4787
@hamdimohamud4787 2 жыл бұрын
@@liibaancade9639 iiu
@cabdiciise6051
@cabdiciise6051 2 жыл бұрын
Yaa fahmi kara mama faynuus inaysan imaan xafladaha heesaha laga qaado ma xanuunsana WAA la ixtiramaya waayo waa ayeeyo iyo hooyo somaliyed respect abukar mahdi legend
@ZumayaMohamed5
@ZumayaMohamed5 2 жыл бұрын
Kii axmed deeqba soti joogtey ee dalmar yare ka heesayey
@farxiyacisman3204
@farxiyacisman3204 2 жыл бұрын
May wakadiday wayo wajogtay bugsiyo axmed deq jogtay
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Waa jogty film wax kaley ka raban oo so sacda micna ku duugan
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 2 жыл бұрын
Mama Faynuus uguma harin heeso iyo music. Ayadaaba fannaanad ityo jilaa labadaba ah
@cabdiciise6051
@cabdiciise6051 2 жыл бұрын
@@hibosamatar3224 way iska dhaaftay
@edebsantiihinadayib7242
@edebsantiihinadayib7242 2 жыл бұрын
Qofkii u Horeeeyey ee daawada☝️Thanks Abuukar mahddi iyo kooxdadaydii🥰😇
@nimcocali4840
@nimcocali4840 2 жыл бұрын
Mash allh
@nimcocali4840
@nimcocali4840 2 жыл бұрын
Wwwwwwwww
@nimcocali4840
@nimcocali4840 2 жыл бұрын
Wwwwwww
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙 Love-na iso dheh walal mahadsanid
@halimahashaash2571
@halimahashaash2571 2 жыл бұрын
Alla Waa iga farxiseen Team Abubakar Gurmad Team💪🙆💕❤ Wad Ku mahadsantihiin Dadaalkiina iyo Naf huristiina🥰..............
@mukhtarahmedmohamed
@mukhtarahmedmohamed 2 жыл бұрын
Am glad to see mama cajabo finally recovered🙌
@shaafiyare465
@shaafiyare465 2 жыл бұрын
Team gurmad mahad naq ma idinka rabno adiga madax noo saarantihiin oo idin leenahney mahadsanadiin,habeen iyo maalin ayaad wax fiican noo soo gudbinasaan show 147 maraayo thank you so much 💓 👏❤️🏆🏆🏆
@princessgacal3678
@princessgacal3678 2 жыл бұрын
Maama faynuz sheikh daahir cimriga caafimad alle ha ugu daro❤️❤️🤲🤲
@fgh_ow
@fgh_ow 2 жыл бұрын
Aamiin 🤲💟
@idilsalahmohomettidilsalah8322
@idilsalahmohomettidilsalah8322 2 жыл бұрын
Amiin 🤲🤲
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin KOOXDA GURMAD waad noo soo dadajiseen. Thank you so much. 🙏🙏🙏
@Awdalstate-252
@Awdalstate-252 2 жыл бұрын
Abukar Mahdi 🌹 maanta lama filan bad noga dhigtey hunno THX uit Nederland 🇱🇺 The best actor wa FEYNUS 🎉.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
Soomaalida waa dadka dunida ugu caqliga badan, geesisan, naxariis badan oo hadana qab wayn oo dulinimo qaadan. Allaha mideeyo isna jeclaysiiyo oo diinta fahamsiiyo. Qabyaalada gumaystaha abuurayna Allaha ka masaxo. Hadaan midowno dunidoo dhan ayaan hogaaminaynaa ee Allaha na mideeyo. Aamiin yaa Allaah. Team Abubakar ducada badiya. Daawadayaal idinkana ducada badiya. Ruwaayada xigmadaa ka buuxdo maaweelo kaliyaa ma aha.
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 2 жыл бұрын
Thanks Walaaal
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay weelkay Abuukar mahde guulayso walegaa cadowgaaga cata hoostees ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@userpablo767
@userpablo767 2 жыл бұрын
‏لَّا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
@anisasaciid8536
@anisasaciid8536 2 жыл бұрын
Omg 😮 Surprised ayaa noga dhigta manta mahadsanid yaqey my king abukar mahdi the legend 🙌 full respect abowe 🙏 ❤
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 2 жыл бұрын
Sabtidii bay sii sheegeen by qoraal
@farhiyaali9803
@farhiyaali9803 2 жыл бұрын
Waa uu SII sheegey abuker
@lielaosman8710
@lielaosman8710 2 жыл бұрын
@@nawaalsaid2915 arbaco dhahy talaado mu dhihin
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 2 жыл бұрын
@@lielaosman8710 waa runtaa wlhi
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 2 жыл бұрын
Arbaco ayu yiri lakin taladho ayu Kemnay
@ferhanmohamed999
@ferhanmohamed999 2 жыл бұрын
I have never watched like this series even forieng serieses. Keep from there, i'm encouraging you my best.
@anab9951
@anab9951 2 жыл бұрын
Maanta waa xalqadii ugu qosolka badneyd alla beerka mahadsanid kooxda gurmad ee abuukar mahdi ugu horeeyo iyo mamo faynuus
@awomohamoud
@awomohamoud 2 жыл бұрын
Qosol qofki doonaya xalqada hadawado wlhy sidan uqosley habeynka thnks abukar Mahdi ❤❤❤❤❤
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 2 жыл бұрын
Cajabo jecliyaa 🔦 ayaa indhaha looga shidey Kaamil waajibkiisaa lamariyey maanta Kaltuunoo loo aarey Best apisode Best team Best director ✍️👌🙏👍
@khadramahmed3590
@khadramahmed3590 2 жыл бұрын
Kkkkk wlee ma sugi karo caawa allaahu akbar mamo cajabo
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Allow hoyoo feynus ciimri dheer cafiimd Allh hakusiyo amiin amiin 💖💖👍👍💖👍
@sucaad104
@sucaad104 2 жыл бұрын
HAL xalqad ima dhaafin Kan galabta ukacsaneyd. Mahadsanid Abuukar Mahdi
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Korontada Soo daar Cajabo waa cajiib Allah ku jecliya Cajabooy ❤❤❤ jiniyoow isaga feer😂😂😂
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Guuleyso mama Cajabo Mashaallah. Dhagarqabe waa lo hashiyay. Team gurmaat iyo Abukar mahdi guuleysta Hormar wacan . Mahadsanidin .
@farhianur3083
@farhianur3083 2 жыл бұрын
Masha Allah Absolutely filmka caadi mahan keep going ❤️❤️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@nasriin6262
@nasriin6262 2 жыл бұрын
Jilayala idinka jeclahay imasoo Marin keep goin team gumad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Thank you abuubakar mahdi 🙏🥰
@CabdalleAxmed-c8u
@CabdalleAxmed-c8u 4 ай бұрын
Waad kumahadsan tihiin musalsalka somalida Ee an kadhicin filimata carabta iyo turkida ee dadku adka udaawato eed keenten 🎉 Marka filiman xiso leh so badiya
@khadradeganchannel
@khadradeganchannel 2 жыл бұрын
waaban sugilaa ee bagadsoo dadjisaya boss abukar thanks
@bayraabdillahi6081
@bayraabdillahi6081 2 жыл бұрын
Masha allah thnks Abubaker warmafilanayba cawa jimcaha kahoor maba sugayyn wad mahadsantihiiiin
@ilyasyonis3217
@ilyasyonis3217 2 жыл бұрын
MashaAllah Abukar mahdi iyo koxda guurmad 👏👏👏🇩🇯🇸🇴
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 жыл бұрын
Ku Sali Rasulkeena Maxamed Scw ❤❤
@caderrayale7744
@caderrayale7744 2 жыл бұрын
Mashaa allah Maama Faynuus has recovered alxamdulillah, Film la,aanteed dhadhan ma lahan🥰🥰🥰🥰❤️
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
1 up to 147 inta lasocotay likta ❤❤❤❤❤ thnks Abuukar mahdi iyo kooxdiisa gurmad 🎉😮
@maryanabdiyusuf8686
@maryanabdiyusuf8686 2 жыл бұрын
Chanalka sida usoo booqanayey anoo yaaban oo is leh part147 xagee lala aadey final wan heley mahadsanid team gurmad😍😍
@deeqodagan3298
@deeqodagan3298 2 жыл бұрын
Caadi maaha koxda gurmad waa mahadsantihin sida quruxda badana wax nogu so gudbisan Maama feynuz mele hugamineyso sharaf &karamo dhaqankii hore jilayash hore lawada jecla noqda hadaba waa idin jecelnehe guuleysta 👏👏👏👏👏👏
@ardoteyb946
@ardoteyb946 2 жыл бұрын
Mashallah Farduun mamo Feynuus iyo Amara waan iska jeclahay igu salaama insha Allah
@sirdoontv9557
@sirdoontv9557 2 жыл бұрын
Ma indhahayga mase anaa u maleeya alla waa ruwaayadayni inta ku faraxday farta taaga ☝️
@nadiiraducale5848
@nadiiraducale5848 2 жыл бұрын
Ila jimcahan sugayey waa mahadsan tihin reer gurmad🥰
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 2 жыл бұрын
Wllo,sabtiidi bey Sii sheegen ,qoral ahaan
@shukrimaxamud4791
@shukrimaxamud4791 2 жыл бұрын
Thnks tem gurmad 🎉shaqada ad noo heysiin allh ha iidin fududeyo🎉❤❤❤❤
@millgoheff3577
@millgoheff3577 2 жыл бұрын
Thank you walalo for giving us this wonderful gift 🎁 love it 😀 ❤️
@userpablo767
@userpablo767 2 жыл бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّم عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّد ﷺ
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
maasha allaah idinkaa mudan sidoo kale waad ku mahadsan tihii maadaysyada qisooyinka ah eed noo soo gudbisaan iyo wakhtigiina qaaliga ah eed nasiisaan keep going
@sahroali249
@sahroali249 2 жыл бұрын
Aad ayad u mahdsantiihin koxda gurmad in cawa filimka na lo Soo dayo aad Ayan ogu farxey wlhi 🥰🥰🥰
@foos81
@foos81 2 жыл бұрын
Salansare abuukar mahdi iyo kooxda oo dhan masha allah mama faynuus walahi waa iga qoslisay i love you oll👌👍❤
@miskudata6428
@miskudata6428 2 жыл бұрын
Thanks abukar kadis ayaad nooga dhigtay🥰😍🤩❤️
@aniishamoha
@aniishamoha 2 жыл бұрын
Ani leygama so horeyo maanta 1 saan uqoslaye waan suuxay walhi😂😂😂😂 mama Cajaba thanks 😅😅😅
@userpablo767
@userpablo767 2 жыл бұрын
‏لَا إِلٰهَ إِلَّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُولُ ﷲ
@hothanismail7398
@hothanismail7398 2 жыл бұрын
Ana u horeeya maanta🥰😄thanks abukar mahdi iyo kooxda gurmad waad noogu soo dhakhsateen🥴
@AhmedHassan-ht4pk
@AhmedHassan-ht4pk 2 жыл бұрын
Hothan kaalinta kowaad u tartama adinka Anaga reer USA kaalinta ugu danbeeso iyo dhaxda yana nagula qabsan cml yaaaaaah
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 2 жыл бұрын
1 ila 147 mln ima dhaafin thnk u illahy baa mahad u sugnaaty🙏
@abdoulbarre7596
@abdoulbarre7596 2 жыл бұрын
MashaAllah the best of all somali series I will achieve watching . Absolutely hilarious and funny thanks toe everyone and specially ajabo and th producer . Astonishing ❤ 39:01
@bisharabdi4119
@bisharabdi4119 2 жыл бұрын
This English is like the one of Peter Drury
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin abukar mahdi keep going wll Allah ha ku sharfo🙌💯💖💖
@ramloabdullahisalad8464
@ramloabdullahisalad8464 2 жыл бұрын
Jah sas u sugaye lee 🥺🙏thanks wll mahdi
@hadiaahmed132
@hadiaahmed132 2 жыл бұрын
Mnsha allh mamo faynuus allow cimriga ku dhere wan idin salamay koxdaydii gurmad🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Aadancabdixared
@Aadancabdixared 2 жыл бұрын
Ayyy thank you 😊 🙏 💓 ☺ 💖 my team keygaH alle hani xafido
@batulahussein797
@batulahussein797 2 жыл бұрын
Thanks my brother Abukar Mahdi abukar slow iyo wallshey feynus sheikh dahir
@wiiloxasanxooshey9941
@wiiloxasanxooshey9941 2 жыл бұрын
Abuukar mahdi thanks wlh mamo feynuus iyo team all waa idin wada salamey from Sudan 🇸🇩 horey usocda dira galin aad shacabkada u heysa wllkye Abuukar mahdi
@maryanbofficial3634
@maryanbofficial3634 2 жыл бұрын
Alhamdulillah thank God was watching from part one to part 147
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 жыл бұрын
Mansha allh kooxda cimri dheri iyo cafimaad khatumo wanagsan allah haynagu gadhsiiyo ramadanka koxdeena
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 жыл бұрын
mash Allah, mama cajabo caafimadka illahay ha ku siyaadiyo, marka ku jirtid riwayada wa qosol.
