Yaab 25 sano kadib ayuu raadinayaa hooyo macaan laakiin sida ay isku waayeen ayaa ka sii daran oo wa

  Рет қаралды 7,478

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@ammat-t5m
@ammat-t5m 13 күн бұрын
Allaha u sahlo wiilkaan helida hooyadii si deg deg ah allahuma aamiin
@ashawooo
@ashawooo 13 күн бұрын
illahaya ha uu sahala hooyo macan rabiya isku kena inta kale maqan Abdiaz illahaya kheera ha idan siya wanga uu hesan umadina
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 13 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
@farahmohamud138
@farahmohamud138 11 күн бұрын
ILAAH ha kuu sahlo helida hooyadaa. Aamiin Aamiin Aamiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 13 күн бұрын
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo cabdi inu helo hooyadii oo Nabad qabta Alle idankii, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 13 күн бұрын
Allah ha ku sahlo hooyo macaan Aamiin
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 13 күн бұрын
Gaari Gacan xamar wax naf leh lagama helo hala caawiyo plzzz ganacsigoo yar uu ilmaha ku korsado wa nin shaqeysan karo oo waqtigu ciilay.hooyo macaan Illaahay ha u sahlo hadeey dhimatayne ha u naxariisto....team ilintir jzkl khairan.
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 8 күн бұрын
Ilaahay hakuu soo sahlo hooyo laakiin waxaanba aad uula yaabanahay waalidkaan ilmaha inta ka taga aan dib uugu soo noqonayn see wax u jiraan inkastoo raggu u badan yihiin
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 12 күн бұрын
Masha allah Abdi Aziiz
@AliMohamed-m7f
@AliMohamed-m7f 13 күн бұрын
Wcs walaal rabi ha ku sahlo hooyo mcn waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 13 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 12 күн бұрын
😢 waan kaxumahay
@safiyokofiro1105
@safiyokofiro1105 13 күн бұрын
Allah kuu sahlo
@AdoontiAlle-o7l
@AdoontiAlle-o7l 13 күн бұрын
Haaqusan wad heel in sha alaha
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 13 күн бұрын
Allha u sahlo hooyadiisa
@foozia426
@foozia426 13 күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo hoyadaa insha allaah
@hodonoytulkkaus-vo8tz
@hodonoytulkkaus-vo8tz 13 күн бұрын
Walashiisa Xawaadle inaad magaceeda waydiisay ahayd. Laga yaabee in Xawaadlaha maraykan is yaqaanaan.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 13 күн бұрын
Walidka waxaan odhan lahaa hadii calafku dhamaado caruurtiina ha hilmaamina soo raadiya😔😳
@mustafeibraahim647
@mustafeibraahim647 13 күн бұрын
ilahay haw so fududeyo inay is helaan
@QueenXafsa-w3k
@QueenXafsa-w3k 13 күн бұрын
Ilhey ha usahlo maskinka😢😢
@hawohosh9198
@hawohosh9198 13 күн бұрын
Hooyo nool oo caafimaad qabto intaas ilmaheeda kama aamuteen hadaan lugu dhihin wiilkaadi wuu dhintay waxaan filayaa ineyna nabad qabin hadey noshahay allaha u sahlo
@Ifraaxcabdixassan
@Ifraaxcabdixassan 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@somalihanolato741
@somalihanolato741 13 күн бұрын
Iyaday ahad inay kor ka ilaaliso ilmaha yar isaga eed ma leh
@redback043
@redback043 6 күн бұрын
Aqoon Ha Jirto IYO Qabiilada SOMAALLYEED 🇸🇴 Qaar Dooq Digaag🐓Ama Dooro Digaag🐤🐓😭.
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 13 күн бұрын
Waar waalidkii hore waan aragnaa kuwa dambaw cashar ka qaat a, waynu uwada ducaynaynaa wiilkaa hooyadii inuu warkeeda helo
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 13 күн бұрын
KZbinr-Tiktokers Sheekooyin Been ah (وَاللَّهُ يَشْهَدُ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ) [ المنافقون: 1] ( ILAAHAY WAXUU MARKHAATI KA YAHAY INAY MUNAAFIQQINTU YIHIIN BEENAA LAYAAL ) Suurat Al Munaafiqqin 1 ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 13 күн бұрын
KZbinr-Tiktokers Sheekooyin Been ah (وَاللَّهُ يَشْهَدُ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ) [ المنافقون: 1] ( ILAAHAY WAXUU MARKHAATI KA YAHAY INAY MUNAAFIQQINTU YIHIIN BEENAA LAYAAL ) Suurat Al Munaafiqqin 1 ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 13 күн бұрын
KZbinr-Tiktokers Sheekooyin Been ah (وَاللَّهُ يَشْهَدُ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ) [ المنافقون: 1] ( ILAAHAY WAXUU MARKHAATI KA YAHAY INAY MUNAAFIQQINTU YIHIIN BEENAA LAYAAL ) Suurat Al Munaafiqqin 1 ADEER XUSEEN
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 13 күн бұрын
Cabdi Axmed Xuseen hoyadii miyuu ku been sheeganaya walal maxaad u so qadatey ayadaan e munafiqiinta ka hadleyso
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
SH IBRAHIM NIN SOMALI KRISTAAN DHULKA KU JIDAY.
24:31
Toos Radio
Рет қаралды 257 М.
KIIS 40 SANO KA HOR DHACAY AYAA HADA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 3,2 М.
Jacbur iyo qosolka Maansooyinka Abwaan Shucayb.
23:48
Madal TV
Рет қаралды 23 М.
“Waxan Saaxiib La ahay Caruurtayda “ Nasra Abdirahman
36:58
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 23 М.
KIISKI GAWARTI NINKI DILEEY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
21:11
Maxkamada Tube
Рет қаралды 52 М.
DEG DEG COD SIR AH SHEKH Ali Wajiis oo laso Qarxiyay
24:07
arwaax media
Рет қаралды 35 М.