If iyo Aakhiro 3/5

  Рет қаралды 603,905

Jabuuti TV

Jabuuti TV

16 жыл бұрын

If iyo Aakhiro
sahra ahmed
@ Djibouti
ANNUITY , DONATE, CREDIT, LAW insurance

Пікірлер: 158
@Fadumoxayle
@Fadumoxayle 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso jacaylkygi oo iga dhintay 🤲
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo 🥺
@fadgalbeedmedia8280
@fadgalbeedmedia8280 2 жыл бұрын
riwaayad qiira badan weeyaan if iyo aakhiro ilaahow labada noogu naxariiso aamiin
@AyuubYuusuf-gs7go
@AyuubYuusuf-gs7go Ай бұрын
Xasan uur cede inuu nool yhy baan jeclhay😢
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Xasuus anoo ciyaal ah ban wllhi dawan jirey riwayadaa ban habeenkii ku sasi jirey ax 😫😫😫😓12 sano ka dib manta dib u dawanayaa anoo weynadey 😢😢 10 june 2020
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Xasuus qahira
@jamaalmohamed1701
@jamaalmohamed1701 4 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay markeey leedahay@walbahaarka dunidaan leeyguma wadaayee wacanow! ! Asna oow leeyahay ifka inaan kuwaarnoo kuwangsanaanaa wacaneey😭😭 alla yaraxma xikmad waan inka dhaxalnay
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 5 ай бұрын
Jaceeylkeeygii dhimayey Ayaan xasuustey Kumamidbaan ahee saamir.
@dhoodheboy1944
@dhoodheboy1944 4 жыл бұрын
Heestan waxaa ku caan baxay dhageysigeda nin aan zhpo ahayin la odhan jiray axmed siciid yuusuf. Ninkaas oo jacayilkisii kugeeryotey shil gaadhi berbera iyo burco dhexdoda. Cawey si kedis iigu soo baxday heestani waxana soo xasuustay qiisadii zhpkay iyo heestan wxana jeclayistay inaan inala wadaago MHD
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Inaalilaahu wa inaanilayhi raajucuun ilaahay qabriga haw waasiciyo
@user-wk7gw1rh5k
@user-wk7gw1rh5k 11 ай бұрын
Old is gold wlhi ilahy hayn naxariisto dhamntiin still I'm watching 2023❤🤲🥺
@mohaqays2146
@mohaqays2146 9 ай бұрын
Abwaankii heesta iyo riwaayad sameeyey wuxuu ahaaa nin murti allh hibo u siiyey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
As, Runrun inbadan E mashaaaaalah tabaarakalah Ya.Ya Rabi towbE.
@khadardahir7737
@khadardahir7737 6 жыл бұрын
Rabbi how naxariisto maamo Sahara Ahmed jaamac mantay hargeisa ku geeriyotay 04/04/2018 malin Arbaca ah Aamin ya Rabbi
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Aamin Aamin Aamin yaa rabi
@hussinmohed4367
@hussinmohed4367 5 жыл бұрын
Khadar Dahir allah Rahma
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Amiin Amiin Ya Rabbi
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 жыл бұрын
Aamiin qof dadkeeda farxadisa jecel bay ahayd
@abdifatahfeysal3516
@abdifatahfeysal3516 4 жыл бұрын
Aamiin
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
Waa riwaydii igu horaysay oo aan ilmo ceshan wayaya waxaana la yabi jiray Labada waalid kala kaxaaynaaya Mcnha dhab baan moodi jiray riwaayda Ax if iyo akhira ayaado dhamaystiran ban dawan jiray cajalada
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto jacalkaygii qabriga galay 😢😢😢
@xamsedayib7138
@xamsedayib7138 Жыл бұрын
Anigoo yar waa riwayadii iga oysiisay wlhi 😢
@abdiazizjama561
@abdiazizjama561 7 жыл бұрын
Axsan yaa riwaayad iyo heeso isa sudhan iga dheh Anba sidiibaan uwareegayaayoo waxaan kaa waraystaa walaalaha qabriga
@dhoolyare3934
@dhoolyare3934 5 жыл бұрын
alla hawnaxariiisto sahro ahmed jamac fanaanad aanka helo heesaheeda bay ahayd
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 3 жыл бұрын
Childhood Riwaayad alah yarxamka🤲
@asmanuuri7807
@asmanuuri7807 5 жыл бұрын
22/5/2019 Ma jirto sabab igu kalifta heesaha muragada iyo calaclka ah hadana wan jecalhy 🤔🤔
@abdourahmanabsie5985
@abdourahmanabsie5985 4 жыл бұрын
calaacal udhimo inshallah
@xasanmouse6551
@xasanmouse6551 3 жыл бұрын
Nolosha adag kugu kalifta inad dawato Caracalla iyo murugada
@abdourahmanabsie5985
@abdourahmanabsie5985 3 жыл бұрын
@@xasanmouse6551 u diimo adiguna
@xasanmouse6551
@xasanmouse6551 3 жыл бұрын
@@abdourahmanabsie5985 Hhhhh sidokle
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 жыл бұрын
@@abdourahmanabsie5985 kkkkkkkkkkkk
@XanafQalbi
@XanafQalbi 4 жыл бұрын
Waa hees dareen dhab ah matalaysa,waana sababta hal abuuradii iyo heesaayadii waqtigii dahabiga ahaa ee fanka Soomaaliyeed uga duwanyihiin kuwa hada,waxaa markasta riwaayadaha iyo heesahaba laga matali jiray qiso dhacday oo dhab ah,markaad dhagaysid heesahaa waxay kuu sheegayaan qisadaas.
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 4 жыл бұрын
if iyo akhiro waa ruwaayada qura iga elmeeysiisay Allah ya cizak
@AyuubYuusuf-gs7go
@AyuubYuusuf-gs7go Ай бұрын
Ax❤yaa hees dareenleh iyo riwaayad qaliya
@ezrahupdirahman1747
@ezrahupdirahman1747 3 жыл бұрын
Aleh haku naxariisto ayeeyo mcn aleh janatul fardowsa haku geeyo uduceeya wllo uun
@hodanmaxamed3925
@hodanmaxamed3925 6 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso maantay tegtay gurigeedii dhabtaahaa Dr Abdirisaq kayse
@hamseabdi8096
@hamseabdi8096 5 жыл бұрын
Allaha haunaxariisto janatul fardows hainagu wadakulmiyo aamin yarabi ladhamaaye
@amiishamoha8470
@amiishamoha8470 4 жыл бұрын
😔😔😔Heestan BariGan Maqli jiraY wllHi Waan YaRaa Oo miCneHeDa man FaHmeYn lkn iminka wx badan baan ka FaHmaY😔❤💖🙏
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Cajal baan Ku daawaday ruwaayadey jirtay 🤣
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Still listening after 14 year😮
@farxiyofiska1849
@farxiyofiska1849 4 жыл бұрын
illhw unaxariisa fananad aan jclhy inbdan codkeeda💖💖💖💖💖💖💖💖
@saadoali4703
@saadoali4703 6 жыл бұрын
Ilaahow kunaxaristo wlhi waxa ahaada fanan jirto
@nasraabdi5949
@nasraabdi5949 4 жыл бұрын
Alle haku naxriisto sahra edo
@nasraabdi5949
@nasraabdi5949 4 жыл бұрын
Walbahaarka dunidan leyiguma wadaaye wacanoow wali waxaan sugaaya waqtigiyo Ilaahay
@naruroful
@naruroful 12 жыл бұрын
woow riwayadasi waxay ahayd riwayad micno wayn xambarsan keep sahra axmed waa fanand jirta
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 3 ай бұрын
3:15 Walbahaarka adunidani leyguma wadaayee wacanoow wali waxaan sugayaa waqtigiyo Illaahay.. - ifka inaan ku waarno , ku wanaagsanaanaa wacaneey.💔
@filsanahmed116
@filsanahmed116 6 жыл бұрын
Haygu walacsan hadalkee Waayahe ma nabbad baa!🙇‍♀️
@Maasal123
@Maasal123 4 жыл бұрын
Alle haydiN naxariztO fankapa quruxdizaad ahaydeeN😪😪😪😪😪
@abdirizakisakmohamed3126
@abdirizakisakmohamed3126 5 жыл бұрын
rabi ha u naxriisto intii dhimatey
@asokurde7048
@asokurde7048 8 жыл бұрын
omg waxan dawday 13 ka hor runti waxan ahaa 8 jir maan aqoon ruwayad anba filin waxan u haystay xaqiiq wan aminay sheekana waxan u jeclaa inan iyda ka shekeyo anba layga shekeyo .....waxan ka warysta walalha qabriga..i love it billhi
@hafzamahamedmudan3202
@hafzamahamedmudan3202 6 жыл бұрын
Aso Kurde704
@shadowmovies974
@shadowmovies974 6 жыл бұрын
is the best majajilo
@iftiinkaifka5867
@iftiinkaifka5867 4 жыл бұрын
Ilaah haku naxaristo mama sahro axmed
@muniranour9571
@muniranour9571 2 жыл бұрын
Marka aan yaraa waan ka baqi jiray lkn maaanta waxaan usoo noqday inaan fahmo micnaha heesahan 😄🤨
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Noolaaba fariidad yariisEey ilaa wadajirEEy ilaa xamar ilaa hEEtE hEEtE banaadir iyoiyo intiitaqaano amasE an isnaqaano.As qatrois qiimobadan iyo iyo. mashaaaaalah tabaarakalah familibaanahayE.As qaatimowanaagsan qaatimoqEyr qEyrtodumaroo falisEEEy fariidad
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 жыл бұрын
8 dec tue 2020 1:37 AM africa Somalia SooL lascanod Daami😘✍
@abdulkadirmohamed9950
@abdulkadirmohamed9950 3 жыл бұрын
24.12.2020😭😭
@abdulkadirmohamed9950
@abdulkadirmohamed9950 3 жыл бұрын
Oslo norway
@kaftanxaaji683
@kaftanxaaji683 6 жыл бұрын
wakhtiga hayee kuma wareesheene haygu walcsan 😢😢😢😢
@user-mr2kr2fc1h
@user-mr2kr2fc1h 7 ай бұрын
Ilahay ha unaxriisto sahra axmad❤❤❤❤
@nadiiraiprahim-oc8zh
@nadiiraiprahim-oc8zh Жыл бұрын
Hesta wxan radinayey wa 13 sano ano yar 2011 ayan dawaday telefishinka kaso gashay qalpigayga kama bixin caqli an magaci ku xasustana man lahen lkn cawa ano kusugan casimada garowe sacadu tahay 3:23 ayan sikadisa ku hely 😢
@gattomedialiveheesocusubga2976
@gattomedialiveheesocusubga2976 6 жыл бұрын
Allah ya raxma raaxmiin maalin taarikhi ah 04/4/2018 arbaca
@SareyFarah
@SareyFarah 3 ай бұрын
HASSAN ISMACIIL TUSE IYO SAHRA AHMED JAMAC❤ 16 years later, I'm watching back this old video ❤IF IYO AAKHIRO❤14/04/2024❤Sunday
@farhali6345
@farhali6345 6 жыл бұрын
Allh hku naxriisto maamo 😭😭
@qaysarabraham7832
@qaysarabraham7832 6 жыл бұрын
alle haku cafiyo mamo sahra axmed
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 жыл бұрын
Aaaaaamiin
@hamzahassan36
@hamzahassan36 9 жыл бұрын
Muqaagi Waayay Ku Aaway... Weheshaday Aboorkii .. Heestan Aad Baan U Jecelahay. Waxana Dareermi Karo Qof Heestan U Fiirsan Karaa...Inkastoo Anan Jirin Xiligii Ay Riwaayadni Soo Baxday
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 4 жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Baa laiyiraah tilmaamahayga Runrun ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay
@cusmaanshangaani6443
@cusmaanshangaani6443 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto fanan sahra axmed jaamac
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 5 ай бұрын
Aamiin .
@abdirizakisakmohamed3126
@abdirizakisakmohamed3126 6 жыл бұрын
if iyo aakhiro maasha allah
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 2 жыл бұрын
Xariir jannaad laguu Huwwi Mama sahra.
