Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea kaga hadlay xaalada Ceerigaabo iyo dil nin Ganacsade ah

  Рет қаралды 25,506

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 101
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
We are New SNM Dalkan iyo qarankan waanu difaacaynaa
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 4 ай бұрын
Gesiyada qaraan kooow Allah ha idin xafido Amin yaa Allah halgamayaal damir koda nool yahay guulayista Somalilaandr ka xalasha guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah Somalilaan guuuuuul insh Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxaadan9345
@maxaadan9345 4 ай бұрын
Guruujayn=Munaafaqadayn thx Ibrahim...si fiican baad u cadaysay
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 ай бұрын
IBRAHIM CAYDIID maashallah walaala asc
@MaxamedJibril-bc9gn
@MaxamedJibril-bc9gn 4 ай бұрын
Ibrahim ilaahayba kuu markhaatiyo ah hadalkaagu beer somaliland way ku diirsanayaan huwantuna wadnahaa go,a.
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 ай бұрын
insha'Allah Guul SOMALILAND.
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 4 ай бұрын
Ninka buhodle lagu dilay hadii u isaq dililha qawlalaada ayey ka so xunbeen lahayeen waba doqinti 12 ka indhood lahayd ee I'll qudha ku egeysey cadowgeda 11 ka kalena sadiqeda.Allah xumaanta ha ka saro.qulubtoda.
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 ай бұрын
Waa runtaa anoo habaryoonisa sida kula qaba.anigu waxaan aamin sanahay in isaaqa kale hayaan madaxnimada Somaliland ,intii faqash i xasuuqi lahayd ,ka baqi maayo habar awal ,habarjeclo ,Arab ,laakin halis waxaa inagu Wada ah ,waa faqash daaquut(daarood). Marka ma fahmayaan waxay isu yihiin isaaqa kale ,waxay kaga dhagtay kursiga.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 ай бұрын
Tusaaleba waxa u ah ninka Cadow Yuurura Ciise Muuse ku dilay, waa kuwa Safka dheer Burco isa soo tubay ee leh Saddex nin ha naloo dilo iyadoo ragii meesha joogay oo dhan loo hayo, hadda mag kama hadlayaan!
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 3 ай бұрын
@@Between-earth-and-sky ninkan cadowga saxda ah ka baqaya ee tolka isku soo taagaya waa khaldan yahay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 ай бұрын
@@abdulwahidmohamud9408 Absolutely Aniga maxaa igaga ba'aya Hadii mid Garxajis ahi xukumo ama Somalilandta kale ahiba xukumo. Marka hore waa in aan cadowgayga aqaanaa.
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 4 ай бұрын
Mansha Allah ibrahim caydiid beryahan waanu ku waynay oo waanu kaa werwernay guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanidin ibrahim iyo redsea
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 4 ай бұрын
Mujahid Ibrahim caydiid iyo wariye siicid ciise illeye ilahay ha iidin xafiido guul iyo goobanimo somaliland wixi cadawa illahay ha iinagagabto guudaha iyo diibadaba guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 4 ай бұрын
Guuleso ibraahim Caydiid geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 4 ай бұрын
Ibrahim caydiid mujahid dhaba guul inshallah
@welywelymjamal9731
@welywelymjamal9731 4 ай бұрын
SOMALILAND GUUL IYO GOBAANIMO ! THANK'S A LOT SIR IBRAHIM AYDID !!!❤
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 4 ай бұрын
Masha allah guuuuul soomaliland Ibrahim guuuuul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 4 ай бұрын
Illahay Swt Ha Barkeeyo Waxaad tihiin Iftiin U Soo Baxay Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 4 ай бұрын
Waa mujahid idinti sit-gashan Hambalyo Ibrahim Caydiid iyo Saciid cise 🎉🎉🎉
@samewadasamewada
@samewadasamewada 4 ай бұрын
masha ala ibraahin cayidiid cadogaa jaban waa cadceed somaalilaan usoo baxdayi
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 4 ай бұрын
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 4 ай бұрын
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ♥
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 4 ай бұрын
Somalilaan wax kabuxa dadki faqashta inagag tagtay ee dhien halga qado waxay sheganayaa dalka iyago faqashta ah
@jama5340
@jama5340 4 ай бұрын
Thank u Ibrahim for keeping somaliland safe and working with dawlada 👏🏾👏🏾👏🏾❤️❤️
@محمدسليمان-ح9د8و
@محمدسليمان-ح9د8و 4 ай бұрын
MaashaAllah ❤ Waraysiga Huufan ee Xaqa kuu hadlayo. 🎉🎉🎉 Somaliland way Guulaysan InshaAllah🎉🎉🎉. Cadawga Guudaha waa iin Shaqo weyn lagaa Qabtaa .
@saadoadan5009
@saadoadan5009 4 ай бұрын
ibraahin caydid ciiltire nool
@ukulm6841
@ukulm6841 4 ай бұрын
Ibrahim caydiid iyo siciid ciise Ileeye labada mujaahid allah hawro..amiin amiin noo laada somaalilandna hanoo laa to.....amiin amiin amiin
@welywelymjamal9731
@welywelymjamal9731 4 ай бұрын
IBRAHIM AYDID JIR OO JOOG !!!
@sarahmohamud177
@sarahmohamud177 4 ай бұрын
Illahay haydin xifido ,waxaad tihiin iftiin u soo baxay umada somaliland
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 ай бұрын
Mashaa Alaah ibrahim walaalo Alee Haakuu xafidoo geesi geesi dhalaay uu sheeg runtaa Somaliland guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid ILAAHAY ba ku garab geliya e Hore u soco dhegna ha u dhigin cayayaanka kaa daba Naw Naw leh..
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 4 ай бұрын
Ibrahim ilaahayba kuu markhaatiy ah oo Shacabkaa kuu Markhaati ah illaahaw jabi oo Fashili Cadawga Somaliland
@MulhtaarXaruur-ci2dr
@MulhtaarXaruur-ci2dr 4 ай бұрын
Alla ilahow nokinda❤❤❤❤
@abdiali8810
@abdiali8810 4 ай бұрын
Jazzaka Allah
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 4 ай бұрын
Sunta gashaan.. Waka garxajiska xalasha ah.. Somaliland haa jirto haa joogo.. no Huwaaan in Somaliland politics
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Maansha Allaah
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 4 ай бұрын
Isaaq haddaanu nahay annagaa isu xoog iyo xasarad badan,gabilayna waxaan leeyahay dib u fadhiista ilmaadeerayaal.❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Afku Kuma go,o oo adduniyo Akhirab ku liiban gud:ibrahim Sland guuuuuuuuuuuuuuuuul
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c 4 ай бұрын
Insha allaah dhamaan tood jeelkay geli donaan waa wada khayunayal wadaan maxakabaad calamiya hala saaro dabilayasha insha allaah
@sumrom4818
@sumrom4818 4 ай бұрын
❤Sutti Gaashaan❤
@nasserhoussein9346
@nasserhoussein9346 4 ай бұрын
❤❤❤
@JamaalaxmadCabdi
@JamaalaxmadCabdi 4 ай бұрын
Asc wan idin salaamay gesi ibrahim cdid gul iyo gobanimo huwantu waxay buuxinayaan sadedii kadhinaa m g sadexad daroodka ahaa
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 4 ай бұрын
Waa la khiyaameeyay Reer Gaashaamo iyo habar yoonista dagaankaa ,oo huwantu iyada oo gaashamo iyo jigjigaba ka soo duulay oo hub iyo ciidan iyo cunoba ku dagaalamaya ayaa kuwan habar yoonis nabad beena sugayaan iyo cid aan kala jeclayn,
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita yaan loo codayn ildheerna haloo yeesho
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
waanan joogine waan ka ololayn lahaa Alle haynaga qabtee
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 ай бұрын
Waxaa haboon inaad Cunfiga iyo Qabyaalada reer nacaybka dhan iska dhigto oo aad Ogaato Wadani waa madaxda kuu talin doonta beri ama waalo ama Ooy waa howl kuu taal.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
@@hassansheikh-4395 xaadir naadir waykan wadani waakee ma ciro caanyo oo ciidankii dhabar jebiyay iyo xisbiga wadani oo cadawga gudaa ah .Cadawga ugargaaruu waa wadani caada qaata yaashuba waa wadani caanyoo yinkoo dhami waa wadani cabdi siidhiqaatena waa wadani biibiile qaatuu waa wadan cidankii kuwii dilay waa wadani kuwa buurta noo koray waa wadani ee ciidankii dilay waa wadan inankii gabooyena maydkiisa kujoogsaday waa wadani kuwa ciilku daashaday waa wadani xisbiga wadani
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
@@hassansheikh-4395 qabiil maansheegin lkn adaa qabiil qalbadaad degay xisbigani inuu xusbi yahaybuu noo sheegtay hadaba qabiilkaad sheektayna kaxayso huduu dalkan kataliyana maradaan kujiro qof kuma jiro xiliga doorashada lagaadhana waad arki iyadoo kab lagu salaamayo
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 4 ай бұрын
@@hassansheikh-4395reer nacayb iyo xisbi kala saar ninkaa an dhagaysanayo oo anu sodon sano madaxwayne ka dhigan lahayn oo madaxa noo saraanba ee ina caydiid waa ciidagale oo faysal fariid waa ciidagale eee rabi hana qabto uruuka huwanta ee wadani
@nimosamater3429
@nimosamater3429 4 ай бұрын
Xubiga wadni wanka halga qabto wanka dacd umaha❤❤
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 4 ай бұрын
Thanks Mr Ibrahim ❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 ай бұрын
Insha Allah xaqu wuu dilaaci. Ilaahay isaga ayaa mar walba Somaliland u gargaara.
@A.risaaqCumar
@A.risaaqCumar 4 ай бұрын
Labka kiisa adag ibrahim mujahid
@user-wb7vb1tf5j
@user-wb7vb1tf5j 4 ай бұрын
Mansha alah fashiili dadka munafaqiita uu guruuje ka mid yay
@saidjama4581
@saidjama4581 3 ай бұрын
Xanuun fooqal xanuun
@MohaShine-m2o
@MohaShine-m2o 4 ай бұрын
JAMAAL.WAGOBANIMO HADLAYAA.BALSE GURUUJE WAA LAFGUMEED HOOS BAY KUU MUDAA GURUJE WAGUNIMO HADLAYAA
@abdinuur370
@abdinuur370 4 ай бұрын
Mj ibraahim Inay doqoni Liitahay ninkii Dad uxigaa og
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 ай бұрын
Dadka Halgankii Ummadda si uun uga dhuuntay ma jecla maqalka Guulaha SNM, bal eeg yarkan Guruuje, Cabdilqaadir Jirde, Cirro iwm.
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 4 ай бұрын
Xildhibaan khuruuje waa munaafaq ,anigu waxan kutalin lahaa in uu iscasilo, hadii kale maxkamada la horkeeno, waayo umaduu u dhaartay wax aan hagardaamo ahayn uma hayo.
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 4 ай бұрын
President have the power to dismiss parliament and to call early election for new members.And everyone wants to be members of parliament must be checked if he/she have any connection with foreign entity.2our parliament must have their own police to remove any members of parliament having mouth diare inside parliament to have power to remove and if refuse must be arrested.And about military like every country in the world we have to have military police who have power to arrest soldier and stand infront court marshal.3 those journalist who are bad mouth our leaders or government must be arrested and banned to broadcast ever again.Goverment must take control
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 4 ай бұрын
Miyuu höre umagacaabo madax waynuhu haduu daacad kayahay maxaa maanta keenay. Waar wax caqli gala lakaalaya. Wasd idiin khajilay maanta walaahi
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 4 ай бұрын
Ibrahin caydid warbixin tisu waa xog xaqiiqa ah waxay dhibiil dab ah ku tahay dadyawga aminsan huwanta ujeedo badan
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 4 ай бұрын
Wax baddan oo Ibrahim sheegay ay sideed uu dhacaday.
@kaderdjama6949
@kaderdjama6949 4 ай бұрын
Wararka so badiyaaa ilahay ha ino xiftiyo Sland iyo idinkaba
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 ай бұрын
Dawladu waxay ahayd inay sheegto cida ka dambaysay dhibaatada ciidanka gaadhay markay sheegi waayeen ayaa iyagii dusha laga saarayaa in kastoo iyaba ay qayb ku leeyihiin oo ay dayaceen hogaaminta ciidanka
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 4 ай бұрын
𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 ай бұрын
Hadii muuse wax walba handaraabay ,ee ha dooranina faqashta wadani ee doorta faysal cali waraabe.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Reer wadani rucbi alle kusaan ilaahay hanakiin dhaafiyo dhibaato aydaan noo gaysan nama heline
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Alle haynaga wajaabo ciro iyo wadani
@G.M820
@G.M820 4 ай бұрын
Qudhmiyey iyo inta hogaanka u haysa ee lagu hungoobay ee Ina Cabdi Dameer iyo Geenyo shaaximan ay ugu horeeyan ayaa idin jabiyey wax ba haku meeraysaninna Waddani iyo madaxdiisa Hungo heeryo xumeey laydin baray 😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
@@G.M820 faqash baad katahay dameerka mawaxad mooday laas dhiig oo dameer calanka u saaran yahay kkkkkkkkk dameer waxba ku yeelimaysid faqasheey muuse maku ogyahay hortay
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 4 ай бұрын
Noolowcadid
@a.bismail6492
@a.bismail6492 4 ай бұрын
Cirro Iyo Garxajis wuxuu sumcad xumo uga tagay raggiisa. Waa yaabe yaa guursanaya dumarkooda?
