DEG DEG VILLA SOMALIYA OO WEERAR DIYARADA LAGU QAADAY IYO WEERAR

  Рет қаралды 21,762

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

1 February 2025

Пікірлер: 48
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@shariifmaxamuud-c5q
@shariifmaxamuud-c5q 6 күн бұрын
Aswga mamoogeed in lees ogyahy doolada iyo shawaab dhamaan wee is ogyiheen❤❤❤❤
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 6 күн бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mrjamac
@mrjamac 7 күн бұрын
war deg deg ah culusoow dalxaraashe wiil uu dhalay xaskiisi weynd oo dhawac culus ah baa lasoo shegayaa dalaaxarshoow waxaa xaraanba daaqdo manta waxaa daaqi doontaa dacar iyo shacabkii somaliyeed ee aad bahasho ku riday midaa disho midaa boobto midaa xolhiisii ka dhacdo walee reer dalxarashoow xoolaha ummada somaliyeed dacar baay idinku noqon dontaa insha alaah ku dhintee amiin amin yaa rabibi
@highigheted8137
@highigheted8137 4 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@NorIbrahim-s3p
@NorIbrahim-s3p 7 күн бұрын
Ina adeer shaqo fiican baad u haysaa shacabkaaga noolow
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 7 күн бұрын
☝🏻🙏✨️
@AymanAbdullah-e4r
@AymanAbdullah-e4r 6 күн бұрын
Guul allahanadhaafiyo gurguurte
@housseinfana5065
@housseinfana5065 7 күн бұрын
Scw allahu Akbar
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 6 күн бұрын
Waa waxa an rabay in aan hadda ku shego,MADAXTOYADA AYAA LAGA HOGAMINAYO
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 7 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 7 күн бұрын
Soo daa warka Laakaha Salaan sare walaale
@AxmadeqCabdinuur
@AxmadeqCabdinuur 6 күн бұрын
Dowladu ma meel aydagto ayay wayaysaa shacab io qabuuro horleh ayay barakicinayasaaye
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 7 күн бұрын
Madxtooyu ay dhex degan tahay safarad ajnbi ah waxaan sugnaab waalal wareegay
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n 6 күн бұрын
Xasan sheekh daronka ha ku dhinto umada uu guryiha uu ka duminayo ha ka raystaane
@fs292
@fs292 7 күн бұрын
Cid drone intay kontroosho dhulka soo fadhi sissy aduunka Iraan baa la Arkay.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 күн бұрын
ATTACK SIMULATION IYAY XUKUUMADU SAMAYSAY😂❗️. MUCAARADKOW IS JIRA‼️ HUBKA DHIGIS IYO CAASIMADA OO CID HABE3N DHAQAAQDAA JIRIN AYAA LA DIYAARINAYAA. SHACABKANA CABSI LA GESHO OO LA DHAHO WAA NALA SOO WEERARAY. KOOXDA XASAN TUUG WAY IDIN KU AQLI CIYAARA2YA1N😂
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 7 күн бұрын
Kan puntland tagay oo leh waxaan tagayaa buurha calmiskeed xasan baa yiri naqshad nooga keen iyo waxay isaga celinayaan sxb xogtaas ila ogow wixii ay kula tahay
@SanYare-hp5np
@SanYare-hp5np 5 күн бұрын
War somaaliyeey magacaa ba waar wadanka waa lahaystaa
@adan10000
@adan10000 22 сағат бұрын
Wixii Jago iyo Macmacaan waxaa leh Puntland Bahdhulbahante iyo Maxamuud Saleebaan dhimashada Puntland na waxaavQaabilsan Warsangeli Calisaleebaan Calijibraahiil Ugaarsaleebaan iyo reer Bari
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 7 күн бұрын
Wasiirkii aan bixin kiradii xafiiskiisa oo habeenimo ka guuray xafiiska oo aan doonaan in uu bixiyo kiradii wasaaradiisa lagu lahaa waa caado dowlada dhexe in aysan kirada bixin
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 7 күн бұрын
Xassan Gurguurte ayay rabaan inay dafaan oo ay Jilib iyo Bu’aale geystaan!
@calishaakir1
@calishaakir1 7 күн бұрын
WASAARADUHU GURYO KIRO AH AYEY GELAYAAN.. !!!
@MUUSEEEY
@MUUSEEEY 7 күн бұрын
Dal aan diyaarad ciidan iyo mid shacab laheen soomaaliya meel cidla ah dheh
@KhadijaAbdalla-i2s
@KhadijaAbdalla-i2s 7 күн бұрын
Waxa Muqdisho ka socda wax la aqbali karo ama caqliga ogolaanaayo ma ahane, waxaan u maleenayaa in la rabo wadanka in shisheeye loo gacan gelonaayo oo aan dowlad kale ay Soomaali leedahay aan rajo laga qabin, sababtoo ah haddi laga baqaayo isla xisaabtan dambe sidaan looma boobi lahayn hantidi guud ee ummada Soomaaliyeed ka dhaxaysay. Adinkuba caqli ayaad leedihiin ee maskaxdiina ka shaqaysiiya Soomaaliyee, wax yar oo cabsi ama xishood kuma jira madaxda iyo ganacsatada Soomaaliyeed maanta. Maxaa keenay taas, ha la fikiro.
@muqtaar-r5b
@muqtaar-r5b 7 күн бұрын
Waa imaaraadka iyo tuug kasta oo sheeganayaa taakulayta soomaaliyap
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x 7 күн бұрын
Subxanalah
@AbdiEman-q9u
@AbdiEman-q9u 7 күн бұрын
Weriye.suaal.ban.kuwaydinaya.somaliya.madowlad.kajirtaa.tafadal.ifahansi.
@FatumaAli-d7q
@FatumaAli-d7q 7 күн бұрын
Ehlu qubuurkii lasoo qufay inay weerar soo qaadeen malaga yaabaa cuqubadii dadkii hooyooyinka laga burburiyay inay diyaarad noqotay???
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 7 күн бұрын
WAAD SAXATAHAY
@AymanAbdullah-e4r
@AymanAbdullah-e4r 6 күн бұрын
Waa guul invasion weeraro gurguurte
@calishaakir1
@calishaakir1 7 күн бұрын
HORMUUD HADAAN DALKA LAGA QABAN WAXBA HAGAAGI MAAYAAN NABADNA LA HELIMAAYO...!!!
@calishaakir1
@calishaakir1 7 күн бұрын
DIYAARADA XASAN GAWAD AYAA WADA OO RABA IN UU AADAN MADOOBE IYO XAMSE IYO KUWO KAKR KU DILO EE OGAADA KUWA LA LAAYO...!!!!
@Sadiya-g7e
@Sadiya-g7e 7 күн бұрын
Dowlada meelahay ku shaqeyso xerooyinka dowlada cadawgoo dhan baaa yaqaana siiba kuwa wadankey lagu soo daldalaayo in la iibiyo oo waliba shacabka loo dhisoo ayaa wanaagsan ciidamadana meel aan imarad itopiya iyo keynya ogeyn loo dhiso oo soomaali iska aruuriso shisheeyaha ayaa ila quman caloosheenoo dhan baa banaanka taalo sidaa ku jirno si dowladnimo aan ku sheegaana majirto waa mamo polis dhalay una dhaxdey dadkii hore
@FutoXar
@FutoXar 7 күн бұрын
Xassan sheikh lacag buu qaata burburka koonfur iyo dhurwaayeynta alshabaab Donald thrumph ujoojin Maa 😂xitaa mushaar lasiin Maa ama drone ikor istaaga dheh ama tute xiro tuugadiisii laogaa😂😂😂
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 7 күн бұрын
Daarood Baa ka Dambeeyay Duminaaya
@KowsarCumar-p6c
@KowsarCumar-p6c 7 күн бұрын
Daarood majooho ee oo jimta jooji
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Hhhhhh darood hayeey xuux wye
@joharonurr5611
@joharonurr5611 7 күн бұрын
Xasan dhiiqo 😂😂
@mrali3601
@mrali3601 7 күн бұрын
Cobaade duulaya bay Cadan ka keenen adigu ba caqlad leedahay carar maxa dhaama
@muhuboali9896
@muhuboali9896 6 күн бұрын
Waa suurta gal
@housseinfana5065
@housseinfana5065 7 күн бұрын
Xasan dhiiqo wu baqaaya
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 7 күн бұрын
Xasan ma la dilay
@housseinfana5065
@housseinfana5065 7 күн бұрын
Wa dhaab ariintasi wa surta gaal
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Bahalkan xasan aya wada wu barbaranaya😂😂😂😂
@AliBarreAbdulkadir-tp5zx
@AliBarreAbdulkadir-tp5zx 7 күн бұрын
Kkkkkkk beenlow oo ibliis aah
@FadumaXasan-q9y
@FadumaXasan-q9y 6 күн бұрын
Fankaban iskadaah rakbakujabay hordaa
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
SOOMAALI WAYN OO WACDARO KA DHIGTAY LONDON | *XEERKA CIISAHA* WOOOW
18:29
MASIIXI: 7CARUUR SOMALI AH O LAGU WAREJIYEY SOMALI MASIIXI MAXKAMADA DAAH..
24:23
maxkamada Calasow 7News
Рет қаралды 87 М.
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 133 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН