Riwaayadii Gari Makaa Baxdaa full clip

  Рет қаралды 68,719

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Riwaayadii Gari Makaa Baxdaa full clip
Ereyadii uu curiyay Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Sangub

Пікірлер: 54
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto intii dhimata Inta noolna Ala cimridheer iyo cibaada suuba alaha siiyo
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Ali ismail si fiican baad u garanaysaa. Mutux maygaag aw jaamac waa dumar bi'iye. waa ka leh: inantii haboonee hannaankeedu i deeqana habeennaan tumannaa, markay uur la higlaysana hadalkaan ka jaraayoo haasaawahaan ka xidhaa hhhh riwaayad qosol badan bay ahayd.
@hilaalibraahim7307
@hilaalibraahim7307 6 жыл бұрын
waa riwaayadii ninba tacabkii taloy kaa maal waa ereyadi sangub laakiin video maleh waa cod Keliya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Hilaal cod waan u maleyee ninka shegayaa
@rimaaseey
@rimaaseey 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay yaa allaah kacafi danbigoodi iyo danbi waalidkoodba anagana ilaahay hanoo naxariisto
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
Sacdiyo walaal waa ku slmy
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 4 жыл бұрын
GARI makaa baxdaa Adigu maku gashaa Waxaa curiye Abwaan m Abdullahi SINGUB
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 15 күн бұрын
Heesta Jacaylkaygu waa tiro, boqolkiiba waa toban tolow Laxankaa yaa saaray....? waa qof aad u professional ah .
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Riwaayaddaa waxaan ku daawaday garoonkii basketbalka ee Burco hadda school iyo masjid baa laga dhigay.
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Masha allah sxb Ana kobtaasaan ku daawaday. sanadkii baa iga qaldamay 80 ilaa 8i
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 2 жыл бұрын
WAA SANADKEE LA DHIGAY
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Riwaayadda magaceedu waa (Ninba tacabkii talooy kaa maal) waa abwaan SANGUB. dadka ayaa ugu magac daray heesta talantaalliga ah ee "gari ma kaa baxdaa adiga ma ku gashaa".
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Alla muxuu na caayee😥😥😥😥
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Naxariistii Janno Allaha ka waraabiyo Abwaan Sangub ayaa iska lahaa riwaayada gari ma kaa baxdaa? Waana lagu qabsaday riwaayadan oo waxaa lagu yidhi Gari ma kaa baxdaa? Maxamed Siyaad Bare ayaad oola jeedaa.
@coomey84
@coomey84 Жыл бұрын
Waa runtaa sxb
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Tan iyo iyo xoriyo iyo maadayxba waa lagu qabsaday.
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 6 жыл бұрын
ik hajji sxb waad ku mahadsantey riwayadan garima kugashaa ii shegtay
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Sangub miyaa ninka sheegayaa allyarxama
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Ruqiya Ali Haa riwaayada asaga ayaa xidhiidhiye ka ahaa asaga ayaana alifay
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Mutux aw maygaag waa .sangub.
@yaaskashaati3957
@yaaskashaati3957 6 жыл бұрын
Thanks masul
@maadxassan3473
@maadxassan3473 6 жыл бұрын
Fadlan soon dhameystir riwaayada
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Mahad..sandi.noraadii..qaybteedi..kale
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Kkkkkk.yarku ilka waaweynaaa
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 6 жыл бұрын
waxan umalaynayaa inuu samayey sangub
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 жыл бұрын
waa sax isagaa hadlaaya oo magacyadeeda sheegaya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Yurub Ayaan ilmaha la diidin somalia noo noo imisa gabar oyday masakiin walee
@abdihassan3836
@abdihassan3836 5 жыл бұрын
Riwaayadan magaceedu waxaa ahaa nin ba tacabkii Talooy kaa maal.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 9 ай бұрын
Gari ma ku gashaa
@yaaskashaati3957
@yaaskashaati3957 6 жыл бұрын
Aaway he walaal video ruwaayada mana dhamestirno maka heli karnaa walaal
@kaysehassan8951
@kaysehassan8951 6 жыл бұрын
gari maku gartaa adiga makaa baxdaa
@mohammedmohamed9989
@mohammedmohamed9989 6 жыл бұрын
Yaaska Shaati ya salaam figradii maxamuud abdulahi singub this is what I call riwaayad murti waa tii hore❤️❤️👌
@xuseenmatan7457
@xuseenmatan7457 6 жыл бұрын
Iyadoo video ah ma la helayaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Odagaan waa basbaas u maleynaa
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Sorry.waa meecaad migane.
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Miicad Miigane wuu arigtidheere walal Sangub abwaan Somaliyeed buu waxa lataliyey Abwaan Hadrawi Abawaan Sangaub baa balantii la baxad.
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 6 жыл бұрын
riwayadani ma dhedo roob noqonweydey baa mise waa biyo sarategey waa lasugayaa
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Cilmi Bihi riwaayada waa Gari ma kaa baxdaa? Magacana heesta ku jirta ee Gari makaa baxdaa ayay ku jirtaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Biyo sare tegay waa la sugayaa waxaa curiyey xasan ganay
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Biyo sare tagay 1980, Abwaan Dacar baa leh
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Gabadhaa in ayuur yeelatay . Waa khadra daahir.ayaamaav7da ah.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Miskiin khatra daahir cige
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
@Mohamud Ibrahim yaan raacnaa aamina abdulaahi u egtahay
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
@@ruqiyaali3856 Waa Khadra Daahir, Aamina waa qofta u imanaysa ee qaadaysa heesta "Ha canaan weligaa, ha ceebaynin waa ugub" ee la calaacalaysa.
@chennellmedia4333
@chennellmedia4333 6 жыл бұрын
waxalahaa hatraawi
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
xasan xuseen09 xasanxuseen09 Malaha Hadraawi waxaa leh Sangub
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
@@abdinurhassan4356 Riwaayadan waxaa lahaa AHN ABWAAN MOHAMOUD ABDULLAHI ISSE SINGUB
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
MASIBADA ADUNYADAA
1:52:30
QAANSO
Рет қаралды 294 М.
RUWAYADII HABLAHA MAANTA IYO NIN HABEEN UDAMEY QOSOL QAYBTA 1AAD
1:01:47
Hees qarami ah oo aad u macaan, gari maka baxda?
11:06
Siciid Xuseen Cabdi
Рет қаралды 33 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 829 М.
Riwaayadii Qabyo 1 Full 1998 Abwaan Sangub
1:32:06
Ik Hajji
Рет қаралды 107 М.
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН
СЛЕЗУ РАДИ СЕСТРЫ...
0:57
Тимми Шоу
Рет қаралды 2,4 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 9 МЛН
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 4,2 МЛН