@nasrudiinkhaalid9443
@nasrudiinkhaalid9443 5 жыл бұрын
Hees iyo badh 👌
@waliidibnutalo7063
@waliidibnutalo7063 7 жыл бұрын
maamo zahra axmed jaamac cimrigaaga alle ha dheereeyo
@XasanSheikh-px7xt
@XasanSheikh-px7xt 4 ай бұрын
Hada wey dhimataye adigu manooshahay?
@yasminquuruux2235
@yasminquuruux2235 4 жыл бұрын
Allllah Janda niga warbiyo labdinbaa 😭😭😭😭😭
@kaacoo89
@kaacoo89 15 жыл бұрын
Riwaayadan (AUN) cabdi Cali Weyd Ma samayn waxaa leh Abwaan Cali Diiriye ( Cali-Gaab). Waxaana Somalia ka dhigi jirey kooxdii Horseed ee Xooga Dalka.
@mohamedjama9310
@mohamedjama9310 4 жыл бұрын
Jacaylkygi hore ayan xasuusty 😶🙃adoo ila waramaya muuqaagi waayay ku aaway
@goldennature3129
@goldennature3129 3 ай бұрын
Ani waan qiiiroooday walhi xita run u haystay markaan daawaday😮😢
@Amiira633
@Amiira633 2 жыл бұрын
Yaa daawanaya 13 sano kadib 2021 😍
@raaxonuur2389
@raaxonuur2389 5 жыл бұрын
jacyl aan kafiirsan ayaa ihelay iiduceeya walaaloyaal
@dahabside1813
@dahabside1813 2 жыл бұрын
Calan daahir yoonis Casha yoonis Maxmed gaas Cabdilhi caydiid timacade Ruun Muse dhanaan Fahmi giire
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Familyyyyyy Familyyyyyy systems saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey jEmaadeeey tanogasho Familyyyyyy. Systems
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 4 жыл бұрын
Riwaayadan anoo yar ayaan dawaaday waxaan kuxusuusta Tuse markuu isagoo qalfoofa uu soo toosoya aya ku iga yari baqan jirey
@maxamedmacalinoomaxaa6259
@maxamedmacalinoomaxaa6259 6 жыл бұрын
Sahra axmed jamac rabi ha u naxaristo mamada
@fardusgan5523
@fardusgan5523 6 жыл бұрын
Masha Allah
@shafiemahamoud9805
@shafiemahamoud9805 12 жыл бұрын
riwaayadani waa riwaayad cajiib leh oo ku murugo gelinaysa , dad waa dadkii hore hadalna waa koodii
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Yartayartaan Yartaan wadajireey muqtishoooy. Nabad nolol.
@fadxiyayusuf27
@fadxiyayusuf27 Жыл бұрын
Heestii sahara axamed ee hubsiimo waxaa layidhi hal baa lagu doorsadaa
@hamseabdi8096
@hamseabdi8096 5 жыл бұрын
Ruwaayadani saamaynbadanaaaa
@saarohasan2533
@saarohasan2533 11 жыл бұрын
walbahaarka dunidani leyguma wadaaye wacanoow weli waxaa sugaaya waqtiga iyo illahaay
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
As, Familyyyyyy Systems yartaanaa tanaaa waa laguu yaqaan qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey murwodumaroo boholyaw la iiqaba badanaa sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan dagan wax taqaan fEEjigsan taxadartooy yariisEEy sahrascadayyareey qiimobadan dumaroo
@najiibshire5352
@najiibshire5352 Ай бұрын
Wo is watching 2024
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
As, Familyyyyyy yaaa yy awEy qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy cadayyareey lagufarxeeeey ficilada
@mubarikmahamed1310
@mubarikmahamed1310 6 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
YmbalYaawaaYE.Familyyyyy yartayarta
@mohaqays2146
@mohaqays2146 9 ай бұрын
Anba wali sidii bn u wareegayaayo Wxn kaaa waraystaa wllaha Qabiriga😢
@C.VANDJK
@C.VANDJK 2 жыл бұрын
Riwaayadu cajiib bay ahayd
@raydaruman2145
@raydaruman2145 7 жыл бұрын
walbahaarka dunidiyo layguma wadayee wacanow waxan sugaya wakhtigiyo illaahay eesh calaa ereyo nuxurleh
@shaaficicabdi5666
@shaaficicabdi5666 3 жыл бұрын
