No video

ILHAN OO WACDARO DHIGTAY 'NETANYAHU IYO BIDEN OO QUUS JOOGA'

  Рет қаралды 157,902

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

ILHAN OO WACDARO DHIGTAY 'NETANYAHU IYO BIDEN OO QUUS JOOGA'

Пікірлер: 134
@khadijahassan9010
@khadijahassan9010 3 ай бұрын
Ilahiyow xifdi walasheyn ilhaan Omar ❤
@MaxamadIndhocol
@MaxamadIndhocol 3 ай бұрын
Ilhaan guulayso
@fartunosman3503
@fartunosman3503 3 ай бұрын
Allaahu Akbar allaahuma Akbar allaahu Akbar Ilhaan allaha ku xafido Allaha ku xafido sharafku nooloow ilhaan cadowga allaha kaa qabto Allaha kaa Sara mariyo maanta caalamka waa loo baahan yahay Allaha soo hadeeyo kuwaan waa loo baahan yahay , Allaha ku xafido ilhaan.
@user-yf4bz1kp8u
@user-yf4bz1kp8u 3 ай бұрын
Mashalah.ilahay.kuxafido
@CabdiraxmanXasan.
@CabdiraxmanXasan. 2 ай бұрын
Mashaa allaahu guuul iyo.gobanimo Somaliland
@user-yi8ow2jh3b
@user-yi8ow2jh3b 3 ай бұрын
Allow xafid boqorad ilhaan cumar halyeeyada islaamka
@foosabukar1011
@foosabukar1011 3 ай бұрын
Maashallah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 ай бұрын
ilaahayow caawi reer palastin Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-dy9kp2vw7e
@user-dy9kp2vw7e 3 ай бұрын
Illaahayow caawi walaaaladeena rer falastiin
@axmedcilmi3664
@axmedcilmi3664 3 ай бұрын
masha allaha ilhaan cumar horow soco
@haykalmuusetube5657
@haykalmuusetube5657 3 ай бұрын
Ilhaan mahadsanid wlll kuwa meela kaa handadaa waa kuwo kamida cadoga qarsoon
@Victory20246
@Victory20246 3 ай бұрын
MJ waa laandheerayaal wlhi wuxuu aduunka Ka baqay aa gabaryar ubbareertay geeainimo waa u dhalasho❤
@user-lk3qz7fr7e
@user-lk3qz7fr7e 3 ай бұрын
allah akbar❤❤❤❤❤
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 3 ай бұрын
Alloow xafid ilhaan cumar, dad baa been ka sameen doono oo ran doono ilhaan gaaladeey la jirtaa ,qof u hadli kara seey uhadleeysona ma jiro, cadowgeeda ha jabo ilhaan cumar ❤❤❤❤
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 3 ай бұрын
Mmmmmm.
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 3 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH
@ibrahimadendoualeh5442
@ibrahimadendoualeh5442 3 ай бұрын
Allahou akbar
@user-xz6si7gu7k
@user-xz6si7gu7k 3 ай бұрын
Allahu akbar gul islamka alle ha guleyo😢🤲
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 3 ай бұрын
Falastiin xurnimo alle ha siiyo midda kale ilhaan cumar aad bay u mhdsanthy waa gabar qadiyad leh❤
@nuurofarah
@nuurofarah 3 ай бұрын
Allaha xifdiyo elhaan Mashaa Allah ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🌹cadowgaada caftan hoos
@RamadanHilal-pg6zo
@RamadanHilal-pg6zo 3 ай бұрын
Ilhan can became président of Americains
@mohamedhusein9212
@mohamedhusein9212 3 ай бұрын
Masha allah ilhaan cumar guuul ku nolaw
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 3 ай бұрын
Allah haguuleeyo ilhan cumar Inshaa allah waay guuleeysani
@abdisaleh8360
@abdisaleh8360 3 ай бұрын
Ilhan is a leader with integrity and state woman with dignity. May Allah shower on you with all blessing
@haykalmuusetube5657
@haykalmuusetube5657 3 ай бұрын
Falstiin waa guulaysaneysaa
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 ай бұрын
Allahu akbar allahu akbar jihaad jihaad u kaca muslimii. Munaafaq yeelkii
@habibaali2400
@habibaali2400 3 ай бұрын
Masha Allah ☝️🤲🇯🇴🤲
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 3 ай бұрын
I will vote her but I'm not going vote Biden never again 😢
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 3 ай бұрын
Forza ilhan❤❤❤
@MaxamadIndhocol
@MaxamadIndhocol 3 ай бұрын
Ilhaan guulayso 4:30
@hiddowacan811
@hiddowacan811 3 ай бұрын
Ilahaan hadalkeedu muxuu tarayaa samcadii soomaali iyo sacadii muslimkaba way dishee
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 3 ай бұрын
Qabyaalad yaan lagaa dareemin mataga aa matageeysoh ilhan waxbah kaga qaadimeeysoh
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 3 ай бұрын
​@@ahlanahmed8860adigabanqabyalad kutageraye ilhan somali keliya mahane muslimimta.o dhan beyceysay markii ay qaniisinta tagertay o ilhey nacaladeyey marki ay non Muslim ah yuhuud karacdey ilmehdi.galeysay eeyga wadata qamriga.cabta.aqas wale.qabyald aqiro.ku difacimayo
@Cabdicasis-iq4tw
@Cabdicasis-iq4tw 3 ай бұрын
Ilahaan cumar wllo guul Guul
@XusenNuur-sj6jm
@XusenNuur-sj6jm 3 ай бұрын
Halkakawad tagerada falastin ilhan cumar alahakugarabagaloilhaney
@user-ws4xn2cs4j
@user-ws4xn2cs4j 3 ай бұрын
Maansha Allah Ilhan cumr Allsh ku Xafido Shar iyo Sheydaa Allah kaa xijaabo
@MaxamudmaxamedCasoowe-ed8bh
@MaxamudmaxamedCasoowe-ed8bh 3 ай бұрын
Dadka ilbaxa ah ma ogala in lalaayo caruur.iyo haweenka aduunkan casriga ah diinkasto oo ayhaystaan iyo melkastooy jooganba
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Ilhaan cumar waa gabadh ka damiir wanaagsan madaxda carabta iyo somalida
@Mohamedfarahayir
@Mohamedfarahayir 3 ай бұрын
Ilaahay icrigg ha udheereeyo
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 3 ай бұрын
Ilhaan waa vesiyad allaha ka badbaadiyo dhagartooda
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 3 ай бұрын
That’s true
@AbdimalikMohamed-gs5vv
@AbdimalikMohamed-gs5vv 3 ай бұрын
She is unique . courageous and humble leader ..may Allah bless her.our sister u are grea
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Allaha xifdiyo Ilhan iyo caruurteeda
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 3 ай бұрын
Allah Akabar Allah Akabar masha Allah ilahey ha ku xafido masha Allah Akabar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍
@xajiabdi4830
@xajiabdi4830 3 ай бұрын
Mashaa Allah,Allah Akbar.al nasru mina laah
@user-vn3ux5qd2n
@user-vn3ux5qd2n 3 ай бұрын
Aas
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Gabadhaasi waxay garatay waxay garan waayeen dawladdaha carabta oo dhan
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 3 ай бұрын
ILHAAAN CUMAR WAA RAGEY
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 ай бұрын
Duufaanka aqsa dawlado badan oo gaalo iyo munaafiqiin ah bey qaadaysaa iyo madaxdoodaba
@CabdiraxmanXasan.
@CabdiraxmanXasan. 2 ай бұрын
Mashaa allaahu
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 3 ай бұрын
Allaahu akbar cadowga Allaha ka qabto Ilhaan Cumar waa qof geesiyada garabkeeda Allaha galo aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Maashaa allaah waa guul in qadiyadda reer falastiin ineey maanta ka magacweyntahay jimciyadda qaramada ka dhexeeysa mareeykan iyo israa iil intaba oo eey gaartay dadka caalamka alle ku wada nool sidaa darteed wax sahlan maaha in si jajuubo loo boobo dhulkooda dadkoodana loo laayee beeydhan iyo nataliyahu matirtiri karaan dad ku nool dhulki alle ku beeraye aduunku wax haka qabto qaladkaas foosha xun ee joogtada noqday
@hiddowacan811
@hiddowacan811 3 ай бұрын
Falstiineey miyaan farxaa sida laguugu kacay mise waxan ka ooyaa sida wadamadii islaamku kaaga seexdeen😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 ай бұрын
Mashallah wll mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan ❤❤❤❤
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 3 ай бұрын
ماشآءالله تبارك الرحمن الله يحفظكي حبيبتي الغآلية بنت صوماليه شجاعه 💪👍💚❤️💚
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 ай бұрын
Maanta. Waxa. Isu yimi Hadhaagii. Faqashta ee. Somaliya. Laga. Qixiyey. 1990 gii. Ee. Orodka. Ku. Galay. Xeryaha. Qaxoontiga. Ee. Keniya
@123yus
@123yus 3 ай бұрын
Iimaanka allaah hakuu sugo xanuunbaa kaa muuqda waxaa laga hadlayaa qazza ee hadaadan dhagaysan karin kabax goobta yuhuudyohow
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 ай бұрын
Yuhiuud. Iyo. Qurun. Waxa. Ah Daroodkii. La. Eryaday. Ee. Qaxoontiga. Noqday
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 3 ай бұрын
Kkkkkkkk aad iyo aad wakuwi cilana dalka somaliya.laga so tarxiley
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 3 ай бұрын
Illahow xafid maskiinta
@yusufmohamed7549
@yusufmohamed7549 3 ай бұрын
sawirkani waa ramadaanki isma laha codka iyo sawirka
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 3 ай бұрын
Reer falastin wey guleystey dagaalkan shacab badan wuu dhimanaya laakin silica reer qaza waa furaha guusha ee falasteen aniga iney guleysteyn baan aminsanahey reer falastin
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 3 ай бұрын
gabadhaani wax ragii muslimiintaahaa ay ka hadli waayeen ay ku dhiiratey oo ka hadlaysaa had iyo jeer marka halasiiyo yartaan iwm xusuus gooniya
@luulsheekhcabdi7045
@luulsheekhcabdi7045 3 ай бұрын
Allaahu akbar
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Ilhaan cumar waa geesiyad waa qof alle barakeeyey yuhuud alle haka cidhib tiro waa cancer oo kale alle mid sidii Hitler oo kale ah haku salido
@user-ue8qs8pq8m
@user-ue8qs8pq8m 3 ай бұрын
Maansha allaha
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 3 ай бұрын
Ilham bravo nous sommes avec toi vive palestine in chaallah gulgul
@maxamedsuge6941
@maxamedsuge6941 3 ай бұрын
ASC Ururka Qaramada Midowe China Ama U sssr Casimadahooda Mid ka .Ah ..Maloo Soo Wareejin Karo?
@AwadGadid-sk1wo
@AwadGadid-sk1wo 3 ай бұрын
Ilhan. Omar. Oo. Gursatay. Nin. Adan
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
❤❤❤ Ilhan Umar ❤❤❤ She is one of the heroes of Islam And no one can do anything because of it ♥️♥️♥️Allah is by her side♥️♥️♥️
@qoranicabdiwali1583
@qoranicabdiwali1583 3 ай бұрын
Cabdulahi binusalam waxa u ahaa isra iil wuxu aha muslim
@ubaxm.d9122
@ubaxm.d9122 3 ай бұрын
Soomaalii dhulkeenna uu shakee
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 ай бұрын
#Palestinian powerful ASIAN 🌍🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 aleh la jiro walalhena falastiin Palestinian 🇵🇸 💪💪💪💪💪💪
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk 3 ай бұрын
Cunsuri
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Allaha ciribtiro israiil
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 ай бұрын
Caruurtaada markii la faraglioni fadhi kuuma yaalo
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 ай бұрын
Allhu akbar alhu akbar alhu akbar alhu akbar alhu akbar alhu akbar alhu akbar #ilhaan #omer #powerful AFRICA 🌍 #ilhaan #omer powerful dunida gulaysan somalia 🇸🇴 guul bey u tahaye geesiyada geesiyada dhshy geesiyda somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 ай бұрын
ILHAAM OMAR DARAJO IYO CIZ AYEEY KAHESHAY ALLAAH SW SIDA MUUQATANA ALLAAH AYAA ADEEJIYEY SIDA MUUQATO CID WAX KAQAADI KARANA MAJIRTO OO KALMADO ALLAAH KA FARXIYEY AYEEY KU DHAWAAQDAY ALLAAH SW HAINOO XAFIDO WAA QOF RUNTA KA GAMBAN OO ISLAAMKA AMERICA UGU SOO BAXAY MHADSANID ILHAAM OMAR ALLAHA KU BARAKEYO
@The-informed
@The-informed 3 ай бұрын
Geesinimada somalida rag iyo dumarba caalamku wuu ogaaday, ilhan oo iyadoo cadow kudhexnool waxay ubareertay difaaca caruurta iyo dumarka qaza halka carabtii hogaan iyo shacaba hadal iyo ficil laga waayey kuna taagersan yihiin xasuuqa yahuudu kuhayso shacabka qasa.
@BishaarFarxaan1
@BishaarFarxaan1 3 ай бұрын
Gooood.American.peale😂😂😂😂😂
@qoranicabdiwali1583
@qoranicabdiwali1583 3 ай бұрын
Wa dal qof walba garaya gurigesa gaza
@sabdaleJack
@sabdaleJack 3 ай бұрын
❤ 0:35
@user-is1zu1dq1h
@user-is1zu1dq1h 3 ай бұрын
Gaarabkaaga awoodaada ugarab istaag
@user-is1zu1dq1h
@user-is1zu1dq1h 3 ай бұрын
Oky
@user-is1zu1dq1h
@user-is1zu1dq1h 3 ай бұрын
@DeeqoYaxye-qq9vf
@DeeqoYaxye-qq9vf 3 ай бұрын
Ilham ina adeerty❤🎉
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 ай бұрын
So who they going vote November 2024.?😂😂😂
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 3 ай бұрын
ilhaan iyo qofkastoo ka dhiidhiyey xasuuqa ba an ee yuhuuda iyo xukuumada maraykanku ay kawadaan gasa ilhaana waa inxusuus taalo taalo loo dhiso
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 3 ай бұрын
😂 wll Abdi Hafid turjumaadda khaladka ah jooji. Ummadda ka xishoo.
@ubaxm.d9122
@ubaxm.d9122 3 ай бұрын
Difaaca Gaza waa khalad Waxa dadkeena laayay waa asalkii Islaamka 1993kii Qaza waxay weerartay Israa'iil, waxay dishay oo gubtay dad da' ah, waxay kufsatay haween iyo carruur. Maxaan difaaceynaa? Gacan ku dhiiglayaal? Runtii waa ceeb in Gaza la difaaco
@FarahAhmed-bn3bc
@FarahAhmed-bn3bc 3 ай бұрын
Aaway islaamkii ma Ilhan baa kanolo
@mukhtaradan64
@mukhtaradan64 3 ай бұрын
🤮🤮🤮🤮
@adenwarsame
@adenwarsame 3 ай бұрын
SC sxb hadi baydhan dorashada lagaga adkaado o taraam oo aan oganahy inu ku kaanbayn garynayo in maraykanka aan lagu arki donin ruux falastin tageri kara Siday noqonaysa arintu?
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 3 ай бұрын
Wa beented yuhuud ba ks sineysta
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 3 ай бұрын
Masakintan qabilka wada o ilihan qomulud yeysan qoxotinimadina odin qonsan dibala idincelinaya
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 3 ай бұрын
Lkn hadaan Somalinahay aan isi saxno dad ladhibaateyey dhimasho hadaa udoodeyno marnaba qosolku waa mamnuuc waayo dadka aad udoodeyso afka bas in aykaatahay loqadan karaa qiiro muuji maba lajoogo arin farxadeede hadaase kahadleeyso arin farxadeed qosolku waa caadi aniguba dhimasho hadey II oo lilahayd oo qof qoslaayo II soo tacsiyeeyn lahaa meydka kuyaal ayuu kufaraxsanyahay isdhihilahaa
@nimomumin2552
@nimomumin2552 3 ай бұрын
Maa laaka heela uk ?
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
❤👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤
@FalastenRoben
@FalastenRoben 3 ай бұрын
CEEB Miyanad ka baqenin Vidio an is lahayn codkeda iyo mesha ay joogto isma leh waa xafladi ciida iyo hadalki jamacada aya isku keentey war ninyohow ninkan ad vidioyoga kaso xadey ha Ceebeyn Allah kabaq waxa iskaleh vidiyogan British Somali tv
@rahmozubeer
@rahmozubeer 3 ай бұрын
Madha alaah wa gasiyad ilhaan cumar
@user-qh9qb5gq2y
@user-qh9qb5gq2y 3 ай бұрын
❤❤❤
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 3 ай бұрын
Ilhaan cumar weey u dadaashay rer palestine illahey ha caawiyo ilhan omar hool badan beey qabatay. Wexee sameysay in loo fasaxay amerca in masjidka laga adamo, wexee kale oo qabatay in caruurta somalida ka cunteeyso iskuulka . Ilhan omar wexee ka mid tahay dowlada culus minnesota.
@farehmohamed6931
@farehmohamed6931 3 ай бұрын
.
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@user-gb2ci1du5r
@user-gb2ci1du5r 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@hawoadam204
@hawoadam204 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suheilaabdulahi1604
@suheilaabdulahi1604 3 ай бұрын
Allahu akbar allaahu akbar ilaahow xafid ilhaan omar cadowgeeda ha jabo ❤❤❤❤wlhi waa gabdha qalbi wanaagsan mar walbana la jirto dadka dulman masha allah ilhan indr mcn guuleyso ❤❤❤❤
@JamaldireAbubakar
@JamaldireAbubakar 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
ILHAAN DAAROODIYA❤❤😊
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Ilhaan cumar duco iyo bilad geesi ayaan gudoonsiiyey
@ubaxm.d9122
@ubaxm.d9122 3 ай бұрын
difaacida Gaza waxa ay la macno tahay in lacag lagu siiyo in aad si xun uga hadasho Israel 🤮🤮🤮
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
😂😂😂YAHUUDA DAD XUN MA'AHAN LAKIN MAMULKAN ZIONST AH EE CUNSURIGA AH EE ISRAEL 🇮🇱 KA DHISAN AYAA XUN OO LAGU JIHAADO FICAN.
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q 3 ай бұрын
Ilhaan guul
@Abdallaiikar
@Abdallaiikar 3 ай бұрын
Ilhaan waa qof dhiig leh u hiiliya oo grab istaaga GUUL ILLLHHHAAANNN
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 28 МЛН
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 85 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 47 МЛН
SOMALIDA MARAYKANKA OO MAR 2-AAD WACDARO LAYAAB LEH DHIGTAY
36:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
Ilhan Cumar oo loo  dhaariyay xilka Aqalka Golaha Wakiilada ee Minnesota
3:34
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 253 М.
MUNO XAFIIS HEES HIT  MASHUP CUSUB 2021
9:18
Faiza Amir
Рет қаралды 470 М.
GUUL WAYN REER GAZA | ISRAEL OO SARKAAL SARE LAGA DILAY
10:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 191 М.
Guushii ilhan Omar ee doorashooyinka xisbiga Dimoqoraadiga
11:40
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 30 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН