Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadley khudbadii Raysal Wasaraha Itoobiya

  Рет қаралды 16,938

Red Sea News Network

Red Sea News Network

5 күн бұрын

Пікірлер: 105
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 3 күн бұрын
Congratulations reer Somaliland dhamaantiinba. maanta Somaliland waxay u ahayd Good news. Waanad salaamantihiin Siciid Ciise iyo Ibrahim Caydiid muwaadin dhab ah
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m 3 күн бұрын
Ibrahim caydiid geesi ga somaliand guuul ❤❤❤❤❤❤
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 3 күн бұрын
Guulesta siciid iyo Ibrahim nolaada in badaan 👏👏❤️❤️❤️👏👏👏👏👏
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i 3 күн бұрын
Ibraahin caydiid waa madaxweynaha mustaqbalka xisbigiisuna waa sutigaashaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasmas
@Xasmas 3 күн бұрын
Geesi Ibrahim Caydiid ❤ Guul Gobanimo Somaliland ❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤
@IsmaaciilApdi-vr2xm
@IsmaaciilApdi-vr2xm 3 күн бұрын
Halyay qaran ibraahin caydiid
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 3 күн бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹 guul somalilaan 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@yurub5288
@yurub5288 3 күн бұрын
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo guul ❤✊✊✊✊✊
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 2 күн бұрын
Why does it take this long for the MOA between Ethiopia and Somaliland to become final?
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 күн бұрын
Af somali Aya Halkan lagaga hadla .😂
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 3 күн бұрын
Wariye siicid ciise illeye iyo mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha iidin xafiido guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤❤
@DhoolSiciid
@DhoolSiciid 2 күн бұрын
😮😮😮😮
@DhoolSiciid
@DhoolSiciid 2 күн бұрын
😮😢😮😮😮😮😮
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 күн бұрын
MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU
@aminahassan4566
@aminahassan4566 3 күн бұрын
Xirsi iyo Xaashi mid heli maayo in shaa Allah Ilaahayow ha nagu soo celi nimanka wadanka iibsaday 🛑⛔️
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
Wariye Siciid walaahi aad baan utaageera❤❤
@Red_Sea349
@Red_Sea349 2 күн бұрын
Mahadsanid
@suleimanmohamoud5852
@suleimanmohamoud5852 2 күн бұрын
Thank you Ibrahim.
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 2 күн бұрын
Thank you my dear brothers Saciid and Ibrahim
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 күн бұрын
Waad mahadsantahy geesi qaran mujaahid ibraahim caydiid noolaw research news waad mahafsantihiin
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 күн бұрын
Wa run mesha saxafad kuma Hayno iyo mucarid midna Marka faysal/ucid laga rebo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
we saylac we agree 100% somaliland waa nafar hadii somaliland danteedu ku jirto !!!!!!! from saylac city
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 күн бұрын
Mashallah baarakallah siciid Cise iyo Ibrahim Caydiid geesiyada qaranka ❤❤❤❤❤❤
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉
@xamudjama8998
@xamudjama8998 3 күн бұрын
MASHA ALLAH SOMALILAND WEY GUULEYSAN HALYEYADA QARANKA IBRAHIM &SICIID
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 күн бұрын
SUTI GAASHAAN IYO MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID ILAAHEY HA XAFIDO WAA DIFAACA QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yahyemahamed1134
@yahyemahamed1134 2 күн бұрын
guulaysta muwaadiniin dhaba, xildhibaanada guryaa ka qabyo ah oo hunguri uunbaa wada. group hirsi iyo mohamoud xaashina khayinimadii baa is qarin la'a❤❤❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 күн бұрын
Gulayso Ibrahim ❤
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 2 күн бұрын
Absolutely 💯
@user-hc5cg1rb5o
@user-hc5cg1rb5o 2 күн бұрын
Mujaahi ibraahin caydiid cadaawaddii waligeed jirta ayuun Bay insulation soo Baxenden markaa ooyaaye hala qabto
@user-qm3hl2wu1z
@user-qm3hl2wu1z 3 күн бұрын
Guul insha allaah sida ugu dhakhsaha badan aya lo ictirafi smaliland aamiin
@iidxasan5453
@iidxasan5453 3 күн бұрын
Msha Allah geesi qaran
@awliyoabokor8432
@awliyoabokor8432 2 күн бұрын
RAMAAX AYA ISNA LEH WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA AYU CIRRO II MAGACAABAYA BAL KA WARAMA SIDA LOO JABAY
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 2 күн бұрын
ku saliya nabiga ❤
@hassanaba6333
@hassanaba6333 2 күн бұрын
Maansha Allah guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤
@aminahassan4566
@aminahassan4566 3 күн бұрын
İbrahim iyo Siciid guulaysta Waxaa tihiin Halyeeyo Qaran 😍
@abdirahmanjama5657
@abdirahmanjama5657 3 күн бұрын
Asc.aadbaan.idiin.salamyaa.guul.iyo.gobonimo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuul sland way dhaqaaqday
@faysalmohamed1975
@faysalmohamed1975 2 күн бұрын
Congratulations congratulations idaacada qudha ee xaqiiqda ka hadasha
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 2 күн бұрын
Labadii xaqdaro kuheshiiya ayaa xaqooda kucolowda waasidaa adeeraday xirsi iyo xaashi Isha Allaah kulmiyaa guulaysanaya
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 күн бұрын
galaalna ku dar
@FarhanAden-p2t
@FarhanAden-p2t 3 күн бұрын
Inta was ku celcelisa wax cusub keen
@foosiyaelmi5274
@foosiyaelmi5274 3 күн бұрын
Shacabka ayaa ka jawabiyoona oo laxisabi. Doona. Guulayso ibrahin
@faisalosman9906
@faisalosman9906 2 күн бұрын
Dhengeda Abiy yaa lala soo dhacay
@hashimege3467
@hashimege3467 3 күн бұрын
Ibrahim Caydiid geesii aftahan ah
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 3 күн бұрын
😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️ guuuuul SLND guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii maansha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga aaammiiin aaammiiin yaarabbii
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 3 күн бұрын
Geesiyaal qaren 🎉
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 күн бұрын
Ninka xusbi Issac aa ayu isku halay nayaa lakin way dhaman dontaa hawjaasi thanks
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 күн бұрын
DAWLADA SOMALILAND WAXAANU U SHEEGEYNAA ANAGA OO AH HABARJECLO XIRSI IYO INA XAASHI WAA IN SHARCIGA LA MARIYAA MA JIRTO QOF HABARJECLO AH OO KA SOO HOR JEEDA IN QARANKA SOMALILAND LAGA DIFAACO CADOWGA GUDAHA IYO KA DIBEDA LABADABA DAWLADA SOMALILAND UGUMA HAMRAN KARTO MAGACA HABARJECLO WAA IN CADOWGA LAGA QABTAA WADANKA OO SHARCIGU SHAQEEYA
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 күн бұрын
Waa cadow somaliland waa in 10 Sano laa xudha lakin marka la Ina aqon sado waa in cidaa maamulka haysaa ay wax ka qabataa tiyoon qabil lo qa basin thanks
@user-lz8qg2fk2i
@user-lz8qg2fk2i 3 күн бұрын
Mustafe waa ku mahadsanyahay waayo meel uu ku hadho ayaan jirin
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 2 күн бұрын
Suti Gashaan dhamaan, Gudoomiyaha Xaji Ibrahim Caydiid, Saeed essa Ileeye, Ubaxle iyo inteena Somaliland jecel nolaada.😊
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 күн бұрын
ina xaashi iyo xirsi waaa cadaw hunguri xumana udheerthy
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 күн бұрын
G𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥
@anabomar2491
@anabomar2491 2 күн бұрын
❤❤❤❤guuuuuuuuuul somailland guuuuuul 💚🤍❤️💚🤍❤️👍👍👍👍👍
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 2 күн бұрын
Maaha kuwa taageyray jabuuti reer somaliland waa jabhado ka dilacay somaliland dhexede waqtiga qaban doona,?somaliland guul ❤❤❤❤❤cadawga gudaha iyo cadawga dibaduba guul daro iyo ciil alaha rido
@daffodou44
@daffodou44 3 күн бұрын
Mansha allah mujaahid qaran Ibrahim caydiid u sharax qudbada raysal wasaraha nacabku ha ka naxee kkkkkk
@faisalosman9906
@faisalosman9906 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 күн бұрын
Geesi geesdhalay
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 күн бұрын
𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐬𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐧𝐚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 күн бұрын
Siti gashan no suunta gashan 😂😂😂
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 3 күн бұрын
@@maryamdirie6842
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 3 күн бұрын
@@maryamdirie6842 suti gaashan
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 3 күн бұрын
Duli maangaaban bay u badan yihiin dadka ku nool smlnd oo waxwalba qabyaalada ka hormariya xukuumadan muusena waxay isku darsatay gacan gudhnaan .xukun jileec .dhayalsi. wacyigalin la.aan sidaasuu cadawgu uga faaiidaystay gudo iyo dabedba muusow ama meesha banee hadji kale gacan furnace iyo sharing adag keen
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 3 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@Sumayo987
@Sumayo987 2 күн бұрын
Saxaafadu oyaaye iyo kuwa soomaalind ka soo horjedaa su,aalo ma weyidiin karaan waxanan isleyhy hoos bay isula hadlaan oyaaye iyo kuwa lamidka ahi inaanu waxba laweyidiin markaa illahay bayinu ku reeban waxba kama sidanee
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 күн бұрын
ooyaaye waa qumbulad layna dhex dhigtay oo la doonaya bal in la taabto si reer awdal loo kiciyo waa sidii hadraawigii laascaanood
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 күн бұрын
Rub badthy muwaadin ah Ibrahim caydiid Wlee halkeeda Ayuu dhigay Dr abiye Ahmed steamkii xasan garguurteh Meel qac wayn baa ka yeedvi
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m 3 күн бұрын
Soodhow Ibrahim caydiid halyeybaatahy
@maxamudwali5492
@maxamudwali5492 2 күн бұрын
sabiil gashaan
@aadammax9534
@aadammax9534 2 күн бұрын
Waxu Hadraawi yidhi "Cabeey cajiibeey" waaba yaab rag xil kahaya jamhuuriyadda Somaliland o cadow soo hogaamiya.
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j 2 күн бұрын
Ragii hadlay ee KA soo hor jeestey madaxweeynaha Somalilaand ama qaranka ee jabuuti tageerayey Dawlada Somalilaand in aay wax KA qabto weeyeh maxaa amusiiyey xukumada Ragaa ha laga qabto Dalka
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 күн бұрын
Niamankaa u hadlaya dawladaha cadawaga inoo ah waa in talaabo laga qaada kuwa ururada ka ah gudoomiyaha ah waa in aanay u cadayan shacabka xariirta ah ee reer soomaliland waayo ninka calooshiisa u shaqaystaha ah maanta ee dalkiisa iyo dadkiisa ka doortay laaluush iyo shilimo barina dalka saw iibsan maayo
@hindamuxumed3701
@hindamuxumed3701 3 күн бұрын
Ibraahin caydiid mujaahid mayalka uhay nacabku hayska ciye
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m 3 күн бұрын
Geesiga qarranka Somaliland
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 күн бұрын
Guul somaliland iyo barwaaqo
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 күн бұрын
Buufi adeero
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 2 күн бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 күн бұрын
Kuwaa jabuuti udoodaya suuqa halagu garaaco
@faisalosman9906
@faisalosman9906 2 күн бұрын
Gari 2 nin kama wada qosliso
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 күн бұрын
Itoobia waa cadawga Somalia meel ay joogtaba. Gobolka Siti Dagaalkii Itoobia waxay la safatay Anfartii.
@saleebanali2905
@saleebanali2905 3 күн бұрын
INA CAJAR WAA LATOLEY OLOSHEY HADABA MEEL UU KA BAXO AYUU WAAYEY CAGJER
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 2 күн бұрын
💚🤍❤️
@shadiaali2750
@shadiaali2750 3 күн бұрын
Afartankii million iyo guryaha dawladaba hala laga qaado tuuga wadankii iibiyey
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 3 күн бұрын
Waar Odaygani Indhod Ada kaa 😊
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 3 күн бұрын
Waala dhibanayaa adiguba waxa kaa keenay Australia iyo Halloween qaboobayd waa Xukun doon
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 күн бұрын
Ma cid aan dhimanayn ayaa jirta Australiyana Santa dalkiisa ayuu uga yimi xilka hor Ana inuu haynhadana Uma baahna ibrahin cadawga dalka ayuunbaa xagxagta runta ayayna diidanyihiin
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 күн бұрын
Ibrahim caydiid intii somaliland uu ku soo noqday hadalkiisii wuu is badalay. Ma af wax cunay xishood baa?
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 күн бұрын
Dhinaca.beenta.hadaynu.turjumay.haa.waalanacitirafays.waligaa.waar.niyow.xishooda.dadka.indhosarcaad.kakadaays
@iali8540
@iali8540 2 күн бұрын
OOYAAYE BAASBOORKUU LONDON KU YIMID WUXU AHAA ETHIOPIAN.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Illaahay how gargaaro reer shiikh isxaaq sadex dhibaato ayaa isku mar soo wajahay oo ah dagaalada huwanta iyo dawlad jilicsan iyo suittigaashaan oo ujeedadooda ugu weyni tahay difaaca MOUga kaasoo Ethiopia siinaya dhul iyo badd aad u weyn iyo mudo aad u dheer iyagoo dadka u sheegaya inay aqoosi dhaafsanayaan aqoonsigaasi waa noocee sheegi maayaan way ku celcelinayaan aqoonsi aqoonsi ma waxaa jira aqoonsi lagu bixiyo in wax la kala bedesho ama ay isasiin karaan cidii markaa maslaxo ka dheysaa?
@faisalosman9906
@faisalosman9906 2 күн бұрын
Asal goba
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 күн бұрын
Beentii.aduunka.oomaqiiiqan.hadhagaysanina.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 күн бұрын
dee danbayi u tahayi weeyin weiliba dawolad deeganka itoobiya heshiiska somaalilaan iyo itoobiyo
@user-hu4ts1dw3c
@user-hu4ts1dw3c 3 күн бұрын
Guulwade ka been badan abid lama arag kani reer kulmiye maahee waa reer qudhmiye alle kaa qabay umada 😂😂😂😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 күн бұрын
FAQASH!!!!!.NACDALYEY, MEESHA IS KAGA BAX!!!!!!.
@Xasmas
@Xasmas 3 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 Somaliland ( 1 ) ANDHI
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 күн бұрын
waarun hadal kaqsi 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐦𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐮𝐦𝐢𝐬𝐚 𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞
@foziawoldehana7951
@foziawoldehana7951 2 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 18 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 511 М.
NAXDIN NADIRADI MAXAMED BUSKUD OO DHARKA DHIGATAY OO NIN CAYAY
17:22
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 13 М.