in la kala tagay waa U taagnaa hubkii Ugu badnaa oo Puntland gaarey

  Рет қаралды 12,725

Jamaal Nuur

Jamaal Nuur

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@Cici_mimi
@Cici_mimi 13 сағат бұрын
Dee Soomaali Hawiye Baa Kala Geeyay Ee Calaacalka Iskadaaaya. Daarood baaa Cadoow Inoo Ah Iyo Puntland baanu necebnahay Xaggee Idin Geeysay Jaalle Hawiye. Ilaahay Caqli Ha Idin Siiyo Maasaakiin Maato Ah Baadtihiin.
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 Күн бұрын
Deni good job 🔥 🇺🇿💪🏽
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Күн бұрын
HUBKA IYO CIIDANKA WA IN LAGA SARO MUQDISHO
@hawamohamed4169
@hawamohamed4169 Күн бұрын
Mooryaan xanuunsan baad tahay Siyaad bare Allah ha u naxiistee weligiis guri ma gadan kamana tegin Mooryaan cuqdadeysan baad tahay ee dadka dhintay been ha ka sheegin .
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
HABARGIDIR, DEGANADOODI DOONIMAYAN, HADBA KII LA DOORTO AYEY U MASHXARADAAN.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Күн бұрын
@@ashasalah2835 madaxdii u horeyey somali hgidir aheed niman hgidir waden madaxweyne ma noqdan harti abgal iska daba cararey midka langab ku shegtey xasan soo saarney ee ogow habar calasey dameereey dad adaa ugu liita
@FutoXar
@FutoXar Күн бұрын
Isdiyaarsha waa lasoo socdaa habargidirow ❤❤❤❤galkacyo garabkayga aan idinka arko,ninkuu u ciil cunay waa qoorqoor xitaa Dani isaguu ka necebyahay walaahi
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 20 сағат бұрын
Jamaal waa libaax runta sheegah👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Күн бұрын
WAA runtaa ee yaa kaladiyar dalkii iyo dadkii. Lasu soo jiidayey. Soow Malala during filo. UNUGAALE. OO DASTUURKII LAGU WADA JOOGEY. MA BEDELIN OO SAY DOONAAN KAMA DHIGAN.
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Күн бұрын
Sxb gawarida abgaal madaxa uu kajaraayo waxuu si fudud gacanta ugu gali doonaa xawadle habar gidir raxawayn iyo is waadna arki doonaan wadno lagu dagaalamo ma isagaa haayaba mahay meeluu abgal 2sac kadagaalamo guul ka keenay
@a.j2428
@a.j2428 Күн бұрын
JAALE JAMAAL KASHAQEE MIDNIMADA UMADA IYO ISU SOO DHOWAYNTA BULSHADA SIDAA YEEL JAALE , SOOMALIYA HANOOLAATO.
@FutoXar
@FutoXar Күн бұрын
Hubkii galmudug iyo Puntland looga difaaci lahaa xassan dhiiqo
@Cici_mimi
@Cici_mimi 13 сағат бұрын
Galnus xageed Dhul Udug Puntland ugu qoxeeysaa wiiloow? Xishoood waryaaa waxaas annaga maqiimeeyno.
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 Күн бұрын
ninkaan wali mooryan cismaan caato dalka igubur burinayay wali 91 uujoogaa afdhasho
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud Күн бұрын
War caawa abgaal ku jiheysan yahay waxa uu hawiye hawuye dhaho ma tanaad keentey adoo reer bahal ku jiheysan ayaan ogaa
@aminaali9944
@aminaali9944 20 сағат бұрын
Xasan Shiikh markaad sidii aad rabtay kawayday baa catamaysaa. Sowdigii maalin iyo habeen u sacabtumaayay.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
ABGAAL BANADIR AYU DAGA, HABAR GIDIR U SHEEG, IN GALMUDUG AY U LAABTAN, MOORYANEY BOOB WU DHAMAADAY, GURIGIINA AADA, XAMAR XABBAD KUMA YAAL.
@nadiir8762
@nadiir8762 18 сағат бұрын
warya xamar usc ayaa siyad barre ka saaratay abgal shaqo ku lahyn iyagana xamar xoog ku qabsaday marka abgaal calinyale iyo jowhar haku laabtan xamar unuka xabad ku qabsanay 1
@Cici_mimi
@Cici_mimi 13 сағат бұрын
@@nadiir8762 Mooryaan Beeenloow Ah. SSDF baa Kasaartay Siyaad Barre ee Abgaal Dhulkoodda Usoo baneeya Reero Habaaraneey.
@AwillYeey
@AwillYeey 23 сағат бұрын
Jamalow Allah max kadigtay ninka waninka ugu litany hawiye madaxdoda.
@Suaad8
@Suaad8 Күн бұрын
Jamaal nuur guuleyso 🎉🎉🎉
@kismayo612
@kismayo612 14 сағат бұрын
Walahi Oman caato hadi xaaq kuu soocde ok waaye lakin hadi xaaqdaro ahh Walahi sual ayaa jirto
@HaredDuale
@HaredDuale Күн бұрын
MARKAAD DHIMANAYSO OO NAFTU KAASII BAXAYSO OO DADKU KU DHEHAAN WAR ASHAHAADO ARMAAD DHEHDAA HABARGIDIR HABARGIDIR HABARGIDR OO SIDAAS KU GOD GASHAA HHHHH WAAR OROD ILAAHAY ISKU XIR OO NAFTAADA KU KALSOONOW WAXBA QABIIL KU TARI MAAYEE AAN DULI IYO DENBI AHAYN MAR HADAADAN XAQA UGU YEERAYN EE AAD BELO IYO BAAS UGU YEEREYSO
@jaweriyasaid1393
@jaweriyasaid1393 4 сағат бұрын
Dagaal hadii lagu Guubaabiyo, Yaa u Haraya Wadanka,Yaa Dhaxlaya Wadanka. Warhooy Ha Dhamaanina. Waddanka Yaan Cidla laga Qaadan.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Күн бұрын
abgaal ku waalatey ka har doqon yahow from hgidir ceyr
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 8 сағат бұрын
Galmudug ilaayn Habargidir baale Hadaan ogaadey Reer kasti,, Dawlad hasamaysto Sidaasaa Cadaalada Guul
@DarwiishNL
@DarwiishNL Күн бұрын
Xasuuqii iyo. Gumaadkii qabiilka daarood shacabkii Xamar. Ku. Noolaa jahanabaa Abaal. Kooda. AH. Adigana Maadaama. Aad. Kuwaa. Qabyaalad. Ku. Amaaneyso Alle. Agtiisa. Inaan. Khayr. Kaaga. Horeyn. Ku. Sii. Tasho
@DarwiishNL
@DarwiishNL Күн бұрын
Waxaad. Ugu. Danbeysaan Maamul. G. Yada. Jaho. Jid Idiinku. Bixilayihiin. Gumaadkii Shacab. Wax. Ay. Idiin. Geysteen. Aaney. Jiriin. Hantidoodii. U. Biliqeysateen Ifka. Alle. Inuu. Idiinku. Silciyo Way. Muuqataa. Aakhirana Udinkoo. Dhiig. Booking. Xanvaarsan. Ayaad. U. Dheelmaneysaan
@prosl11
@prosl11 13 сағат бұрын
Qabiiladii ay daroodku xasuuqeen kaa waran iyaga ? Daroodku maa janada ayuu kuu tegiyaa somalidu xasuuqay ? Munaafiqnimada iska daa
@abobasement346
@abobasement346 5 сағат бұрын
Adigu shalay waxaad wadatay unukah leh xamar iyo hawiyeh ban nahay bad ku mashqulaysay irir samaleh bad durban u garacaysay mantah waxaa idin ku so noqday dulmigih aad kah shaqenaysay shalay markih Argagixisadah snm madaficdah lah dhacaysay lasaanod waad faraxsanayd mantah waad calacalaysah waxaa idin ku so noqday dulmigih Good job 👍🏾 xasan moryan
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 7 сағат бұрын
🫏 🫏 🫏 adi dameer kaagii u laabo
@MaxamedYare-cw6kp
@MaxamedYare-cw6kp Күн бұрын
Abgaal ayaad ku waalatay war tolka ka dhamow from hg sacad
@roodanuur461
@roodanuur461 Күн бұрын
Somalia waaxay nooqon doonta siisi andalus haa suugi waayina
@husseimali1139
@husseimali1139 6 сағат бұрын
Farmaajo waa Daarood tan miyaa ka danbaysay,,, in hubkii qaranka jifooyin gaar ah la siiyo,, caadifadii Hawiyenimo ee Farmaajo lugula dagaalamay tan miyaa laga dhaxlay.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
BGAAL GURIGIISU JOOGA
@AliAhmed-dn7dw
@AliAhmed-dn7dw Күн бұрын
Jamaalow waxaad ku mashquushay isku dirka Hawiye laakiin waxaan layaabanahay goormaa waxyigu kugu bilowday. Ethiopia waxay dib u bilowday hubkii ay siin jirtay Hoggaamiye kooxeedyada iyo gobolada. Wax cusub maaha. Waxay isleedahay markay afrikaanku baxaan ha isdisho.
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Күн бұрын
Dastuur cusub ha la qoro
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Күн бұрын
WA IN LO NOQDO GOVERNATOORE GUDOMIYE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Күн бұрын
LAFTA GAREEN SOMALI MA AHA WA DADKA GACAN HORSIGA KUSO GALEY SOMALIA
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 23 сағат бұрын
Adeerka Gurgurgurte ba Ethiopian ah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 сағат бұрын
Caawa rajo ayaa iga kaa gashay wax badan ayaad iftiimisay tolkaana waad u digtay nabadna waad ugu baaqday, nin xor ah ayaa reer hogaamiya waan kaa gatay.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 7 сағат бұрын
Hawiye hub soo gata naga daaya hadalka badan
@isninoali9533
@isninoali9533 Күн бұрын
Waxaad tahay gesi gesi dhalay lahadal habargidir
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 Күн бұрын
Cali xoosh lacagta waxbuu kabixiyey wee lashaqeeya
@AbdurahmanHerzi
@AbdurahmanHerzi Күн бұрын
War Ethiopia ka hadal . Tolkaaga ha isku dirin. Jamaal Alla ka cabso. Tol waaga waa Hawiye. Hawiya dambe isma dilayaan. Habargedir waa hurmoodka Hawiye. Hawiye Habar giri. La'aantiis ma socon karaan. Adiga Dab halu shidin Hawiye dhexdiisa.
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 Күн бұрын
qori nin qaadaaba asagaa ka shalaayi doonee dadka qori hawgu yeerin ee qalinka ugu yeer galmudugna baabi i mayso haday cayr ka nabadgalo adna abgaal ku mashquul ninna hawiyoo dhan ayuu doonayaa inuu xadka dhaafiyo
@SiciidSiciid-m3g
@SiciidSiciid-m3g Күн бұрын
Mj iyo habar gidir waa wllo
@isninoali9533
@isninoali9533 Күн бұрын
Waaw waxaad tahay jamaal
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 8 сағат бұрын
Habar gidirey yaan xasan baraf isku kiin hansaamine somaali daba qabta wey kala tegeysaaye
@CirbaDheere
@CirbaDheere Күн бұрын
Adeer dhegamaha hg ilaa yoomi qiyaamo waa ooyneysaa hg iyo hawiye caqli malaha standing inaad u hadasho Mar hore ayey aheyd idinkaa soo heshiiya
@munasarxaliye8201
@munasarxaliye8201 13 сағат бұрын
Kan AB miyaa kufsady mar walba hadn' arko kani AB lee uu kujiraa
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje Күн бұрын
Runta baad u sheegtay hg bro
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Күн бұрын
WA IN SHACABKA LA TIRO KOOBO LA GALO WOOD QOF IYO COD
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Күн бұрын
Bro adigah Xasan shiekh, dadkii dabada ka waday ayaad ka mid aheyd ee calacalka manta maxaa kenay.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 10 сағат бұрын
Ninkaani waa bilaa damiil waana nin aangoanlahayan wagii farmajo wuxu ku hadaqijirey walal ah butland iyo sicid deni ba nabadbadshey markey somalilnd ku sodush dhulbahante wuxu dhahayey iri darod halayaska qabto🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Күн бұрын
Haday ka gudbeen maxaa kaa galay Adeer dal iyo dad ayaa laydiin dhiibay Ee meel kaga warama
@isninoali9533
@isninoali9533 Күн бұрын
Guul layso qor qorroow nooloow sonoqo
@abdibare5825
@abdibare5825 Күн бұрын
Khuuy waryaa
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Күн бұрын
Dowlada dhexe ha la baabiiyo.
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 Күн бұрын
Adiga waad ooyeysaa waligaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Күн бұрын
LACAGTA U HUBKA KU GADANAYO DENI DIKTATOR MOOW KU DHISO OSPEDAALO
@ahmedjama9321
@ahmedjama9321 Күн бұрын
DHAKHTARO WAA U HAYSTAAA MISE KUWA XAMAR KU YAAL ADIGU ISMOOD INAA LEEDAHAY ADER BAL SOO OGWEEE DADKA ISKA LEH
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Күн бұрын
Nacas nacas dhalay meeqaa ku soo qaadatay mashruuca isku dirka hor keenka hg iyo abgaal 😂😂from ceyr😂
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Күн бұрын
Adigu habsan baa tahee sheekada kusoo dhawow
@safiyo3722
@safiyo3722 Күн бұрын
Nacam
@abdibare5825
@abdibare5825 Күн бұрын
Tag tag adiga
@abdibare5825
@abdibare5825 Күн бұрын
Qumay ayaa tahay
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq Күн бұрын
Inagumed ayad tahy ciilan isaq kabaha ayuu dhulbahante u toli dona hargeysa ayaa ku hadhay sodhegeyso dhowan sida dhulbahante ula warego Wadigii unagen jiray idore qorqor budlan ayaa laga xukumaa adna butlan ayad kamid tahy sxb hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@Maria28832
@Maria28832 Күн бұрын
Waryaa cida faqash baa ciilan meel puntaland aheyn saxarahaas qasab ku joogeysa tuuladad marka hawiyeh waa super power somalia xukuma
@hawamohamed4169
@hawamohamed4169 Күн бұрын
​@@Maria28832Sh dhexe xoreyn weyday mooryaanta afka duuban ku haysa. XAMAR WAA LA WADA DEGAA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Күн бұрын
HALA XIR XIRO KUWA XOOGA KU HEYSTA SHACABKA O MADAXWEYNIMO DHACEY AH
@CilmiciseMaxamed
@CilmiciseMaxamed Күн бұрын
Sax
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w Күн бұрын
AAMUS OROM YAW HABAR GIDIR MATIHID OROMAAD TAHAY
@DaalloSurad
@DaalloSurad Күн бұрын
Hawiye mana noola dhiman waayo hadaanu isaaqnahay waxay nala fahmi wayeen waar laba dawladood inaga dhiga cadowgeena ayaa baba,aya maanta majeerteen isma waleen dhulbahantana yaa darooday kuma cabaadeen anagana hawiye ayaa cadowga noo jabiyay oo fiqi ayaa hubka soo daabulayay lascanood iygiina waa hawiye aakhiro may tagin aduunkana umad ku nool oo lagu xisaabtamo maaha siyaasadana waa magnuun aan waligood wax fahmayn darood ayaa ku ciyaaraya sida caruusada
@Omarsamar-x9q
@Omarsamar-x9q 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk
War Culus: DNA-da Soomaalida maka duwan tahay tan dadka kale?.
24:02
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 117 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 127 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22