Pro 800k coming soon 1month gudaheed I.a inta ila jecel inoo gaaro like 👍 ta iga dhisa
@apdullaahisuudi87122 жыл бұрын
Sxb aad ayan ku tageraa allaha ku cafido ma aqano runti dadka wexe ku arki lal yihin hadan ahan laha 1m oo qof wan ku sin laha lbs kaso hadal tariqda meesi lbh ❤🙏
@Bepatient8662 жыл бұрын
Oo maxaad ku aragtay oo aanan anagu arag
@walaalahaoffical7017 Жыл бұрын
The best intelectua of the word rasuulu Muhamed peace blessing be upon him❤❤❤❤
@mrmaxamed19222 жыл бұрын
Waa nin fiican Cabdiraxiin
@balqisa234balqisa22 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@rayanabdirashid8842 жыл бұрын
M a waxa tahy shaqsi aad u dagan rabi ha ku xifdiyo aamin.wll
@muscapwadani27222 жыл бұрын
Zxp adiga gabaa YOU HAVE GOLDEN MIND AND GOLDEN VOICE I LIKE YOUR VOICE mankan maqlu waxan nuqdaa niin aqlii leh waxan ku dagiystaa anoo hidlaa aah THANKS BRO🙏🙏
@mohamudNour2 жыл бұрын
Nabi Maxamed ayaa ugu caqli badan aduunka
@gfdgxvchvhvngffg7268 Жыл бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@suhassan9372 жыл бұрын
Ax runti wa nin la. Dayacay laga yaba in wax badan adunka kuso kordhin laha. Thank you for sharing
@Zaacidpanda2 жыл бұрын
Ku saliya nabiga wa jimcee👇
@mativatoinhakes98812 жыл бұрын
Scw
@najmamohamed63662 жыл бұрын
Waxa ka aqli badan haba yaraatee majirto xabiibkeena muxamed scw scw scw scw mana aamin ninka aad ka sheekeyneysaan
@kanxgdgsa2 жыл бұрын
Cod dahabi ah, golden voice.
@dauddahir73362 жыл бұрын
Caqli miskax geesinimo deeqsinimo dulqaad haybad Allah usiiyay waa nabi muxamed (scw) marka hanoo gaal bilaa diin ah wll
@Luqmaan-52 жыл бұрын
mawduceyga wxa ugu hdli lhaaa in aadan waalid qald la saarin sbbtoo ah somlida ayaa caasi ka dhigosaa wll waalid markasta wey saxn yihiin hdaa ka hortimaado in aadan qeyr danbe aadan arkeynin
@khadijaqurux6602 жыл бұрын
Aniga waxey ila tahay caqliga badan inuu qofka dhibabto uhorsedo lakin isaga walidkisii aya dhibateyey
Asc wllkay waa qiso cajiiba waxaan laga barankaraa waxyaalo badan lkn muhiimada ilmuhu waa intuu yaryahay waxkasta oo markuu waynaado usameeyaana waa waxii intuu yaraa uu la soo kulmay hadaba maskaxda caruurta waliba 1 sano ilaa 6 sano waxay u baahanyihiin koriin aad u wanaagsan kaasoo Ku dheehan farxad iyo kalgacayl waxay u baahanyihiin indhahoodu inay qabtaan wax wanaagsan oo quruxbadan si markii ay fariinta u diraan qalbiga than qalbigoodu u dareemo farxad taas ayaa keentay aduunwaynaha ilmahooda waxay Ku maaweeliyaan dadaas kaliya sawiro iyo colouring oo ah sawiro la coloreeyo taasna muhiimadeeda waa inay Ka shaqeysiiyaan gacmahooda than coloradaas quruxdabadan ay qabtaan indhahoodu kadibna maskaxda u diraan fariintaas waxaa aad usii yaab badan ilmaha dadaasa Lama dhaho waxbaad qaladay waxkasta oo uu qoro ama sawiro waxaa wanaagsan inaad tiraahdid saaid ayey u qurubadantahay Taasna kalsoonida ayaa ugu dhismaysa xaga cuntadana waa inaad Ka dhistaa lkn hadaad Ku cadaadiso waxbarasho iyo inuu maanta dhan wax aqriya wax search gareeyo maskaxda ayaad Ka daalinaysaa kadibna asagoo yar ayey maskaxdiisu dhimanaysaa Waayo dadka aduunka ugu caansan uguna aqoonta badan bilowgoodi school damiinimo ayaa looga soo caydhiyey kadib ayey xirfadahooda la soo baxeen saas darteed qof walbabab talent ayuu leeyahay ilmahaga talents kiisa waxaad Ku ogaan kartaa la ciyaar oo waxyaalo Kala Duwan Kula ciyaar Una sheeke yacni la sheekayso hadalkana Ka dhagayso wixii xun u sheeg Kaas ma fiicna wixii wanaagsan u xayeysii oo wax qatara inuu kuu sheegay uga yeel saasna waxaad Ku korinaysaa ilmo wanaagsan aqlaaq leh aqoona leh
@qumyo_qaldheer65432 жыл бұрын
you are correct>💕
@farxiyofalis44182 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@kaamilbaariaskar68132 жыл бұрын
M.a aad ayaan uga helay qoralkaga aad nala wadagtay waxaaad ba ku wangsanthy tababare ilmeed yacni inaad dhisto ilmaha caqligiisa allah save u bro
@asadtheking81702 жыл бұрын
Absolutely wa kula Qabaa ra’yigaan wanagsan
@KhalidJamac-o7iАй бұрын
Good idea ❤❤❤❤❤❤❤🎉
@CabdiGuray-mh5go2 жыл бұрын
Qofka caqliga wax caqbad ku nooqta dad dhexgalka taasina acuga masgaxda
@fatka72832 жыл бұрын
The Golden Voice. 💕
@bshy99792 жыл бұрын
Caqliga lagu shegayaa wa in uu ku baro ilahay kuna baro ku dhaqanka diinta
@abdulaahimustafa57162 жыл бұрын
💯💯wlhi sheekadaan aad ayaan ula dhacay fikir ogeyga wuuu saxnaa lkn hal meel ayuu qalad ka yimid oo bad badin kari lahyd nolosha wiilkoda io iga toodaba taazna waa iney ilaawey ama ka tagey luuqada furaha u ah nolosha waana #carabiga 💯📌🙏
@mr_dhuusaaye5722 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@naajmasalah44362 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 manooli
@boqortooyo83792 жыл бұрын
Ogaalka dunida 800k coming soon teeda kle malmahan maslaxa KZbin waad ku yar tahay channel waa channel dhiiri gilin iyo maskax dhis aan ku bartay
@dauddahir73362 жыл бұрын
Golden voice Allah kudaayo
@djzamiir80572 жыл бұрын
15 November انا لله وانا الیه را جعون 😭😭😭ان لله ما اخذ وله ما اعطا وکل شیء اجل مسمی Umade islaam mel wlpo ad jogten igu soo aabahy mcn waxuu ii ahaa wehel aduun Lkn rapi supxanaho watacaa aya ng jclesty Allow kitaapkga midig ka yee Qbriga hku waasiciyo Su ashana hku fadudeyo Su ashana hku fadudeyo
@wllak97172 жыл бұрын
Aamiin😢😢 Allaha u naxariisto
@yaxyeidle53272 жыл бұрын
Way ku sax naayeen ani xitaa waan jeclaan lahaa inaan noqdo sida wilyam
Haa qaladka oo dhan waxaan sarayaa waalidiintiisa sidaadoo kale sxb
@kaamilbaariaskar68132 жыл бұрын
Arintaas horay umaan maqal balse aad ayaan ula yaabay runtii sababtoo ah waxaay noqotay arinta kaliya ee aan hada ko hor ku fakaray anigoo doonayey in ilmahayga u horeeya uu ka duwanaado ilmaha kale kagana duwanaado aqoonta iyo habdhaqanka dalkeena hooyo iyo sida ay aqoonta ku yahay dalkeena dhaqankana loo burburiyo taas waxay ahayd fikir oo kaliya sababta uu igu hirgali waayeyna waxay ahayd in xaaskayga aan kala fogaanay ilmihiina xageeda uu iga jiray sidaasi waxa kulumay fikirkaygii balse ilaa hada wan ku tashadaa inan rumeeyo insha allha
