اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@shukrihassan1 Жыл бұрын
IBS= Somalia bank owned
@SMAM192 Жыл бұрын
Ma International ba bankigu mise dalka gudihisa kaliya ayu ka shaqaynaya???
@faysaldhaqane Жыл бұрын
Waxaan mooday bank caalami ah laakiin waa International Bank of Somalia ama IBS.
@SMAM192 Жыл бұрын
Fadlan wixii faahfahina halga so jawabo ???!!
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI HA HABSAANTO SAMAANTIYO DAACADNIMO ANIGA II HOOGI.
@faysaldhaqane Жыл бұрын
Haddii aan somaliland la aqoonsan sideebuu Hargeisa uga shaqayn karaa illeyn waanu aragnaa in ictiraafka dawladnimada xamar uu tuubbo kula dhuuqayo somaliland-e. Ta kale waqtiyo adag baa lagu jiraa Bank xamar laga leeyahay yaa aamminaya yaase la socda hawlaha lasoo dhex marin karo???.
@AhmedOsman-xk1gj Жыл бұрын
ISBank waxa uu yahay Baanka Caalamiya oo Somaliland ka Shaqagelaayo.
@Abclll-i3h Жыл бұрын
3 dollar lagaa goosanaya bil walba
@xisaabiyehakiye6653 Жыл бұрын
Bankigan waxa laga leeyahay dalka Somalia, sida uu Jubaland iyo Hirshabeelle uga shaqaynayo ayuunbuu Somaliland uga shaqaynaya. Yaan dadak waxba been loosheegin. idinkuna reer Somalilandow, waxa sidaa loogu tumanayaa waa dalkiinii iyo madaxbanidiinii. kaca oo iska diida waxan.
@abdirahmancali6891 Жыл бұрын
in somaliland la maalgashto oo lacag lagu celiyo deeganka dad reer somaliland ahna la shaqaalaysiyo yey dani ugu jidhaa ma somalia mise somaliland xagee caqligu ka marey wll
@abdirisakisse42778 ай бұрын
Caaq baa tahye dahabshiil halka ay dhaqalaha ka sameyso waa somalia hdii aad nucaas u dhaqan taan waa lasoo burinayaa dad yar oo aan macno sameyneyn baa tihin