Anba welli sidiibaan Uwareeegayaayooo Waxaan kaaa waraystaaa Wallalaha qabrigeeee (Rooraye&zahra ahmed jamac)AHUN😓
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 жыл бұрын
AUN mamo sahro
@daahirdiini4192
@daahirdiini4192 2 жыл бұрын
Riwaaayadaan waxaan daawaday 6sano ka hor waa ruwaaayada kaliye ee iga ilmaysiisay Caawa waa jimco 1/7/2022
@HanadCabdi-hj1jq
@HanadCabdi-hj1jq Ай бұрын
Yes
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Joogoo jiroo nolow qatraayEey qarantaan taanEey qiimobadan dumaroo murwodumaroo tii kujirtayba dumaar qaasahaan
@miiganehyousufaxmed9989
@miiganehyousufaxmed9989 6 жыл бұрын
Riwaayadani waxay ahayd riwaayadii iigu cabsida bad nayd ee aan fiirsado
@ayanlexanjo7878
@ayanlexanjo7878 5 жыл бұрын
Muuqaagii waaye ku away
@ayanlexanjo7878
@ayanlexanjo7878 5 жыл бұрын
Woooow song Bella
@psIronman
@psIronman 15 жыл бұрын
ruwaayadan waxaa lahaa Alle haw naxariistee Abwaankii waynaa CABDI CALI WAYD.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Walaal kadaa fanka beenta AUN abwaan Cali Diiriye Gigaal Cali Gaab ayaa lahaa riwaayadaan. AUN Abwaan Cabdi Cali Wayd ma lahayn.
@guledxusen3233
@guledxusen3233 4 жыл бұрын
Yaa sameyayi ruwayadan if iyo aakhiro
@JabuutiTV
@JabuutiTV 4 жыл бұрын
Cali Diiriye
@umumucaad6671
@umumucaad6671 6 жыл бұрын
Waah
@AxmedAamin
@AxmedAamin Жыл бұрын
@jibriilismail4559
@jibriilismail4559 6 жыл бұрын
2013 / may xasuus
@gaylacceelbuur8665
@gaylacceelbuur8665 3 жыл бұрын
Haye
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Nabadmiyaaay
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 жыл бұрын
Aniga riwaayadan aanoo yar baan intaan dawaday baan habeen dhan jilayay oo iswaalayay furiga dhan dadka jogay inaan washay baa lay qabay ana riwaayadanan jilayaa oo iga waashay ala ciyaal nimo waa wax laga koro
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
SEEwaayE iyaa iyaa.saxsax
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815 6 жыл бұрын
اللهم أغفر لها وادخلها فسيح جناتك وألهم أهلهما ألصبر والسلوان وان لله وانا اليه راجعون البقاء لله
@cabdudheere6235
@cabdudheere6235 Жыл бұрын
Z EAA
@deeqomohammed141
@deeqomohammed141 4 жыл бұрын
Allya raxma
@haldoormedia9589
@haldoormedia9589 4 жыл бұрын
6/3/2020
@timirtube9267
@timirtube9267 2 жыл бұрын
14 January 2022 malin jimce😢❤
@subeerqurbo2236
@subeerqurbo2236 8 ай бұрын
Iyadoo orajinalan ayaa.n rabaa
@uphcadey6154
@uphcadey6154 6 жыл бұрын
Ax ax
@kaltunsalaan9412
@kaltunsalaan9412 2 жыл бұрын
2021/12/26/
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
ARE YOU SOMALIA
@farxaancali1329
@farxaancali1329 6 жыл бұрын
eshcalaaa hees
If iyo Aakhiro 4/5
8:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 344 М.
If iyo Aakhiro  1/5
7:27
Jabuuti TV
Рет қаралды 453 М.
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 879 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 377 М.
beeney waa run.3gp
10:57
aamiinhassan
Рет қаралды 707 М.
If iyo Aakhiro 2/5
7:34
Jabuuti TV
Рет қаралды 388 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 586 М.
If & aakhiro.flv
8:39
Xildhiban Publications
Рет қаралды 71 М.
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 561 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 4,9 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,3 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,6 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 2,4 МЛН