haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaamHaddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙 #love -na iso dheh walal mahadsanid
@khadramaxamud1632 Жыл бұрын
Maamo faynuus illaahay ha noo kaa daayo mamo illaahay cimriga ha kuu dheereeyo iyo caafimaadkaba 🤲❤
@@yasminmohamed2874 wali qeeybo kamid ah Ayan kujiraa run ahantii
@yasminmohamed2874 Жыл бұрын
@@juweyriya8142 allah ku dhib yareyo wllo😍
@ifrahiftin3105 Жыл бұрын
Qeybtii igu qosolka badneed thank you abukar mahdi and team gurmad
@naciimodagan3213 Жыл бұрын
nin somali aaminaad malahan waligey kuma fikrin in la ifuro wax kasto wn sameeye blse alxd maanta wax iga maqan malahan furinkana ceeb maaha lkn markle alle ima bado mid iqalmana allah isiiyo aniga io inta gabar singal ah 🤲😪
@SoftDreamanddeepsleeping Жыл бұрын
Be strong 💪 sister nabsi baxa waad helaysaa 🥰one day inshaallah❤ mid ka wanaagsan Baan kuu rajeynayaa
@naciimodagan3213 Жыл бұрын
Shukran abyo🥰
@axmedcade5068 Жыл бұрын
Haye dhaqan wanagsan hada diyaar u thy aniga xalal doon ah wali serious ah ? Iso jwb
@ahmedmohamudroble7133 Жыл бұрын
Nin somali ag haduusan aaminaad laheyn yaad. Aaminin markaa yaabaye hahahaha mideeda kale wax walbaan sameeyay ayaad leedahay taasi armey been tahay hahahahah
@naagnool4127 Жыл бұрын
@@ahmedmohamudroble7133 nin somaliyeed aaminaad malahan Waa run waa nimanka kaliya ee xitaa ubadkooda inkira si eey naag kale u helaan faarax markasta waa doqon ragnimo malahan uu ku cadeysto isaga oo xaas leh mid kale inuu guursado
@deganmahamed8715 Жыл бұрын
Masha allah mama faynus allaha ku dhawro qosol iguma harin manta Thanks Abukar mahdi iyo team gurmad 🙏
@SacdiyoAxmed-es8qc8 ай бұрын
😢 cdèézžďru⁸23rruuiYvbjmV m . FACULTIES 😮🎉❤😢AND A 😅OF ¹😢😅
@munamaanka9250 Жыл бұрын
Sheekadii walee fashil ayey noqoray mamo feynud shiikh dahir gacan ayaa ku tagay halkeda ayaa dhigtay whi waa ka bax sateen team gurmad abukar mahad thanks wall🙏❤❤❤❤
😢😢😢Mom faynuus marka ay ku dhaheyso Mammo kaltuun ilmada waan ceshan waayey hooyadey mcn 16 sano ayaan is moognahay erayga hooyo iyo cunto ma cuntay waan tabay qurbaha waxa i keenay ma aqaan allow hooyadey mcn ii xafid love u in badan Mammii.
