WOW: SAAKA WALAYS HELAY: ASRAI OO GARAN LA' WAX AY KU SAMEEYSO XUUTIGA IYO XAALADA SI ADKAATAY

  Рет қаралды 44,259

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Күн бұрын

Пікірлер: 53
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 17 күн бұрын
allah jabiyo mareeykan yahuud yurub aamiin illahow guuleey reer khaza xuuti aamiin Q .m oo xasuukha khaza maxaay u fiirsanaayaan allah burburiyo Q.m aamiin
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 18 күн бұрын
Barakac aan dhamaaneyn allah ku rido yuhuuda Aamiin yaa allaah
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 18 күн бұрын
الهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يارب العالمين
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 17 күн бұрын
Wcs walaalkay mustafe ali mahadsanid Allaha ku sharfo cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah guull insha reer Palestine
@AbdishukriIbrahim-m9p
@AbdishukriIbrahim-m9p 18 күн бұрын
ألله آكبر الله آكبر الله آكبر
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 18 күн бұрын
Muslimiinta ilaaheey ha guuleeyo
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 18 күн бұрын
Xuutiyiinta aloow xooji
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 17 күн бұрын
Asc sheekh mustafe subax wanaagsan
@Nuriya-d4x
@Nuriya-d4x 18 күн бұрын
Maan shaa alaah Xuutiga waa dadka go aan leh ooyay kadhabtahay inay uhiiliyaan walaal hood muslimiintu waa walaalo inay isuhiiliyaana waa waajib Maraykan siduu ugu hiilinaayo Israa iil baylamidtahay kuwa midoobay may canbaareeyaan maraykanka hubkiisa dad waynaha reer qaza lagu baabi iyay labadaa dawlo haloo aqoonsado irhaab hadii run lasheegayo maba sheegayaane alaah hawhiiliyo reer qaza.haad geed waayay bayka dhigeen ay harsato jazaakalaahu khayran.she
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 18 күн бұрын
Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha ka dulqaado xasuuqa iyo baabainta lagu haayo reer qasa yaa rabi u maciino walaalaha qasa Aamiin
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 18 күн бұрын
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa musdafe ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
@ubeidaliyusuf9623
@ubeidaliyusuf9623 17 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين
@CabdullaahiCilmi-k8v
@CabdullaahiCilmi-k8v 18 күн бұрын
Sheekhoow waaduleeysi iyo gaalada yh oo aaminsan in haweenka laguqaraabankaro oo balaakmeelka ufududyihiin iyo qilaafka xadiiska nabigeena csw.
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 18 күн бұрын
🥺.🥺.🥺 . ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 18 күн бұрын
Wax kale may aha waa junuud ilaahay usoo diray dadka dulman
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 18 күн бұрын
Waa la yaqaanaa cida soo weerartay Intii uu ku mashquulsan yahay marakanka dhagarta islaamka Ayaa shiine ka adeegtay
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 18 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call qeyr sheeg insha allaah
@sahra6279
@sahra6279 18 күн бұрын
Allahu akbar
@MahmuudTahir
@MahmuudTahir 18 күн бұрын
Halal jabsado waa sax masha alaah wayo qasa ayaa lagu dhiba dhaqaha maraykanka
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 18 күн бұрын
Asc ustaad musdhaf magaca qusus adeegso we ha adeegsanin juruslaam mahadsanid❤❤❤
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t 18 күн бұрын
😊
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 18 күн бұрын
Allah ha guuleeyo hana u maciino hana u gargaaro shacabka walaalaha qasa yaa rabi ka dulqaad xasuuqa ku socdo shacabka qasa aamiin allah ha u soo dedejiyo guushooda iyo xornimadooda walaalaha qasa aamiim marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
@calimacalin665
@calimacalin665 18 күн бұрын
aloow jibi isaail
@UmerUmer-f8s
@UmerUmer-f8s 18 күн бұрын
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
@sahroali1196
@sahroali1196 18 күн бұрын
Ilaaahoow.xuuutiga.toosi.o.uhiiiiili
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 17 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@aminaissa7307
@aminaissa7307 17 күн бұрын
Alxamdulilaah!!!
@z-1il
@z-1il 17 күн бұрын
Allahu Akbar
@MohamedAden-i9s
@MohamedAden-i9s 17 күн бұрын
Xuuti iyo xamaas si wada jira ayey u guulaysan INSHA ALLAH
@fartunadan8297
@fartunadan8297 17 күн бұрын
Xuuti ga guuuuuu ❤❤❤
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 17 күн бұрын
Thank well
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 18 күн бұрын
Kano kale maxuma waxaad kubilowday SAAKA
@sahroali1196
@sahroali1196 18 күн бұрын
Ilaahow.xooji.xuuutiga
@warisroobo1759
@warisroobo1759 18 күн бұрын
update warkaada,gaalkan shaley ayaa la diley saakey hanooga dhigin warka aad mar hore duubtey
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 17 күн бұрын
Ilaahayi garabkooda hagaloxutiyiinta ahaguuleeyosxb
@muhomedsharif4922
@muhomedsharif4922 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 18 күн бұрын
Asc Kow Medea fadlan ciwankaaga u horeeya maka dhigi kartaa had a xiliga aad barnamijka duubayso soda SUBAX, GALAB, HABEEN.
@iskufilan174
@iskufilan174 18 күн бұрын
Yuhuuda maxaa loogu Dari waayay iyagaa umadii muslinka dhameeyay mise wayka csbsanayaan
@SamsamXusen-b9y
@SamsamXusen-b9y 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤😂
@JamiloOrey
@JamiloOrey 16 күн бұрын
YAMAN WAAN KU SOO CEYSH NAY WAXAA AAD U DAGANA YUHUUD FARA BADAN ILAA IYO WAQTIYADII A.MBIYADA WAXAY DAGANAAYEEN SACDA
@yusraubax971
@yusraubax971 17 күн бұрын
Ilaheey marenkanka dhulka haka jaro uma jedaan waxa qasa ka socda lkin waxey arkaan wax yar israail ku dhacaya
@bellasharif9501
@bellasharif9501 17 күн бұрын
😂😂😂 waa iska caadi anagoo dhanaa dhihi doona ilaa aan kala qabsano 2025
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 17 күн бұрын
Hhh
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 17 күн бұрын
Dadka muslimkey ku qasban ayagana maraban naag aduunkana sankey ka galinayan
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 18 күн бұрын
War ileen ma xishoodaan Soo Kay shalay un warkooda diideen
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 18 күн бұрын
Askartan dad ma laha awey ahalkoda ma ilmahoda debka lagu shidayo cala kursi nin rabo inu ku fadhiyo dagal ugu jiro ayey u dagalamayan mase wa caloshoda u shaqeystayal
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 18 күн бұрын
WWW❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 18 күн бұрын
Maraykan iyo reer galbeed ayaa ah argagixiso dhab oo mudan in dunida laga cidhib tiro
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
SHEEGA DEE
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 96