Idaajaa Oo Saxaafada Ku Dhegan Iyo Warbaahinta Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

  Рет қаралды 10,952

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 3 жыл бұрын
PROF. IDAAJA AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtii warbaahintu waa qaybta ugu mihiimsan ilaalinta afka
@hoodoayaan3972
@hoodoayaan3972 3 жыл бұрын
Masha Allah Idaajaa
@mahadshariif1793
@mahadshariif1793 3 жыл бұрын
Mahadsanid Masuul Sare Qarni Joog
@faizaali6146
@faizaali6146 3 жыл бұрын
Waa Arin Ubaahan In Laga Fiirsado Saxaafada
@samirostudio372
@samirostudio372 3 жыл бұрын
Wa Sax Walhi
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 3 жыл бұрын
Masha Allah Abwaan
@mukhtarhusen9578
@mukhtarhusen9578 3 жыл бұрын
Wa Sax
@cr7cabdiraxman444
@cr7cabdiraxman444 3 жыл бұрын
Idaajaa Abah Afasomalig
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 жыл бұрын
Afaka iyo dhaqankii iyo sugan tii iyo wax waliba ayaa isbadalay waxaa lagu maah maahay aduun dib uxun
@hussein8197
@hussein8197 3 жыл бұрын
ما شا الله
@boologaadaay6921
@boologaadaay6921 3 жыл бұрын
Good Luck 👍👍👍👍
@caashacalicumar9875
@caashacalicumar9875 3 жыл бұрын
Masha Allah
@shukixasan2565
@shukixasan2565 3 жыл бұрын
Thank you qarni joog
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise Жыл бұрын
Axmed faarax cali idaajaaa Ninka kaliya ee aan Afsoomaaliga ka barto iyo dhaqanka
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 3 жыл бұрын
Anigu 21 jir baan ahay. Idaajaa waxaad tahay intaan afsoomali murti iyo suugaan soo maqlaye hadeey noqoto qaab isku xir ereyo ama ka sheekeyn sooyaal niman siiyo kow. Oo waliba aan jecleysto inaan kudaydo. Wariyaasha waxaan uqirey cowke intakale waan jeclaan lahaa inaan maqlo balse waxaan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Balaaqo maxaa alle siiyey idaajaa wa macalin wadani suugaan yahay taariikh yahay
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
"Riots, deaths, killings" ayuu af Soomaali u rogay kuye 🤣 Idaajaa Alle ha noo daysto. Waa bare heersare ah oo aniga gaar ahaan bare ii ah. Dhaqanka iyo hiddaheenna ayuu i baray
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 жыл бұрын
Asc Qarni Joogow walaal waxaan kaa codsanaa inaa playlist samaysid aad ku aruuriso IDAAJAA mahadsanid halkaa ka wada dhagaysan karaynaa iyago xulan.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Insha Allah Wakhti Xaadir kaanba Waan Sameeyna Insha Allah
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Nin run ah🤣 waa fajiciso iyo waxan horay loo arag waxa maanta soomaali dheexdeed ka socda, meel walba weynu ka burburnay meel noo fiyoow maleh, dal ahaan, dadnimo ahaan, af ahaan, sharafi waa horey dhimatay umadii waa damiir beeshay, meel walba waan ku duleysanay, allow nagasoo gaar!
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Amiin
@somkhayrmedia3251
@somkhayrmedia3251 3 жыл бұрын
Var var saxaafada nin adag idaajaa ,😂😂😂😂
@zakiizmail7587
@zakiizmail7587 3 жыл бұрын
Qarni joog mahadsanid
@dhdowlad
@dhdowlad 3 жыл бұрын
Weriyeyaasha maanta jooga qaybtood hadaad ku tidhaahdid Af-somaligiinu waa khaldanyahay, waxay kuugu jawaabayaan "WAXAAD DOONAYSAA INAAD KII DEGAANKIINA IGU KHASABTID". Intay korodhsanlahaayeen wixii ka maqan...
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haa Somalia 🇸🇴 Waxba Loma Shegi Karo
@abwaanmohamedofficial8240
@abwaanmohamedofficial8240 2 жыл бұрын
Af soomaaliyoow miskiin ma saan baa kuu dambaysay waxaad qani Soo ahaatidba ma waxaa ku helay dad aan ku ilaalinayn
@axmedcumaraadan1146
@axmedcumaraadan1146 7 ай бұрын
Nin run ah kkkkk
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Aniga ma ila'aragteen marka ay dadka qaar wax qorayaan.aysoo qoraan? Sida sethy' wllo' saxip ma ficanthay iyo kuwo kale oo farabadan. erayadii ayay soogaabinayaan marka waxaan kala garanwaayey inay shaqalka dheer nacayaan iyo inaysan garaneyn sida saxda ah ee erayadaas looqoro.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haa Waa Sax Dadka Qaar Waa Soo Gaa Gaabiyaan Dadna Aqoon Daro Ayay Ka Tahay Sida Fcn Cml Alx Xld M.a Marka Qa Sidaas
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog mahadsanid
@mawjama831
@mawjama831 3 жыл бұрын
Kkkkk 15 burcad baa gacanta lagu dhigay!! 😂 😭. Waxaa taas iiga sii xanuun badan in wariyeyaasha Maanta joogaa aysanba garaneyn, "BURCADKABA". ciil iyo Caro weynaa, waxay idaajaa iyo jaadkiisu ku khasban yihiin, inay dhageystaan, oo markhaanti ka noqdaan Af Soomaaligii, oo la dilayo, oo sii dhimaya, oo mooryaan luuqadeed lagu fasaxay.
@abdishukrihassanali
@abdishukrihassanali Жыл бұрын
xusuus qorxusuus qordiarydiary
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtii warbaahintu waa qaybta ugu mihiimsan ilaalinta afka
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Noocyada Ugaadha Iyo Xabbad Ibraahin
14:14
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 18 М.
Jacaylkii weerar bulxan dhexjibaxay iyo gabadhii uu jeclaa ijo qaybtii 01
8:08
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН