No video

Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadlay xadhiga Cisman C. Dool iyo arrimo kale

  Рет қаралды 25,511

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 100
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 ай бұрын
MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
👏🏻👏🏻👏🏻 Allah ha ku xiftiyo adiga iyo familigaaga 🙏🏾 AAmin yaa Rabi
@omersamatar4219
@omersamatar4219 2 ай бұрын
Mujaahid Ibraahin Caydiid hore u soco, wadaniga dhabta ah
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 2 ай бұрын
No one in Somaliland is a true Somaliland like Ibrahim Aydid. A true Somalilander should stand with the guy all the way.
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 2 ай бұрын
Mansha allaah Ibrahim cadiid iyo siicid muwadiinin xalaala ❤❤🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏
@mukhtaar2391
@mukhtaar2391 2 ай бұрын
Adiga Xaran Ah Miyaa Marka😂😂😂😂
@user-iz9hv4hp4t
@user-iz9hv4hp4t 2 ай бұрын
Maashaa allah mujaahid ibraahim Caydiid geesi geesi dhalay allaha ku xafido dadka caafimad ka qaba ee qulubtodu fayawdahy eere somaliland hadalkaga wyku caafimadan kuwa shirqolada umalegaya qaranka ee cadawga ah ayaa warkaga xanun kaqady somaliland guul iyo gobanimo waarta ❤
@mukhtaar2391
@mukhtaar2391 2 ай бұрын
Cayda Dadkiisa iyo Shacabka Somaliland Oo Dhan Miyuu Mujaahid Ku Yahay😂😂 Heego Naas Dheer😂
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
​@@mukhtaar2391 iina dhilo hooyada iyu faqash kaa wase
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 ай бұрын
Manshalaah Manshalaah Manshalaah ibrahim caydiid geesi qaran adiga iyo wariye saciid ciise inta xun qaranku umabaahna wali wayjoogan gesiyo qaran xirsina Alle haynga qabto aamiin
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 ай бұрын
Mujahid Ibrahim caydiid wariye siicid ciise illeye ilahay ha iidin xafiido sii wanagsan baad dadka reer somaliland wax uugu sheegtan lakiin wali dadbadan ayaa signalman wax loogaliyay kuwada saxiga ayaa imandoona insha allah guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉 ruuntu dadka waykanixisa ee madisho ruuntana iimadoonta iyo guusha ilahay ina siiyay manta somaliland
@Sumayo987
@Sumayo987 2 ай бұрын
Geesi qaran cadowgaga illahay ha jebiyo beenba ha shegee qofka wadankiisa difacaya wacana runba ha shegee qofka wadankiisa cayayaa ee umada kale dabada u ruxayaa dulisana oo damiir xumaa noloow Ibraahinow weligana buufi cadowga❤❤❤
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 ай бұрын
Maasha allaah ibraahim caydiid iyo weriyaha qaaliga illaahay haydin xifdiyo warkiina waan kudiirsana waana war nadiifa oo dadkeenu ubaahanyahay ka raysanay weriyayaashii huwanta ahaa ama lakiraystay
@mussehirsi7895
@mussehirsi7895 2 ай бұрын
Hadal hufan iyo ceeblaan Ibraahin caydiid❤❤❤❤❤❤❤
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Xirsi Khaayin wuu faqey but he doesn’t know his days are numbered. Maxakamed baa laa horkeni in sha Allah soon
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 ай бұрын
Mujaahid Ibraahim Caydiid Guleed Iyo Weriye Saciid Ciise Ileeye Waa Laba Nin oo Qaranimadu Ku Weyntahay Allow Cimriga Cafimaadka Idiin Siyaadi Aamiin Aamiin Aamiin
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 2 ай бұрын
Manshall Allah Tabarakallah gad bless you Ibrahim caydiid you and your family in your life 🙏👍
@baredagaal7577
@baredagaal7577 2 ай бұрын
ACW Weriye sare Saciid Muse Ileeye hambalyo waxaan kugu hambalyeeynaa barnaajka aad sida fiican uga tabisid halkan iyo sida aad u wareysayo dadka xog ogaalka,ah. Mahadsanid Barre Awgab Dagaal
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
Dadka waxcasya waala yaqaan weligii waxba ibraahin ma caayin laskiin waa nin cid walba ka horeeya meelkastana runta ka sheega, allah ga guuleeyo, From UK
@fadumaibrahim7467
@fadumaibrahim7467 2 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Allah haku xafido bidnillahi baari ibrahim Caydiid
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 2 ай бұрын
Mujahid Ibrahim Caydiid iyo saxafi Saciid cise nolada wad ku mahadsanidtin difaca Qaranka somaliland hore usocoda 🎉🎉🎉🎉
@anabomar2491
@anabomar2491 2 ай бұрын
❤❤❤❤Masha Allah guuuuuul Ibraahim cadiid 🦁🦁🦁🦁💪💪👏👏👏👏
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 2 ай бұрын
Ibraahim caydiid muwaadinka xalaash hawshaad qaranka uhayso ayaa keentay inay sidan uqayliyan cadawga somaliland halkaa kasiiwad hawsha alah hakugu garabgalo shacabka somalilad waykuu ogyihiin kaalintad qaranka ugu jirtid cadawgu hayska ciyaane awrka caynka ugiiji الله معك
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Allah ha idin xafido gesiyedi dalkoow guuleyista howsha wada Allah ha idin xafido Amin yaa Allah cadowga guudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah ❤
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
İbrahim kuwa eedaynayaa waa wax lagu qoslo waa Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma waydo , Ibraahim meel ay u soo maraan ayay waayeen ! CAR Ladooda Ibrahim!!! Cid ma caayo ee dulmiga iyo Dhagarta aad maleegayso ayuu fashiliyaa oo wadanka ku difaacaa ✅💪🏾😳😍
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z 2 ай бұрын
Masha allah sharif ibrahim cadiid fashili cadwoga❤❤❤❤❤
@abdihussein9554
@abdihussein9554 2 ай бұрын
Long live Ibrahim Caydiid and Saciid.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
REER SOMALIAND NOW NO NO NO COD WADANI NO NO HUWANTA NO COD❤❤❤❤❤❤❤❤❤ SOMALILAND GUUUUUL❤❤
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 2 ай бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah Ibrahim guuuuul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul
@ismaaciilaxmed567
@ismaaciilaxmed567 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ IBRAHIM CAYDIID❤❤❤❤❤❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 ай бұрын
Ibrahim caydiid geesi geesi dhalay geesi qaran Guul alayso
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
MAANSHALAAH ILAAHEY MUJAAHIDKA HA KARAAMEEYO IBRAAHIN CEYDIID WAA ASTAAN QARAN OO ILAAHEY UGU DEEQAY QARANKA SOMALILAND IBRAAHIN CEYDIID GUULEYSO ILAAHEY IDANKII ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 ай бұрын
Mujaaahid ibraahim caydiid geesi qaran noolaw adeer abaaalkaga qaranku ilaawi maayo
@abdigouled
@abdigouled 2 ай бұрын
Ibrahim caydiid cadow jibiye wa ninka bufiyey huwanta rer wadani iyo xirsi hore usoco bufi faqash
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Wadani iyo kuwa uu hadla ceebtoda maha ee wa cadadoda. Xasusta dagaalki ka dhacay Lascaanood inay la hayeen laba reer baa is dagalaya meeshi huwanta iyo dawlada Somaliland isku dagalayay
@SafiyaAden-wg8nm
@SafiyaAden-wg8nm 2 ай бұрын
You're right mash Allah
@nimcoabas
@nimcoabas 2 ай бұрын
Thank God, he’s my hero❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 2 ай бұрын
❤❤❤somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers muuse biixi guul somaliya waa cadawga somaliland ina cumar doolna waa khaayinal wadan reer sheikh isaxaaq waxay u Bahayiihiin in dabiibo haddaba xageen ka helnaa cid dbiibta somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 2 ай бұрын
Mashalla lbrahim❤❤❤❤❤❤❤
@عامرنبيلالعامري
@عامرنبيلالعامري 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Warka keen
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 2 ай бұрын
IBRAAHIM CAYDIID MARKAN WAXA FAHMI WAAYO WAXAAN SUGA ADIGA OO WAXAAN IDHA IBRAAHIM CAYDIID BANO SHEEGI MAWARWARO ISLA MARKAAN WAXAAN TAHA FACEBOOK GAAG RUNTI ❤❤❤❤ VIVA SOMALILAND GUUUL SOMALILAND GUUUL CIIDANKA QARANKA JAMUURIYAD BARKEESAN GUUUL ❤❤❤
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Waa su'aale muxuu ibraahin caydiid mar walba ugu cel-celiyaa (sahra-halgan baa mukhbaarad-furatay), isaga ayaaba fadeexadeenaya-inanteena-sahra-halgan. Asc
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
Suxufi siciid Guul❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 2 ай бұрын
Guuuul somaliland cadawgaag u nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ illahaw xirsi naga qabo aamiin
@OsmanFaisal-mu6sz
@OsmanFaisal-mu6sz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 2 ай бұрын
Ibraahin caydiid legend baad tahaye halkaa kaga hay huwanta la daba gal oo ha kala hadhin maqaaxi kasta oo ay galaan
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Allahayow ragayaga dacad ah noo bad baadi ,barkee oo barwaqee, guul somaliland iyo barwaaqo, dadka ibraahim doonaya in la xidho ,waa dadkii somaliland la doonayeen inay burburto ,cado qadooyinka ictisaam ilahay dadka iyo dalka ha ka qabto ,
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 2 ай бұрын
Fbi❤
@awgeele
@awgeele 2 ай бұрын
Geesi qaran
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Magaciisa sax ah ugu yeedha Dibjir cumar dool😅
@user-xw5yt5zs5k
@user-xw5yt5zs5k 2 ай бұрын
Ibrahim caydiid iyo siciid ciise ileye labada hal ga maa ee jecel dal koo da iyo dad koo da Oo habeen iyo maalin heegan u ah in ay ilaa liyaan ilahay hadhawro Ibrahim iyo siciid ciise iyo somaliland dhamaanba guul guul somaliland,.....
@ahaiban1
@ahaiban1 2 ай бұрын
Ibrahim Caydiid maxaa lagu xidhaa dhulkiisa ayuun buu ilaalinaayey cidna ma caayo ceeb kalana ma gaysto soona helimeysaan haddii wax walba sameysaan, iga dhan!!!.
@Sirad47
@Sirad47 2 ай бұрын
Dadkan dhintay magacii reer sh.Isxaaq iyo magacii garxajisba qaribay waa in jeelka lagu guraa,cid dulman uma doodayaan ee cadwga ayey u shaqaynayaan oo ay horgalo u yihiin, dadkaas waa jeelasha lagu ururiyaan.
@user-wb7vb1tf5j
@user-wb7vb1tf5j 2 ай бұрын
Viva suti gashan
@ismaaciilaxmed567
@ismaaciilaxmed567 2 ай бұрын
Gesigesidhalay❤❤❤❤is
@samsammohamed5111
@samsammohamed5111 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 2 ай бұрын
Ibrahim Caydiid. He is a simple of Som/land. Noolow halyey
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
IBRAAHIM MARNA MA KHALDANA
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Mujahid mudane Ibraahim Caydiid waa in amanita lailaliyaa Ilahay baa wax ilaliye waa nin sowadasaray cadowgai gudaha iyo iyo ki debedaba waa in waxa badadn lala socdo waxa uu Allah ha iinaga qabtocadowgau malegayaan
@kaahalive3505
@kaahalive3505 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
WAA IN SHARCIGU SHAQEEYO DOWLADNIMADU SHAQAYSAA CIDINA SHARCIGA KAMA WAYNA
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Reer Somalilandnoow Wadan kıina ilaashada oo kuwa ku talagalay inay idinka Dumiyaan u midooba oo Joojiya qabyaalada iyo sharka iyo hadalka badan 😳🧐🧐🥲🥲🥲
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
GARI RABIBAY TAQAANAAYE INA CUMAR DOOL WAA DAMBIILE QARANKA DAMBI KA GALAY WAY DUUBAN YIHIIN WAX YAABUHU KU HADLAYEY
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
WAXAA KALOO INAGU DHRX JIRA OO DALKA WAALAYA SAXAAFAD SI DADBAN ULA SHAQAYNAYSA CADOWGA
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 2 ай бұрын
SUTI GAASHAN waa KGB ILLAHAY inoo diray.ILLAAHOOW GARAGAL HANKOODANA U RUMEE YAA RABBI ADAY TAADA NOQOTAAYE.
@yonis1172
@yonis1172 2 ай бұрын
Waryadaa ilmaderayaal nimankan sharkooda Allah hanaga qabtoo . Nimaan dorasho nagalamabaa heligaroo isku qanciyay oo mahay dorashadaa kagalayan hadaa waa waab.
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Siciid ciise ileeye iyo ibraahin waanu ku diirsana warkiina baga hada saxafadivii qashinka aha aamusiiseen oon looba bahnayn maanta cadowgiinu hajabo
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Dalkiina laga burburin maayo sheekhyo ku sheeg iyo caado qatooyinka aan damiirka lahay ,somalilander waa inaad indhaha iyo dhegeha furtaan
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Miyalacidhay cismaan dooli
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 2 ай бұрын
Ibrahin iyo osman is ku mid mah midan waa cado qadte ibraahin waaa muwadin u tudhay dalakisay iyo dadkisba
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Ibrahim caydiid Wlee waa kor iyo hoosba xogta ula socda
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Ad iyo ad baa u mdsnthn Inla xidha laga hadlayaye Halla togto ayan kutalinaya
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Odayga ku caayay ibrahin wa asaasaqay waliba wadanina ka faa iidaystay cadowgaaguna wuu badanyay allaah hajabiyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
ODOYAAL XADKII DHAQANKA KA BAXAY AYAA INA WAALAYA
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 2 ай бұрын
Wasidaa odayashan suldanka iyo caqilada sheganaya waa tuugtii caqalka weyn laga so xadhey ee xolihii umada xadey oo xaran ku naax ah markaa cadho hunguri weeye tuugtaasi hunguri adoon ah
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 2 ай бұрын
Saqran kaas cimrigiisi ku dhameystey cay iyo ciil waa qaran dumis oo isaga wixii uu dalkan dhibaato ugeystey wey muqataa oo marqaati isaga isugu filan oo fiid yow yadii si ba lahayaa dofaarka nijaasta ah cumar dalool cajuus nolasha ka dhacay
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 2 ай бұрын
Weligeed bay dadku Dembigooda dusha ka saaran qof kale,markay dhibka samaynayaan waa xoog weyn yihiin,marka sharcigu qabtana ummadda kale ee aan ku raacsanyn waxay wadaan bay ku wareegaan,qofku Fariidnimadii uu lahaa ha ku Adkaysto,isla la Markaasna Qabiil aan waxba lagu tarayn baa dabada la geliyaa,Sharcigu ha sareeyo waxaa loo samaystay in lagu kala dambeeyo
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Wadani waligii buu faqash aha waka xamar ku sii yaacaya dowlada soomaliyana agfadhiya iyagood moodo jiirlaqabtay
@iftin2024
@iftin2024 2 ай бұрын
Xirsi gaab meelwalba munaafaqad buu la joogaa, allah kuma guuleeyo, huwan kalkaal Mr Hashi si kasta isagaa kuu dhaama dalkana halgan dheer buu u soo galay, markaa ha ku daba lumin😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
BAL INANKA YAR EE WARIYE KU SHEEGA AH EE INTUU KU SOO NOQDAY SULDAAN DAA"UUD EE WAYDIIYET SU'AASHA AH 24 SACADOOD WAY DHAMAADEENE MAXAAD YEELAYSAA SULDAAN MARKUU SU AASHAA WAYDINAYO MIYAANU FIDNO DOON AHAYN
@fardusali5547
@fardusali5547 2 ай бұрын
Cajib shaqdadad maa xiris ku walo
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Xirsiyuu cabsiinaya oo uu ka adka sosoco siraday huwanta gudaha walahi carab oo kaliya ku filan hada latimadan ina dumisan somaliland cidkastoo isaaqa idin sugaysa walaydin wayi dona makaligiinba kursiga leh wuxuushyay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤😂❤😮😮😅😅
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
XIRSI MUNAAFAQ IYO WADANI HUWAN WAY OGYIHIIN IN AANAY COD HELAYN QORSHAHOODUNA WAA QAS IYO NABAD GELYO DARO LAAKIIN WAA LALA DAGAALAMAYAA WAANA LA SOO AFJARAYAA ICTICSAAM IYO HUWANTA GUDAHA
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Marka horeba maxaa dhoocilkaa reer shiikh isxaaq oo dhan suldaan uga dhigay taynu aragnaaba tii kale ka darane
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Qudhaanjaw naa ku Quuso ayaa meesha ka dhacday. Cismaan Qudhun baga ayaa Jeelka lagu tuuray. Ciqaabta ugu kulul waa in la mariyaa. Kuwa kale ee reer Somaliland ah ee meelaha Qaranka ka soo caaya iyana ha ku quustaan. Maanta ayaa qaranka seeftiisu wax jaraysaa. Ninkan Suldaanka Guud ee Isaaq sheeganayaa IQ- giisu waa very low. Ciidagale waa inay Isaaq u keenaan mid kan dhaama.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Suti gaashaan dufaac qaran
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂🎉😮😮😮😅😊😊😊
@user-yq6iw7jz8h
@user-yq6iw7jz8h 2 ай бұрын
Cay hadii layku xidhayo Ibrahim caydiid halaxidho waxa uu qaran dumis ku sheegay Saddington habar jeclo ah maxakamadaanu dacwad ugudbinaynaa ha kusoo cadeeyo hadii cadayn waayo waa in laxidhaa nin kacay badan majiro walina wuxuu wadaa waa ixtisaab booyidhaahdaa
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Waxaan qoslaa marka uu ibraahin uu iska dhigo(c/qaadir-jiilaani) ee uu yidhaahdo meel-walba cid-baa-ii-joogta isagoo og in xisbiyada-ucid iyo wadaniba ay ka dad-badan-yihiin hadana aanay ogayn waxa uu og-yahay, taa macnaheedu waxa weeye xukuumada-ayaa-siraha-aan-ka-helaa.😂😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
cabudhintu waxaye dhalisa baabaa kii hadla haa iskaa hadlo ee halaa dayo afrikan waxaba kama bartaan tarikhada shalaye ayaay lasconod ku tagtaye cabudhiin iyo xabad laaladhaco shacabka siyaad iyo qadafi iyo sadam xusen iyo iyo boqalal cabudhiinjiraye daadka xagaye ku danbeeyen muse isago marki horaba aaha askari ayaay kuwana jar kaa sii turayaan dagtaytar daadka iyo dalkaba wuu galafta isagana halag iyo meel xun ayu ku danbeeyaa
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 2 ай бұрын
Nikan hadi an laga qabaan sland.dadku isku rogi.ibrahino badan adkujirto kabax
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Markana ? Mani fasax an wadanka qaribnee baa sheekadadu
@user-iz9hv4hp4t
@user-iz9hv4hp4t 2 ай бұрын
dadka xanun sanaya ayuu hadalka mujaahid ibraahin caydid ku gubta
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 ай бұрын
Waa ma dadka xanuunsanayaa ayaad ruumasataa isaga mujaahid Ibrahim caydiid illahay ciimriga ha uu dheereye ruun sheegaya lexejeclana dalka ka haysaa macuud baa ku haa yaa ruunta gaado oo dalka iyo garank difaac gabiil harassing ninku shagaysanayo waa xiirse oo tuug ah
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 2 ай бұрын
maqorshayal badan ayu idinka fashiliyay.kkkkkk
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,2 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 4,7 М.
Ibrahim caydiid
20:38
Radio Awdal
Рет қаралды 6 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,2 МЛН