@yaasmiinmohamed7232 Жыл бұрын
Allla cawa wn fuurey san u qoslaye Thanks Abuukar mahdi adga iyo timkaga
@anisasaciid8536 Жыл бұрын
Ayy mahadsanid abukarkeyga keep going 💪 the legend 🙌 waligaa haka shakin naag gawan kaltuun nag nol 😍😍💜💜💜
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Walaahi caawa qosol aan la fuuray Mamo faynuus ilaahoow ku xifdi 🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻
@munahassan7093 Жыл бұрын
M.a koxda gurmad thnk u abukar mahdi wll qli
@aminaibraahim3153 Жыл бұрын
I love you mama faynuus May Allah Bless You ❤
@janogasho2474 Жыл бұрын
Mash Allah tabaaraka Llaah aadbaad udadaasheen hawl adagbaad haysaaan wad mahadsantihiin inbadan dhamantiin se bulshada aan juro ee dawaata aynu meeldheer gaadhsiino way uqalmaan Ilaaaxad Imika like ta way yerthy inta dawadaa badan xaraam darla noi daadaalay aynu ku dhirigalino like ta Iyo subscribe taba sharetana aynu kudarno wadmahadsantihiin marlabaad Waxaan dareemikaraa dad Qurba jooga oo hadana bulshaddiisa aan kaladahayn filimka ma hawylyaera iyadiiyoo qofwalba shaqo iyo nololraadsi uuyhay mash Allah hambalyo❤dhaantiin
@zalazala2195 Жыл бұрын
Kaltuun I like the way she acting movies. I am big fan for kaltuun
Mansha allah mamo cajabo alle ha ku xafido wlhi niyad baan u qatay hadlkeedi Dadku qalbiga ayay ka noladan noloshuna marba nooco bay kugu soo martaa kooxoda gurmad casharo badan baan na barten alle ha idin xafido
@koosh32887 ай бұрын
Maansha alaah maam fayruus qosolki baay iga dhamaysay xalqadan
@raizzchannel4074 Жыл бұрын
يا جماعة صلوا على الحبيب المصطفى عليه افضل الصلاة والسلام
Wawoo masha allah horay u socdaa abukar mahdi iyo kooxda guurmaad from Djibouti 🇩🇯
@zamzammohamed5252 Жыл бұрын
Mama feynuus sida ay u dhahayso tuug yahow ayeeydey igu soo dhacday😂❤
@sagalabdi1100 Жыл бұрын
Keep going my team gurmad and director abukar mahdi
@abdullah_Ahmed_Noor60 Жыл бұрын
اللھُم زدنا ولا تنقصنا وأكرمنا ولا تھنا وأعطنا ولا تحرمنا وآثرنا ولاتؤثر علينا وأرضنا وأرض عنا يا كريم آللهم اجعلني ممّن نظرت إليه فرحمته وسمعت دُعاؤه فأجبته اللهم ارزُقني نعمة يعجز عنها شكري ولا تبليني بلاء يعجز عنه صبري . اللهُم إنا مقصّرون وأنت الكريم مُذنبون وأنت الحليم ، فقراء إليكَ وأنت الغني، اللهم أعفُ عنا وإغفر لنا يا الله اللهم إني رفعت إليك حاجتي وأنت بحاجتي أعلم فيسر ولا تعسر" يارب العالمين 🤲🤲 وصلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@ayanbourhan5497 Жыл бұрын
Ala cajabo filmku way shidaa walahi all team macha Allah waad Naga qosliseen
@anisakhaliifsalaad6165 Жыл бұрын
Never give up kaltuumo 💪💪
@ciisewayneallahdayo6111 Жыл бұрын
Maman cajabo wlhi hoyo jirta weyi allaha cafimadka kukordhiyo inshllah
Waa run ninka ragaa waa in uu xusmeyo xaaskiisa waxan dhihi lahaa raga somliyed waxee ubarteen ee ku fanaa afar ayaa lee baneyay marka wan idiin mahad celinaaa msha llllh
@AminaCuisine692 Жыл бұрын
Somaliyey asc . Walalayal isoboqda qheir badhan Allah haidhin siyey.
@biiwayecb4896 Жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين نزور بيت الله الحرام والطواف بالكعبة الشريفة وزيارة رسول الله صلى الله عليه وسلم
@ayuubmahamoud1834 Жыл бұрын
Amazing 👏 well done 👏 gurmad group 👏 👍 🙌
@alicigalasma6825 Жыл бұрын
Maasha allaah maamo faynuus alle caafimaadka haugu wado ilahay ha xafido aamin yaarabi
@hawaosman2457 Жыл бұрын
Great director I love the story background when kaltuun is dreaming!!!
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Mamo feynus jilinkedu wa top❤👑
@iqromacalin6962 Жыл бұрын
Thanks wllhey allh ni xifdiyo 🥰🥰
@nuunowfunny2526 Жыл бұрын
Filimkaan hanaga dhameeninaaa ha iska socdo Abukar mahadi miyuu dhaman rapaa meeqa xalkhadood ayaa dhiman team gurmad we love me?
@samiramohamed7524 Жыл бұрын
Mashaallah tabaraka Allah bravo gurmad
@Caliya7 Жыл бұрын
Caawa filmka caadi maaha waa cajiib thanks all of you 😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