@ifrahmohamed6276
@ifrahmohamed6276 2 жыл бұрын
Masha allah wllkey Abukar Mahdi salaan sare ❤ waad iisoo daysay codsigaygii mise waan ku xasuusiyay 😂😂😂😂 Hayaaay wuu soo dhacay
@halimaabdullahi9651
@halimaabdullahi9651 2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid wallkey qali thanks 🙏 marwalbo 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡😇👏👏👏👏🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻😇✅✅✅✅✅♥️
@minouosman1591
@minouosman1591 2 жыл бұрын
Best episode Eveeeerrrr 🤣🤣🤣🤣 mama Ajabo the best personality .
@nuseymomohamed1417
@nuseymomohamed1417 2 жыл бұрын
yaku xidhan ilaa xujo ilaa kaf iyo kala dheri ila iyo war wan kuxisabtanaa be keeep going al💕🌷🌹
@xafsobashir1316
@xafsobashir1316 2 жыл бұрын
Waaaaw lama filan thank yaqey abukar mahdi salan sare adiga iyo kooxda gurmad iga gudoma 🥰
@hoodocamuud2836
@hoodocamuud2836 2 жыл бұрын
Thanks for alot abukar mahdi wlhi ma filay manta waan farxay alle haka farxiyo 🥰🥰
@abdirashidmaxamud9751
@abdirashidmaxamud9751 2 жыл бұрын
Cajabo ladarada filingah wyeh wlahi shax fiican ku soo gashey ninki kamil ahaa wixi helay layabey 😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 2 жыл бұрын
Waaw thanks abuukar mahdi riwaayada sidaan ula socdo yaah
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 2 жыл бұрын
MashaaAllah omg it's was the best day ever kamil enjoy your
@aishacuudey7543
@aishacuudey7543 2 жыл бұрын
Wllhi isma dhihin waa lasoo dhigaa mahadsanid wallakayga mcn abukar mahdi ❤️🥰❤️
@faizaibrahimq3842
@faizaibrahimq3842 2 жыл бұрын
Qofka kobad ba noqday manta San usugaye lee lkin arbacadi lama garin kahore ba nosodhigten mahadsanidin 🙏🥰❤️
@fartuncabdi3117
@fartuncabdi3117 2 жыл бұрын
Ani xata haben damba sugayey
@cabdikaafi143
@cabdikaafi143 2 жыл бұрын
Maamo faynuus anoon araag alle wax ima garsiiyo iyadana magarsiiyo amiin
@roodarashiid3810
@roodarashiid3810 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakalah alle haydin xafido koxda gurmad iyo walalkayo abukar mahdi guulaysta ishallah
@Qanciye7
@Qanciye7 2 жыл бұрын
Masha’Allah great work, 🙏 4 your time and efforts team Gurmad.
@Leilahassanf
@Leilahassanf 2 жыл бұрын
Imaba dhafeyso niyadeyda kama baxdan thnk team.gurmad iyo abukar mahdi🥰
@naimafarah3434
@naimafarah3434 2 жыл бұрын
Maamo faynuus ilaahey cimri dheer iyo cibaado suuban hakusiiyo mamo marwalba waxbaa kafaaiidnaa iyadoo hadalka sarbeebaysa masha Allah. Team gurmad waani wataa dhaamaantiin halkaas kasiiwada howsha naga daalina insha allah😍😍👍👍👏🏻👏🏻
@ciilowofficial1892
@ciilowofficial1892 2 жыл бұрын
Mamo faynuus alh no caafiyo ya rabi 🙏
@saynabwali409
@saynabwali409 2 жыл бұрын
Thanks you🙏 team gugurmad iyo wll abukar🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤🤴🤴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@saciidoabuukarali4195
@saciidoabuukarali4195 2 жыл бұрын
mom cajabo ilaahey haku siyadiyo cafimadka ❤️❤️
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 2 жыл бұрын
Shukran abu aad iyo aad from dhaamole Ethiopia 🇪🇹
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Kooxdeena mahadsanidiin guuleysta goor walba Abukar Mahdi sow arbacada nama dhihin mise anaa wareersan maanta talaado mooday
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 2 жыл бұрын
Allah cimri dheer iyo cfmad iyo danbi dhaaf maamo faynuus🥰🥰🥰🥰
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 2 жыл бұрын
Hakusiiyo
@shukridaud5736
@shukridaud5736 2 жыл бұрын
Wlhi wan sugi weysnaay team gurmad tnks abukar mahdi ❤️one love team gurmad
@hamdiosman2226
@hamdiosman2226 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid abukur Mahdi iyo tiimkisa mahadsanidin
@habikhadar8410
@habikhadar8410 2 жыл бұрын
Maama faynuus illaahay ha caafiyo team gurmad aad baad umahadsan tihiin
@iqromacalin6962
@iqromacalin6962 2 жыл бұрын
M.a thanks wllhega love you team gurmad 🥰🥰🥰
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 2 жыл бұрын
Wow team gurmad surprise baa nooga dhigteen alxm dulilaa mama faynuus wey ladantahay ale hakuu siyaadiyo cafimaad amiin amiin aroos qurux badana waa idiin dhacay go head my Team
@fadumoabdullahi7619
@fadumoabdullahi7619 2 жыл бұрын
masha allh abukar daraktar laga daba dhacay oo,somali usobaxay jiro jog mama faynusna cimrigeda allha ubarkeyo
@fifamaniac100
@fifamaniac100 2 жыл бұрын
😂😂😂 caawa qosol mama feynus cafimaad iyo cimri dheer allaha siiyo so funny walhi
@farmamuur6316
@farmamuur6316 2 жыл бұрын
Mama fayruus caadi ma ah illaah ha noo xafido. Ma sha Allah horay u socda
@zeinabfarahhayir7894
@zeinabfarahhayir7894 2 жыл бұрын
Waa nala goos goostay maama faynuus Maasha allaah ♥️👍
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 2 жыл бұрын
Omag😱😱team an jeclhy ❤️wlhi ila jimcaha is laha sug m.a ada umahadsantihiin full respect Abuukar mahdi🙏🙏
@sagalm3186
@sagalm3186 2 жыл бұрын
“Anagu waan dhamaysanay arintayadii” ar cajabaa 😂😂😂 waan suuxay 😂❤
@sahraabdi8444
@sahraabdi8444 2 жыл бұрын
Walaahi Finlinkan caadi ma ahan thanks abukar jir oo joog brother cadawgaana hoos.
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 2 жыл бұрын
Hhhhh cajabo waa funny kulahaa malintano kle waan sakardeynay🤣🤣🤣🤣
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Maxi kuga jeda tulo
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 2 жыл бұрын
😂😂😂
@safiqali7385
@safiqali7385 2 жыл бұрын
😂😂😂
@ruunadontiiallah6847
@ruunadontiiallah6847 2 жыл бұрын
taas been aheen 🤣🤣
@Craft_Channel.
@Craft_Channel. 2 жыл бұрын
Mashallah last three halkho its been great thanks all actors 😀 and director 😀 ubuukar Mahdi God bless you 🙏 you are really writer.
@naimaneeruus1390
@naimaneeruus1390 2 жыл бұрын
Abuukar mahdi allaha ku barakeeyo wllkeen adiga iyo teamkaaga waana haqab tirteen❤️💯 Insha Allah inaa idinka mid ahaado aan rajeena mar uuun 💯
@ahmedomar4391
@ahmedomar4391 2 жыл бұрын
asc dhamaan universaltv se wax u jira caawa ma aha wikeen ❤
@munierqader4171
@munierqader4171 2 жыл бұрын
#somali flim to the world #Kooxda gurmad horumar baladhan never give up
@maryamissa5199
@maryamissa5199 2 жыл бұрын
🤣🤣😂😂Bravo Gurmaad team ..tonights episode was full of fan and mama Faynus is back full swing. 💞 watching all the way from Garissa. Good job my ppeople
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 148
38:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 344 М.
HABBOON S2 XALQADA 1-AAD | " HABBOON MAA HESHAY"
32:22
Astaan
Рет қаралды 1,7 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
HABBOON S2 XALQADA 2-AAD |  "MARTIDA LASHEEGAA WAA TUMA"
28:00
Astaan
Рет қаралды 1,2 МЛН
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 170
37:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 273 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 157
44:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 292 М.
HABBOON S2 XALQADA 11-AAD | "HELLO HABBOON AABE"
26:49
Astaan
Рет қаралды 1,2 МЛН
HABBOON S2 XALQADA 7-AAD | "GABADHAAN MA IS TAQAANIIN ?"
30:02
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 161
36:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 269 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 186
33:19
Abukar Mahdi
Рет қаралды 272 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 167
31:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 265 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 190 THE END DHAMAAD
23:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 285 М.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 184
31:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 232 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН