DAGAL LIVE AH DENMARKI MALYUN ROOBLE OO U TAGTAY DAGAL IYO SHARMA OO ILKACASE DHULKA KU MUDAY

  Рет қаралды 3,194

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 12
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 6 минут бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Nuurah951
@Nuurah951 34 минут бұрын
Malyuun Addisaba mar eey maqaaxi kushidi jirtay baan aqaansy, xiligaas islaan bey ahayd lkn hada waa gabar way sii yaraanaysaa.
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Сағат бұрын
Waxaan hada ragmiyaa Subxanalaah
@Nuurah951
@Nuurah951 38 минут бұрын
Denmark anoo joogo maad imaatid walee ilkahaan gacanta kuusaarilahaa, nin kufuray maxaa kudaba dhigay , dad waxkaama tarikaree dameer urodoo udhigo.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 сағат бұрын
heeso iyo kuwo iscaayo ayaad soodeyne markasaad scw nabiga meelo aadku sodeyneysid dhahaysa
@A3v-w7q
@A3v-w7q 32 минут бұрын
Hawiye=HAITI dumarkodi waka naagtan Hawiye=HAITI MORYAN me carurteda iska korsato
@اسماابنفارحان
@اسماابنفارحان 3 сағат бұрын
asc wll cibraan qaraamo
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 сағат бұрын
ninkan nololbuu samaystaye maxaa daba dhigay sawtay nalahayd majeclayn hadana 2bosano ayay kadaba qaylinaysaa
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 3 сағат бұрын
Chanelkaagi xanbu isu bedelay wixi an toktok kuaragnay ba noso aririneysa😂
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Сағат бұрын
Dhalin dhaban beykutaalaa
@Imaan92546
@Imaan92546 2 сағат бұрын
Ducey rabta dagaal beyna u aadey danimark ilmahiina galaan siinaya inkaari kugu dhacdey umada ka fadhiiso ninki bey ka daba order aqas kii naag adiga kaa dhigtey waaba mid inkaaranaa
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 сағат бұрын
Cimraan nin weyn oo Oday ah ayad tahaye waxan dadka Aad u so gud biso is ka daa nin wanagsana wad is ka dhigeysa xan iyo xuman ayad mar walba faafisa qofka xumanta sameyn naya Ama cay tamaya iyo Adiga is ku mid ba tihiin waxba is ma dhan tan maxa yelay illa xuman tii ayad sii faaifin ney saye waliba Adiga ka sii halis badan oo dad Aan ogeyn Aan arkin sii tusaya oo sii faafin naya marna waxad le dahay Alle ka baqa wa calamatul munafuq dad ka aqon badan Diin iyo maadi ba ayu ku dawada mar kasad wax Aan ba wax muhimad Aan ku jirin so deysa malin walba Adiga un uu yahay u jeed kada sidad views ku heli la heyd lacagna ku sameyn la heyd Alle ka cabso horta marka hore ka dib dadka wax wanagsan oo wax laga faaido u so gali naago is caaya iyo rag naago cayaya um bad so galisa noloshada si wanagsan ku raadso
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Qiso Cajiib ah dhibti Aabahay igaga tagay iyo 11 kaygi gabdho 😭
26:05
Fatima Muna channel
Рет қаралды 4,8 М.
DAGAAL KHARAAR OO 'FOOL -KA FOOL AH' HIZBOLLAH VS  ISRA
11:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO U KACDAY IIDLE YARE OO XAALAD HALIS AH KU JIRO
13:34
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН