Waqti bathan ayan kamaqna KZbin ka manta channelka Ayan kabilawe runti love you,❤️❤️❤️siz
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Love you too well come back 🎉🎉
@hanat9504 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib thankz siz
@nortaabdinoradow262 Жыл бұрын
Ohh??! Sorry post partum depression baa ku dhacay😭😭😭
@nadiiraducale5848 Жыл бұрын
Wcs wll qali sodhowow
@camraomarsheikbilan438 Жыл бұрын
Wcs sowda nuuray la soo dhakhso abaayo qaybta labaad
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
Walalaheyga somaliyeed 😍♥❤ Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢
@fartun9503 Жыл бұрын
Ramdan kariim ❤
@HafsaGorod27 күн бұрын
Sawdaa❤❤❤❤❤
@kadijaali4753 Жыл бұрын
Masha Allah sawda aniga qorta i xanuntay lakin wa aqliyeysay ilmo yar coronihi dhalay barkin jilbaha saray Jiray ilmaha yarna barkinta dulsaray sas naska ku sin jiray wa raxo
أختي الفاضله بارك الله فيك إذا تكرمت حتى يعم الخير لجميع بناتنا ويكتب في ميزان حسناتك أضيفي بعض النصائح لاخواتنا البنات خاصةً بما يخص الصلاة والحجاب الشرعي وتجنب السوشيال ميديا ومايجري فيها من رداءة وسؤ إستخدام بارك الله فيك وجزيت خيراً إن شاء الله
@sawdamqaalib Жыл бұрын
شكرا شكرا لك
@makakhaliffarah28174 ай бұрын
Sallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@fartun9503 Жыл бұрын
Sorry
@XamdiHaashi-gq4qh Жыл бұрын
Abaayomahadsan
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤❤ ramadhan mubarak
@BashiirCismaan-wv4xg Жыл бұрын
ماشاءالله
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
@Salma Abdirisaq wll jacaylku indho malaha mida kale beenbu ushegay isma control kartid
@aishamohamed1522 Жыл бұрын
War gabadha liketa u saara marnaba 1k in la gaarsiiyo way yartahay wlhi waan ka xumaadaa markaan arko dhow boqol kaliya ay u saarta😡
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Thank you wllo 🎉🎉🎉
@HiboGaas-d1l3 ай бұрын
Wsc wll
@DaauudJaamac-eh4uf3 ай бұрын
Sawda bilan layk saar afkeedu udhawaa
@duco2 Жыл бұрын
Sowda💯❤️
@hamze-mahamud200210 ай бұрын
Aabaayo carabtan ku haystaa qisaskooda
@nooranoor784 Жыл бұрын
Wlhi waa dhibki iso maray alxa 2ilmo ayaan kaligay koriyay alxa habeen maan seexn habeen la igama nasin alx hada gabadhaydu waa 7bilood walina habeenki sifiicn uma sexto alxa
@buurdhaabmedia Жыл бұрын
sowda mohamed walal inbox igulahadal
@husseinhuniko3434 Жыл бұрын
Mashallh Mashallh Mashallh my sister keep going lkn wan kaxumaxy ina sas logala gabar Somaliyed lkn Somali sas mawala axan
@fartun9503 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@faridfarid6561 Жыл бұрын
Waa runtaa waa in waxkasta laga fiirsado, gaar ahaan ladhaqanka dadka si aysan noo dhibaatayn ama nooga faaiidaysan. Laakiin waxkasta annagu sabab umanihin Tusaale ahaan haddii qof isagoo curyaan ah dhashay ma isagaa sababsaday? Waa maya….markaa runtii Adduunyo waa imtixaan.
@FaizaaderowAhmed4 ай бұрын
Qisadan qeebkale 2aad masodaynin miyaa waqti hore waaye
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@Sacdio-ls6xh8 ай бұрын
Xagu ku arkay qof bufis kujiro o qof cusub kiska logu darayo
@abdirahmanadan6550 Жыл бұрын
Asc
@nasraqaali70508 ай бұрын
Gabadhaan ayadaa qrybteeda ka soo bixi weysay ee ciddu ma xumeyn. Hadii ay lashaqrysan laheed way caawin lahaayeen. Laakiinse ayadaa sidii qof ka sareeya u dhaqantay.
@warsan114 ай бұрын
Wiilkooda ayaa khaldanaa miyuu guursado gabadh meesha la fahmaysa inta uu keenayo gabadh aan waxan ba fahmeyn ayuu u keenay reerka gabadhu na khalad bay samaysay aad u weyn maxaa dhadhaab geeyey
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Nin so dhumo ku dhahayo faido malahan aniga nin so dhumo idhahay tag dhahay wan buriyay waligeyga wa fe jigna rabi sharkot iga badbadiyay alxd hada hoyo carur yar yar hesto ahy