#ILINTIR

  Рет қаралды 4,478

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 49 минут бұрын
Aj hooyadii wey dhaaratey mamda dhaarteeda mala dhageesanaayo hooyo ilmo ey dhalin kuma dhaaraneeso ruun maasha allah hore usoco viva aj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 2 сағат бұрын
Xalay wan ku jiray live ka Abdiasis, qofba muso qaban, isago ixtiramayo AJ familj. AJ mu iman live ka, yaan layska edayn Abdiasis.
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 3 сағат бұрын
Allah ruumi caqli badana gob gob dhashay ba tahay sax sax sax ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 сағат бұрын
Daahir fidna wade ayaa soo galay cabdicasiis waa nin fiican
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 52 минут бұрын
Daahir ayuu taloofoon kulahadley waa la maqlaaye taas been ma ahan😂😂😂😂😂😂
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 3 сағат бұрын
Mashalaah tabarak allaha ku xafido waxad thy qof aad iyo aad u sheref badan Mashalaah
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 сағат бұрын
Alxlilah inaan ku raacsaneyn beenta ay wadaan daahir dayuus naagaha maafiyada iyo nimanka qolkiisa jooga iyo dadka waalwaalan ee tiktok kasoo qeylinaya hooyada leh wiil ey dhalin waan dhalay ee dahir munaafaq isticmalayo Aj shartooda allaha ka qabto
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 минут бұрын
Waa sheekada Asli oo kale.xagay ku dambaysay muxuu u taray oo cadaalad muu u helay.Hooyadaan labo todobaad baa la wad wadi lacag yar aa reerka loo turayaa ka dib meeshaas aa lagu iloobi doonaa. Waaba siday maxkamad ku sheegtu u shaqayso.
@abdihashi6569
@abdihashi6569 Сағат бұрын
Good job for that advice
@umudalxa6438
@umudalxa6438 Сағат бұрын
Waxyaabaha qaar haku danbaabin taladaadana Hadeey sidan tahay iska aamus caadifadna yeey ku qaadin wll
@Ubahmumin
@Ubahmumin 3 сағат бұрын
Waasaaa 💯💯💯
@halima8680
@halima8680 3 сағат бұрын
Ha difan waa nin wayn waya wuu xalin karaa wax aad u fudud lakin muxuu u dhumanayaa
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 Сағат бұрын
AJ asagaa gooyey ee Dahir ma baajinin Ilaahey ka cabso reerkaan dhibkooda kama hadli karaan miyaa
@samiracabdalla7514
@samiracabdalla7514 3 сағат бұрын
waad mahadsantahey abaayo aqligaag allah hakuu barakayyo
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 3 сағат бұрын
qof dharatay kuna yiri kitab ban gacanata igu jira waxa lo amin ban layabay
@Well1455
@Well1455 3 сағат бұрын
Walaal waa ku saxsanatahay hadaladaad oo dhan dadka runta ma jeceyla ee ku soco ha u joojin aniga dadkaan oo dhan ima xiga mana aqaano laakiin runtaa ka hadashaa
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 сағат бұрын
Asc wlshey binti bintuna wa beyt beytunaa maasha allaah
@basrabashir5726
@basrabashir5726 2 сағат бұрын
That’s true he has to ignore those people
@saciidoshiek5588
@saciidoshiek5588 2 сағат бұрын
Nin waalidkisa hoyoda ka dhuumanayo waa caasinimo
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 54 минут бұрын
Wakaashey wuu yaalaa vidioga laga duubey baafin waxaan waa wax lamal awaaley maam wiilka wuu kamaqan yahay waxey latusay in ay wiilkan sheegato qasab waa tuugo aruurtey oo maafiyo ah waaye waa cadaatey arinta xaley marka waa la ogaadey fuuzto riix waaye daahir umada allah ha kabaqo duleesatayaal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ruuni cod ayaa laga haayaa daahir oo dhahay naagtaa ka furaa waa arkidoontaan gurigiisa in uu dumiyo ayuu rabaa waa maseer ayaa haayo aj ma ahan sheekad waa xaaska aj wax loo socdo wuu dhaartey in uu naagta kudiri doon banaankaan dhigaa isuga waad arki doontiin walalsheekada wey cadahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 сағат бұрын
Wlshey somalida Aj waxey u haayan aa iska yar dadkan waalan ee tik tok joogta ee fidno wadayasha ah cid u wakiilatay ama ay masuul ka yihiin ma jirto ee cml kale ha sameystaan daahir dayuus iyo naagaha maafiyada ah umada allaha ka qabto
@CabiidArts
@CabiidArts Сағат бұрын
Ax ax xuma hoyo dhibataysan qof kastaba nasabkisa ilahay maqarin
@xasanxusenfadume7864
@xasanxusenfadume7864 3 сағат бұрын
Adiga wax fican iyo dhaqale kugu barany baryahanse dib iskugu noqo arimahan okale qaaqla Yasha lagu iga maxa ku dhibay mise bariska 😊
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 2 сағат бұрын
Ilaaheye ajar ha kugu badalo qaali caqali nadifa ah hadii lagu dhaqamayo Soomaali ku dhawada 40 tanki samo ayeeye ijiida an ku jiidee ku jiraan, hadan waxbad mar marka qaar isa leedahaye war dadku ma waasheen ma aye tahaye iska daba lalaadan hadal an dhamd Iyo biloowa toona laheeyen walee spomaali habaar baa hayesta ee qofkast oo soomali ahoow quraanka laasima oo faataxada u mar Dalka Iyo Diinta Iyo dadkab ina ilaaheye ina samo bixiyo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 сағат бұрын
VAAAAAAAARE! CANFHAAAA😂KHADKA UGU JIRA😂HAHHHHHHHHA😂VAAAAAAAAAAAAR! 😂AJ💕💕💕💕💕WUU KU DAAWADEY MANA KU IMAN!!! QACBAA YEEDHAY!!!
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 2 сағат бұрын
Oo wiilka miyey qasbi karaan ma iyagaa inta xambaaran keeni kara meeshey ka hadlaayaan war kir dheh baqtiga daahir biijo iyo naagaha la qaraabta oo mooriyaanta ah waa wada tuug
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 сағат бұрын
Dashir calasow baa ku yidhi salami wuu fashion may qofkasta ha kala noqdo
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 3 сағат бұрын
War yahay shurun shurki wa washeen 😮😮😮
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 2 сағат бұрын
Daahir waa dulmiloow daalin dayuus doonfar daan dansi badan
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 сағат бұрын
Wlshey waa sax C/casis realy wuu ku qaldan yahay inuu daahir calasow arintan soo galiyo maadama uu Aj rabin in arintiisa dahir soo galo Aj wuu ku saxan yahay inuusan inuusan imaan C/casis realy
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 3 минут бұрын
Ruumiyeey arrinkaan arrin daahir calasow iyo shacab Xalin karo ma ahan arrinkaan waxaay u Taalaa culimada waayo waa arrin Diini ah aj na bataatan ba lalama hadli karo waayo aj waa wiil la dhalay labada hooyo iyo aabaha nool iyo culimada ayey arrinkaan dhex taalaa
@amedfarah299
@amedfarah299 3 сағат бұрын
Asc xaqiiqda Allah og Foostooyinkaan la dilin dilinayo oo Afarta lugood lagu laadayo halkay istaagto aan arkaynaa Ku wareernay anagu
@Ubahmumin
@Ubahmumin 3 сағат бұрын
Sax naan bile
@amataallah2026
@amataallah2026 4 сағат бұрын
Dadkii u waraystay abdiaziz realy waraystay oo hadba qof lagu kabo
@مليونمحمد-ه8ح
@مليونمحمد-ه8ح 4 сағат бұрын
Walaleey maxaa ka qaldan
@DhacdiidOsmaan
@DhacdiidOsmaan Сағат бұрын
Waxba kuusari maynee manaafad baatahay ilintinhaduuba sheegay in uu diiday inuukhadka soogalo eelooyar unoqo caasiga
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 3 сағат бұрын
A j waaba u goya
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Сағат бұрын
Naa fuusto ma jirtee ninku haka garboxo hooyada ooyneysa dahir calasow hortiis baa la radinayey ninkaan.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 сағат бұрын
Waan kuu saarney
@rahoroble3224
@rahoroble3224 3 сағат бұрын
Baxsexo nagnag badanido acudubilah
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 4 сағат бұрын
Wa yaab reer comment maxa ka khaldan ma gabadha araktideeda iyo fakirkeda miyaad ku heysatan 😅
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 сағат бұрын
(WALLAH) talo wacan baad siisey!! dibdambe yuusan dadkan ula soo hadlin!! NAAGTAN INDHO BULAC IYO CANDHO EIILKAN MASHRUUC BRY KUSOO QAATEEN!! INUU AAMUSO AYAA U DHARAF BADAN! AAMUSNAANTU WAA DAHAB🎉
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 2 сағат бұрын
Walaalo waxba ninkan caasi walideyn ka ah qiil loo raadin. Waa very simple. Dahir Calasow hadii unan rabin, reerkaas iyo Hoyadaa directly buu ula xidhiidhi karaa arintana dhamayn karaa Aduunka ayaa arkay qof Hooyadii loo baryayo
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 2 сағат бұрын
Walal madaa oga in uu caasi yahay oo uu hooyadii diidey wiilkasa haku danbaabiin walal
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 28 минут бұрын
Abaayo dhaaf denbiga haka dhaqde. Qof walba wu iska hadla meshan. ​@@Ayanmohamed-xl9so
@Habsanesaid
@Habsanesaid 3 сағат бұрын
Walale ilahey ka hisho, AJ masul kamatihid wa niin wahu samaynayo garanaya.
@Rahmanali-l8s
@Rahmanali-l8s 3 сағат бұрын
Hada maxad igudiraysa dadka haka yeelin maxay tahay waxad iska gadaysa aj na ilahay ka baq
@Caliya529
@Caliya529 4 сағат бұрын
Ruumi Arinta Ajj views ka gale😂
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 сағат бұрын
Qofkastaa kala noqo following cabdi casiis reayly
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 3 сағат бұрын
Naayaa naagta shamso qoratay I dhageyso gabadhan habar inaysan aheyn waa loo jeedaa qabxo eelaay wiiq miyaa tahay gabadhan sharaf Bey leedahay ah afkuu ciida idiin daray ku qaraara hee naagahan iyo daahir handaraab meel fadhiista ninkaan aj iqtiyaar buu leeyahay dna qasab kuguma aha dhagaga haka niibto
@مليونمحمد-ه8ح
@مليونمحمد-ه8ح 4 сағат бұрын
Inkastoo warloo fadiyo si macqul ayaa loo kala dhagaa lakiin adiga hadalkaga maba ficno
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 4 сағат бұрын
Amus habaryhy Qabilistada ah👎
@Ubahmumin
@Ubahmumin 3 сағат бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Nacaam. Bile🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
AJ FAMILY oo cadeeymo kale lugu helay oo ku sabsan walalkis
15:17
12 BILOD OO DHAQALAHA AN WADAY MEEQA FAAIDA SAMEYAY💸👈
12:40
Ruumi Channel
Рет қаралды 7 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 14 МЛН
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 97 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 253 МЛН
Qoys ka kooban 6 qof oo Somali ah oo Maydkooda Laga helay Guri
13:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.
TARTAN OROD
13:16
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 133 М.
Habeenka Hooyada Fanka - Habeenka Hibo Nuura.
26:26
Astaan
Рет қаралды 19 М.
WAA OGAHAY INAD KU FARXEYSO DHABAR. JABKA RUUNEYFAMILIY
15:24
RUUN FAMILY
Рет қаралды 5 М.
Kaftanka Siyaasada 547 oo aad u xiisa badan
54:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3 М.
KAWARAN  MINDIDI LAGUGU BIRAN LAHA HADA ADIGA AFEESATID #STORY RUN AH#
15:43
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 14 МЛН