No video

Ila qosol:Heeso iyo Gabayo Abwaan Sugaal Cabdulle -Waagacusub Tv

  Рет қаралды 125,249

kaamilotv

kaamilotv

Күн бұрын

Taariikh nololeedka Abwaan Sugaal Cabdulle iyo Wariye Cabduqadir Dulyar ee todobaadka daawasho wacan

Пікірлер: 49
@abdimuse7911
@abdimuse7911 10 ай бұрын
Abwaan Sugaal Cabdule Halka uu Wax ka eegayo, Tusaaleyaasha, Ducada, Waxaad Moodaa Waalid Caruurtiisa u Dardaarmaya Oo Jecel horumarkooda iyo Aayahooda Dambe.. Gabayba ka ku Xigaa kasii Duco iyo waxsheegba badan. Maashaa allaah. Umaddan aad abwaankeeda tahayna abaalbeey kaaga heysaa, Mahadsanid in Badan
@hassanmire1452
@hassanmire1452 4 жыл бұрын
Masha Allah. Abwaan/ Sugaal Cabdulle Cumar, wuxuu qayb weyn ka ahaa raggii unkay kooxdii Booliska ee Heegan, kooxdaasi oo muddo yar ka dib indhaha Soomaali oo dhan soo jiitay. Sugaal, qeybo badan kooxda dhexdeeda ka dhex muuqan jirey sida: Gabayaa, heesaa, hal-abuur, qorista heesaha, majaajilist, habeynta ruwaayadaha iyo curintooda.
@beylecumar8064
@beylecumar8064 11 жыл бұрын
sugaal cabdille cumar waa halyey soomaaliyeed ee abid dalkiisa meelna ka aadin ogonayn inuu ka aado meel waa muwaadin sax wariyaha dulyar wuu mahadsantahay Waa qoray Cabdiraxiin cabdi cumar
@iglandaxmad9469
@iglandaxmad9469 8 жыл бұрын
maasha wlaah wal3e abwaanka wuxuu sheegay waa waxa manta naheesta aloo2 nafuro
@ahmedyare5014
@ahmedyare5014 10 жыл бұрын
masha alaah caadi maha abwaanka aniga waan jeclahay walhi maxaa yelay waa abwaan somaliyeed wax yabaha uu ka hadlayane waa arin fog masha alaah ee somaliyeey waxan idin dhahayaa abwaanka sida uu shegayo waa wax jira ee ka firsada gabayada abwaanka dhuxa wax badan oo hada tagay ayuu ka hadlayaa mel walba ey somali jogtaba waa sax gabayga abwaanka ee adhow ha shalayina somaliyeey
@ahmedadam4052
@ahmedadam4052 11 жыл бұрын
Maasha allah Abwaan Sugaal Abdulle Ilaahay Qayr Haka Siiyo Ducadii Uu Noo duceeyay Abwaan sugaal Wadaniga Dhabta Allow Dhowr
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Cajiib! Wallee abwaanku wuu hadlay haadii uu ismaqal jiro.
@HOGAANSHE1
@HOGAANSHE1 12 жыл бұрын
Maasha Allaah waa abwaan Allaah murti ku manaystay caqlina ugu daray oo baraarujinaya dadkiisa marna Allaah u baryaya idinkuna u duceeya ina Allaah u dambi dhaafo ducadiisana lay noo aqbalo Amiin Amiin
@abdulfatahhassan1008
@abdulfatahhassan1008 7 жыл бұрын
Mashallah! Caqli urursan oo cuddoon. Eebe hibo hal-abuur sarre leh buu u hibeeyay.
@khadroahmed8374
@khadroahmed8374 11 жыл бұрын
mansha allah abwanka qaliga ah waxba mahbaraye run ayuu shegaya somali wax magrata ka buxdu ee alow ku dhowr abwaan
@MrCeelgaras
@MrCeelgaras 12 жыл бұрын
maasha alaah abwaanka wixii 10 iyo dhowr sano uu tiriyey hada ayaay haysata somali ilaaha haku daayo abwaane
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 12 жыл бұрын
Waa Cajiib Sugaal Cabdule weli waa Dhalinyaro maba is bedelin, Ruwayadii Magalo joog xumo oo 21 sano ka hor uu jilayey saan u ahaa. Heesta Leyla inuu isaga qaadayna maba ogeeyn.
@sSickManzHood
@sSickManzHood 11 жыл бұрын
Qurbo laguma noolan karee kheyr Allaha keeno AAAAMIIINNNN.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 5 жыл бұрын
Abwaan Sugal Cabdule Sarkaal ka tirsanaa Ciimada Booliska gaar ahaan kooxdii Boliiska Ee Heegan waxaana lagu xasuustaa Riwaayadii magaalo joogxumo hesa dhowrna waa lahaa waana gabyaa caafimaad iyo cimri dheer allaha siiyo
@shuuke2
@shuuke2 12 жыл бұрын
maasha allaah allaah abwaan ku waa dhameeyay hadii wax lagu qaadanayo somaliya makalaqaybsantee khayr allaha keeno in sha allaaah qayr waa noo imaan doona lkn ilaahy dadbuu imtixaamayaa sida muuqatana garbaa kudhacay ma ogtahay jana udug ninman jirib usoo marin sahal lama dhexjooje
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 11 жыл бұрын
ustaad.. aameen... somali ma kala qabsantee khayr Allaha keeno
@mushtaaqiimushtaqiii8902
@mushtaaqiimushtaqiii8902 8 жыл бұрын
abwan sugaal wadani dacada allow ku dhowr
@kataataful
@kataataful 11 жыл бұрын
Aloow boogta dawee, AAMIIN,.abwaan ilaah ha inoo aqbalo,,
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 жыл бұрын
Abwaanku was xariif magaalo anigu waan arki jirey markaan xamar joigey ilaa xiligii dawladdii, waa nin caqli badan wadani ah farxadna badan
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 11 жыл бұрын
khayr alla ha keeeeeeeeeeeeeeeno aamin
@xassanfirdhiyefaarax1512
@xassanfirdhiyefaarax1512 6 жыл бұрын
Abwaan sugaal cabdile cumar cimrigaaga alaha dhereyo
@yuusufosman7162
@yuusufosman7162 6 жыл бұрын
الفنان سوغال عبدالله طول عمرك
@shukriyassin6216
@shukriyassin6216 5 жыл бұрын
abwaan sugaal allaha ku xafido
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
Ilaahay cimrigaaga dheeree
@saalax144
@saalax144 12 жыл бұрын
Qurba laguma noolaan karee qeyr Allaha keeno
@wariscadow1532
@wariscadow1532 4 жыл бұрын
Abwaan maba aqaano wax aan kugu qiyaaso maashaa allaa
@guroonjire55
@guroonjire55 10 жыл бұрын
ninkaan waa abwaan dhagaysigiisa lagama dhargaayo.
@MOHAMEDSHABDI
@MOHAMEDSHABDI 12 жыл бұрын
"Waxaad maanta bi'isaan bari ha ushalaayina" abwaanku waa asiibay
@schoolali4534
@schoolali4534 7 жыл бұрын
Odagaan kii sacadka ahaa sow maaha
@jamamohamud9046
@jamamohamud9046 4 жыл бұрын
Sacad rer jalaf buu ka yahay
@gacaliyeqamqam8405
@gacaliyeqamqam8405 12 жыл бұрын
qurbo laguma noolaan karee qayr alaha keeno. waa dhab wallahi aaaaamin
@sadiaduale1577
@sadiaduale1577 8 жыл бұрын
Abwaanka weanwean
@samotalisali3911
@samotalisali3911 11 жыл бұрын
abwanka allah deyo
@ghuletD
@ghuletD 11 жыл бұрын
ila dhagayso
@mohamedahmedali8575
@mohamedahmedali8575 7 жыл бұрын
midnimo loo bundubaa Aamiin
@geellegaaboow3853
@geellegaaboow3853 7 жыл бұрын
abwaan sigaal cabdulle sarkaal ka tirsan ciidankii police ka
@maxameddaus9962
@maxameddaus9962 5 жыл бұрын
ITunes
@eagel143
@eagel143 12 жыл бұрын
abwaanka runta ayiuu ka hadlay ilaah hadeeto
@abdiqalib8231
@abdiqalib8231 9 жыл бұрын
Hees tan oo kamil ah yaa haya fadlan Aad iyo Aad ayan uraadinayaye ? Fadlan akhyarta isoo sheega
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 9 жыл бұрын
qof walba wuxuu leeyahay waa gabay wanaagsan oo qiira leh hadana kuma camal falaysaan yaanan been isu sheegin imisaa suugaan wax tara lainagu wadey .qabyaalada waxaa quweeya iyadoo laisku dulmo qabiil wax xun maaha laakiin yaan laisku dulmin markaa waynu kaban karnaa oo kii dulmi kusocdaa hadii ka ugu dhoow uu yiraahdo jooji mase dhacdo oo waa dulmi socda
@kooradadab7110
@kooradadab7110 9 жыл бұрын
magaala jooog xumo markow jilaayo aan ka yaabay abwaanka kkkkkkkkkkkkkkkkkk hadaa donto iska feera qaawnaaw kulahaa
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 жыл бұрын
hasuulsho aa waaba habaartameeysaaye ma soomaaligaa kugu yaraaday mise...?
@anisasugule4373
@anisasugule4373 11 жыл бұрын
:*
@samataridhaja9027
@samataridhaja9027 10 жыл бұрын
Somaliyey tooso kaaca
@MrNajiibyare
@MrNajiibyare 12 жыл бұрын
somali badan ayaa hadda tuugsada baadariyo kkkkkkk,oo yahuuda udooda walaahi iyo xabashida iyo gaalo kale, ln aduun yio aakhiraba way ka shalayn doonaan walleee, somali looga hiiliyo xabashi iyo sanqadhuudhi kaloo kenyaati ah
@samataridhaja9027
@samataridhaja9027 10 жыл бұрын
Somaliyey tooso kaaca
faylasuuf dhoodaan
57:40
ikhyaar hassan
Рет қаралды 58 М.
kkkk Qosolka iskku celi Awkuku Vs Oday cabdulle
6:36
QAANSO
Рет қаралды 449 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 13 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
GABAY ABWAAN SUGAAL NAFTEYDAAN U HURAA XORNIMO 2014
4:21
FANKAAL
Рет қаралды 62 М.
Raadraaca heesaha Samatar ee Jiir Laxameeyay
1:11:34
kaamilotv
Рет қаралды 17 М.
Abwaan Jaamac Kediye gabay Wadani ah
10:04
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 763 М.
gabaygii waranle ee alle ha naxariistee dilkii seefta banaanka
7:36