Intaa ilaguursan leheed dhimasho ayaan kador bidaa full

  Рет қаралды 12,222

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@XasanMaxamad-i6s
@XasanMaxamad-i6s 12 күн бұрын
Siduu super carab kuu sheegay misena Talada uu ku siiyay samee wllky ensha Allh khayr inay kuugu dhamaato ayaa kuu Rajaynayaa Adna safar nabad ah Allh ku mariyo wadaakaad tagaysid inad horay sharciga Laguu siiyo ku ducayso Ana wn kuu soo ducaynayaa si Aad sanado xununkaan Aadan ugu sii noolaan ensha Allh hortaada khayr
@LaylaWarsameMaxamed
@LaylaWarsameMaxamed 12 күн бұрын
Wallalkey alle qalbiga hakuu qabo jiyo noloshada hore u wado iska bax qurbahaaga aad duruuf ayaa ku gaysay guurkaa khaladna maaha alle hakuu fududeyo saliga nabiga csw aqriso hawlahaaga alle hakuu fudufeeyo culayska alle hakaa qaado😢😢😢😢😢😢🎉🎉
@QaliYuusuf
@QaliYuusuf 12 күн бұрын
Walkeyy waxii talo gugu filan walkena subar carb aya ku siye inshalah wll kher aye ku dhamane anigna talada aya racsanhye inshalah iskabax alle haku nabad geyo wll meesha tagna yena ku badli oo hailawin xladaha aye xaskaga kugu samirtaye mar waliba farxad galin oo iyada labar 1 kow oo marku ilaahaye shaqo io sharciba ku siyo oo aad kawadgto arintaa aye aamin aye dhahado mcn halmalin hada madn idaresin inaa xaskale ilaqabtid marka abowe gabadhaa u dal inshalah anigna wan ku soo ducenaa in aye malin riyada ku rumowdo oo aad gabadha wax walibo u shegto dhibna kaga imani inshalah abowe niyada kher u sheg mar walibna alle talada saro inshalah ❤😊😊
@AniisoHassan
@AniisoHassan 12 күн бұрын
illahy ha kuu fududeeyo runtii wlhi waa arin xanuun badan😢😢
@Haliimo55
@Haliimo55 12 күн бұрын
Horta illaahay tala saaro Saliga nabigana akhriso. Talo waxaan kusiin lahaa inaad dhahdo in tagistii aan tagayay lagu xidhay insan isqabno sidaana aan kuguursaday .
@FadumoFarxaan-b4i
@FadumoFarxaan-b4i 10 күн бұрын
M.a markii hore sad uilaalisay hadana uilaali wax walbo qer ayey noqonayaan illahay dhamantiin haidiin dhib dhaamo I.a kheer ayey noqonaysaa😢🥹
@fariido1999
@fariido1999 12 күн бұрын
Iskufakar baan nahay wlhi anigaa suber caraab Taladuu waa taas nolshaa ukala kicih oo uqurxiih insha alllh waynah hagagysah qyr allh ha idinku dhmeyoh wllo Nolshaa waa isbadalaysah insha alllh nolshaan kuqurxinaa dheh wllo Allow nolsha a kuqurxiihiyo Najiidadad nalasowadaag insha alllh markaad dalka timaadi
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 12 күн бұрын
Wll weligaa guri in la dumiyo ha ku Talin xitaa Talo kle hadaad weysid iskaga aamus arintaan waa arin adag waayo bilawgi inuu sheego ayee aheed
@miskishaafici
@miskishaafici 12 күн бұрын
Iska bax abowe safarkaga wuxu badalaya nolosha wilkaga siduu igu nolado nolo hersara allaha badalkale kenaya xaskagana danta ugashy ine fahanto aya rajenaya nasib wacan safar qer qabo allaha kaga dhigo
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 12 күн бұрын
Talada wll super ku siiyay qado bowe i.a tasbiixda na baso intaa safarka tahaye i.a kheyr ayee kuku dhamanaysaa adigo waxba ka halawin😢
@nadranadem1100
@nadranadem1100 12 күн бұрын
Fikirkaaga ayan kugu raacsanhy superow ee taladaada ha qaato
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 12 күн бұрын
Wllkeygiyow ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo I.a xaaskaagana maalintaa u sheegto ilaahey swt qalbigeeda haku qanciyo I.a
@MaxamedDeeq-h3c
@MaxamedDeeq-h3c 5 күн бұрын
Wakaa subar siduu kadha waajiyay Lee waay taladu Horta sinawad leh Allah hakuugu geeyo safrkaaga kadib Ukaadi Shaqeeso dadaal badan sameey insha Allah Arintaada wanaag iyo qeer Ayee kuugu dhamaani markaas kadib lawadaag insha Allah walaal niyada qeer usheeg
@khadrasaleebaan4773
@khadrasaleebaan4773 12 күн бұрын
Waxan kula talin lahaa inaad ilaahay talo saaro waxaad ilaahay kabaridaa in ilaahay kuusakhiro armahan
@NasraMohmed-gc2ux
@NasraMohmed-gc2ux 12 күн бұрын
Plz supar carab side kula so xishidha
@NajmaMunaarig
@NajmaMunaarig 11 күн бұрын
Walalky wllhi talo mihiima ayuuku siyay walaalkeen supar carap intaaz baz wax dhaafsan wllhi garanmaato😢😢😢
@عائشة-ه2ذ
@عائشة-ه2ذ 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢aamin aamin❤
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 12 күн бұрын
Aniga ra'yi ahaanteeda yuusan hadda usheegin mida xamar joogta carabaha ha dagsado ilmaha dhul gaalo uma rabo ha dhaho kadib hadeey sii weynaato iyada baa sii caqliyeysaneysa saas ha yeelo.