@Sirad47
@Sirad47 4 ай бұрын
Waan ka xumahay, reer dhan oo nacasnimo isku raacay..
@خوخهخوخه-ف9ط
@خوخهخوخه-ف9ط 4 ай бұрын
Xasbunalah. Wanicmal. Wakiil. Inta xun. Ee cadawga La socda. Eexumaanta. Wadanka wada
@Giyomedia
@Giyomedia 4 ай бұрын
nacaas oo dhan sida laysu dhaafiyo dowladu ha waydiisato ruushka iyo kuuriya 2 daqiiqadood way soconayaan huwan kalkaal oo dhan si fudud
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Waxaan ka yaaban ahay ,ragan ,kitaabkii ay gacanta sareen iyo dhartii ,miyanay ogleyn ilahay hortagen yihiin ,ma diinta ayanay aqoon ,miyanay dad islaam ah aanay ahay ,dadka iyo dalka ilahay ha idiinka qabtaa ,anigu dadkan fahmi maayo ,mar hadii ilahay aan la ixtiraamayn ,ayay ixtiraam, illahayow noo gar gar
@welywelymjamal9731
@welywelymjamal9731 4 ай бұрын
SOMALILAND GUUL IYO GOBAANIMO !!!
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 4 ай бұрын
💚🤍❤️
@MohaShine-m2o
@MohaShine-m2o 4 ай бұрын
SUTI GAASHAAN GUUL IYO GOBANIMO
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
Mala iyagoo waa wan ayaa la duubay sidani si maahe maxay ku badasheen dhiiga dadkooda
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 4 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxaa koox yar oo SNM ah haloo diro hana lagu qaado weerar gaadmo ah. 2.0. Haddii lagu laayo goobtaasi waxay firxad ku tegi doonaan lascanod.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 ай бұрын
Sahra Halgan seexyaadi ay haysay Mayer ee parlament maxkamada lo gudbinayay si lo dareeriyo. Ragan shacabka inay uu shaqeyan uu dhartay ee melkalee laga xukumo wa in la dareriyo.
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 4 ай бұрын
Waaruntaa ibrahim
@hurdaaye21
@hurdaaye21 4 ай бұрын
jeegaan dhacday qaarba weli rajo ka haysaa ,, dadkii damiirka lahaa kudladan way isaga yaaceen
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 4 ай бұрын
BALAN TAADU YEY NOQON TII KURUUJE
@cabdisalaanyare6284
@cabdisalaanyare6284 4 ай бұрын
hhhh nin baa laga hayey tolnimada intaad uga baahan tahay inka badan ugama baahni
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Nimankan parliamenka inoo fadhiyaa ,inta badan waa ciil qabayaal meesha u badhiya inay dadka iyo dalka booban,cid ay dadkan iyo dalkan ka leeyihiin ,waa lagu khasaaray dadyow somaliland waydinkaa arkaya ee marka badbe ha dooranina ganbayar ee doorta rag waaweyn oo aan ahay Facebook iyo isugu sawir
@osmanjama8876
@osmanjama8876 3 ай бұрын
Ha darjiidhina Dhashii MuujaahidiidiintayDanta Guud wa Hooruummarka JSL iyo Cadowga Deebedda iyo ka Gudaha oo la fashiiliyo Allahu akbar
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
KURUUJI WAY U DHAMAATAY
@hurdaaye21
@hurdaaye21 4 ай бұрын
munaafaq ,, kaa soo ka soo jeeda galbeedka burco ...walee kudladdu kuma cibaaro qaadan wixii wadankan iyo ciidanka ku dhacay ,, weli kala qaybin bulsho ayey ku foogan tahay ,,waxan illaahay ka baryaya in ay hadda fahmeen kudladaa .weriyuhu waa munaafaq .... ibrahin caydiid waa ka daran yahay ...yaahuu
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 4 ай бұрын
Gobalimada geɓiilay waxa diidan xilmadhibaanada cadwga jamhuriyada somali land ugujira golaha wakiilada wxaanay sheegtaan mucaaridnimo beena😂😂😂kitaabkaad marten idinqabay yaa munaafiqiin kabaqaadyada qarandumiska soomali land usotafaxaytay
@G.M820
@G.M820 4 ай бұрын
Cadawga koobad ee qoomiyada Somaaliyeed ee Uraaga ahow orod oo yeello dee xildhibaano kugu codeeya gobolnimada aad la doonayso Goblan-galbis 😂😂 yaa ibnu dayuus.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 150 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 65 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 50 МЛН
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN...
1:51:59
Hargeysa News
Рет қаралды 6 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 150 МЛН