No video

Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadley guulaha MoU ga iyo Guusha Somaliland

  Рет қаралды 17,196

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 ай бұрын
Kulmiye taageera Reer Somaliland now
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 ай бұрын
SOMALILAND ❤WEY KA GUULAYSANAYSAA CADAWGEEDU WUU JABAYA VIVA MUJ IBRAHIN 🦁
@khadrahusseinharrir2
@khadrahusseinharrir2 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo somliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 2 ай бұрын
Cadowga slnd illhy dhulka ha la jaro
@shadiaali2750
@shadiaali2750 2 ай бұрын
Allaahuma Amiin
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 ай бұрын
AAMIIN YAA ALLAH💚🖤❤💯💯💪💪💪🙏🙏🙏
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 2 ай бұрын
Dalkeygo guuleyso insha'Allah ❤
@mohamedaliaman9243
@mohamedaliaman9243 2 ай бұрын
👍👍👍😁😁😁👏👏👏🎉🎉🎉✊✊✊💪💪💪🦁🦁🦁 Somaliland Viva Ha Noolaato Somaliland++++ Ibrahim Caydid $$$ Noolow iyo Saiid Ciise Ileeye❤❤❤❤👍👍👍👍
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 ай бұрын
MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 ай бұрын
Kulmiye guul
@manknowsalot
@manknowsalot 2 ай бұрын
Somaliland way guulaysanaysa 💪💪
@amnoali8348
@amnoali8348 2 ай бұрын
الله يحفظك من كل شر يا وطني ❤❤❤
@abdiismail6805
@abdiismail6805 2 ай бұрын
Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland guul Ibraahin Caydiid guul Siciid Ileeye
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Ibrahim caydiid iyo siciid ileye noolada ilahay cadaw idin ma jebiyo
@alexkeith1260
@alexkeith1260 2 ай бұрын
xirsi iyo maxamoud xashi waa tugti dalka iyo dadka dhacay ee midna cunay lacagti mashruci biyo baladhinta ee xumbo wayne midna cunay lacagti wadada cerigabo labada mashrucna manta waxa dhamays tiray xisbiga kulmye oo hiragaliyay mida labad ee tugnimada ku darsaden waa huwanimada iyo tagerida cadowga jamuriyada barakaysane somaliland marka maha laba nin oo si gara lo eryaayo ee waxay yihin ayumbu shegay ibrahim caydid wana ku saxsan yahay in umada lo iftimiyo cadowgoda gudaha iyo ka dibadaba
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Ethiopia warkedu dhayda Ayuu kacadyhy wlee Huwan iyo kalkaa tacsi ayaa utaala mou waa hirgalaayaa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
MAANSHALAAH MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID WAA DIFAACA QARANKA SOMALILAND WAA AQOONTA QARANKA SOMALILAND MUJAAHID GUULEYSO HALKAA KA WAD DIFAACA AAD HADH IYO HABEEN AAD U TAAGAN TAHAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 2 ай бұрын
Insha Allaah Guul iyo Midnimo waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawyada Somaliland
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 2 ай бұрын
Guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
XIRSI WAA MASIIBO KU DHEX JIRTA SOMALIAND LKN WAXAY U DHAMAANAYSAA MAALINTA SOMALIAND LA AQOONSADO ❤❤
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
taasi waa war yaab leh. guul Somaliland. Waxaan taageersanahay xeeladda Oromia iyo Somaliland 100%. Reer Somaliland ahaan saaxiibkayagu waa cid kasta oo aynu wadaagno danta guud.
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 ай бұрын
Dagaalka laascaanod somali land guul buu I ahaa nacabkii iyo nasteexii ishuwanaa baa kalabaxay somali land guul guul guul ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 2 ай бұрын
Ibraahi caydiid waad mahadsantahay marwaba fashili xisbiga cidisaamku samaystay shirqoolada lawado sogudbi shacabka somaalilaan ❤❤❤guuuuuuul❤❤guuuuuuuuul❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏✍✍✍✍✍
@alisaid1214
@alisaid1214 2 ай бұрын
Asc saciid ciise ileeye Longlive brother Keep going Ibrahim caydiid guulayso Geesi qaran Longlive brother
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 ай бұрын
ibraahin guuliiso
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Ibraahin iyo siciid waani idin salaamay ilaahay cadawgiina hajebiyo halgankaa aad qaranka ugasheen shacabku waa idiin ognahay 🎉🎉🎉🎉🎉
@MaxamedMany
@MaxamedMany 2 ай бұрын
Guul Somaliland guul ethopia guul Ibrahim caydiid.
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 2 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah guul somaliland cadawgeena cagta hoosteeda❤❤❤🎉🎉🎉
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru Ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland inshaallah, Ibrahim ilaahey ha ku xafido geesi qaren 🎉🎉🎉🎉
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Ahmed Ismail Samatar isn’t fooling anybody. His actions or lack thereof speaks louder than his words. When outsiders assailed his own people, and wanted to burn Borama, he was quiet. Likewise he didn’t say a word when Somaliland was attacked. He is a coward hiding by feigned neutrality. To me it was clear he was a hypocrite man lurking in silence among his people. Each chance to unite or protect his brethren slips through his fingers, revealing his true allegiance to selfish apathy over collective well-being.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
He is a gun for hire he was paid by the failed state in Mogadishu
@osmanjama8876
@osmanjama8876 2 ай бұрын
Guuleysta in sha Allàah SutiGaashaan
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 ай бұрын
Wariye siicid ciise illeye adiga iyo mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha iidin xafiido siida wanagsan ee aad dadka wax uugu sheegtanba illahay ha idinka jisaa ii siyo guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉 cadawga guudaha ilahay ha inagabto waa xiirse illahay narta ha ku googeeyo dadka mar buu iibiyay imka gadar iyo turkiga ayuu ka iibinayaa wuu buuka waa wax ilahay cuudur ku riiday siga hoogi doona insha allah
@nassimmoussa3956
@nassimmoussa3956 2 ай бұрын
Masha Allah Ibrahim Caydid Walaal nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 2 ай бұрын
Guuuuuul guuuuul soomaliland masha allah Ibrahim guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alexkeith1260
@alexkeith1260 2 ай бұрын
ibrahim caydid wuuxu ka mid yahay farashyada ilahay swt uso diray jamuriyada barakaysane somaliland sababto waax walba siday tahay ayu uga hada maha dadka hadalada la gabada wuuxuna fashiliya cadowgu wuxu yahay iyo wuxu damacsan yahay adban uga mabsuday sidu uga haday ina samatar una shegay inu yahay nin lalush ku yimid dalkana an waxba gashan imikana uu eg nin qorshe loso dhibay in kasto sida irahim shegay anu waxba yeli karin jamuryada barakaysane somaliland horana uu waxba uu yeli kari wayay
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Long life somaliland nationalist
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 ай бұрын
Inshallah Guul Somaliland
@aminamusa5517
@aminamusa5517 2 ай бұрын
Amin somaliland ha guulaysato bi idni laah ibrahimow adigana cadowgaaguna ha jabo
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 2 ай бұрын
Guul jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 ай бұрын
Aslcaleykum ibrahim inaadeer salaan wacan guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihussein9554
@abdihussein9554 2 ай бұрын
Allah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Waa sidaa xaqiqadu Allahya cizak fidaareyn Gud: sland guuuuuuuul
@roodanuur461
@roodanuur461 2 ай бұрын
Amiin yaarabi guul somaliland Ibrahim caiidid adana ciimri dheer iyo ciivado suuban heel
@ukulm6841
@ukulm6841 2 ай бұрын
Ibrahim caydiid iyo siciid ciise Ileeye labada halyey halgamaa noo laada noo laada somaliland guul guul iyo gobanimo....
@FarxancaliSandhere
@FarxancaliSandhere 2 ай бұрын
Mahadsanid
@kinzihaybe7794
@kinzihaybe7794 2 ай бұрын
Mansha allah guul❤ somaliland
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Axmed Ismaaciil Samatar waxqabad la’aantiisa ayaa daliil u ah munaafaqnimadiisa. Marka shisheeyuhu dadkiisa soo weeraray, oo ay damceen inay Boorama gubaan, wuu aamusna. Sidoo kale wax kelmad ah ma uu odhan markii Somaliland la soo weeraray. Waa fulay isku qarinaya dhexdhexaadnimo u iska dhigayo. Ilaah baa mahad leh in uu maskan dhexdeena ku jiray soo fashiliyey.
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Mashaalah mashaalah mashaalah somaliland guul ilahaw naga farxi somaliland oo loogu dhawaqay si dhakhso leh
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Somaliland guul iyo Etoobiya, ilahayow qatar iyo wixii cadow ku ah somaliland jabi oo mid ha ka reebin
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Somaliya ,jabuuti, Qatar,kiniya somalida ka soo jeeda ,etoobiya somalida ka soo jeeda ,xasidnimo iyo ceel ,allahayow naga qabo
@nashou22
@nashou22 2 ай бұрын
Mashallah ibrahim Allah haku xafido. Indheer garad iyo caqli
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
2ba halyay oo Somalilanders Xalaal ah wll عيد مبارك Xirsi iyo Ina Xaashi wa 2 Tuug ILAAHAY Sharkooda ha ku Celiyo . Somaliland ILAAHAY baa laa jira khaayin wal oo yimaadaa isaga ayaa is kashifa oo is qaawiya Sida odaygan Prof. Ka Shegta e ina samatar . ❤❤❤Guul Somaliland iyo Ethiopia ❤❤❤
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 2 ай бұрын
1983 maxamuud xaashi wadaniyad ma leh.waa ninkii snm oo baabuli tababar kaga jirta ,kala soo baxaaday daba laab nambar 44433, lana soo galay faqashda.
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 2 ай бұрын
xaqa haddii afka la qabto kelyuhuu ka dillaacaa waa kaa xaqii iftiimay ee taladu shacbiga wanaagsan bay u taallaa cidday masiirkooda ku aamini lahaayeen ilaahay ka sokow midda kale waar baaddan la siinayo nin aan aaminsanaynayn qaranka somaliland dadka cashuurtooda iyaga u baahan in wax loogu qabto kuwa qaatayna xaqaa soo qaban guul iyo gobonimo somaliland masha allah
@hodancabdi3958
@hodancabdi3958 2 ай бұрын
Guuuuuuuuul warta JSL POWER amiin yaa allah guuuuuuuuul guuuuuuuuul warta ilaal abad JSL POWER amiin yaa allah guuuuuuuuul guuuuuuuuul warta
@user-sc4rl7bj5o
@user-sc4rl7bj5o 2 ай бұрын
Somaliland hagulaysato❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 2 ай бұрын
Cadowgu waabadanyahay ee illaahay umajabiyo Soomaaliland guuuul
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 2 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
NO COD HUWANTA NO COD CADOW KALKAAL❤❤❤
@osmanjama8876
@osmanjama8876 2 ай бұрын
Asc Mobiile No ka IbrahimCeydiid ban rabaa iga wa Mujaahid kî Qoraaga ahaa Mr Belel ama Osman ismall Jamac Belel
@user-sc4rl7bj5o
@user-sc4rl7bj5o 2 ай бұрын
Gessiga ibrahin caydidow wan kusalamaya illahay haka farxiyo ifiyo akhiraba
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
Walee walaga raystay saxafadihii ku noola laaluushka rag muwaadiyiina somaliland ah baa soo baxay oo geesiyo ah guulaysta ibraahin iyo siciid saxafadii baa seexiseen qudhunka ahayd wah waanu ku diirsanay ee bal ibraahin amaankaga sug cadow badan baad yeelatee
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z 2 ай бұрын
Xarsi ayu ina xashi wa tuuk ku garac sharif❤❤❤❤❤
@feryalmomdferyalmomd471
@feryalmomdferyalmomd471 2 ай бұрын
Kulmiya guul 🎉
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 2 ай бұрын
Masha allaah gulaaysta ibrahim iyo ciciid waxaad ka mitihin raga gusha somaliland qaybta waayn ku leh waxaad noqon dontaan kuwa xukumi dona ama melaha mihiimka xukumi dona waa lakala ogyahay kuwi dalka uso halgamay iyo kuwii lugta hayay ee cadawga u so racaay faylashu waa diyaar insha allaah
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 ай бұрын
NINKAAN SAMATAR WAXU GACAAN SAARE LAA LEEYAHAAYE INA DOWDAAR IYO FARMAJO CADOWGA SOMALILAND BAA SOO DIIRTAYE LAA SOOCDA ILAAHAYE BAA INA ISMAEL SAMATAR FASHILIYEEEY WALAAHI GUULE SOMALILAND 💚🖤❤💯💯❣❣
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 2 ай бұрын
Noolada❤❤❤❤
@CalimaxamedAxmed-hz8iu
@CalimaxamedAxmed-hz8iu 2 ай бұрын
Somaliland sutigaashaan weligeed calanka tawxiidku Iilan maayo.!!
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 ай бұрын
Somaliland Wey Guulaystay Reer Somaliland Kulmiye party Doorta Guulayso Nin Qaran Gudomiye Ibraahim Caydiid Allow Ku Dhawr
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t 2 ай бұрын
HORTA INA SAMATAR IYO KUWA KALENA WAXBA KA QAADIMAAYAANE CALOOSHIISA AYUU HADLAY WIXII KU JIRAY XANUUNADA AAN DAAWO L,AHAYN WEEYE WALAA DAWLAD JAARKA HADDII AY SOO KIRAYSTAAN IYO XASADKA WAANU KA GUULAYSANAYNAA GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL SOOMAALILAND ❤️
@mohamedadam9873
@mohamedadam9873 2 ай бұрын
Shacbiga Somaalilaand jecelow, waxaan leeyahay, Weli Ibraahin, innoo dig oo inoo dhiib cadawgeena inna dhex joogaa waxa uu ku hawllanyay. Se waxa aan tebeyaa, Dawladdii xaggay martay? Meeday fulintii sharciga waddanku " the rule of law". Dawalad iyo shacbigaba difaaca dalka ayaa no. 1 ah. Ibraahinowna Alle ku dhawr, oo Somaalilaand u noolow. Aamiin
@abdillahiwesozen4291
@abdillahiwesozen4291 2 ай бұрын
ibrahim hambalyo gul somakikand
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Garxajis waa ineey ninkaan huwanta lahesiyaa hakahadheen oo iina Mooge torta wuu uqalma Madaaxweyne Somaliland
@faizaali2889
@faizaali2889 2 ай бұрын
Xirsi gaab iyo xaashi ilaahay haynaga qabto
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Professor Axmed Samatar laluush buu kaqateey Xamar waa dabadiliif uaddega caddowga Somaliland waa waxba yahaay tulli foqool tulli weyan
@Yaasmiin4087
@Yaasmiin4087 2 ай бұрын
Soomaalilan. Guul. Guul ibrahin. Caydiina. Guul. Guul. Waa. Muwadiin. Callala aha. Waa. Geesi. Geesi. Dhalaya
@mohamedabdisuleman8113
@mohamedabdisuleman8113 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Iyada is wada fashilinasa Ciddii xumani ku jirtaa
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y 2 ай бұрын
11:14
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
SOMALILAND WAA LAGU SOO DUULAY WAA IN AY FARAHA KALA BAXAAN QOLOOYINKA SOO DHEX GALAYA ARIMAHA G/SOOL EE KA DHRXEEYA SOMALILAND IYO CADOWGA KU SOO DUULAY
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Maxaabiistani uma baahna odayaal iyo xisbi macaarada waayo huwan dhaqaalo aan maxaabiista ahayn mahaystaan markaa niic uma baahna
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Kow kii lahaa aqoon yahan ayaan ahay ,aqoon yahay laaluush qatay ,aqoon maha ee wa madhan yahay buul kuma leh meel ay somali degen kuma leh ,wax cid ku soo kordhin mayaan
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 2 ай бұрын
Tacsidaa fadhiya balaayo idinla tagtaye
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Illaahay SL ha badbaadiyo gurigaaga bahal laguma soo hogaamiyo MOU wuxuu khatar wayn ku yahay SL iyo somali oo dhan waxa wataana waa reer galbeed doonaya in amxaar dhul ku yeesho badda cas inagana way ina liqayaan sida muuqata haduu dhaco alleba kama dhigee dadka maanta u ololaynayaa way ka shalayn doonaa waana dembi weyn oo aan aakhiro iyo aduunba ka hadhayn
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 2 ай бұрын
Aakhiro ma diintaa laga baxay waa la siinayaa kii dilaacayow dilaac
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
@@user-mr6sp3yh7e waa dembi in dhul muslim lagu soo hogaamiyo kufaar dhibaataduna ka doona iyo ka diida isku si ayey ugu wada dhacaysaa illaahay hayna wada badbaadiyo
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 ай бұрын
ninkii walba eesomaalilaan kula jira khiyaamo ciduudoono ha ahaado ilahayi ba fashilinaaya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa arrimaha MoU marnaba ma oggollin mana aqballeyno. 2.0. Waxan dhahayaa madaxweyne muuse biixi cabdi iyo maxamed kaahin ahmed iyo siiraanyo waxay ku tilmaaman yihiin daydaygii SNM ta. 3.0. Haddaba xabashi baa soo degeysa berriga iyo badda lughaya iyo saylac cidina aqbali mayso wax dhacayana marnaba noqonmeyso. 4.0. Waxa dhaaney maxamed siyaad barre dhamaantood saddexdan kor ku xusan. 5.0. Waxad sheegtaa wuxuu muuse biixi cabdi ka qabtey berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 6.0. Haddaba hadalkaasi marnaba dhegtu maqlimeyso xabashida yas qaadaneysa berriga iyo badda lughay iyo saylac. 7.0. Marnaba dhici mayso habashidu waxay ka heleysaa dhaqaale fara badan. 8.0. Markay dgaqaale fara badan ka heleyso waxay somaliland ka heleysaa waa idin aqoonsaday. 9.0. Arrintaasi waa khiyaamo qaranka lagu sameynayo. 10.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga ay bixineyso dawladda ethiopia ma waxay noqotey general assembly united nations. 11.0. Waxaad sheegtaa waxay soo kordhineyso aqoonsiga dawladda ethiopia. 12.0. Haddaba berriga iyo badda lughaya iyo saylac afar kalmaddood oon micnaba ku fadhiyin laguma siin karayo dawladda ethiopia. 13.0. Waxan dhahayaa madaxweyne muuse biixi cabdi malaha berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 14.0. Dhulka amaba berriga iyo badda malaha muuse biixi cabdi iyo reer koodu. 15.0. Madaxweynuhu kuma fadhiyo kursiga wax sharciga waafaqsan. 16.0. Wuu dhanaystey muddo xilleedkiisii iyo kordhintiiba. 17.0. Hadaaba xaguu ka keenay awoodda uu ku bixinay berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 18.0. Dawladda ethiopia waxay wax la leedahay eriteria waxayna xaq u leedahay inay la yeelato berriga iyo badda asmara iyo assab iyo musawac.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Somaliland waa meel dhimatay oo qudhuntay.Haday tahay wadan oo maamul ka jiro waxaas kumaad hadasheen e edaab ayaad yeelan lahayd ama waa lagu xidho lahaa. Maxkabad ayaa lagugu soo taagilahaa dadka aad caayayso. Kooxda tuugta ah ayaa ku shaqaysta in dadka qaar lagu sheeg dambiilataal adiguna aad wadani isku sheegto.
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
Ethiopia ayaa somalia xoraysay oo ilaa maanta argagixissada hor fadhida oo darood baryo iyo tu xun soo codsaday ciidamada ethiopia kolkaa shalay guul bay ahayd maantana hadi buseness ama bayacmushtar ethiopia lala yeesho umada iyo ilaahayba been loo shegga oo meeshi kiro ahayd ayaa bixin iyo qadasho iyo qassasho loo dhigga nacdali ilahay haku dhacdo darood iyo beentissa iyo fidnada umada la dhex ordayaan !!!!!!! war daroodow somaliland guulaysatay ee maantaba qarxa xassadka waad ku dhalateene maxa shalay ethiopia waalalka la ahaydeen maantana heeshiskay somaliland la gashay cuqdada uga qadeen ? takaleh ma silka hoyadinba leh dhulkayaga maxaa somali nagga galay wataa Djiboutiba dhulkeeda kiraysatee ????????? waar doqonimada la fadhiista iyo limada faysal robleh ee jixaaska laga xaday .... from saylac city beledka xadarada qadimigga
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 2 ай бұрын
💚🤍❤️
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😂😢😢😮😮😅😅😅
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Axmed ismaaciil wuu sii socdaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
maaha dagaal dhamaanaya waayo somaliland inay baabiyaan ayaa dadkaa loo layay oo xabada nool life loogu qabanayay reer bahal /argagixisso / iyo jin iyo jaan ku midaysay mabda kaliya maantana intay somaliland nooshahay faanoole fari kama qodna !!!!!!!!!!!!!! from saylac city
@user-yi8mo4km5j
@user-yi8mo4km5j 2 ай бұрын
Uraaye.adiga.iyo.saguba
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 18 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 54 МЛН
PRANK DAGAAL IYO GACAN QAAD SABABAY
14:36
Family Sagal Channel
Рет қаралды 88 М.
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51