If iyo Aakhiro 1/5

  Рет қаралды 453,565

Jabuuti TV

Jabuuti TV

16 жыл бұрын

riwaayadi If iyo Aakhiro
sahra ahmed
@Djibouti
ANNUITY , DONATE, CREDIT, LAW insurance

Пікірлер: 85
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
#LyricsSongOgsoonow. #HASSANAHUN Ogsoonow Erayadaan Ku Leeyahay Uurkana Ku hay Axdigaa Inoo Yaal ×2 Afka waxaad ka sheegtaa Arimihii dhexdeenee Isha waxaad ka diidaa Nin aduunyo kugu saba Adkeeyo Adkeeyoo Ayaantaynu Leeniyo Wuu iman wakhtiguye Samir ila Oggoow #SAHRAAHUN Haddii EEBE igu simo Ama aan iilka Lay dhigin Ragga aynigaaga ah Tusoow adaan kaa Abaartoo uurka kugu hayaa Sidda UBBAXA ana roob Arooryaad dadka Oo Oon iyo harraad qaba Indhahayga deeqdee Siddeen kugu iloobaa ×2 #HASSANAHUN ILLAALI EEBADDII kalgacalkoo Eedi yey ku raacine Sii dhiggo abbaaloo Taladeenan Ugubka ah Ilkinka U banneeyoo Eedi yey ku raacinne Irmaani kalgacalkoo Adkeeyoo Adkeeyoo Ayaantaynu leeniyoh Wuu iman wakhtiguye Samir ila Oggoooow #SAHRAAHUN DAYAXII Iftiimiyo ILAYSKII Cadceedoow mid kaloon Arkooddaa Tusoow Indhahayga Saarraa Kumaan arag adduunkee Dayaxoo Iftiimiyo Ilayskii Cadceedoow Mid kaloon arkooda Tusoow indhayga Saaraa kumaan arag Aduunkee Sida Ubbaxa Ama Roob arrooryaad Dadka Oo Oon iyo Haraad qaba indhayga Deeqdew sideen kugu Iloobaa!. Abwaan Cali diirye Cigaal Cali Gaab AHUN ayaa Alifay riwaayada If iyo Aakhiro Goobta riwaayada lagu dhigay waa Jabuuti baan filayaa haddaanan khaldanayn. Riwaayadani waxay ku jirtaa riwaayadaha ugu Qiimaha badan Fanka iyo Suugaanta AHUN dhamaan intii dhimatay Aamiin.
@ahmedsiyad6118
@ahmedsiyad6118 8 жыл бұрын
heestan aad baa ujeclahay kama dhargo dhegeyaigeeda waliba qaybta ugu horeysa sahra ahmed iyo.xasan ismaacil uur cadde 🌴🍉👍👍👍👍👍👍👌👌👌✌
@xasanxede2985
@xasanxede2985 6 жыл бұрын
Anoo yaraaan maqli jiray if iyo aaaqiro anooo ree xamar bilaaa aduunyo kir qufkiii ruune ma raaago alaha o naxariisto maaama sahro
@boqoryare3774
@boqoryare3774 4 жыл бұрын
Ogsonow erayadaan ku leeyee Uurkana ku-hay Axdigaa ino yal✍ 14-Maarso 2020❤ still........ AUN🙏
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 4 жыл бұрын
Still iam listening 👂🏻 2020 allah raxmah SAHRA AXMED
@mahamoudiabdirahmanhusein9569
@mahamoudiabdirahmanhusein9569 11 ай бұрын
Allah yarxam caawa ayu ku geriyoday magalada hargaisa😭
@user-bv4jq9wp9d
@user-bv4jq9wp9d 7 ай бұрын
😢😢AU
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 4 жыл бұрын
Gabdhaha maanta jooga wxa ay intabadan ka racayan nin ladan ama waqtigu caawiyay😇
@intesarmohamed3466
@intesarmohamed3466 6 жыл бұрын
Yaa salaam ruwaayadan waxaa alifey abwaan cali diiriye cali gaab akter waxaa kahaa aun isla maxamed iyo axmed ismaaciil 1978
@nimcocali
@nimcocali 14 жыл бұрын
Qobta ilmo shiikh salaan ilmadeera yaal dibjir xariire madheedhle.great song ind sahra ahmed
@hooyoanigooyarayaanxasuust2676
@hooyoanigooyarayaanxasuust2676 6 жыл бұрын
Alle how naxariisto sahra axmed jamc Oo shalay geeriyootay 04/04/2018 ayaan dhagaysanayaa
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
Aamiin
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto, Xasan Tuse. Aamiin. Xallay ayuu ku Geeryooday Hargeysa.
@jimcaaleshaacir2150
@jimcaaleshaacir2150 3 жыл бұрын
Xasan ismacil uurcade iyo sahra alayaa raxme inaga haynooga daba naxariisto
@asmarashid9580
@asmarashid9580 6 жыл бұрын
Allah had naxaristo sahra ahmed jamac
@foolechannel7279
@foolechannel7279 3 жыл бұрын
Ale hako naxariisto sahra axmed
@munaahmed8693
@munaahmed8693 4 ай бұрын
Allah unaxaristo
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b 6 ай бұрын
Allah u naxatiisto aamiin aamiin
@deeqodagan4282
@deeqodagan4282 4 жыл бұрын
Hees bay ku naantahay illahaay ha u naxariisto labada fanan
@hamdafarah8374
@hamdafarah8374 6 жыл бұрын
Heestan mxa uu qaaday jacylkyga hddan ah odaygayga allow iidaa lkn jwbta man garnyn hore uuman dhagysan imikan uu qaadaya hhhh
@najaxdhagjar5095
@najaxdhagjar5095 4 жыл бұрын
Allahu naxriisyo
@jaamaansar
@jaamaansar 11 жыл бұрын
wow riwayadu waa heestan iyo heesta qaybta afarad i love so much...
@assadqowdhan5666
@assadqowdhan5666 Жыл бұрын
Yasalaam
@KadraAbdilahi-pv4ge
@KadraAbdilahi-pv4ge 6 ай бұрын
Macha allah allah yarhamou❤❤❤❤❤❤❤ sahra ahmed
@madheedhle
@madheedhle 14 жыл бұрын
yaa salaam, waa suugaan dheeli tiran. Sahra Ahmed truly a living legend. Alla ha daayo
@asqarpoi8351
@asqarpoi8351 2 жыл бұрын
Zxp legnd baa thy 12 years ba commentigan qorty bartada kugu salamay
@abdilaahimahameabdi8717
@abdilaahimahameabdi8717 Жыл бұрын
@@asqarpoi8351 adna bartaada ku salaaman tahay
@shabcanquen4878
@shabcanquen4878 4 жыл бұрын
Yaa Ila daawanaya 2019/12/12 waliba jiifka like dhac kusii
@saeindhoyare5267
@saeindhoyare5267 9 жыл бұрын
Sahra Axmed waa marwo.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 2 жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaankii waynaa Col Cali Diiriye Cigaal Cali Gaab 1978 waqti macanaa ee soomali soo martay
@ahmedmohadacaley4900
@ahmedmohadacaley4900 Жыл бұрын
Heesaha dhab ka hadalkaa ee fara ku tiriska ayey ka mid tahey Adkeeyo adkeeyoo Ayaantaanu leeniyo wuu imaan wakhtiguyee samir illa ogow
@yasinahmed9854
@yasinahmed9854 11 ай бұрын
08/08/2023 maanta oo ah maalin salaasa ah ayuu geeriyooday fanaankan tuse aw toosiye Alle haw naxariisto halka sahra axmed na ay 5 sano sii mootantahy Alle haw naxariusto labadaba
@maryanagdajihfvyeqafj4818
@maryanagdajihfvyeqafj4818 7 жыл бұрын
wiil ayaan jeclahay aduunyada hadiy laykeeno ma siisanayo Lakin meel kala fog ayaan kala joognaa waana ii yimid waa iguursaday Lakin waxa ugu wayn ee aan lawelwelo masayr ayaa ihaya
@yahyamoh339
@yahyamoh339 7 жыл бұрын
maryan agdajihfvyeqafj isku si ayaa la inoo hayaa iska kalsonow khayrkay tagaysaa
@yahyamoh339
@yahyamoh339 7 жыл бұрын
maryan agdajihfvyeqafj isku si ayaa la inoo hayaa iska kalsonow khayrkay tagaysaa
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 6 жыл бұрын
maryan agdajihfvyeqafj bisinka abaayo Masayr ma fiicna ee iska saar yaadan ku jirane
@Face56239
@Face56239 3 жыл бұрын
adaa iska waa shay ina adeer maryan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVES
@maxamedxassan1976
@maxamedxassan1976 4 жыл бұрын
Yeah SAHRA AXMED U THE BEST way to u still 🌴🌳🍀🌲
@mohamudfarah8181
@mohamudfarah8181 6 жыл бұрын
If iyo aakhiro
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@mahamedsaciddibrahim3062
@mahamedsaciddibrahim3062 4 жыл бұрын
Hestan wa qarami wa mel dale and murti iska dhageysa hada qarami wax ka taqana
@mohamedmooge3478
@mohamedmooge3478 6 жыл бұрын
Sida ubaxa ama roob arooryaad dadka oo ooniyo haraad qaba indhahaygii deeqdee sideen kugu iloobaa
@idirisdiiriye5252
@idirisdiiriye5252 2 жыл бұрын
2022 ya dhagaysnaya
@mohamedmooge3478
@mohamedmooge3478 6 жыл бұрын
Heeso waa Heesihii Hore Nina waa ninkii dhagaysta
@intesarmohamed3466
@intesarmohamed3466 6 жыл бұрын
Axmed ismaaciil iyonisli maxamed waa ruwaayaddii if iyo aakhiro oo uu sameeyey abwaan cali diiriye ali gaab waxaa kaloo ku jirey sahra siyaad waa taariikhdii markey ahayd 1978
@aminmohamed3648
@aminmohamed3648 8 жыл бұрын
Dad wax go ma tihiin, riwayadda "If iyo Aakhiro" waax leh Cali Gaab iyo Kooxdi Horseed, waxaana Aktrad ka ahayd fannanad Asli Maxamed AUN, waxay geeryootay1978-79. Cali Gaab markii uu u soo wareegay Jabuuti ayuu ayay Sahra Axmed baddal kutimid
@jimcaaleyuuro3155
@jimcaaleyuuro3155 7 жыл бұрын
waar iska Amuus
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 6 жыл бұрын
Sahra siyaad dheh dadka kale wa wada copy Minneapolis mn ayay dagantahy she still a life beenta fanka kadaya
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 жыл бұрын
Haa wa runta ali intu jabuti iman ayu ma talay waliba waxa lo diday gabadh la dhalatay madax wayanaha abdi qasim familkeda aya diday inay agtar ka noqoto
@Ducaysane2000
@Ducaysane2000 16 жыл бұрын
nce tune
@hassanmuuse5463
@hassanmuuse5463 7 жыл бұрын
best song ever
@saynababdilaahipr4532
@saynababdilaahipr4532 7 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore
@ciisexasan9647
@ciisexasan9647 6 жыл бұрын
nice
@Abdikani_Ak21
@Abdikani_Ak21 2 жыл бұрын
Xasuustii caruurnimo❤ Like iisaar hadaad iga dambeed daawato 16-6-2022🥰
@nimcocali
@nimcocali 14 жыл бұрын
Ogsonoow ereyada aan ku leeyahay urkana ku hay xadigaa inoo yaal.Afka waxad ka sheeegta arimihii dhexdeenee.Hees aad u fican weeye
@mohomedreshid5549
@mohomedreshid5549 7 жыл бұрын
Wow nice song
@amaalibnuweerehashi231
@amaalibnuweerehashi231 7 жыл бұрын
Mohomed Reshid
@mohomedreshid5549
@mohomedreshid5549 7 жыл бұрын
amaal ibnu weere hashi
@claahi931
@claahi931 Жыл бұрын
Xasa c ciil uurcade imago da ah hargeysa ayub kunool yahay mahasanid xadan
@claahi931
@claahi931 Жыл бұрын
Sorry isago
@CabduqaadirShariifDOORO
@CabduqaadirShariifDOORO 5 күн бұрын
Jac
@nuurrashiid2286
@nuurrashiid2286 5 жыл бұрын
Og sonow eryada aan ku leeyahay uurkana ku hay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@mohameddahir2606
@mohameddahir2606 6 жыл бұрын
Fanaankan habeen dhawayd ayan suqa hargeisa ku arkay xaqiiqatan wan ka murugooday xaaladisa
@juuri4420
@juuri4420 6 жыл бұрын
Mohamed Dahir maxa kudhacay wllo miyuu xanunsanyahy
@m0m0ftw
@m0m0ftw 12 жыл бұрын
this song talks to me..very deep
@user-yd5ml1sp9z
@user-yd5ml1sp9z 4 ай бұрын
😢
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 жыл бұрын
fananka magaci pls ..? xageebuna joogah ?
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 4 жыл бұрын
Hargiesa hda wll waana tuse
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 3 жыл бұрын
Xasan ismail uur cadde, magaca uu riwayada ku mataleyey wAA tuse aw toosiye aw tilmaame, hargeisa ayu ku nool yahay, waana gaashanle sare oo ka tirsan ciidanka bileyska jamuuriyada Somaliland, waana nin sacad muuse ah oo nuux ismail ah oo reer shirdoon ah, hhhh
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@abdikarimfeytin312 wa xasan ismaciil uurcade AHUN wuu geeriyoodey.maxagaagii siiga case aha bad seexatay kkkkk. Kaftan dhable
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 3 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 subxaan Sxb geerida waa lagu wada xukuman yahay, lkiin qof nool Lama dilee, uu nool yahay hadii Adiga lagagA sheekeeyey anigu maalin kasta waan arkaaa isaga oo direyskii ciidanka ku labisan, waanad Mahadsan tahay macal kaftankaga
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@abdikarimfeytin312 waa run geeridu waa xaq wana laka horeynayaa. AUNXasan ismaciil waa inaga horeeyey .. Mise adaaba aakhiro ku nool oo kula joogaa..
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 8 жыл бұрын
Heesta original fanaanadii iskalahayd waa sahra siyaad iyo cali diiriye caligaab not sahra axmed not Hassan ismail lasocda
@ahmedsiyad6118
@ahmedsiyad6118 8 жыл бұрын
heetsta orginaalkeeda isaga ubaa iskalahaa markii hore waxaa la jilay sahra siyaad gabdh ladhoho marka kalana gabadh ladhihi jirey asali maxad riwaaydnna waxay soo baxadey 1976 kadib yuu soo laba cusboonaysiiyay isagoo ay lajilayso sahra ahmed Dbuutina waa lagu dhigay markii ugu danbeysay erayada iyo musicba nin cali gaab ladhoho yaa iska lahaa oo rer jabuuti ah
@abdimohamed311
@abdimohamed311 7 жыл бұрын
Ahmed Siyad Hidiyalayow
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
If iyo Aakhiro 2/5
7:34
Jabuuti TV
Рет қаралды 388 М.
If iyo Aakhiro 3/5
4:59
Jabuuti TV
Рет қаралды 603 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 356 М.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 998 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 878 М.
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 912 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
Taariikhda Faadumo Axmed Dhimbiil, By Cumar Seerbiya
33:08
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 157 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 225 М.
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,2 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,5 МЛН