Faadumo “Reerkii dhamaa waa dhamaaday tol la’aan ayaa na haysee noo imaada” ayay tiri

  Рет қаралды 35,417

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 126
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 ай бұрын
Mamo ilaahay hakuu soo dhoweeyo Cabdirixin waxan joogaan America jigjiga iyo Nairobi iyo kismaayp meel kasta way joogaan waa family gii sayd maxamed Cabdille xasan waad helaysaa jawaab insha allah
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
Allah ha u soo dhaweyo ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@sahromohafarah2576
@sahromohafarah2576 2 ай бұрын
Masha Allaah tabarakalah ilaahay camriga iyo cafimadka iyo cibadada hakubarakeyo edo macan oo rabi hakusahlo ehelka ad radineyso
@degan4
@degan4 2 ай бұрын
Reer kaan dhulbahante aad bay usu jecelyihiin MaashaAllah 🎉❤❤🎉🎉 Guul hooyo Allah kuu sahlo
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
We do thank you walalo ❤
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r 2 ай бұрын
Saxiiix aad isu jecel yihiin mansha allah ❤
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 2 ай бұрын
😢😢😢isma jecla aniga dhulbahante baan ahay waan xanuun sadey wadnaha layga qabtay kuligood way iwada naceen xataa wlalahay alxam dulilah Dad aad u xun weeye
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r 2 ай бұрын
@@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Abayo qabiil wada daahira ma jiro wax walbey leeyihiin abayo waan ka xumahay Ilah haku caafiyo mcnto
@miskiin236
@miskiin236 2 ай бұрын
@@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Reer wada xun ma jiro!
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
dhulbahante wa soomaali nasaba ilaahayow badi oo barakee
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
Thank you ❤
@maxamuudcali4445
@maxamuudcali4445 2 ай бұрын
Faadumo warsame yaare khayr cabdi ama qayaad baciis waalagaranayaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
dhulbahante hanoolado oo habato ilaahayow aamiin
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
Amen ❤
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 ай бұрын
Illaahay. Ha kuu soo sahllo. Adeerayaashaa. Iyo. Ilmahooda. Aamiin
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 2 ай бұрын
Daraawiishtii dad badan baa lumay
@IsseAbdinasir
@IsseAbdinasir 2 ай бұрын
Faadumo warsame alle ha u sahlo dadkeeda
@MaryanAden-p4z
@MaryanAden-p4z 2 ай бұрын
Ilaahow noosoo dhowee ilmadee radeen
@sacdiyocawil5987
@sacdiyocawil5987 2 ай бұрын
Eedo isha allah wan helayna aderayaal iyo family ki Qayaad waa qabil wayn waana qabiilki darawishta ugu badna meel kasta way joogan
@indhoqalbi7617
@indhoqalbi7617 2 ай бұрын
Hoyo Fadumo warsame illahey hakuso sahlo
@adenabdullahi6173
@adenabdullahi6173 2 ай бұрын
Walayaqana reeks nagele iyo dolow bey kunol yihin waa rer cana olayaqano
@waryes39
@waryes39 2 ай бұрын
Abdi Aziz keep our community together you have wonderful job for us thank you
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo ehlkaaga insh allaah
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Sool reer Khaatumo state of Somalia 🇸🇴 hanolato ❤️
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Allaha u sahlo dadkeeda waa dhibaato xanuun badan
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 ай бұрын
Allah dhulbahante qurux badanaa🥰🥰🤔🤲🏾🇸🇴🩸
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
❤❤
@AaminamaxamudKariye
@AaminamaxamudKariye Ай бұрын
Edo ania edo itahay wan ku imanaya aniga cabdi garad qayaad eh edo mcn ❤😢
@luulluul1427
@luulluul1427 2 ай бұрын
❤❤❤❤waa la garanayaa ee QALAAFE imow insha allaah
@ShakirAbdelah
@ShakirAbdelah 2 ай бұрын
faadumo sheekh faarax oo sheekhaal ah nageyle waydagan tahay
@abdulraven4970
@abdulraven4970 2 ай бұрын
Ilaahow u sahal ehelkeeda aamin ya rabi 👐
@celimataan4923
@celimataan4923 2 ай бұрын
ALLE HAKU SAHLO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 2 ай бұрын
Allah ha u sahlo insha Allah
@ahmedroble219
@ahmedroble219 2 ай бұрын
Allah ha siqiro waa muddo fog Allah ha sahlo insha Allah
@FarxiyoCali-m3c
@FarxiyoCali-m3c 2 ай бұрын
Mnshaaaàlah edoo sodhowowr❤
@mulkiibrahim5185
@mulkiibrahim5185 2 ай бұрын
Allah ha u sahlo
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
illahaya ha ku sahalo familka rabi ha idan soo fudeya inshallaha Abdiaz illahaya qeera ha idan siya inta sheera tira
@fadumayahie6610
@fadumayahie6610 2 ай бұрын
War Ana shiiqaal ah wan kula raadinayaa
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
﴿ وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ إِنَّ السَّمْعَ وَالْبَصَرَ وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا ﴾ ( Ha ka sheekaynin ama ha sheeging wax aadan arkin ama maqlin oodan war Ka haynin. MAQALKA , ARAGA IYO WAXA NIYADDA KU HAYSO adigaa ma suul ka ah )
@roodaismai-dm8kb
@roodaismai-dm8kb 2 ай бұрын
Allaha kuu sahlo hooyo wd heleylaa insha Allah
@nimosheikadan2044
@nimosheikadan2044 2 ай бұрын
Mamo ilahay ha ku so dhaweyo rerkina
@Umo580
@Umo580 2 ай бұрын
MAANSHALLAA ALAAH HAKUSO DHOWEEYO❤
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 2 ай бұрын
Ilaahey ha usahlo
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 2 ай бұрын
Allaahu akbar alloow sahal
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
Allaahu ma Amiin Allow soo dhawee yaraball caallamiin Amiin 🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 2 ай бұрын
Wala garanaya reer daad hadan u gudbinaya inshaAllaah
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 ай бұрын
U waran reer Daad walal, Allaha ku bareekeye
@BarremaxamuudBarremaxamuudaxma
@BarremaxamuudBarremaxamuudaxma 2 ай бұрын
alaha u sahlo
@ju4965
@ju4965 2 ай бұрын
Alaha usahlo Insha Allah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 ай бұрын
Anagaa awoowgay waxa ka lumay labo carura
@MahmedMohamed-wn3wz
@MahmedMohamed-wn3wz 2 ай бұрын
Alah.hakusahlo.mamo😂😂😂
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 2 ай бұрын
Qayaadeey soo baxa oo raadsha. Qayaad badankooda 4 5 oday waa keli keli seyidkii madixiisa allaa haka shubo
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
Miyaa la dhameeyay
@eagleaad5183
@eagleaad5183 2 ай бұрын
Goojacade Ma laga eegay?
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Allaah hasoo nabad ururiyo
@anababdihirsi1471
@anababdihirsi1471 2 ай бұрын
Qayaad darawish ku dhamaadeen
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
Sorry yaa dhameeyay
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 2 ай бұрын
​ @@hawohosh9198
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
@@hawohosh9198 daraawiish gaaladii ladagaalami jireey 1millikn dhulbahante nin kudhintey wasankooda difaacisaa
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 ай бұрын
Qayaad keliya ma ahee. Dhulbahante oo dhan matka laga reebok R Hagar. Hase yeeshee, kooonfur kismaayo iyo Kenya ayey buuxaan.
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
Sayidka dad baa ku maqan iyo GeeL badan.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
eedo waan joognaa waana laguu imaanayaa waayo balad waayn waan daganaayn waliba caga dhiig waa qayaad baladwaayn baana lagu dilay eedo waan kusoo doonaaynaa anaaba qayaad ah waliba cismaankhaayr eedo halkaa dadka ubadan oonfurdagani waa qaad waliba cismaankhaayr eedo noosheega xamar halkaay kajoogto bal iyo talafoonka laga helo
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
Madiina ey dhahdee
@cabdinaasircawilxasancade9541
@cabdinaasircawilxasancade9541 2 ай бұрын
Woow soo dhowoow indr, annaguna cismaan khyr khaatumo joogna nahay, barasho wanaagsan
@AaminamaxamudKariye
@AaminamaxamudKariye Ай бұрын
❤❤❤❤
@AaminamaxamudKariye
@AaminamaxamudKariye Ай бұрын
​@@cabdinaasircawilxasancade954111:41 11:42
@AaminamaxamudKariye
@AaminamaxamudKariye Ай бұрын
​@@cabdinaasircawilxasancade9541 cisman kheer aah aniga eh wll
@samewadasamewada
@samewadasamewada 2 ай бұрын
waa dadkii odayigii sayid maxamed laayeyi ee waxana fakadeen waxana dhinteen
@abdimohamed7967
@abdimohamed7967 2 ай бұрын
MA taqnn caydiid cali xasan qayaad ku noolaa garbagaarey
@cabdinaasircawilxasancade9541
@cabdinaasircawilxasancade9541 2 ай бұрын
Haa waa aniga adeerkay
@cabdinaasircawilxasancade9541
@cabdinaasircawilxasancade9541 2 ай бұрын
Haa waa adeerkay anaa aqaan
@FuadEbrahim-n8n
@FuadEbrahim-n8n 2 ай бұрын
Anigu waxan dhahaya lascanood iyo bocame
@FartunTwne
@FartunTwne 2 ай бұрын
Asc cabdi waxawaye edade
@FartunTwne
@FartunTwne 2 ай бұрын
Wadiii walaalo qaxoti soo Kuma jirin
@munamire6805
@munamire6805 2 ай бұрын
Walaal inuu macaan yahay ninkii madiyahaa baa og
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
axaxax eedo waad helaaysaa inyar samir eedo mcn xamar halkaad kajoogto noosoosheeg iyo lanbarkeeda
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 ай бұрын
Lambarka shashada ka qoro wll
@AbdikadirabdirashiidKalif
@AbdikadirabdirashiidKalif 2 ай бұрын
Asc wllo
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 2 ай бұрын
Xayaysiis bad nafta noiga qaaday , wllow naga daa
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 2 ай бұрын
Allow so sahal
@aminivic4365
@aminivic4365 2 ай бұрын
Ilahay hausahlo😢
@UbaxaSayid
@UbaxaSayid 2 ай бұрын
Insalha wad heeli mamo
@samewadasamewada
@samewadasamewada 2 ай бұрын
waa reerkii uu madhiyeyi odyigii maadhmula eeayi weli caabudaan bilaa caqligu
@AliFidu-lx8gi
@AliFidu-lx8gi 2 ай бұрын
Karbaashka Adoontii ingiriiska waa muqadas. VIVA SSC.
@luulluul1427
@luulluul1427 2 ай бұрын
QALAAFE waxaa jooga QAYAAD BADAN
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
Allaha u sahlo waa laga yaabaa iney meel kale isaga tarmen
@AliFidu-lx8gi
@AliFidu-lx8gi 2 ай бұрын
KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA MUQADAS.
@aaminohassan4273
@aaminohassan4273 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
war ileen isaaq wuxu dhulbahante ugu yaqaan qaran oo qaranka isaaq sheego wa dhulbahante bal fiiri dhulbahante wado fiican bay maaman jideysay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Qaran oow lagu jecel
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 2 ай бұрын
Alle hasa sakhriro oo ha iftiimiyo
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 2 ай бұрын
Anagoo reer koonfurta oo is wada naca buuxne na qaabila😢!.
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 ай бұрын
Dee haday xamar degan tahay dhulbahate wuu ka buuxaa sidee ugu imaan waayeen
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m 2 ай бұрын
Bahgari qabiilo badan ayaa ku jira oon udhalan ogadeen ajuuraan ayaa ugu badan ninkii gala weligiis kama soo baxo ma aqaan sababta
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 ай бұрын
Kkk😂😂🎉
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 2 ай бұрын
Qayaad ama khayr cabdi dad tirobadban oo geesiyina ah baya ahaayn daraawish sayid maxamed cabsule ayaa madhiyey qaar kismaaye wamo kenya galen xoolihina laga qaday kuryi lakubay intii basatayna way ka dabatagaaen darawish laayeen
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Oo soo kuwan amaanaya seyidkii laayey
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 ай бұрын
Abaaye faadumo Ilaahay ha ku tuso ehelkaa iyo adeeradaa oo caafimaad iyo nabad wada qaba adinkana Allaha idin xafido wiilka barnaamijka hagahayana Allaha ku asturo baafintiisa aamiin bi'idniAllaah.
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Calanka khaatumo seeg maxaad usoo qaatay . Waligaa calan maad soo qadane
@iwarsame946
@iwarsame946 2 ай бұрын
Darwiish flag did you have any questions with that!..💪
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed 2 ай бұрын
Iidooroow meel kasta ma cuqdad baa la joogtaa😂😂
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg 2 ай бұрын
Habar maxbuus
@shukrijama5399
@shukrijama5399 2 ай бұрын
​@@Sunshine-id9tghaa inadeer waa maxabiis tii😂😂😂😂
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
Calanka wuxuu rabaa dadkee da inee arkaan oo faafiyaan maxaa dhibeh gosh people are weird
@fadumamohamed7014
@fadumamohamed7014 2 ай бұрын
Abtiyaashay
@mancityfan660
@mancityfan660 2 ай бұрын
Duduble ka raadiya
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 ай бұрын
Ogaadeen 400 oo qoys baa odaoon omugalay iyagana sheegta ⁉️dib loma arag yaab
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 2 ай бұрын
😂😂 daadka intii dagal qabil la galiye o aye dhamaden o la ogaday waxbo harin aya hada la radinaya.😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
qayaad xoriyada soomaaliyed bay ushahiiden iyo diinta difaaceedi
@FaraxCabdisamad
@FaraxCabdisamad 2 ай бұрын
Waryaa ilahay yaqaana oo hada sheekadan mamadu sheegtay marunbaa
@FaraxCabdisamad
@FaraxCabdisamad 2 ай бұрын
Qayaadey Sodoonta Duqdiina
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
​@@FaraxCabdisamad😂😂😂😂 sayidka miyu so halgamy waxnba maqly wxs dhan inu qayli aha o sayid wax layira jirin
@horiyo2491
@horiyo2491 2 ай бұрын
Ogaadeenow inta qayaad asalkeedii yahay ee idin sheegata soo saara
@horiyo2491
@horiyo2491 2 ай бұрын
Qayaad iyagaa sayid maxmed awowgii dagaal ku soo qabsaday iyagii buu dhameeyey
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 ай бұрын
Kan wariya ahi maxa badalay afkiisii rer Somaliland
@Iidle02
@Iidle02 2 ай бұрын
Ma afkii isaaquu ku hadlayaa
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 ай бұрын
@@Iidle02 sidee reer Xaarood ayo u hadlaya
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 2 ай бұрын
Afkaada islaamka haka nabad galo​@@nuurnuuraan8624
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН