U ogolow hal barnaamij, ka xayir barnaamijyada kale oo idil (Android)

  Рет қаралды 91,674

iM252

iM252

Күн бұрын

Haka walwalin in aad telefoonkaaga u dhiibto saaxiibkaaga, waayo, waxaad ka hortagi kartaa in uu u gudbo baranaamijyada aadan jecleyn in loo gudbo sida Whatsappkaaga, Fariimahaaga iwm. Waxa aad ka xayiri kartaa barnaamijyada telefoonkaaga oo idil marka laga reebo barnaamijka aad u ogoshahay in uu adeegsado.
Fadlan daawo, lana sii wadaag asxaabtaada hadii aad ka faaidday.
/ im252
/ im252
/ im252real

Пікірлер: 595
@mustaphaismail3330
@mustaphaismail3330 4 жыл бұрын
Mansha Allah hada ayan daawaday muuqaalkan waanan tijaabiyy wayna ii sheqeeyeen labaduba Allah cilmigaa aad noo faaidaynayso hakuu barakeeyo inta iyo inka badana haku baro wll Manta faaiido weyn ayan kala tegi doona dawashada videogan Janada inoo balana🤲
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 4 жыл бұрын
BARNAAMIJKAN Hadda la Hor In Uu Soo Geliyey Maclinka Mohamed Halkn Like Saaara Hadii aad Ku Xirneed Xiligaa 👍👈
@mohamedabukar7371
@mohamedabukar7371 4 жыл бұрын
Like raadis wax faaideyso
@timotimo7181
@timotimo7181 4 жыл бұрын
Thanks bro you are the only Somali youtuber that I follow. .. keep going
@abdikadirmuse512
@abdikadirmuse512 4 жыл бұрын
Wlhi iskumida nahay ninkaan lee subscribe isaran iyo culimada😂😂😂
@deeqcabdiraxmandeeqcabdira2451
@deeqcabdiraxmandeeqcabdira2451 4 жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantahay sxb aad ayaan ufahmay wound iishaqeeyay
@Gorgormedia01
@Gorgormedia01 4 жыл бұрын
Haa wll muxamadow wax badan baad noo faa'idaysay allaah haku barakeeyo jazaaka allaahu khayran
@حمودياحمد-ن4ب
@حمودياحمد-ن4ب 4 жыл бұрын
Haa waad mahadsanthy zxp wxd thy intaan arkay somali youtuber ninka kaliyee hashish ka run sheegaa hore usoco zxp mdxaad noo saaranthye
@maxamedxasancalimadowe6018
@maxamedxasancalimadowe6018 2 жыл бұрын
Wlhi macalin waa ka faa,idestay run ahaanti 🥰 Kan keliyaa,aha wx yabo badan ayaa ka faa,idestay جزاك الله الجنة
@mcadceed7806
@mcadceed7806 4 жыл бұрын
Meeshaan wax badan baan kafaaiday walaahi. like usaar haddaad wax kafaaiday
@caanodhame2523
@caanodhame2523 4 жыл бұрын
M.a pro waan kula fahanay aadoo wayn waaana tijaabinay mar hore Waana suginay waxaan so dawaday casharkii hore baramijkaana wuu iishaqyn wayay sababtoo ah telkaygu wa A20 Thanks ustaad aan ku xiranhy casharo qiiimo leh bixiya 😍
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 4 жыл бұрын
Subscribe isaar wllo qli ina so booqo allah dartiis
@anabkaarshe8215
@anabkaarshe8215 3 жыл бұрын
Mahadsanid my brother qofka kaliya aan KZbin ka u galo aYaa tahay allaha ku barakeeyo
@cabdilahiaar7732
@cabdilahiaar7732 4 жыл бұрын
thanks im 252 waa uu shaqeeyey barmaamuj kana aad baan ugu baahnaa
@yourchannelthejoker6721
@yourchannelthejoker6721 3 жыл бұрын
Tnkz im 252 wlhi waxbadan laga faaida mash allah jasakal laahu khayran
@omarshaciye1106
@omarshaciye1106 4 жыл бұрын