La dhaqanka dadka aad isku jiilka tihiin iyo bulshaduba waa qayb ka mida caafimadka wayo ninkan waxa cabsida iyo shakiga iyo inu dadka ka dhuunto ku kalifay waa kalinimada uu kuso Koray walidkii baana sbb u ahaa cidhibtiisa dambe iney xumaato
@ahmedalbadri.2 жыл бұрын
Alle S.w wuxu jecelyahay Kuwa dartii isku jecel
@Bepatient8662 жыл бұрын
Waryaaa doqomadaan ugu dhiibay umada social media ha Subxanallah. Waxaad meel kasoo akhriseen hanoola imaan. Ma haysaa ayagoo nin Africa ka soo jeeda dhahaya wuu maskax badnaa ama nin carbeed. Miskaxdaad ka dhaawacantahay Waxay kula tahay inaad xog gudbinaysid lkn waa si ka duwan والله المستعان
@MHD0.02 жыл бұрын
Ma jirto Cid Ka caqli badneed nabigeena muxamed scw wax Walba hadii la sheego✅💯💯
@abdirahmaanmaxamed23892 жыл бұрын
Adbad uu mahad santahay zhp lkn sida ka dhawajisayba khaladka waxa iska leh walidintisa aqaliga iyo maskaxad aad ka uu ficana waxa uu sabab barshada luqadahah kala duwan
@axm3dyuusuf4512 жыл бұрын
Pro go for ward legend to legend
@hodanibrahim60332 жыл бұрын
Waxa dhibaatada dhan u sababay waalidkiisa waayo waxay khalad wayn ka galeen korintiisa dufuulada ama caruurnimadu waa wakhti uu ilmahu rabo xoriyad uu ku ciyaaro oo siduu rabo u boodboodo iyaguna waxay ka dhigteen Shay yaroo Indhaha dadka ay kusoo jiitaan wuxuu ahaa mid nasiib xun
@hamdakhader52942 жыл бұрын
Wooow Qof kano kale dunida ma so mari doono
@mohamadhassanmohamadhassan37622 жыл бұрын
Golden voice
@mrabdu18052 жыл бұрын
Waxay ka ilaaween inay baraan dhex galka bulshada
@suhayab2 жыл бұрын
xaqiiqda ayaa ah in wiilkaan waalidkii si adag u dabo bareen balse waan hubaa haddii imaan lahaan lahaa inuu ka badbaadi lahaa stress noqona laha qof wax badan badala waa fikirkey wiilkaa imaan unbaa ka maqnaa
@amalamuli3762 жыл бұрын
Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir
@OmarGerweyne14 күн бұрын
Haddeey caqli leeyihiin ilaaheey rumey lahaayeen. Caqliga fiican wuxuu kuu sheegaa neeshaad ka timid iyo meeshaad aadeyso geerida dabadeed
@ilwaadinasheikh2 жыл бұрын
Nolosha caruurnimada waa fursad muhiim ah
@mohodinPliano2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@cabdalecabdule89712 жыл бұрын
Ogalka adunka wll wax aan doniya inan qays qaysr Kal noqdo Marka wll 11iphone ama 📷 Wx aan doniya inan aduunka tuso dalkena iyo dhaqankena somaliye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗🙏
@kekexd1952 жыл бұрын
Maxa tuse ciyaal wero iyo alshababa 🤔🤔
@sowdobiryar54632 жыл бұрын
subxaanlaaah tasi waa RUUN
@anabanabhassan75562 жыл бұрын
Mashallah mashallah
@alihassanhuseein16802 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad
@cabdiaskar92942 жыл бұрын
Thanks wll
@Dhiirigaliye772 жыл бұрын
Good 🙂🙂
@hamzarob54882 жыл бұрын
OgaLka dunida Je veux que vous postiez de nouvelles vidéos tous les jours, merci 🤜
@hassan58962 жыл бұрын
Which language is it? Any way I already understand it you said " I wanna you to post every day a new video.