"Inaynu sugno maaha inta Somalia weerar dublamaasiyadeed inagu soo qaadayso"Gudoomiye Cabdilaahi

  Рет қаралды 8,934

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 2 ай бұрын
Qaranka waa SOMALIA 🇸🇴.
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 ай бұрын
Welcome to Hargaysa, somalia 🇸🇴
@SafaQurux-s1z
@SafaQurux-s1z 2 ай бұрын
Qarax ma rabno 💣💣 ku ekada idinka
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 2 ай бұрын
​@@SafaQurux-s1zWXA LA IDIIN DAREEN SINAYA IN MASUUL LA IDINKA YHY😂😂😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Wax wayn maaha somaliland way ku daysay heshiiskii Ethiopia na waa la saxeexayaa maalin kale qoraalkaaga ha la arko
@jamiilaibraahim2228
@jamiilaibraahim2228 2 ай бұрын
@@AxmedAadan-rb2jydoqoneey dad ilaa heerkaa i neceb miyan wax ku darsanayaa inan sii kala fogano moye marna ma soo dhawanayno
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
ManshaAllh waa geesi uso jeeda dalkiisa gulayso mudane cabdilahi dahaab madaxwaynah mustaqbalka dalku aadu u bahan yahay cabdilahi dahaabow ilahay haku daayo halyeey qaran ManshaAllh
@OHH2004
@OHH2004 2 ай бұрын
Born to be a Leader
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 ай бұрын
Welcome to Hargeisa soomaalia 🇸🇴
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 2 ай бұрын
@@Jacaylmohamed1 thanks 🙏
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
@@Jacaylmohamed1 welcome too xamar
@SuhaybIid-vx4yw
@SuhaybIid-vx4yw 2 ай бұрын
😂😂😂Hargeisa maaha meeel Dhilo walba timaado
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
@@SuhaybIid-vx4yw al maye daroode ayaa dhilo walba laga heela
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Welcome to xamar atmis
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Muuse guul kulmiye guul ila 1960 cunqbtyn uunbay ingu hayin blse way u shaqyn waydy tan mantana kuwas uunbay la mid thy
@OHH2004
@OHH2004 2 ай бұрын
Waa Madax-ka-nool
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 2 ай бұрын
Sayaasii soo jeeda oo DALKA iyo dadka oog wlhy waa inankan rer Somalilander uu hiileeya ururkiisa iyo qofnimadiisa waa siyaasi bisiil lexeejeclo badan inaga leeh markaasta waa in aynu taagerna
@HassanBirmad
@HassanBirmad 2 ай бұрын
Somaliland inay sugto maaha 24 halooqabto shirkadaha magaca somaliland badalay shirkadaha somaliland ka sheqeeyaana yaanay yeelin in somaliland wixii loosoodiro dadkeda somaliland lagama badali karo cabdilahi dahab waa muwadin dal jecel maaha sida kuwa huwanta iyo cadawga somaliland futada kuwata ee inladoorta donaya guul somaliland
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 ай бұрын
Mansha allah
@mahamoudissack1650
@mahamoudissack1650 2 ай бұрын
Welcome to Hargaysa SOMALIA
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
SOMALILAND ♥️ 🤝🏼🇪🇹
@ikk8851
@ikk8851 2 ай бұрын
Claahi dahab libaax libaax dhalay salaan iyo taageero ka timid xaafada idaacada hargaysa ama xawaadle area ❤
@mohamedsheknur3569
@mohamedsheknur3569 2 ай бұрын
Ya weli iis garay jahiilo wax badan aya idin dhiman
@mahamuudzhire8251
@mahamuudzhire8251 2 ай бұрын
mujahid cabdilah maahasanid
@said1498ify
@said1498ify 2 ай бұрын
Waa in laga jawaabo Wax la aqbali karo maaha hadii maanta laga jawaabi waayo walee waxa soo socda ayaa ka wayn.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 ай бұрын
لاجهوم من قبل الصومالي ضد شعبها شمال سالمين بل بالعكس انها تريد ان تحفظ بسلامة امتهاعموما وفردا فردا انشاء الله. اللهم نجنا من الفتنه والأنانية والعصبية والقبلية وتسخير بينا والمسلمين المتوحدين الذين علي ستة الله والرسوله محمد بن عبد الله. صل الله عليه وسلم.
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalaye nooloow inbadan dalkaga u hiili
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 ай бұрын
Caruurtiina Somali wa walaleheen lagu shekeye wax u sheeg. Caruurtan Tiktok ku jira ee ilaaba difaca dalkoda
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
We never want you somalia why are you running after us? unnukaleh hargeisa Somaliland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Cabdilaahi dahab geesi jira
@Dibjir
@Dibjir 2 ай бұрын
Hargayse Somalia 🇸🇴 kuu noolada ama kaa guura dhulkaas waa Somalia 🇸🇴 😂
@faaraxxasan9610
@faaraxxasan9610 2 ай бұрын
MILXIIS SIYAASADEED SIDII FAYSAL OO KALE
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 2 ай бұрын
Xukuumada kulmiye waa bilaa hindise ilaa dhirbaaxada Somalia ku dhacdo aan toosin,
@xalimomohmed4721
@xalimomohmed4721 2 ай бұрын
Sax😊
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 2 ай бұрын
I hope you grow up😢
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Wesite magaca laga saaray wax wayn maaha waxaa muhiim ah diyaaraduhu ma imanayaan hawadeena ma xukunaa
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 2 ай бұрын
Wax aan caaye ahayen mahayan
@dalhauk
@dalhauk 2 ай бұрын
HARGAYSA IYO GAROOWE HORTA TEE SAAMAYN BADAN HEHEHHE😂😂😂😂😊
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh 2 ай бұрын
While somalia is crying about Rep Somaliland name on a website , Rep Somaliland is progressing with great governance and development while terrorist and foreign troops control somalia aka failed state 😂😂
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Maasha allaah madaxwaynaha mustaqbalka 7aad c Laahi dahab nooloow
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 2 ай бұрын
kan iyo faysal way mehersanyiin 😅
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
Maah beenbaah.Somali shaarci baay uuhaysatah
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 2 ай бұрын
DHAXAN JALADE DHAGBAN JALAQ LA IISIN C.DAHAB INBADAN AYU WAXA KA HADLAAYAY
@ismailjama3411
@ismailjama3411 2 ай бұрын
Aviation Ka ayay khusaysaa
@sabaxalnur
@sabaxalnur 2 ай бұрын
Diyaaradu ma sharci aanan jirin ayay kuu samayn???? caqli baad leedihiin waxbaad akhridaan ama barateen, hadana waa is indha tirtaan. SOMALIYA ayaa aduunku og yahay maamulka hawadeeda, taasi ayayna diyaaradu raacaysaa..
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 2 ай бұрын
Maxad raaci marka kk wlhi madaxda somaliya way idinla saayiren been ku nool wa 60jir kadaaba
@mrabdi
@mrabdi 2 ай бұрын
is cunoqabateya oo jojiya diyaradaha walalayal
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Woow Wow ✋✋🖐️ War yaa haya Wasaaradii Arimaha Dibadda J/Somaliland Ama Hay'adii Duulista iyo Hawadada Somaliland ✋🖐️ Hooy Woow wow 🤭🤭
@ismailjama3411
@ismailjama3411 2 ай бұрын
Aviation Ka ayay khusaysaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
garooye iyo kuwa xintama waxaa iga xigga amxaar xurmo iyo sharaf igula nool !!!!!!!!! waar UF ayaan somalia leenahay idinkama mid nihin idinma doonayno dastukina kama qabnihin waxba idinkuma darsan ima xukuntaan waar amaan ganacsigayga iyo arimahayga iyo xoriyadayda ma baryootamayo wabilaahi towfiiq from saylac dhashii irir samaaleh period
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir 2 ай бұрын
War cuqdada iska saar oo alle beri in xumaanta caloshada ku jirto alle kaa nadiifiyo somaliya waa walaalahaa addunka hal somaliya la yaqaanaa dibada markaa aadeysana passport kaga kugu qoran somalia wadan walbo aa joogtaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
@@AyanleAbdulqadir somalia waa gacan ku rimis ee haygu noqonin gabadhi hooyadeed dhalmada bartay dayeerow !!!!!!! from saylac baladka xadarada somaliland ❤❤
@FreePalestine_17267
@FreePalestine_17267 2 ай бұрын
​​@@qwertyaserty8404 Horta sida soomaali quman loo qoro soo baro orom orom dhalay.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
@@FreePalestine_17267 War daroondkani bal idinkuba fahma ? somaliland darooki ku jiray aya y qabiil iyo qudhun ku wadaan somalia inay somaliand lamidowday doonayaan ??? muse iyo issaq looma socdee waa somaliland waxaa la tirtirayaa ciise waynow ee horaa loo yidhi walaalki loo xiiryow adiguna soo qowso wax la aqbali karo maaha , ilaahayba dhulkani nagu beeray oo naga dhigay somaliland anagu Djiboutina ma nihin Ethiopianan manihin lakin xudhurtayadiiba taala somaliland oo Hargeissa 5 sacadood ayay ii jirtaa halka xamar 5 cisho usii dhaxayo ee somaliland muse malaha issaq malaha inkasto ilaahay jaar igala dhigay dalkana way ilaleeyihiin calankana waan wadaagnaa kolkaa ninkii somaliland soo weerara horta waa inuu anigoo mayd ah ii dhaafa issaq iyo samaroon hay danbeeyaane daroodismigu waxba yanay la hadhin ilaahayba badaye hawiyee hasoo sasabtaan somali jacayl been ah haska oohiyaan khayiminta filimka hindiga waa la fahmay ee cunaqabateeya dhoofka xoolaha sidi cadada idiin ahayd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sunti gaashaan from saylac city alqadiriya iyo xaramka masjidul qiblatayn baladka ruuxiga somaliland republic
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 ай бұрын
Way fadhidaa dawladeenu
@ladanelooyan777
@ladanelooyan777 2 ай бұрын
Daamuroow ciyaarta masaajidka kadaa
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 ай бұрын
Ma beelbaa umadda soomaaliyeed dagaal diplomacy ku qadeysa 😂😂😂😂😂 xishooda
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
Wad argyi
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
Somaliland wxa taahy wn kuuu tuusi
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 ай бұрын
Waxaa tahay hanbo dhulbahante maxa itustaa oo kuu hadhay
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 ай бұрын
Orom afsomaliga ku yaryahay baatahay
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 ай бұрын
@@Akhalaq-i2k kkkkkk wllhi marka dhulbahante ayd iku soow hadle qatey aqligagu maa fadhiyo wllhi an madx aan saalaxaney
@ibraah1
@ibraah1 2 ай бұрын
Awoowgaa cadawgiisa yaa cadawgaaga ah, ee kan saaxada ma saarnaarnaan jire ma hadoow kooyay
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 ай бұрын
Ninkan xaweeb hala geyo isbitalka waliid geyaa
@odayjama1829
@odayjama1829 2 ай бұрын
Umadan aan awooda lahayn oo afka noolka ah dalka somaliya ayaa layiraahdaa hadadan rabin guur adeer dadka iyo dalka somaali baa leh qolyahan sakhraan land waa in shaqo laga qabtaa
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir 2 ай бұрын
Mxuu yiri waayeelada siyaasiinta waqooyi waa kuwa marqaansan oo cabsan waliba cuqdad usii dheer marka hargeysa waa somaliya weena ahaan jirtay waana ahaan doontaaa insha allah somali ha guuleysato
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
Ilahay idaankii kama miid ahaan doonto somalyana waay dhaacde ha sii dhaacdo Ilahay idaankii shaarteeda rabii gondegeeda haku waagero cuqdad iyo cudurba idiinka qaba oo aan isku kalsonany oo maawda naga daba haye uuuuuuf
@ibnadam1860
@ibnadam1860 2 ай бұрын
Ninkan hadal kiisa yaan la dhageysan
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu 2 ай бұрын
diyaaradaha hada jooji kartaan joojiya gaari aya ku imanaysa xamar been kuma sheegayo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Dahaboow Afkiibaa jooqa gabay kkkkkk Maxay ku jawaabaan kkkkkkkk Waa laysku yomid kkkk Qarankii waa la wasaykk
@abdirahmanshamsu6977
@abdirahmanshamsu6977 2 ай бұрын
Gudoomiye Rabbi haku sharfo masuuliyadaadii waad gudataye xukumadan hurdowayn doorkeedii ayaa dhiman
@engab001
@engab001 2 ай бұрын
Waar ninkan murashaxa wadani yaa noogu badala. Waar ninkaa urukiisa ha la doorto si doorka danbe madaxweynaha isgu soo sharaxo.
2 ай бұрын
somaliya Amarka ha bixisee , waayo qolada fulisay ee masaxday magaca somaliland, sow maha qolada aad la baryeyso bad iyo dhulba qaata. somaliya hadal idinkama dhexeeyo ee orodoo ethiopia weydii , ??
@studioyuusuf1038
@studioyuusuf1038 2 ай бұрын
Hayèelin😂
@mohammedahmed6569
@mohammedahmed6569 2 ай бұрын
Waxaan rajaynayaa in ninkan ururkiisu xisbi noqdo waayo waa nin warkiisu cad yahay oo macquul ah.
@abuudeeq200
@abuudeeq200 2 ай бұрын
Kaligiin maahan, xitaa puntland iyo galmudug xitaa lagala yeelilaheyn wax qaran nimada dhaawacaya
@AhmadNuuraani-
@AhmadNuuraani- 2 ай бұрын
Awodaas maleedihiin 🤣🤣🤣🤣
@mohamed88466
@mohamed88466 2 ай бұрын
Hhhhhhhh duukimaadku hawadu ma waxa uu Ka liitaa baraha bulshada Facebook isgaba waxa kuugu qoran Hargeisa waqooyi galbeed somalia
@XaawaXirsi
@XaawaXirsi 2 ай бұрын
Beenland warkeedii wuu dhamaadey
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Gudoomiye Cabdillahi Dahab Sidaan u badinayo Waxaan is leeyahay In Muuse meeshaba ka saaray Wasaaradii Arimaha Dibadda Siduu Wasaaradii Duulista iyo Hawada ba maeesha uga saaray Ilayn lama Arag maanta ka horow intay Somaliland jirtey Wasaaradda Arimaha Dibadda Oo Aan wax Jawaab ka bixinaynin Weerer Uga yimi Jamhuuriyadda Somaliland Maamulka Muqdisho Markaa Kulmiye Dad kiina Cod buu ka doonayaa Dal kiina Af iyo Adin toona ku Difaaci kari waa waa sidee xaajadu Wuxuu yidhi Ninkii Jirey War hashu maan kayga gadee ma masaar bay lawday
@ahmeddhabibboko1311
@ahmeddhabibboko1311 2 ай бұрын
Kkkkkk😂👉🇸🇴🙏💪❤️🇩🇯😄😄😄
@Mukhtaar-p5y
@Mukhtaar-p5y 2 ай бұрын
Keesì.keesi dhalay
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 2 ай бұрын
Kkkk nin waalan horay ayaa kuwa kaa walan ayaan horay u Heenay oo cunsirinimad jirka ka gashay waxa kale maad raadsadit shaqo kale muuse biixi iyo faysal waaraabe ayaa ku biyo cabo cunsirinimad
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu
@AbidiwahidAbdalah-ce5lu 2 ай бұрын
Cccccccçc yaa muniq
@abdiqanifarah7750
@abdiqanifarah7750 2 ай бұрын
Kawaran hadii fly Dubai iyo Ethiopian Airlines ka baqayn inay lumiyaan license ay ku taqaan Hargeisa.that is the fact.the truth is death in Hargeisa? 30 years wixii dhalinyarada loo sheygayay are coming to the end Please face the consequences aad abuurtay last 30 years. 1-Adinka oo qaran sheygtay 2-passport sheygtay 3-safaarado aduunka idiin jooga sheygtay 4-xuduud sheygtay 5-calan sheygtay iyo wixii lamid ah Waano waxay tahay Allah ka baqoo dadkii Somalia dhinac ka raaca una sameeya dhaqan celin dadkii aad beenta ku soo korisayn Dhulkaas waqooyina majority kiisa waxaa dega dad Somalia nimadu ku wayn tahay
@somtutorial9129
@somtutorial9129 2 ай бұрын
😂😅 bal ha imaa daan
@FreePalestine_17267
@FreePalestine_17267 2 ай бұрын
Aad io aad wll riyadii beenta waa soo dhamaatay.
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 2 ай бұрын
Lascanod Mad Muse waxa u so jognay 5sano dil kufsi dhac caburin Calan ben ah qaata Dulmiga ma daho hada inta in leeg avAwdal lagu haya gobolki an ku dhashay war kaca Reer Awdal gala dagaal ka gumeysiga Isxaax Xaako iska tuura
@ahmedmohamoud7356
@ahmedmohamoud7356 2 ай бұрын
Lascand kuwii today dagalka Aya taan diardahan samayay waa kiwi kolba waxa alfijiray aa wadani
@dirikhaliif6689
@dirikhaliif6689 2 ай бұрын
Qaranka qaranka 😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 ай бұрын
Kowan siyasad ma yaqana walhi wxey og yahiin ma jirto cfmd ma jiro wxaa heso ma jirto woqoyi bari tihin dolad tihin ma jirto waa mauul gowled tihin
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Somaliland waamuqadas magacanna iyadoo ithopia masaxdaybaad arki
@SacdaBuraale
@SacdaBuraale 2 ай бұрын
somaaliya iyo tuugta toodiiba la ill daran maxaanu ku falnaa meeshan kharaabka ee qaraxa ka ill baxdey
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu 2 ай бұрын
dhulka waa somaliya isaq ma ahan ader guura addis ababa daga in badan darood aya ka beenshigi jirten lkn manta wa inagu fahanay aderow xamar dagnaashaheda isaaq dagal ku qadno waye qaraxi wa naga dagay sida siyasad arimaha dibada sida u so xer xernay
@kaledomar7041
@kaledomar7041 2 ай бұрын
GUUL URUR SIYAAASADEEDKA RAJO ALE ILAHEEEE WAAA URUR MUUJINAAAYA RAJADAAA UUU MAGAC AHAAAN U SITO WAXAAANAN U RAJAYNAYAAA IN UU KA MID NIQONDOONI XUSBIYADA AY SOMALILAND YEELANDOONTI 10 SANO EEE SOO SOCDA WAAAYO WAAA URUR SOMALILAND LEEDAHAY DIFAAACEEDANA U TAAAGAN. SOMALILAND UMA BAAAHNA URUR IYO XUSBI U SHARAXAN HUWANTA IYO CADAWGA JIRITAANKA SOMALILAND GUUUL GUDOOMIYAHA URUR SIYAASADEEDKA RAJO C/LAAHI DAHAB. VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤
@ahmedcade1534
@ahmedcade1534 2 ай бұрын
Horta maxaa beenta iyo qayaaliga iskugu sheegtan waxaa yihiin cunee
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
SOMALILAND WAA IN AY XAGA SICDAALKA WAX KA BADESHA OO DALKAN LA TUSAA IN AANU SOMALIYA AHAYN
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 2 ай бұрын
Qabil qaran manoqtha😂😂😂
@SafaQurux-s1z
@SafaQurux-s1z 2 ай бұрын
Marka inan jarer iyo wax tuk sanaya inan kena rabta waligin wad qarxi donta 💣💣😂
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Somali 🇸🇴🇸🇴 guul ilahay nabad iyo barwaqa ba U rajinyah dabad
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 2 ай бұрын
@@SafaQurux-s1z aniga rer somalia maihi balsi Somaliland inay isbadasha lee raba intan kabathan waceeb
@SafaQurux-s1z
@SafaQurux-s1z 2 ай бұрын
@@AliAbdi-ny1db somaliyana ma tihid Somaliland ma tihid ee marti edeb le noqo kolay famille xafajo aya tahay amba badhyo culus marka edeb same 🥥🥥🥥
@libanomar9769
@libanomar9769 2 ай бұрын
😂😂 inte yariidho heysatin ya la idhinka qaadhi awe ictirafke ad somali nimadhi ugu bahdhin oo oroma u gashin Isaq land qawil qaran ma noqon karee riyadha benta ah dadka kaa daaya
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 2 ай бұрын
You are a champion.racist of Somalia 🇸🇴 Where's your brain?
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
SOMALILAND WAA IN AY JOOJISAA DIYAARADAHA XAMAR I SOCDA EE DULMARA SOMALILAND
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir 2 ай бұрын
War hooy toos hurda ku jirtaa maalin cad weeyee riyada ka toos
@abtiyochannel
@abtiyochannel 2 ай бұрын
Walaal waa maalin dee habeen maaha cidiba kuma garanaysee yaad wax tusi ma beentii baad run mooday
@Hciid
@Hciid 2 ай бұрын
In aad hadashaan xasan shiikh ayaa idin gaarsiiyay sida aad doonttaan uhadla ogaadana in dhaqankiina dad yaqaan in ay imaan doonaan
@saami8150
@saami8150 2 ай бұрын
Hhhhh war dadka maanta waa ogyihiin wixi xaqiiq ah waa soo dhamady wakhtigi dadka beenta loo sheegi jirey somalia ka masul ah iyada leh dalka , somaliland wax la idhaha meel ay ka jirto dunida ma jirto. Mrkaa runta isku sheega oo waxan oo beena umada ha laga dayo .
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Kkkkk waar kan yaa unmadda kaqabta beentii iyo khiyaaligii wuu dhammaaday,Hawiye Isaaq weerari maayo laakiin iskadhiciyo dhulmahante iyo qadaadweynte Garoowe.
Falanqaynta doorashada iyo wareegga 1-aad ee Olalaha.
20:41
MM Somali TV
Рет қаралды 4,2 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 54 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 4,4 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 450 М.
DNA da Somalidu ma ka duwan tahay tan dadka kale?. Cilme baadhe sare...
24:02
Degmada Dilla iyo isku Soo bixii taageerayaasha Xisbiga kulmiye
5:08
Waa Maxay Sababta Ikraan Tahliil Loo Beegsaday
11:14
Horn Cable Tv
Рет қаралды 69 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 54 МЛН