@ziinamao5987
@ziinamao5987 12 күн бұрын
Waa murug Allah tmg
@Nimcorays
@Nimcorays 6 күн бұрын
Sax iyada aad uqurxi nolosheeda hana usheegin ilaa aad utagto insha Allah
@ShacniMoha
@ShacniMoha 9 күн бұрын
Xaaskaga miya nolosheeda kuqurxinaysay inad xaas kle guursatid Which dumrka xeerkooda waxpa kama taqaanid wll Ilaahy hakula garab galo🤲🤲🤲🤲🤲
@Nimco-ej5hd
@Nimco-ej5hd 2 күн бұрын
Allah ku fududeyo walakey
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Raga waxa leyagay guursada inta ilaahey raali kaga yahay daruuf waa imaada wana laga baxa ilaheygi na abuuray Waxba Kama qarsana 4 aa banaane ma dhihi lhn hadii naagta Hal bis aa ku banaan lama dhihin
@MaxamedCabdulaahi-io8bc
@MaxamedCabdulaahi-io8bc 12 күн бұрын
Allow 😊
@ainohh5402
@ainohh5402 12 күн бұрын
Talo hadaan kugu darsado wllkie waxa sameeso qisadaan oo AA soo gudbisay inaa iyada Iyo ayada wada dhageesataan qof saan Ku dhacday talo maxa Ku darsan leheed kudheh Markaa baxdid oo Denmark tagtid sharci heshid kabacdi Lee hakuu ahaato I.a🥺😭
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Cajiib waye waxyaabaha qaar ❤Lkn kalmada ninka hadu naag ila guursado geeriya ka xiga kalmad wngsn maahin jaceylkaas waa mid xaasinimo ah
@KaltumaAhmed-u6o
@KaltumaAhmed-u6o 12 күн бұрын
Xasidnimo majirto abayo runti qofka lajecel yahay aya lodhida in lagulaqeb sadho waayo mar walbo inu kulajoogo aya jeceshahay
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
@ qof walks was jeclhy abayo Lkn wax walbo waxa ka horeyo inaa tii ilaahey aminto maalin waa dhiman jaceyl anigale aa ku lahaado xooga xaasinima u arkaa aniga fikirkeyga
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 12 күн бұрын
Hadey hada muuqaalkaan daawato ka wrn😂
@FaadumoMaxamed-i8j
@FaadumoMaxamed-i8j 11 күн бұрын
Walalkay ilahay haku fududeeyo iskabax hausheegi hada
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 12 күн бұрын
Wax waliba bilaawga inaad shwegtid ayee ku fiicneed
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Naag aa inaa la tashato waa guursana dhahdo waa sharaftay hade qaadaneso
@Nada1998-lool
@Nada1998-lool 11 күн бұрын
براي مافي مبرر للخيانه حتي لو عمل هذا شيء عشان يسعد زوجته بس هو غلط ويتحمل نتيجه غلطته👍🏼
@MaryamaANuur
@MaryamaANuur 2 күн бұрын
فعلا فش مبرر للخيانة
@AyanBilow
@AyanBilow 12 күн бұрын
First person!
