Waa xaqiiqada inuu #Emirates yahay dhibaatada #Caalamka #Islamic alle ha Qabto.
@ahmedabdi21803 сағат бұрын
@@cllaahisheikhxaamud4496 xshm ma ogyahay. Waa ogyahay lkn dhaqqluu ku heystaa.
@AbdifitahDaudhassan14 сағат бұрын
Walwasxa waye❤❤❤❤❤❤
@abdirahmansuffi9018Минут бұрын
Nin dowlad shisheeya u afduuban hungurina ugu afduubay ayan dowlad kasugaynaa dowlad Allah no sahlo.
@sultaanyuusuf646314 сағат бұрын
Usc Waaa jabeeysaaa Mar walba
@obeydabdala810211 сағат бұрын
USC wali malaga cabdsadaa inlagasoo gudbey ayaan u hystee😂
@ahmedabdi218014 сағат бұрын
Axmed madobe kaliya yaa adkaday xasan. Imaradku ciidan ma keenin lkn dhaqale way bixiyaan xasana dhaqaale wuu helaa
@dal-xoreeye10307 сағат бұрын
Imaradka Ethiopia iyo Kenya dagaalka saameen wa ku lahaayeen la aantood na dowlada lama jabsheen Qof kasto o lasocdo siyaasada dalkana wa ogyahay Kenya ma ogolo ciidan dowlada federal ka kasocdo in ee imaadaan xuduudeeda jubalande waxe u isticmaasha bufferzone dowladaha Somali qaska kawadaan xita waxe isticmaalan shabab si dalka soomaliyeed lo lug gooyo Lkn we isqariyaan lama arko swbto ah wa sida lo so tababaray sirdoonadooda lkn 😊adiga taas ma fahmeeysid qabyaalad iyo nin jecleeysi aa qalbigaaga madoobeeye
@ahmedabdi21803 сағат бұрын
@ Sxb in dawladahaas aysan somaliya la rabin wanag waa la ogyhy dana dumis ah wadaan waa la ogyahay. Waxanse kuu shegaya in sayd ahmed aan cid aan kuumade ahayn dagaal u galin. Itobiyan . Kenyan iyo emarade hub iyo dhaqale waa isiin karaan lkn axmed ciidan ku filan waa heystaa. Qof aan kuumade ahay xabad kuma ridin ciidankii federalka. Gardarey ku socdeen ilahay base garabkooda ka baxay gurgurte iyo kooxdiisii.
Madaxweyne lacag raba goaan ma qaato lacagtaa u dan ah intow imaarat ka baqaayo waxba u hagaagi maayaane waqti yow iska lumin hadow rabo inow guuleysto waa inow imaaraat iska saaraa wadankiisana daacad u noqdaa fulay ma guuleysto
Imaraat dalalka islamka o dhan in ay qoorta isku galiyaan ayey rabaaan
@abdihanimed665814 сағат бұрын
Waxba ila ma aha Waa cadadadedii onceeb lahayn Somali qabiil jecel midna mel warabahuu ha ku cuno
@SumayoFaarax-t8t14 сағат бұрын
Mw xassan ayaaa laga rabaa in uu wax kabarto sooyaalkiisii siyaaasadeed Waana in uu ka gudbo fakarka dhahaayo waaan tabar yarahay Waan isliidaa
@AbdifitahDaudhassan14 сағат бұрын
Maelcdle yeadhigaya
@muhanadyusuf848714 сағат бұрын
Imaaraatka dhib badana Suudaane Way dhibeene
@Yassin60514 сағат бұрын
Hassan wuu isbalaqay, waxne uma qarsoono mana uu ka warqabo boostaagada xigto oo uu istaagi doono.
@KingShibiinYare10 сағат бұрын
Ahmed islaamLaandheere Labo maahan
@kiinali40911 сағат бұрын
Imàraat waa cadowga islaamka
@sileimamabdi9 сағат бұрын
waxay ila tahay hassan baahane go aan malahan meel cidlana waa uu ku dhamaanaa
@djmohaa858914 сағат бұрын
Second 🥈🥈
@MAXAMEDBUKHAARI-l4n2 сағат бұрын
Bax waxba kalama ogide
@CbdirisaaqFaarax6713 сағат бұрын
Axmed madoobbe Jubba laan waa uu la harey Mar lee isna ha laga qabto jubbland
@tuuladaciyaaraha67711 сағат бұрын
Jubbaland waa deegaan nabdoon iyo madaxweyne shacabkiisu jecelyihiin jadii Axmed diidey damaca kan aad isku qabiilka tihiin ma Jubbaland ayaad dhaliilaysaa caqli xumadaas waa horaa laysku fahmay adeer
@qalbidaryeele8 сағат бұрын
Hassan sheikh na faderaalka halaga qabto Wu sii Kala qeybiyay inti Isla joogtee
@marianhassan951510 сағат бұрын
Waxan maqali jiri sidi naag mehersanba loogu maamusha hada ina adeerka y xamse wa sida Manta ku sifobay
@maxamedcabdi-c8h13 сағат бұрын
Allow imaaraad waa cadawe jabi
@N.A.M123412 сағат бұрын
Shaley marku Hassan sheikh iyo abiy turkiga ku heshineyeen sidu Erdogan u bahdiley Hassan sheikh walawada arkayey Hassan sheikh intu darood ku xume lahaa ayu waddanki kala direy
@ahhmed45-l5x11 сағат бұрын
Ma hadaad fahanteen dhagarta Emart sowtii markuu fatmajo erayay xasan raali galinta siiyay waxba yaan xiligan la barooran maamul kasta dhulkiisa ha u tashado ciduu doono hala saaxiibo
@abdiganidagane35676 сағат бұрын
Soomaalida oo dhan ayaa aragti siyaasadeed iyo qaddiyad laheeyn. Waxna ma fahmaan ilaa qofka asaga usha ku dhacdo. Hassan markuu soo galay jabuuti Iyo imaaraatka ayuu moodaayay in aay farmaajo neceb yihiin oo Hassan jecelyihiin. Wuxuusan ogeeyn in aay dan iyo heel’lo ka laheeyn kalana jecleeyn somalida ee keliya aay doonayaan in Somalia qarbuuddan
@bazeera55209 сағат бұрын
Waxay ila tahay in xasan iyo xamse iscasilaan dawlad wadid uma qalman
@SiidiMaxamed-v8v14 сағат бұрын
Dhaka cadoow dhuuntaada aad ku caqli thy
@abdullahisaman958213 сағат бұрын
Waxay ila tahay tan abi axmed ku dhigi doono yaa ka daran ninkaan xasan nabsi yaa hayo bal u fiirso nin uu Naas nuujiyay yaa aakhirkiis dilo nuuse biixi amed madoobe imaaraad hadana taan sugnaa waa abii oo Saxiib ka helay somalind ka dhamestiran doono qorshihiisa wixii u harsan
@MaxamedIbrahim-vg1zm11 сағат бұрын
Haje jir jirole iyo lawo wajile maxan kugu magac dara abdulahi Adiga mdwn xasan waxaa kuwada jirtan qol mugdiya
@CbdirisaaqFaarax6713 сағат бұрын
Xasan baahane allaah na dhaafiyo Dalka dadka inta baa dan uma uu haayo
@abdihafiidahmed895014 сағат бұрын
Maxu iska soo xiraabo, ninkan madaxweyne inu yhy maba aaminsanee. Gabaacsade bu isu hestaa yaab. General Goordan magaciisa ninkii tiry oo magac Sarkaal Carbeed oo wadamo badan soo burburiyey magiciisa inoga qory soma ahan 😢😢
@ShirkaaraXuseen14 сағат бұрын
Wali gacan ka hadal ma gaarin waayo ciidamada lagu amrin ineey jubaland weeraraan taas ayaana sababtay waxa ciidamada dawlada ku dhacay