Wax Barashada Dugsi Ga Miyi Ama Baadiyaha Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog

  Рет қаралды 10,661

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@fadxijano9364
@fadxijano9364 3 жыл бұрын
Inta idaaja sharixidiisa ila jecel like hayla dhaafina
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Haa
@warsamemayele
@warsamemayele 9 ай бұрын
Qabiir weye
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Imikana SUBXAANALAAH macalimiinta qaar baa caruurta lagu aaminay aan si wacana wax u barine iimaan iyo diintuba ku yartahay, SUBXAANALAAH caruurtana faraxumeeya...najeyna mina naar...xasbunaAllah a WANICMAL WAKEEL.
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 жыл бұрын
Dhaqan Baynu Leenahay Dadyoow Dahab Ah Oo Yaab Leh! Alle ayaa Mahad Leh ☝🏾
@warsamemayele
@warsamemayele 9 ай бұрын
Shekoyinka dhaqanka iyo hidaha sharaxada filasof farax idaja waa qabatimey kolka wax badan waan ka bartey allah cimriga iyo cafimadkaba u barakeyo
@doorbin24295
@doorbin24295 3 жыл бұрын
Masha Allah Idaajaa
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
Wiil labbo iyo toban jiray haduu lali ahaan waayo Leecanta dirireed haduu laaga celin waayo Marti layl usoo galay haduu luun ka rogi waayo Raganimo lugtiis Kuma jirte liicyaye ogaada ✋ Mahadsanid jalle sidaad noogu Soo gudbisid dhaqankayaga dheemanka ❤️🙏.
@robgoal2990
@robgoal2990 3 жыл бұрын
Walaalo chanelo badan oo dhaqanka soo gudbin jiray baa joojiyey Fadlan adiga waa iga codsi ha joojin Walaalo horey u soco
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Insha Allah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Adinkuna Share Dhaha Si Uu Channel Ka Caalami U Noqdo Insha Allah
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Share and subscribe ku caawiya.hadaad doonaysaan inay channelada wanaagsan sida kan ookale u socdaan..idaajaa weligay baan dhegaysan jirey sheekooyinkiisa Radio Muqdisho anigoo caruura..imikadaa sidii baan u jeclay 40 plus na waan ahay.
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Waan sharegareeya waanan subscribed...ehelka, asxaabta iyo familyga oo dhan waan u diraa oo ku baraarujiyaa..inay daawadaan
@nasteexocawil1476
@nasteexocawil1476 3 жыл бұрын
Mash allh
@waayotegay2895
@waayotegay2895 3 жыл бұрын
Nice
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Sideeda qaafka ka bilaabmaya ee u horseedaya guusha ilmaha..aad bay u muhiim u tahay. Dadkii hore dad xigmad leh bay ahayaaen. Dad iimaan qaba ayay ahaayeen, oo sadaqada, diinta iyo khayrkaba jecel.
@btakar2520
@btakar2520 3 жыл бұрын
waxmaqli jiray dadkoo dhaha ardayga subaxii asagoo hamuuman dugsiga aada marka lasoo daayo ilaa uu quraac helo ((gedkii qabasdaa wuu qalalaaa)) waa se dadkii diintu qaymaha ku aglahayd
@susankhayr3918
@susankhayr3918 3 жыл бұрын
Macalimiintu sharaf bay lahaayen
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 3 жыл бұрын
Lkn gabdhaha caquuq miyanay lhyn 😥 wiilasha basa saan cadaalad maahan wlhi
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 35 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 11 МЛН
CISHQI IYO COLAAD ( 2 )  ISNICII BEELAHA  Iyo Buuga Koora-dadab
22:36
Soomaalinimo Conference Ahmed Idaajaa
1:00:41
Ahmed Abanur
Рет қаралды 31 М.
garta iyo garsoorka idaajaa@XULKAXIKMADAHA
31:13
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 19 М.
Maahmaahyo iyo sheekooyin hal-ku dheg noqday Idaajaa
21:31
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 85 М.
Dhaqashada Idaha Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog
33:48
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 33 М.
GABAY-GII RAAGE UGAAS ee Libaaxa||Abwaan IdaaJaa.
9:22
XOGSIIN MEDIA
Рет қаралды 104 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН