Mashallah sister waa runtaa labo jeer ayaa alaab raray waxaa ku adeegay halkii mar lacag gaarayso kun iyo shanboqol marna kun iyo labo boqol aan ku jirin lacagta laygu qaaday aniga xageen waa jawaano laakin aniga xataa box 📦 reer somali illah qayr ha siiyo waxay dhahaan hudhey bay noo soo dhiibtay walaahi waan naxay hadaan been iska dhowro hal duug ma ku jirin laakin haday ogaan lahaayen lacagta noo soo dhiib bay dhihi lahaayen amin abaayo illah ha noo wada xafido awlaad meel kasta aan joogno