@NasraNashad-z4l
@NasraNashad-z4l 12 күн бұрын
Wllky hada ha usheegin iska bax lkn Markaad sharci hesho u imaaw i.n waa ay kufahmi doontaa
@queenfaatma3225
@queenfaatma3225 12 күн бұрын
Adoo gbr eh miyd sdn la tlineysaa abyo
@sacdiyabeauty6708
@sacdiyabeauty6708 12 күн бұрын
Nolasha addun wax walibo wey kadhacan talada supercarab waa talada ugu wanagsan manta inaad usheegto hadane aad katagto xanuun kale wayey malinta sonoqoto usheeg xanuunka waxaa kadaran qalbi jabka
@Nimcorays
@Nimcorays 6 күн бұрын
Oo imika hadey aragto video gan kawaran bisinka
@maxamedamiin4950
@maxamedamiin4950 11 күн бұрын
Muqaal kaan hatey aragtana maxaa dhicidoono
@Shamsailyaas
@Shamsailyaas 11 күн бұрын
😢😢😢😢
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Yaab xaraan ma galay naag Luba aroose bismilaahiye naagaha wexe iloiwen geeri inee jirto qalad ma galin ninka ee ragnimo isku yeel ilaheyne talada saaro runta waa xanuun Lkn ilaahey Wuxi baneyey waa inaa okolaato
@elissatahir6829
@elissatahir6829 12 күн бұрын
Us nayaa wax ku jecel oo Kali kugu ahaata weyde malaha naagta 3aad thy oo 2naag nin qabo ku qabo😅
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 9 күн бұрын
Sida tahy aduu dadka haa moodiin mise adaa ah tii 4 raad naya
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 9 күн бұрын
@ Subxanalah meshan qof walbo fikirkusa u ka hdlay walashey maxa la xanagday
@LovelyDragonflies-gg4on
@LovelyDragonflies-gg4on 12 күн бұрын
❤❤❤
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Ninka nin rag marku yahay waa inuu sida ilaahey raali ka yahay isago waxba xumenenin I taladisa ilahey u dhiibto kalsooni xaasinimo ah waye anigale i ahaaw wax Fcn maahin naagaha waa dhibadanyihin nin isagoo ku jecel oo guursana hadi ilahey qoro kama cell kartid taas inaa ogaato lama guraan waye
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 10 күн бұрын
Wiiilka video like usaara hooy
@XafsoXubi-i5d
@XafsoXubi-i5d 12 күн бұрын
Waraa duqanow gabadha amee video araktaa inta adn garin mesha ad higsaneso 😢
@abdirhmanahmed1804
@abdirhmanahmed1804 12 күн бұрын
Ragaaso midhan baa dumarka nagu diraaya Laba khalad ayaad gashay inad xaaskaga khiyaanto oo gabdhkle la shukaansato iyado ku daacada iyo hdna inad guursaty Wlhi anuu waxd samysy wa ka xumaday wll law dheh wxay ahyd mrkad aragto adoo bila camala inanad is dhiibin oo shaqo raadsato xaaskagana aanad khiyamin Slkn hda way dhacday Talada aan ku siin laha waxay tahy inad ka shaqyso sidaad xaaskaga kowad u keeni lahyd Denmark ka dibna mrkad keento aad wax walba u sheegto oo aad cafis waydiisayo oo aad laba gabdhood sidaa ku haysato
@SumeyoMaxamedAxmed-t7h
@SumeyoMaxamedAxmed-t7h 12 күн бұрын
Anegi ogu horeyo
@DeegoaadanDeegoaadan
@DeegoaadanDeegoaadan 10 күн бұрын
Aboowe qalad ween waaye maxaad markii koowaad ad usheeki waysay in aangabay kusoo caawisay maalantii badaliido islamaalantii markii kaimaatay ayaa lagarabay adigaba rabay inxariir lakusoo bandhigto walaahi hadii ayada jaceshahay waad lasocosiilahaydy
@NastrexoAxmaddahir-yh2ov
@NastrexoAxmaddahir-yh2ov 12 күн бұрын
Waxtiirayasxa
@idirissroblehbilleh1991
@idirissroblehbilleh1991 12 күн бұрын
😊
@fariido1999
@fariido1999 12 күн бұрын
Carabow wiil america asnaah sas ahaa xageeh kudabeyay
@haa8793
@haa8793 12 күн бұрын
Dikriga wala qarsadaa walalo xitaa afkaga an lagadaremin adiga iyo ale inu idin daxeeyo xitaa gacnta markad kuwadatid ad qarsato
@fariido1999
@fariido1999 11 күн бұрын
@@haa8793 digrigaa alle lamaqariyo qeyrka allh baa leh dad hadad igu xistiid kuwoh kaqayrbadan baakugu ag xusayaah Nagtada dhexdeda ale kuxuus dadka Hortooda shugrn
@Dhagoosha1998
@Dhagoosha1998 10 күн бұрын
🥹😭😭🥹😭😭😭
@SafiyoAbukar-tf2kx
@SafiyoAbukar-tf2kx 12 күн бұрын
Eddd
@Munaquen-t7s
@Munaquen-t7s 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Ninka nin rag marku yahay waa inuu sida ilaahey raali ka yahay isago waxba xumenenin I taladisa ilahey u dhiibto kalsooni xaasinimo ah waye anigale i ahaaw wax Fcn maahin naagaha waa dhibadanyihin nin isagoo ku jecel oo guursana hadi ilahey qoro kama cell kartid taas inaa ogaato lama guraan waye
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 12 күн бұрын
Raga waxa leyagay guursada inta ilaahey raali kaga yahay daruuf waa imaada wana laga baxa ilaheygi na abuuray Waxba Kama qarsana 4 aa banaane ma dhihi lhn hadii naagta Hal bis aa ku banaan lama dhihin
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
KIISKA DAMIRKAN IYO ARGOSI WAALI AH!!@sawdamqaalib
1:03:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 73 М.
SAAXIIBKII DILAAGA AHAA.|| QISO DIL AH .
36:15
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 4 М.
WAXAN NOQONAY WALALO QISO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
1:04:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 79 М.
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 59 М.
KIIS LALA OOYAY WUU I KUFSADAY AYEE DHAHADAY WEY XIRTAY NINKEEDA WUNA WAASHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:13
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1,6 М.
MASEER #qiso
51:06
HIGSI NO.1
Рет қаралды 35 М.