@@sacdiyaali3641 abyo kulamid ban ahay ilmo 3bilood jira ijoga lkn awal Sifican bu usaxaron jiray isojawab abyo qli maxaa sameya😭
@hoodoaxmed38663 жыл бұрын
Waxd no so gelisa ilmaha yare lixda bilood jira caanaha u fiicane naaska logu dari karo xbbti waanad ku mahadsantahy sidaad nogu faa iidaysto marksto shugran mcnto
Abayo anigabo wilkeyga 2bil u jira saxarada wa u kala dhertahay nas iyo canabo wan siiya gabara igu dhahday wuu keydsana saxarada wuna fcyahay ilmaha sas ah wa ay kobcaan mana aqan ine runtahay iyo in kale maa ka jira warkas
@bushrobashiircali62873 жыл бұрын
@@sahraabdi208 wa been abaayo ilmha saxarada badan ayaa kobco o malinki ilaa 3jeer sa xarodo because caloshisa we bexe wax kale ayu ubaahana mar walbo lkin midka caloshisa fadhiso caano saas u badan marabayo
@umuxanaan75483 жыл бұрын
ana yaban gabdheyda 20 cisho jidha saxaro badan ku haya dhatarka geyay waxa laygu yiri waxba ma qabto calosheda ee markay saxarooto caano sii liptamil na wuu uso qoray alx alle caruurta haynoo dhaafo aad beynu uga fakarna hadey caloshi socotaba iyo hadey fadhidaba
Canaha cadiga marka siyo kuwa naska markiba afka ugaliya wana ilmo hada laba bil u dhamatay ma dhib bay ku kenaysa habo plz i jawab tan kale canaha inta ku qoran ee lanbarka ma u cabi karo labada bil inta logu tala galay marka wax ka yar ba u qasa faiido ma ka helaya plz deg deg igu so jwb comanka habo mahadsanidd hoyo wx waydiya haysano wa wareray
@cabdiqanisheekhaxmed25802 жыл бұрын
Abayo 2-3 bil imaha jira msasada nmbrka 90 ama 3 ba lo qasa canaha 3 qaado logu dara