No video

If iyo Aakhiro 2/5

  Рет қаралды 390,752

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

ruwaayadi If iyo Aakhiro
riwaayad somali
djibouti

Пікірлер: 54
@nomoretalk7851
@nomoretalk7851 Жыл бұрын
Haduu calaf sida yahy Isa seegnay dunidee💔 Saruuraay🙌🏻😰
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 4 жыл бұрын
riwaayadan anoo yar ayaan ku daawaday xeradii ka qoontiga ee dulcad la odhanjiray fiidyiwgiii xeefo xasuus walahi habeenkaa waan ilmeeyay 2003
@ismailikamil4981
@ismailikamil4981 3 жыл бұрын
Riwaayadan original keedii dadkii daawaday waxay ii sheegeen.. in markii xaaladu maraysay heestan, in dadku wada ooyeen.. oo emotional la wada noqday ... kadibna dadku ilmada iska wada tirayeen... Mu'alifkii ay maskaxdiisa ka soo tuujiyay riwaayadan ayaan u hibaynayaa duco... nolol iyo geeriba...
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto .cali gaab..
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 жыл бұрын
Xusuuus Gaar ah heeata iyo Riyaawadi if iyo aakhiraba 2017 ayaan ka Dhageystay wlhi Habeen 12:00 ah Sidi marka ilaa hada Kama DhaCo Allah ku naxariisto HooYo Sahra axmed 😥❤
@darbidaarood54
@darbidaarood54 2 жыл бұрын
P.k pp
@sharifabdi7204
@sharifabdi7204 3 ай бұрын
2006 ayan ana igu horeysay wayo wayo
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 ай бұрын
@@sharifabdi7204 waqti hore daawatay brother mashalah
@idirisahmed2950
@idirisahmed2950 4 жыл бұрын
Xasuus abahey alla yarhamhu 😭😓
@naturalofficialchannel.3655
@naturalofficialchannel.3655 Жыл бұрын
Riwaayadan 2006 daawaday habeenkaas halkaa markay riwaayado maraysay waan qiirooday wallaahi. Riwaayad qiimo badan bay ahayd, Alle haw naxariisto Sahra Axmed Jaamac oo dhimatay, Ismaaciil isagu hadda Hargeysa ayuu ku nool yahay oo Kooxda Ciidaanka Asluubta ayuu ku jiraa.
@nurtonour2620
@nurtonour2620 5 жыл бұрын
haduu calaf sidaa yahy isa seegnay dunidii sarurad😢😭😷 2019
@abdirasheedahmed8588
@abdirasheedahmed8588 4 жыл бұрын
masha allah allow kuu naxariiso sahra axmed jamac
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
Xasuus ax ax yaa jcyl iyo wariidka markey labda dhinca kaa galaan ,😭😭😭😰😥⚠️😍💑🚫
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 жыл бұрын
fanaankaan magaalada muqdisho ayaan deris ku ahaan jirnay heesihiisuna saas uma badna lkn ruwaayadaas ayuu caan ku noqday
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Waa fanaan wayn Xasan Ismaaciil Uurcade lkn waa sax sidaa sheegtay heesahiisa caan saas uma aha. Lkn waa xidigihii kooxdii Horseed
@mjbawnechannel9272
@mjbawnechannel9272 2 жыл бұрын
Ya hupa ariinkaas pro
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
hadda hargeysa ayuu ku nool yahay
@gamayare2767
@gamayare2767 6 жыл бұрын
Abwaano iyo fananinba wan so marnay bal eeg sida wax lo cabiray masha allaah
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
waa fanaankii qaali ahaa oo la ora jiray xasan ismaaciil nuurcade iyo sahra axmed waa ruwaayadii if iyo aakhiro oo uu sameeyay AUN abwaan yuusuf maaradoon waa ruwaayadaha loogu jeclaa waayihii ay soo baxday waa kooxdii horsee iyo sahro lajilaysa
@mohamudkaarshe1498
@mohamudkaarshe1498 7 жыл бұрын
abdullahi1988
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 жыл бұрын
Abwaanka Riwaayadan lahaa waa cali diiriye Abwaan cali gaab oo ahaa reer saylac Somaliland gobolka awdal
@maxamuudshabiin295
@maxamuudshabiin295 4 жыл бұрын
Waxay ahayd 1990 Djibouti tuse iyo sahra axmed AHUN
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Cali Diiriye.cali gaab..AUN abwaanka.
@hassanabdikadir7051
@hassanabdikadir7051 Жыл бұрын
Waxaan xasuustay 2010 kii! I wkhyigu wuu is guryaa wallee
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Haduu calaf sidaa yahay isaseegnay dunidide saruura😥
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 8 жыл бұрын
sanbabada iyo beerka ayaad ka siraadataayoo samrimaayo waligay ...... wooof axyaa xasussu
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@ahmedollaaad2690
@ahmedollaaad2690 7 жыл бұрын
s/land buuhoodle hmmm wa ooyi rabaah
@laxawmia5514
@laxawmia5514 7 жыл бұрын
AXYaa heeZ wlhi dareen damQazho LEh #ifkan_inaan_ku_waarnoo_ku_wanaagzanaano_waypa_noqon_waydee_zalaama
@IbrahimAli-kj8ut
@IbrahimAli-kj8ut 7 жыл бұрын
laxaw mia adoo raali ah afsomali sidee ah ayaad qortay fadlan afka si liicaya ku hadalkisa haseejin qoraalka
@ahmedmuumin9096
@ahmedmuumin9096 9 жыл бұрын
intad sabada joogtee aduun yada ku siman tahay waxan kugu sagootiyay inad samir lahaatee salaaamaat wale waa murti
@JabuutiTV
@JabuutiTV 16 жыл бұрын
you are welcome
@zaambinusalah4176
@zaambinusalah4176 7 жыл бұрын
rag waa ragii hore hadal waa intuu yidhi
@cabdulaahicabdulaahi6926
@cabdulaahicabdulaahi6926 6 жыл бұрын
Ilaahay ka cabsada
@Tur7are
@Tur7are 9 жыл бұрын
waxaan oran karaa dad ki hore iyo dad ka maanta wax aa udhexeya farwi ween waxaan gar waaqsaday siduu gumeystihii soomaalida ufasahaadin jiray
@khadraabdullahi4688
@khadraabdullahi4688 10 жыл бұрын
love this
@NasraAbdi-cc8zq
@NasraAbdi-cc8zq 6 жыл бұрын
Yaa ruwaydan dawan cawa tarikhdu tahay 31/3/20218
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 6 жыл бұрын
mooji wl
@hibaaqmohamed3827
@hibaaqmohamed3827 6 жыл бұрын
Armaa markaas aduunyadii la rogay
@ahmedxuseen9088
@ahmedxuseen9088 10 жыл бұрын
Waleyaa waaa heesa
@idirsmohammed8685
@idirsmohammed8685 7 жыл бұрын
waaruwaayadi ifi iyo akhiro
@samiracadeey2836
@samiracadeey2836 10 жыл бұрын
Waaw! Inaba caadi maahan heestan
@istahil1534
@istahil1534 Жыл бұрын
2022 12 .28 yaa ila daawanaya hestan Duhur 2.15 Am
@muxiyadinmaxamed4297
@muxiyadinmaxamed4297 8 жыл бұрын
woow sidaa ayaa loo baahanyahay waxandanbi waa ka kac
@muusejama6391
@muusejama6391 6 жыл бұрын
uu iman wakhtiguye samir Ila ogoow
@khadraabdullahi4688
@khadraabdullahi4688 10 жыл бұрын
feelings of home
@shariifxikmadmaal1
@shariifxikmadmaal1 6 жыл бұрын
Inaba cadi ma aha
@cartandaacad7119
@cartandaacad7119 7 жыл бұрын
😭😭😭😭
@ahmedshireabbas9607
@ahmedshireabbas9607 3 жыл бұрын
Sadki loobadnayo aqira usocdaa salama ax yaa claf sarura meshada iga joog
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 10 ай бұрын
Safkii loobadnaa iyo
@khadraabdullahi4688
@khadraabdullahi4688 10 жыл бұрын
best of us
@Calicumar
@Calicumar 13 жыл бұрын
Thanks bro, I just wander if any one know if the original with Sahra yiyaad exist
@bashiirmocalim9655
@bashiirmocalim9655 2 жыл бұрын
Runtuu kahadley
If iyo Aakhiro 3/5
4:59
Jabuuti TV
Рет қаралды 612 М.
majaajilo #3
4:29
Jabuuti TV
Рет қаралды 687 М.
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
If & aakhiro.flv
8:39
Xildhiban Publications
Рет қаралды 72 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
If iyo Aakhiro  1/5
7:27
Jabuuti TV
Рет қаралды 459 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 841 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 926 М.
Xasan Ismaaciil Iyo Sahra Siyaad 🔥Iyo Heesta "KU AAWAY"
5:09
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 216 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 700 М.
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 3,5 МЛН
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 1 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН