ADIGA HAL MAR AYAAN KU QIYAANEY LKN ANIGA NOLASHA AYAA IQIYAAN TEY

  Рет қаралды 24,808

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

2 ай бұрын

#supercarab #haguleystojaceylka #higsino #qiso

Пікірлер: 118
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 2 ай бұрын
Xumanti ay subiyan Rabi Aya kajare wll qaali cafimad abw mcn ❤❤❤❤❤❤
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 2 ай бұрын
Iska cafi ilhayo dardiis iskaka cafi adgan ilhayo mid ka khery badan ha ku siiyo walalky ishal ❤❤
@dahirshirwa3528
@dahirshirwa3528 Ай бұрын
Maasha allah runtii adiga oo barnaamijkaan daadihinaya aad Baan kaaga mahad celinayaa 100/100
@MUNAArab-md1vy
@MUNAArab-md1vy Ай бұрын
Iska cafi wllky ilaahayna mid wanaagsan oo kuu qalanta alle ahaku siiyo noloshu kuma xumayso wllky runtii wxd thy qof qiimo leh❤
@XaxsoSulayman
@XaxsoSulayman Ай бұрын
Iskacafiwll bedel qeyr qabo allehaku siiyo 😢❤😊😢😢scw ❤️ ♥️
@user-kg2ps4dq7i
@user-kg2ps4dq7i 2 ай бұрын
Iska cafi wlkey mcn wayo alle wuxu jaclhay dad dadka kle iska cafiyo alle dartis u cafi wll waa codsi ❤❤❤😊
@user-kg2ps4dq7i
@user-kg2ps4dq7i 2 ай бұрын
Ha gulesto jclka❤❤❤
@XassanAbdullahi-je3eu
@XassanAbdullahi-je3eu 2 ай бұрын
Runti wll wey kuxumeyen lkn adiga iska cafi aniga kumadhahaayo dib wll oga dhigo isaga iyaduna dib uso cesho lkn iska samax gabar wngsn tii horene kaaga fcn allaha naxariista badan haku saqiro aamin aamin aamin good like
@Fatushhusein-oi2bx
@Fatushhusein-oi2bx 2 ай бұрын
Wlhi waa qiso aad uxanun badan oo iga ilmaysisay srry abwe wlhi wad heli doonta qofkii nolashada uqalmaye qofta kuqiyantay ma ahayn midii nolashada uqalmaysay Allah dartii ucafi adiga aya kulaystay intii aad adiga mnta aad shalayn lahed oo aad ahan lahed qofka cafiska waydisanaya alxm dheh wayo waxad noqotay qofka cafiska lasowaydistay abwe Allah qalbiga kuqabojiya❤
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 2 ай бұрын
Mashallah ilaaahay hakubarakeeyo wll qaali ❤ inshallah wad liibaneysa,,abw mcn cafis iyo samiix dhnkga haka nqto,wyo hooyada, aabaha ayd noolal wngsn siisay wll qaali, adiga duca ayd iyo frxad ayad xeshau y
@user-iq5cj1xx9x
@user-iq5cj1xx9x 2 ай бұрын
Iska Cafi brow inta wax cafisa ayuu dadka ugu jecel yahay marka dar ilaa hay isaga cafi i can tell that you get a big heart brow ❤
@AzhwaannajeipHeetiye
@AzhwaannajeipHeetiye 24 күн бұрын
IlHaya qalbiga haku boksiyo wll nolol tan ka qurux badna ban kugu duceenya in.a iskana cafiy wllo adunka wax kasta wad kala kulmaysa lkin adu noqo qofka cafiska badan😢❤❤
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 2 ай бұрын
M.a legend 🙌 thy pro iska cafi waa xaal aduunyee badal qeer qawo ilaahey swt hakuu badalo I.a iska cafi pro
@xayatahmed8198
@xayatahmed8198 2 ай бұрын
Nabsiga sidaa buukuficanyahay lkn wll plz dumarka dhan mawada xumo adiga sidaad dacad uaheed gabdho dacad uah bajiro ee aamin
@siciidrashiid-xg6td
@siciidrashiid-xg6td 2 ай бұрын
Wxan rajeynaya inaa ka mid tahy❤
@ZaynabBintuhasan
@ZaynabBintuhasan Ай бұрын
Ilaahy gabdhy baariy ilaahy ha ku siiyo
@Nimcorays
@Nimcorays 24 күн бұрын
Qisoyinkaga qalbigan ku dajistaa wlahi insha Allah malin ayan qisadeyda kula wadagi malintaan guuleysto
@user-cx1om4vx9k
@user-cx1om4vx9k 2 ай бұрын
Wllkey iska cafi qof cafiska badan alle jecel ilahay raali kaah blz cafi aabowe ilahay ha kusahlo waxwalbo wanagsan
@XalimoXasan-bx2zq
@XalimoXasan-bx2zq Ай бұрын
Iska cafi wll bedel qeyr qabo alle haku siiyo
@samiirasm1834
@samiirasm1834 2 ай бұрын
Qiyaanada adiga sameyay ayy kugu soo noqonee wanaag samay sa u aragto wax walpo wanaagsan❤ qalpiga alle ha ku dhayo wll
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y 2 ай бұрын
Wll dar ilahay is kaga cafi ilahay xuwuu jclyhay kuwa cafiska badan😢 adina ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo badal kheer qaba wll😢walhi sxp wax laso dhaweysto maha😢😢
@Asmamaxamed6453
@Asmamaxamed6453 2 ай бұрын
WLl iska caafi ban ku odhan lahayn Gabadh wanagsan oo bari ku noqota Alle ku waydiinaya insha allh duco walid bad qabta WLl 🥰
@user-nq7vs6qz2t
@user-nq7vs6qz2t 2 ай бұрын
Waad helaysaa gabadha ugu qaalisan lkn wali weeye wlle illaahy na waydiiso
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 2 ай бұрын
Lillahi qabo iyo laqdhaame iskumeel magalan wll qaali
@noranora-kz6fo
@noranora-kz6fo 2 ай бұрын
الله يبارك فيك يا اخي المسامح كريم الله يسعدك سعاد مابعدها سعادة.❤
@katrinahaji5620
@katrinahaji5620 2 ай бұрын
Asc walalkayga super carab aniga ahayn wxan dihi laha iskacafi ilen adunyo qimo malahan adunkan waxa uguwanagsan qofkii kuxumayo iskafi bidnillah farxada labada walid dartot bidnillah rer wanagsan ayad heli dontaa insha Allah asc ❤❤❤❤
@bellahaji9884
@bellahaji9884 2 ай бұрын
Masha Allah walal iska cafi ilahe Qalbika haku Qabojiyo
@IsraBashir
@IsraBashir 2 ай бұрын
Wall iska cafi run ahaanti qisadaada way iga farxisay marna way iga oysiisay lkn iska cafi dadka dadka cafiya ayuu ilaahay jecelyahay waadna heli doonta in.a farxad iyo nolol qurux bdn duco ayad xambaarsan tahay hor usoco hamurgin ilaahay talasaaro wall 😥
@mariyofaarax8043
@mariyofaarax8043 2 ай бұрын
Ducada waalidka ayaanad kukhasaaryn ee ale hakuu siiyo raaliyo
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 2 ай бұрын
Inshallah wnkusoduceynayna wll qaali,, lknse ilaaahay dartis ucaafi abw mcn ❤❤❤❤❤❤
@BaaquliboyCooomow-pc9dy
@BaaquliboyCooomow-pc9dy 2 ай бұрын
Walky ❤calaf wanagsan kurajeenaa🎉🎉🎉🎉🎉
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 2 ай бұрын
Iska cafi wll adn qalbiga alle haku qabojiyo saltul leyliga badi iyo ducada markle janis sii naftaaaada ❤❤❤❤❤❤❤
@user-nr6vb4xw3z
@user-nr6vb4xw3z 2 ай бұрын
Iskacafi illaahy qafka cafiska badhan wuu jclyhay 😢😢iskudhey gabar wanagsan wad helesa
@user-gl9ob2fc8n
@user-gl9ob2fc8n 2 ай бұрын
Ale qalbiga ha kuu qaboojiyo❤ ee nololkale sameso 😢
@zahralulu2083
@zahralulu2083 2 ай бұрын
Wllkey aniga waxaan ahay gabar wlasha ah talada aan ku siinaayo waxay tahay iska cafi alle haku cafiye cafiska alle ayaa jecele waxaad qabtaa ducada hooyadaa iyo aabahaaye wax kaa halaabaayo ma jiraane wllkey qofki ku xumeeyo ha xumaynin ee wanaaji alle ayaa ku wanaajinaaya adigana alle hakuu sahlo mid ku jecel oo ku ilowsiinayso dhibaatadi aad soo martey waa talo walaashaa
@mychannel-ed5rm
@mychannel-ed5rm 2 ай бұрын
In la cafiyo ma mudna lkn iska cafi adigana cafimad ayey kutahy si qalbiyan u cafi iskana hilmam qof ilahay wanajiya tahy kawanagsanaw inshaAllah gabadh fiican oO bariyad ah sidado kale in Alle kusahlo ayaa kurajeynaaya
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 2 ай бұрын
Wll iska cafii adigane noloola wanaagsan ilahey haku siiyo wiil wanaagsan ku dayasho mudan tahay ❤❤❤❤❤
@SleepyGazelle-nw5bq
@SleepyGazelle-nw5bq 2 ай бұрын
Asc walaal iskacfi Rabbi dartisa sidii adigaba Rabbi kuu cfiyo A
@user-ui5hz9jf2q
@user-ui5hz9jf2q 2 ай бұрын
Wllo waxan ubahanahay wiilka waxanan joga hargaysa ee wllo ma ila xidhidhin karta ado raliya ❤❤❤❤
@user-mg5pk2rk2z
@user-mg5pk2rk2z 2 ай бұрын
Wa nin raged manshallh ❤
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 2 ай бұрын
Iska cafi wll ilhay dardi ku cafi lkn noloshada haku soo celin labada qofo rabi mid qalbigaga ilaliza calaf ha kugu daro😊
@user-ck1sx7kl4s
@user-ck1sx7kl4s 2 ай бұрын
Wll waxa allah kaga baryaa inuu kuu sahlo gawer Bari ah ayaa allah kaga barya qalbigana allah Haku qawooji amiin yarabi 🤲
@user-fy8rk7yw2c
@user-fy8rk7yw2c 2 ай бұрын
Wala iska cafi alle Haku cafiyo ❤❤
@user-uz8iw8xi8g
@user-uz8iw8xi8g 2 ай бұрын
Wll Allah dartii iska cafi waad aragtay sida ay kaagaliitan midaan cashar baykuutahy waayo Allah waxa uu imtixaama dadka uu jecelyahy markastana badi astaqfaarta iyo saliga nabiga wayo maanta waxaad taagantahy guul waayo hoyo iyo aabo ayaa kuu duceyay waxdhib ma arkeysid i.a waxad arkeysaa mid wanagsan waana kuu soduceynaa i.a
@user-nq7vs6qz2t
@user-nq7vs6qz2t 2 ай бұрын
Iska cafi wllkey qofka wax cafiya illaahy baa cafiyee
@dahirshirwa3528
@dahirshirwa3528 Ай бұрын
Talo Walaalkay wlh waxaan kugula telinlahaa labadaba iska cefi Balse wlh suma wlh waxaa albaabka soo isteegi doonta mid aad nolasha ugu farxada badan kuu bedeli lahayd xqq 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-ph6fp9gd4x
@user-ph6fp9gd4x 2 ай бұрын
Ala wll adigu qof can baad tahay Lkn aduun ee iska cafi😢
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
Waxan ku leyahay ficilka wangsn ee hooyada io aabaha kumidooben inad ku dhaqaqdo runti waxn islaha ma fahmi dona hadlka aabehiis u sarbeebay lkn Alle waku haleeshiyey alxmdulillah adna waxan ku rajeyna sabarkaga mirihiisa inu kuso dhaweyo oo boqorad boqortoyo kula dhisto saalixad inu Alle ku siiyo adne boqor unoqoto bi idinillah xirir marka goansato ina sameyso salaada istiqaarada tuko wa in qorshahaga Alle utalo saarato micnaha saladaas farxd Warta ku rajeyna wllky mcn 🥰👑
@user-fb6li9xm4j
@user-fb6li9xm4j 2 ай бұрын
is kacafi wll waxan wa adunyo...illahy dartii ❤❤❤
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 2 ай бұрын
Wllkay qalbiga ilahy ha ku qaboojiyo marka labaad wllky waxaan ku leyahy iska caafi dadka waxa u wanagsan Midka cafiska badan in sha allaah guul ayaan ku rajenayaa
@user-xg1xq3ne6k
@user-xg1xq3ne6k 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭
@XamdiAxmed-dv9rh
@XamdiAxmed-dv9rh Ай бұрын
Wll iska cafi waxaan waa aduunyo
@user-ck4or9le9s
@user-ck4or9le9s 2 ай бұрын
Wll iskacafi aduunka lagumawaarayo wey kuqiyaameen lkin adiga karonow adigane midkale oo qalbiga kuqaboojiso alla hakisiiyo wll😢😊
@nurahusseen2005
@nurahusseen2005 2 ай бұрын
Alle haku xaafiido mama
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 2 ай бұрын
Guuuuuuuuul
@AxmedAadan-yg6fh
@AxmedAadan-yg6fh 2 ай бұрын
𝙊𝙤𝙝𝙞𝙣 𝙞𝙜𝙖 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙩𝙖 𝙬𝙡𝙝𝙞
@CosobAbdiNasir
@CosobAbdiNasir 2 ай бұрын
Iska cafi walaalo illahay cafis ku jecelyahee 😭😭😭
@Swedish-footballlover
@Swedish-footballlover 2 ай бұрын
Iska cafi lakin iska iloow oo dib ha ula saaxiibin. Pardonne c’est mieux pour ton coeur wallahi
@maryancusman8971
@maryancusman8971 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-bo2rp4fj1c
@user-bo2rp4fj1c 2 ай бұрын
Wll iska cafi illhy dartii adigon wll nimo io jacylba ka radinynin alleh dartii u cafi ,allena adigana jacyl fiicn alle ha ku siiyo wll ood ku ilawdo
@ruweydaxasanaxmed2362
@ruweydaxasanaxmed2362 2 ай бұрын
Wllo iska cafi waa adun qofka cafiska badan waa qofka ugu wangsan dunida
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 2 ай бұрын
Wiilkaasi waa qof daacada waxaanuu u baahan yahay qof kaloo daacada aniga ayaa diyaar u ah qalbigiisa inaan geliyo gabadh kale tusana inaanay dumarku khaaimiin wada ahayn ee ay jiraan gabdho naftooda kuu huraya hadii uu u baahan yahay igu soo xidh wiilkaas
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 2 ай бұрын
Wilkas wa wil fican masha allah ani rawo ina ka dhayo dhibka igu so xariri😢
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 2 ай бұрын
Aduunka ugu necbahay qof balwad leh
@CumarHussen
@CumarHussen 2 ай бұрын
Is kacafi wll waxan waa adunyo walaga tagaa❤
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vh1dq2wm8m
@user-vh1dq2wm8m 2 ай бұрын
Runtii aniga Tåan e haysata ayawa nocan mana rawa enan jacelkey dibka ega haysta an wadaga wayo hadii an daha wan hadlaa o hin ayan u hadli karin
@user-sf9ql4kr1n
@user-sf9ql4kr1n 2 ай бұрын
walkey iska cafi 😢😢😢
@user-np5qt6lk1y
@user-np5qt6lk1y 2 ай бұрын
Iska cafi wllkai mcn
@user-ct3md5jp6e
@user-ct3md5jp6e 2 ай бұрын
Iska cafi wll ilahy ku daa 😢
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 2 ай бұрын
Wiilka dhanka waalid adeeca waan ka simanahay wax walba oo noloshayda ah hooyaday iyo caruur aan habo u ahay baan uga tagay jamacadaydiina aan u xidhay wiilkastoo xiriir ila sameeyana u iraa ilaa hada wll anigu jcyl iyo wakhti inan kaa lumiyo ma rabo waayo hooyaday baan gacanta ku hayaa iga xanuusan iigu soo duceeya in alle hooyaday ii caafiyo wanan aminsahay cafimadka hoyaday ka dib inan ducadeeda heli doono Allena nollasha igu guulayn doono
@CosobAbdiNasir
@CosobAbdiNasir 2 ай бұрын
Allen ha caafiyo wll 😩
@naimawarsamenaimaquruxsan2623
@naimawarsamenaimaquruxsan2623 2 ай бұрын
Alle hakuu caafiyo abyo
@ZaynabBintuhasan
@ZaynabBintuhasan Ай бұрын
Ilaahy dartiy u cafiy
@zakidaacad7830
@zakidaacad7830 2 ай бұрын
Iska cafi wll 😢😢😢😢
@user-vn1ep1ec6n
@user-vn1ep1ec6n Ай бұрын
Iska cafi wll
@user-ht6eu2oz1n
@user-ht6eu2oz1n 2 ай бұрын
Ala Inta bdn mexey no qayanan kuwa nagu dhaw qof walipo qiso ayu le yahy Mar un hadaa qisdeyda soo gudpin lahaa Wlhi Qalpiyo badn ayaa dreenkoda bdlmilahaa wiil aa mudo 2sno xirir jecel naga dhexeyay aa iqayanay gawr ayuu iga doorsdy wuu gursdy aydoo og inaa aniga jeclhy mxaa dhcy aygiii aa wxey isku noqden Imtxaan 1mr ayu furay ilaahey amarkisa nafsiga masoo daaho wlhi Dunidan ugu jeclaa ino ngta qabna aydaa ushgdahy lkn mudoyiinkii ugu dmpeyay xirir kena wxuu nody mid murugo faraxd lahyn mrkas aydaa ogthy ino aniga ila socdo kdip sidaso igu shegy si la igaga nixiyo ayaa wuxu igu dhahy uur ayey iledhahy lkn aniga waxaan ahy qof alle ku xiran oo dhip mrku iqabsdo slaatu leyl ban 5 cawo okacay hpnko wax walipo iishegy ilaahey qalpigeyga wuu ii adkeyay wuna iga tirtiry alxm hpn arbco oo ishegy waxaan dhahy adun io aaqiro kuma cfin doono jimcdiina wan wcy waxan ku dhahy wan ku cafiyay kdip alxm faraxd hpnkas ee iblawtay Nole iga farxd bdn inu jiro umamleyo 3 isbuc kdip waxaa dhacdy ino isoo wco kama qabn friimo ayu isoo diray dagalkodi io buuqdi ayaa baty isfahn waa kadhxmry ayda xitaa wee isoecdy wexy igu tiri apyo isks cfi kan asigpa nolosh ciriri ku noqte 2doodi meel wlipo igala sohdlan wka blocgreyay xitaa dad ayu iso diray wuxu dhahy hdey rpto xitaa drteda ufuraa qof wlipo hdlkisa igu so qdo wnka dhern jiry bishii 1 ogday. Qayndoda hpnka ciidaa lafuray
@user-tg2jm4dz4d
@user-tg2jm4dz4d 2 ай бұрын
Ax wlhi Wilkas isku qiso nahy wll anigu wxn kugula talin lahaa inaad iska cafiso cafisku wa shay qaliya anpa wn iska cafiyey hadana wn iska faraxsanhy iyakuna way isku warersan yihin
@ASMAAHMED-iq2th
@ASMAAHMED-iq2th 2 ай бұрын
Wlhi waan jidhi dhicoodey kama xuman iyada Khiyaanadeeda Lkn wiilka qiyaamaadiisa kaxumadey sxpka aadka dhigatey sorry wlll alle qalbiga hakuu qabojiyo
@SalaadoCali-yg1yy
@SalaadoCali-yg1yy 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-uw9wp2ms6x
@user-uw9wp2ms6x 2 ай бұрын
🎉
@ramlamohamed-nf5cu
@ramlamohamed-nf5cu 2 ай бұрын
Wll iska cafi😢 ilahey cafis bdnaha jeceylyhy 😢
@user-oj5vv1bi5n
@user-oj5vv1bi5n 2 ай бұрын
Iska Cafi ilahy dartis ucafi ajir aye Ku tahay wll
@AbdullkadirHusein
@AbdullkadirHusein 2 ай бұрын
Hi morning my Dear
@dahirshirwa3528
@dahirshirwa3528 Ай бұрын
Walaalkayga qisadaan ku dhacdayna xqq aad ayaan uga muragoodoy ilantana waan ceshanwaayey Nin yarna ma ehi balse waxaan ahay shaqsi ay ka ilmaysiisay sida qisadan ku wejehantahay oo mid la mid ahi soo mareen taasaana isoo xasuusisay ilamadana la ceshen waayey 😭😭😭😭😭😭😭😭😱
@deganisma1592
@deganisma1592 2 ай бұрын
Qisadada music ban lala dhagaysan karin music la an soda wll
@sagalahmed7956
@sagalahmed7956 2 ай бұрын
Wll iska cafi tani waa aduunyo noloshana ha ka niyad jabin wll
@nurahusseen2005
@nurahusseen2005 2 ай бұрын
Wcs
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 2 ай бұрын
Wll iska cafi rabi cafiska ayuu jclyhy iska cafi mid ka kheer badan ayaa heleesaahe
@user-xg1xq3ne6k
@user-xg1xq3ne6k 2 ай бұрын
😭😭💔💔😭😭💔💔
@SaacidCabdi-uh9vq
@SaacidCabdi-uh9vq 2 ай бұрын
Iskaca fi wll
@user-ht6eu2oz1n
@user-ht6eu2oz1n 2 ай бұрын
Wuxuu bilbay inu meel wlipo igala soo hdlo wxuu yiri nafsigaga ihesto ilhey baa og xldeyda io sidaan ahy noloshaa ciririr igu noqotay iska key cafi jwp man sinin wyo mar hore inan cafiyay ayn ogahy Mnta nolol faraxd mahesto waa dhipane wllkey mcn aniga waxaan kula talinaa inaa iska cafiso hpn wlipo soo kac 2rcdod duko ilaahey bri lashkeyso wiil dhlnyraa tahay mustqbl aarptaa fadhiga kakc dumrka waxaa ku jiraa kuwo fcn daacd ah ilaahey yaqanan Tankle talo klaa kusiina taladaa kusiinayo wexy tahay mrkaa gawar barto markaa xirir lugta saan ula gasho Ducda bilaw slaadkasto aad dukto ilaahey bri dheh ilahyow gawdhan hduu kher igu jiro iwaafji hdee shr igu jirto shrteda dhinac iga mari hadaa jeceshahy xitaa dheh wyo bni aadma shar io kher waa laga fishaa wlhi hadaa is fahmi weydan ood kla tagtaan ogow ine san qer ku ahyn uu sharteda alle ka warejiyay hana quuusn mrkle haniyd jabin waxaa tahy wiil wngsn oo baari ah m.a ilaahey haku sharfo raga baariysha ah aadban ujeclhy ane wan kusoo duceynaa mid ahlu diina 5teda slaad dukto baari ah ku jecel kaa fikireso dhipka kaa ilashanso faraxadada katalineso inu ilaahey calaf kugu daro Inkstoo aniga aan ahy intaa kugu duceynyo wlhi isma faaninaye waxan jeclhy inaa helo qof baari ah adiga hdn ku heli lahaa wy iiidhacn lahyd wyo wiil wngsnooo ehel fcn kasoo jedaa tahay
@user-us9to9yh2j
@user-us9to9yh2j Ай бұрын
Asc iskacafi ilaahay wuxu jecelyahay cafiska
@KhadroMaxamad-hu7dj
@KhadroMaxamad-hu7dj 2 ай бұрын
Wll iska cafi qofki wax qiyamo wa xanun lkn wey cibraqaten iska cafii wad libaani somey xirir wad heli gabadh wanagsan
@user-xs4pf5ot8g
@user-xs4pf5ot8g 2 ай бұрын
Ax walo waa qiso xanuunbadan.lkn adi iskacafi.walo
@user-rm2zh2ex2r
@user-rm2zh2ex2r 2 ай бұрын
Tukherqabta alaha kukeno
@aishahillow5655
@aishahillow5655 2 ай бұрын
Allah dartisa iskaka cafi wll😢
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 2 ай бұрын
Iska cafi wll adna waxa helaysaa mid noloshaada kudeeqda
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 2 ай бұрын
Nabsigu maso daaaho ee iska ilaali😢
@user-do9tf3dq8o
@user-do9tf3dq8o 2 ай бұрын
I agree with super carab
@Shureim.Hussein
@Shureim.Hussein 2 ай бұрын
War iska çatıysan ku leeyahy
@Shureim.Hussein
@Shureim.Hussein 2 ай бұрын
Çatıysan ku leeyahy
@XawoaliAbdirahman
@XawoaliAbdirahman 23 күн бұрын
Asc.wllow.iska.cafi.kuwa.dadka.cafiyo.ayaa.ugu.wanagsan.illahy.wuxuu.jecelyhy.kuwa.adoomihiisa.cafiyo.illahay.waxan.kaaga.baryay.nolol.wanaagsan
@mariyofaarax8043
@mariyofaarax8043 2 ай бұрын
Iskacafi
@nastehaahmedosoble1931
@nastehaahmedosoble1931 2 ай бұрын
Taladeena hadaa qaadaneesid taladeenu waa iska cafi rabi ayaa kuu naxariisan doona oo mid ka kheer bdn kugu bedeli doona i.a
@AbdirashiidXusen
@AbdirashiidXusen 2 ай бұрын
iska cafi Alle dartiisa
@user-qt6wz6qt3z
@user-qt6wz6qt3z 2 ай бұрын
Sry wllky iska cafi wllky ilhay adina badal qer qabo alaha ku siyo wll
@naimawarsamenaimaquruxsan2623
@naimawarsamenaimaquruxsan2623 2 ай бұрын
Ax srry😢abyo badal kheir qabo Alle haku siiyo
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 2 ай бұрын
Iska cafi
ANAA KU DHEELEY  QIMAHEEGII #qiso
45:13
HIGSI NO.1
Рет қаралды 16 М.
GUURKII (GEERIDA)  FULL VIDEO
40:05
HIGSI NO.1
Рет қаралды 36 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
AMAKAAG AYA KUGU DHACAYA MARKAD DHAGAYSATO QISADAN!@sawdamqaalib
47:10
Noloshaan wey iiga dhamaatey😭😭? || Qiso xanuun badan
1:08:15
Xaaskii Guusha #qiso
47:27
HIGSI NO.1
Рет қаралды 28 М.
Sheekada Qiso Hooyo iyo Qiso Jaceyl | Wariye Maxamed Cabdi Qalinle.
48:26
Qamar     Qiso xanuun badan || Qisooyin channel
1:29:57
QISOOYIN
Рет қаралды 19 М.
QISOOYINKA KU CIMRI QAADASHO MUDAN| SHEEKH XUSEEN CALI JABUUTI 2024
50:51
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 37 М.
AXDi
36:16
HIGSI NO.1
Рет қаралды 24 М.
GABAR IYO HAWARYARTEEDA OO HAL NIN ISLA MEHERSADEY #qiso
46:12
HIGSI NO.1
Рет қаралды 17 М.
SIXIRKII AAN SAXIIBTEYDII  full #qiso
47:08
HIGSI NO.1
Рет қаралды 91 М.
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19
Sawda Qaalib
Рет қаралды 77 М.
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
MrBeast Встретился С Сигмой😳 #shorts
0:48
a_ve_znali
Рет қаралды 2,8 МЛН