Bro mahadsanid sida aad inoo siisay fursada aad inoogu soo gudbisay video kaan 👍👍
@cabdiraxmaancabdullahi8133
@cabdiraxmaancabdullahi8133 4 жыл бұрын
Haa wlky thenks aad ayaad uu mahdasantahay siwangsan ayuu nagu shaqeyay
@aishaabdulkadir9890
@aishaabdulkadir9890 4 жыл бұрын
Masha allah Waan tijaabiyay waana kuguuleestay Waa mhdsnthy ustd ❤👍
@mikatailor5144
@mikatailor5144 4 жыл бұрын
Thnx macalin wuu iishaqeeyay barnaamijka keep going
@haniabella5321
@haniabella5321 4 жыл бұрын
Mahadsanid in bdn aad baan ula dhacay barnaamijkan 😍 kheyr bdn allah idin siiyo danbigiina iyo danbi waalidkiina allah dhaafo🙏
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
Haa wuu ii shaqeey Thank you for sharing 💯❤ ❤
@rushdiramadan3246
@rushdiramadan3246 4 жыл бұрын
Ustaad waad ku mahadsanthy aniga marhore isticmalayey ila iyo hada wuu iixiranyahy bls waxan hubaa in hormar yahy m.a thnk you so much im252 wax badan kaa faaideystay
@garaadsi
@garaadsi 4 жыл бұрын
Mahadsanid😍 aad baan kaaga faaiidey jasakallah
@abdialas2531
@abdialas2531 2 жыл бұрын
mahadsanid macalin wax badan ayaad no faiidaysay
@jaamacfindhe4183
@jaamacfindhe4183 4 жыл бұрын
Masha Allah aad ban idiinkaga mahad celinayaa im252 waa barnaamijyo faaiido leh
@lataliwalalkachannel7258
@lataliwalalkachannel7258 4 жыл бұрын
Mansha allah waa ii shaqeyay wa waxloo baahanyhy waxaa tahay qof wax fahansiiya dadka mahadsanid
@MohamedAhmed-nr7dk
@MohamedAhmed-nr7dk 4 жыл бұрын
Thank you teacher wax badan ban kaa faidaa
@heescusub2023
@heescusub2023 4 жыл бұрын
MAANTA WAA ADUUNYO WLL BARINA WAA AKHIRO WLL OGOW IFKA WAX LAYSKU TARA IGU CAAWI PLZ 1 SUBSCRIBE KLIYA WAA 1 SUBSCRIBE 🙏🙏
@mustafederieidrisali7324
@mustafederieidrisali7324 4 жыл бұрын
Shukrn dear mahamed Haa uu ii shaqeeyay Mahdsanid
@ambassadorc.shakur3216
@ambassadorc.shakur3216 4 жыл бұрын
mahatsanid walal waa I shaqeeyay inta tijaabisay ee uu ushaqeeyay like sara
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad walhi cashiro na anfacay ayaad no faaidaysa 🙏🙏🙏🙏
@abdiwalihassan1733
@abdiwalihassan1733 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin horay u soco 👍👍🌷
@dalmaryare5586
@dalmaryare5586 4 жыл бұрын
Haa bro wan sameyay farsamada aad mabartay masha Allah saxib
@riyaancabdi7751
@riyaancabdi7751 3 жыл бұрын
Haa wuuiishaqeeyay wallal mahadsanid wax badan aan kaafaa iiday
@qadarsoomaali1334
@qadarsoomaali1334 2 жыл бұрын
Thanks bro wlh aad ayan kaaga faaiidnay hadanahay asxaabta kugu xiran wll.
@engkhaalidcali3172
@engkhaalidcali3172 4 жыл бұрын
Mansha allah zxp waxbadan ayaan radinayay barnamijkan Alx
@truelovesky8922
@truelovesky8922 3 жыл бұрын
Haa uu ishaqeeyey pro Wanaaga ka faaiday thank you more💯💯💯💯💯
@al-ixsaanjinaayow7984
@al-ixsaanjinaayow7984 4 жыл бұрын
Masha allah alle hakuu ziyaadsho farsamadaada akhii qaali
@frankdejong6813
@frankdejong6813 4 жыл бұрын
Haa wan tijaabiyay wuuna ii shaqeeyay Thanks moalimu
@abdirashidhaji4725
@abdirashidhaji4725 4 жыл бұрын
Waa barnaamij aad u wanaagsan waadna ku mahadsan tahay sxb.
@abdikarim4579
@abdikarim4579 4 жыл бұрын
Masha Allah Thanks Ustaad
@yaxyecxakiincali8339
@yaxyecxakiincali8339 4 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء
@mohamedmualindaahir7737
@mohamedmualindaahir7737 4 жыл бұрын
Waa tijaabiyay balse iima shaqeen ustadi mahadsanid
@khaalidyuusuf1622
@khaalidyuusuf1622 4 жыл бұрын
haa bro waan tijabiyay weyna iishaqeysay safican waliba thnks waxey aheyd farsamo naga maqneyd waadna inoo faideysay thnks
@ayubmohamed6802
@ayubmohamed6802 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay waan tijaabiyay waana kaheley marwalba waankugu xiranahay waana kula joogi doinaa marwalba nasjaxda inay aqoon I koradhay darenay😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 thanks
@Bartayda20
@Bartayda20 4 жыл бұрын
M.a sxb sre wd ku hamadsnthy inta aad gursad ah oo nasiisay
@ruqiyaabdirahman6271
@ruqiyaabdirahman6271 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali wuu iishaqee keep going 🙏
@salmamaxamed1550
@salmamaxamed1550 4 жыл бұрын
Masha Allah waan kahelay barnaamijka runtii waan ubaahnaa thanks bro keep going
@hamsemahamed9410
@hamsemahamed9410 4 жыл бұрын
haa wll mahadsanid lknse sidee looga furaya Alle hakuu siyaadshoo cilmiga sxb
@maryamaxmad6605
@maryamaxmad6605 4 жыл бұрын
masha allah wa hab fudud wayna ishaqaysay mahadsanid
@Balawii
@Balawii 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad moha
@abdalamaxamed3509
@abdalamaxamed3509 4 жыл бұрын
Wa ishaqeyay mahadsanid teacher
@zamiiryareh4329
@zamiiryareh4329 4 жыл бұрын
Thnks pro walhi wax badan ka faiday Alle ha ku xiftiyo
@abdikadhajirabdi866
@abdikadhajirabdi866 3 жыл бұрын
Aad ayaan u ga faa'iidaystay. Thanks
@farhanjay2637
@farhanjay2637 4 жыл бұрын
Thanks sxb Iphon,kane kaso samey ado mahadsan
@cabdiraxmandaahircumar8816
@cabdiraxmandaahircumar8816 4 жыл бұрын
Mahadsanid 🙏 sxb sare wa uu ii shaqeya
@EidGraphics
@EidGraphics 4 жыл бұрын
Masha~Allah wuu iishaqeynayaa Aad baad umahadsan tahay mr maxamed
@Ibrahimchief
@Ibrahimchief 4 жыл бұрын
Waa inoo shaqeeyey
@khadarmahamud6321
@khadarmahamud6321 4 жыл бұрын
Im252 MaHadsanid Boqoljeer inka Badan Runtii waxyaabo Badan ayaan ka Faaii,daY Barnaamijyadada AllayacizaK wllo
@shaaficicabdirisaaq1477
@shaaficicabdirisaaq1477 4 жыл бұрын
Wll wey iishaqaysay Aad ayaad umahsantahy Alle hakubarakeeyo
@dalmardebozz5031
@dalmardebozz5031 4 жыл бұрын
Thanks teacher 🙏🙏
@cabdiraxmandaadir2741
@cabdiraxmandaadir2741 4 жыл бұрын
Anu vidio ga dhaxda ii maraayo an tijaabiyey wuna ii shageeyey ka dibna wa ku so laabtey ... Mahadsanid IM252
@cfitaaxcatoshvdaafeed8636
@cfitaaxcatoshvdaafeed8636 4 жыл бұрын
Mahat sanid sxp wan tijabiyey wa an ku guleystay dabcan mar2 Aad wxaan ku leyahy thanks
@omarsomane6096
@omarsomane6096 4 жыл бұрын
Haaa wan tijaabiyey wuuii shaqeeyey sxb wlle alle haku barakeeyo
@mazkaxdacusub5825
@mazkaxdacusub5825 4 жыл бұрын
ALLE cawliga hakuu siyadiyo brother waa ii shaqeeyay
@abdifatahhussein4926
@abdifatahhussein4926 4 жыл бұрын
masha allah mcl 256 ad ayan ku fahmey wada maahadsantahay
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad allaybarik💕💯💯
@ustaadnuurchannel70
@ustaadnuurchannel70 4 жыл бұрын
masha allah waan kafaa ideestey wll aqoonta alle hakuu kordhiyo
@boqrtooyokacoso5987
@boqrtooyokacoso5987 4 жыл бұрын
Haa wlkeyga wuu shaqeeye 👍👍👍👍
@im251a3
@im251a3 4 жыл бұрын
mahadsanid walaal uu noo shaqeeyye😘
@meymunkhalif507
@meymunkhalif507 4 жыл бұрын
Wan tijaabiyay Wuu Ishaqeeya Thanks teacher
@Naamir03
@Naamir03 4 жыл бұрын
Masha Allah aad ayuu uquruxbadnaayee
@saadaqmaxamed3042
@saadaqmaxamed3042 4 жыл бұрын
Mahadsanid shiiqayga
@kawsarxaashi9440
@kawsarxaashi9440 4 жыл бұрын
Waaaaaw Masha Allah ila kuma Argato walalky mahadsanid
@lamaloshaomar4135
@lamaloshaomar4135 4 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay walaahi waxyaalo badanayaan kaa faa'iiday. Waxaana aad iyo aad u jecleesta sida dagan aad wax nogu fahansiiso guuleeso
@sacidyare7896
@sacidyare7896 4 жыл бұрын
M.a. dadaalkaaga sii sad sxp wax badan ayaan kaafahmay mahadsanid
@hishammehran8629
@hishammehran8629 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad jazaakallaah
@adandeak976
@adandeak976 4 жыл бұрын
Ustaad maxamed mahadsanid
@adnanaden8593
@adnanaden8593 4 жыл бұрын
Shukran Ustaad
@aishaomar2387
@aishaomar2387 4 жыл бұрын
M.a usudaad anoo aa baroweye wuna ii shaqeyaye shukrn
@cumarkoronto1692
@cumarkoronto1692 4 жыл бұрын
Aqliga iyo aqonta allaha kusiyadiyo wad mahad san tahay
@mohaabdi9420
@mohaabdi9420 4 жыл бұрын
Waan kaaga mahadcelinaya wll qlya sida aad noogu soogudbineysid macluumadka wax tar ka leh MHDSNDIIN bahda IM252 🙏🙏🙏
@yahyeyona2276
@yahyeyona2276 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb wuu iishaqeeyay
@beelokiin1802
@beelokiin1802 4 жыл бұрын
Haa wuu ishaqeysa mahadsanid
@habiaabdilaahi2944
@habiaabdilaahi2944 4 жыл бұрын
Wuu ii shaqeeyay thanks wllo
@bashircaatochannel717
@bashircaatochannel717 4 жыл бұрын
Haa tigaabiyey saaxiib sare wayna ii shaqaynaysaa thanks
@bakaraden595
@bakaraden595 4 жыл бұрын
Waaad mahadsantahy wll. Anniga waaa fahmy waana ishaqeesay
@aishaali438
@aishaali438 4 жыл бұрын
Masha Allah runtii waa ubaahnaa shukrn wllkey
@walaalahaisjecel3956
@walaalahaisjecel3956 4 жыл бұрын
Mhadsanid zxp Sare mrna maclin sare
@maxille42
@maxille42 4 жыл бұрын
Haa waadmahadsantahay
@mahamedducaysane2294
@mahamedducaysane2294 4 жыл бұрын
Thanks way ii shaqaysay waynA I afacday good luck
@hamzeniman2102
@hamzeniman2102 4 жыл бұрын
Masha Allah. Macalin. Cashiro. Cusub. Ayaa. Kaasugay naa.
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 4 жыл бұрын
Mhdsnd sxb Runtii wax badan ayan kaa faaidey جزاك الله
@cadnaanhassan4956
@cadnaanhassan4956 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxp wuu ii shaqeyay
@AbdifatahFaarah-f7o
@AbdifatahFaarah-f7o 3 ай бұрын
Thanks wuu ishaqeeyay bro
@abdinasirnasri6957
@abdinasirnasri6957 4 жыл бұрын
Wow an tijaaabiyyy wna cashir muhiiim ah ustaaad
@fifafootballchannel3797
@fifafootballchannel3797 4 жыл бұрын
Thanks ilaahay cilmiga ha kuu siyaadiyo
@deikhassan8518
@deikhassan8518 4 жыл бұрын
Mahadsanid waan sameyey Waan ku guuleystay
@pharahbarkadle1158
@pharahbarkadle1158 4 жыл бұрын
Masha allh pin window wu ishaqeyay manta ka dib mopelkeyga laguma faladi dono idim alle shukran wllke i am252📌👏
@xuuxcalicali199
@xuuxcalicali199 4 жыл бұрын
Masha Allah wllkeey Allah haku xifdiyo
@abdulaahifarahalasow3689
@abdulaahifarahalasow3689 4 жыл бұрын
Midkan hdda ayaa ku tijaabiyey uuna ishaqeeyey Thanks my pro
@shaakirmohamed8404
@shaakirmohamed8404 4 жыл бұрын
Alle Caqliga haku daayo uu izhaqeeyay pin windows
@faisomaxamed3636
@faisomaxamed3636 2 жыл бұрын
Cawa waan iska xiray wana furi waayay tnks waqti fican Ayaan kusoo xasuustay tellan walaashey Ayaan kasoo radiyay wana furtay ale ayaa mahad iskaleh kasokowna adiga ayaa ku mahadsan ale hakuu siyaadiyo cilmigaga
@abdifatahbulhan1971
@abdifatahbulhan1971 4 жыл бұрын
Waaa I shaqeeeyay zhp Shukran
Ogow waqtiga aad ku bixiso telefoonkaaga maalin kasta
6:58
4 Meel ka ogow heerka caafimaadka telefoonkaaga (Android)
9:17
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
Sida Loogu Shubto Font Photopea Adigoo Isticmaalaya Mobile
5:10
Waa Maxay CHATGPT? Sidee ayaa loo Isticmaalaa?
7:05
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 3,4 М.
SIDA  SAXDA AH LOO MAAMULO WHATSAPP GROUP
13:45
SOSEN
Рет қаралды 42 М.
PAWS ACTIVITY CHECK AND VOUCHER UPDATE.
8:47
Sadiq Tech
Рет қаралды 14 М.
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН