Aabe iyo Hooyo oo 48 sano kahor xanaanada caruurta iska dhigay ayan u helnay laakiin arin yaab leh..

  Рет қаралды 28,761

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 141
@MohamedMoalim-cr2uk
@MohamedMoalim-cr2uk Күн бұрын
Maa shaa allaah walaalo waan kula soo xiriirayaa si aan kuu kaalmeeyo inshaa allaah
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Күн бұрын
Hodan abaayo Illaahay hooyo iyo adiga ha idin caafiyo.walaalahaana ha isku kiin keeno.culeyska deynta Illaahay hakaa qaado mama iiman leh Illaahay ha idinku sugo...team ilintir jzkl khairan
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Күн бұрын
Mahad Allah Ayey Usugnaatay... Walaal Abdiaziiz Really Allah kaa Abaalmariyo Wanaaga zu heysid Umadda Somaliyeed Hodan Hambalyo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Күн бұрын
walaahi waxan oran karaa aabahas wu dadaley hadu ilmihiisa meel la yaqaano uga tegay hadana abtirki iyo qabiilkii ahayen u qorey marka wey fududahy in la helo mansha allah ❤hodaney hambalyo inta dhiman ale haku dhameys tiro
@sareedo8184
@sareedo8184 Күн бұрын
Masha Allah ehelkaga Hooyo hadaa heshay Alxamdu lillaah inta aad tabayso Allah haku sahlo 🤲🤲🤲🤲
@shankaron-w6v
@shankaron-w6v Күн бұрын
Alxmdulilah M.a cabdicaziz waxaga baafin kaliyah ma ahaan Waa arin alle subaxna watacala wato waaye alle kugu ilhaamiyee Umaada muslimiinta kuso aadejiyaay
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Күн бұрын
Mansha Allah tabaraka allah, alhamdulilah in allah kuu sakhiray hooyada. Mansha Allah farxada allaha kuu badiyo.
@ashawooo
@ashawooo Күн бұрын
Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku sidey faraxda rabi inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya illahaya qeera ha idan siya wanaga uu hasa umada Somaliya
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 Күн бұрын
Mashallah mashallah farxad weyn ❤❤
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Күн бұрын
Annaga dhan guri malihin ee hooyo noo soo laabo.😢😢😢
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Күн бұрын
Masha allah tabarakallah alhamdullilahi kii hore ne waa fiirsaday markaan ne waa ku farxay abdiaziiz really ilaheey qeyr haku siiyo 😢
@Kiin74
@Kiin74 Күн бұрын
Masha allah ❤war farxad leh waaye walhi ❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤ Yaaa sallaam waa qiso iyo qalbi taabad😢😢😢 Anigay ila eg tahay 49 sanad ka weynahay 😢😢😢😢😢😢😢😢
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Күн бұрын
Allaahu akbar hodanay hambalyo farxadaadu waa farxadayada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 19 сағат бұрын
Masha Allah tabarakallah hambalyo Hambalyo Hambalyo waanu kula qaybsanay hodaney farxadaa cabdi casiisna waxaan leeyahay cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale khatumo suuban alle haku siiyo aamiin aamiin aamiin ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤🎉❤❤❤🎉🎉🎉
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh Күн бұрын
Hambalyo maasha alaah ilaahay ìstuudiyaha ala habarakeeyo cabdi css aĺaa yacizak❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n Күн бұрын
Manshalah walal alle habarakeeyo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 13 сағат бұрын
100/90 bas miyaad nasiisay walaashay farxadda alaha kuu siyaadiyo mansha allah 🎉❤
@celimataan4923
@celimataan4923 Күн бұрын
MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY GABADHAAN IYO AABAHEED IYO HOOYADEED IYO EHELKAAGA OO DHAN
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي Күн бұрын
Maashaa alaah tabaaraka laah alxamdu lilaah hambalyo hodanay waan kuu farxay alaha idin xafido adiga iyo walaalahaa iyo caruurtaadaba hooyana alaha caafiyo allahuma aamiin
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Күн бұрын
Ax ax ax ax ax hodan ilaahay baa mahadleh mar haddii aad heshay.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Күн бұрын
Masha Allah waa alxamdulilah ❤❤❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 17 сағат бұрын
xagee joogtaa maadaada hodaney mashaAllh naag adag oo karti bdn❤
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Күн бұрын
Masha allaah masha allaah illaahow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi
@falisa576
@falisa576 Күн бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Hambalyo wall mcn hadi hooyo Heshay Allaha isku kiin keeno
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h Күн бұрын
maan sha allah wlshey qali mahadsanid cabdicasiis guuleyso isu baadi goob waa lakala irdhoobeene
@abdiasiisali8739
@abdiasiisali8739 21 сағат бұрын
Masha Allah jazakalahu kheyr walal Hodane hambalyo ayan kuleyahay
@hadiyoshakai9317
@hadiyoshakai9317 Күн бұрын
Mashallah Allahuakbar
@HajiraAbdi-y4o
@HajiraAbdi-y4o Күн бұрын
M,a
@HajiraAbdi-y4o
@HajiraAbdi-y4o Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇳🇺🇳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇳🏆🏆🏆🏆🏆🏕🏕🏆🏆🏆🏆🇺🇳🇺🇳🏕🏕🇫🇲🇫🇲🏕🏕
@funnyforillumination
@funnyforillumination Күн бұрын
Haa
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 Күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله ألف ألف مبروك
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 Күн бұрын
Masha allah hambalyo allah ayaa mahad iska leh
@hawaosman3117
@hawaosman3117 Күн бұрын
Rabi hakuxifdiyo adigana
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Күн бұрын
Mansha alhaa guul iyo goba nimo
@queenisma633
@queenisma633 Күн бұрын
Subxanallah illahey ayaa ku mahadsan 100/9 ku tee
@Cadar49
@Cadar49 Күн бұрын
Hhhh
@manaomar212
@manaomar212 23 сағат бұрын
Wey qalqalsan tahay ee ha u qaban maskiina
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 17 сағат бұрын
Runtii anigaba aad ayan ogu farxay hodan farxaded allaha isku nabadyeelo ❤❤❤❤❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Күн бұрын
Maasha Allaah ilaahaa mahad leh.
@Cabdiwaliaqaye
@Cabdiwaliaqaye 6 сағат бұрын
masha allaah hooyo fican mey aheen
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 21 сағат бұрын
Alla hooyadaasi wlhi hooyo fiican mahayn
@AyanaliWadad
@AyanaliWadad Күн бұрын
Masha allah hanmbalyo hanmbalyo
@hawosheik3670
@hawosheik3670 21 сағат бұрын
Maashaa Allaah
@SalmoIbraahim-j8p
@SalmoIbraahim-j8p Күн бұрын
Mash Allah Allah kuubarakeeyo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Күн бұрын
Cabdi asiisow abowe ale haku barakeeyo maalin dhow telafonka 78 ugu danbeeyo ayan kusoo direy 20 doller ma heshay walalkey
@AbdiwahidHussein-w5u
@AbdiwahidHussein-w5u Күн бұрын
Mashalah
@calimaxamad3035
@calimaxamad3035 11 сағат бұрын
Mnshalah walashy hambalyo
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne Күн бұрын
Masha alah❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Күн бұрын
mansha allah abayo ale heysku kiin daayo walidkaga dadka kula midka ahna u ducee
@funnyforillumination
@funnyforillumination Күн бұрын
Haha
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Күн бұрын
Hooyadaas ilmaheeda way dayacday mid walba way dhashay oo ka dhaqaaqday dumar saas ah baa iska jira. Laakiin alxamdulilaah hadaad heshay waxay rabtaba ha noqotee.
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Haa dayac dhacay Dowlad adag o caruurta xanaaneyse ahayd olagu aaamino
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 11 сағат бұрын
@@SagalMohaned aad iyo Aad walaal
@HamdiAliHassan-u1x
@HamdiAliHassan-u1x Күн бұрын
Maasha Allah
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Күн бұрын
Masha Allah tabaaraka allah ❤ 2:05
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Күн бұрын
Somali waa taas waxaa laga baran karaa qiimaha saaxiibtinimada aay leedahay Nin baa ilmihiisii ka caraway sxiibkii oo reer kale ahaa ayuu ku yiri sxb ilmaheeygii ogoow Ninkii ilmahii soo kaxeeyay badbaadiyay koriyay daryeelay u guuriyay usheegay qisadooda iyo waxa dhacay gobanima waataas Wadaadkaas sharaf ayuu mudan yahay somaliyeey saaxiibtinimada ilaaliya
@NasteehoHassan
@NasteehoHassan Күн бұрын
Aad io aad sxiibtinimda waa cajiiib
@haniyey1
@haniyey1 Күн бұрын
Waa sax Somalia wa walaalo laakiin balaayo qabiil la dhahaayo ayaaa lagu dibaateyey 😢
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 21 сағат бұрын
Masha allaha
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤. الحمد لله ❤
@ayanmohammed8374
@ayanmohammed8374 12 сағат бұрын
subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Күн бұрын
Hada waa ii soo baxay.. alxamdulillaahi
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Күн бұрын
Maasha Allah hanblyo
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Күн бұрын
Mashaallah tabarakallah alxamdullillah wa farxad aad uweyn barnamijka iyo channelka ilintir allah barakeya ee gabadhan kuueg waxa lagayaba inad isla dhalaten aya lagayaba isradsada wallo
@amalhassanabdulkadir8009
@amalhassanabdulkadir8009 19 сағат бұрын
Runtii waa macquul in ay WALAALO yihiin hooyadeedna marba meel ilmo kaga tagtay SUBXAANALAAHIYE
@hassanawali3148
@hassanawali3148 Күн бұрын
Ilahay aya mahad iskaleh,midkale iilintix Allaha barakeyo
@foozia426
@foozia426 Күн бұрын
Maasha allaah ❤
@Assa-t1z
@Assa-t1z Күн бұрын
Aniga xataa Marka sawirka iskagaso qadaye cid ninki isawiraye wuxu idhahay afar boqolo qof ayad u egthy dadku wey isu ekan karan ilaahey ayaa isku ekeysiyey
@rahoroble3224
@rahoroble3224 Күн бұрын
Manshaalah Manshaalah Manshaalah
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 18 сағат бұрын
Masha Allah❤ Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻
@ayanmohammed8374
@ayanmohammed8374 12 сағат бұрын
subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah bisnka so sad weeye
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Күн бұрын
Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah
@Caaisho3690
@Caaisho3690 Күн бұрын
Alxamdulilaahi
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Күн бұрын
Allahu Akber
@fadumokulmiye5923
@fadumokulmiye5923 Күн бұрын
AllAhu akbar
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 23 сағат бұрын
Gabadhaan waabacaato gabadhii caato ma aheyn
@umumascuud3307
@umumascuud3307 17 сағат бұрын
ma aragtay horta
@FatoumaIlmi
@FatoumaIlmi Күн бұрын
Hoyoo waa hoyoo laik ubadkeeda maxy udayrisay wayo hadad itaal waydo waa laga war haya
@umumascuud3307
@umumascuud3307 17 сағат бұрын
waalidka qaarkii waa qalbi adagyahiin😢
@hodanc6255
@hodanc6255 13 сағат бұрын
Anigu waxan la yaba walidka kuwi hore dayaca kuwo kale dhala
@ShahidoHaashim
@ShahidoHaashim Күн бұрын
Masha Allha Allha kuxafido hbo mcnto❤❤❤
@aminadaud7256
@aminadaud7256 Күн бұрын
Mashaa Allaah tabkalaah
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Күн бұрын
Maasha Allaah Alxamdulilaah
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i Күн бұрын
Helitaanka hooyadaa
@caashoali-om1ti
@caashoali-om1ti 19 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@hawo1198
@hawo1198 18 сағат бұрын
Amuu aabahaa dhalay reerkaas korsadeen
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Allxamdulihaah ilintir allaha xafido
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i Күн бұрын
Ilintir iyo cabdi cases rayli alle habarakeeyo umada shaqo fiicanbaad uhaysaa
@user-ik2wh1uz2b
@user-ik2wh1uz2b 20 сағат бұрын
masha allah tabarakalah
@halimosacdiyo8537
@halimosacdiyo8537 Күн бұрын
Mash alaah mash alaah 🎉🎉🎉🎉🎉
@Nasro283
@Nasro283 Күн бұрын
Maasha allah waa farxad alxamdulilaah 😂C/caziis qeer allah ha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Күн бұрын
Ilaah baa mahadsan 100kiiba sagaashan kulahaa. Waar dheh 100 kiiba boqol.
@halimahussein9060
@halimahussein9060 Күн бұрын
Masha allaaah❤
@Khadijo60
@Khadijo60 Күн бұрын
Cabdicaziz allaha ku xafido
@NasroAli-fx1lg
@NasroAli-fx1lg Күн бұрын
Masha Allh
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Күн бұрын
Yaysan ku waalin dadkaan hadaa heshay hooyadaa
@HadiyaaSiciid-g8l
@HadiyaaSiciid-g8l 20 сағат бұрын
Mashallah❤❤❤❤❤
@xaliinkayuusuf8973
@xaliinkayuusuf8973 Күн бұрын
M.a hambalyo alx lilaah
@FilsanAhmed-zs7ek
@FilsanAhmed-zs7ek Күн бұрын
Masha allah masha allah
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Күн бұрын
Alxamdullaah maashaa allaah
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Күн бұрын
Kkk waa arin cajiiba
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i Күн бұрын
Wakufaxsanay
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 Күн бұрын
Mahadsanid walal ❤❤❤❤
@hibowayel9339
@hibowayel9339 5 сағат бұрын
M.a mamo caqli bdn tahy hda hoyo heshay alxm
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 Күн бұрын
Mashallah
@NasroYusuf143
@NasroYusuf143 Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@FatoumaIlmi
@FatoumaIlmi Күн бұрын
O waxan ku dhilaha hoyada iska hubi horta
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 19 сағат бұрын
Mamdaan mamo suuqa bakaaraha wax ku gado aye u eg tahay markaan kowdii baafinteda arkaayaba dhahne aniga iyo geber ila fiirsaneesay
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Күн бұрын
M. A .
@sharmaakeanelka8509
@sharmaakeanelka8509 Күн бұрын
Alx
@AbdiwahabAhmedNur
@AbdiwahabAhmedNur Күн бұрын
Mahadsanid
@ZahraAli-p2q
@ZahraAli-p2q Күн бұрын
Lacag darteda inad tawacdid 7: miyad ilmahaga udayaceey
@ashaahmed684
@ashaahmed684 Күн бұрын
Hamplyo🎉
@ashaahmed684
@ashaahmed684 Күн бұрын
Im the first person😅
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3,1 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
MAALINTEEDA 2 AAD EE MALAYSIA IYO LA KULANKA ASXAABTS
22:03
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 25 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
Maamo jiijo kabay oo catoosh yare qado shidan siisay farxad addunka
5:47
Durdur Media Group
Рет қаралды 21 М.
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 125 М.
kiiska Nabadoon loogu galay gurigiisa iyo Sheekooyin la yaab leh.
42:12
Somali National Television
Рет қаралды 60 М.
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 122 М.