HAZAL your dream come true 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯congratulations
@KawtherAbdi62 ай бұрын
War bal icaawiya oo iso booqda walaala yaal wlashino KZbin ku cusuba ahye ❤❤❤❤😂
@wizzuzamme82682 ай бұрын
Wa iga haysaa😂 guleso 🤸
@SaynabMaxamuud-m2b2 ай бұрын
Waku saray xbbti
@A.zhakur_Cr2 ай бұрын
Caan hada noqoto hay ilaawin 😂keep going queen 👸🏽❤
@HamkizАй бұрын
Mansha’Allah tabarak’Allah iskuwara hunno
@cismaanxasan65552 ай бұрын
yaaah 2021 bay i jeceyld miyuu yiri mise anigaa moodey gurigaagii waxa dudumiyayba ayadaa u sababa malah 2021 san filayo dumaasheydii horey bad la joogtaye
@ayaanbillan86342 ай бұрын
Haah Waayo Rerbu Laha Markey Dartih uga Timid Garowe
Hasal waliga qof ehelkaga ama qarabab oo ku helinyey haa eden wayo waxbuuu kula rabay mahe cidna kuguma diren mida kale bararka irbada ad is galisay baa ku kenesay bararka wax sixira o ku ahayey majirin ninka said bad u jecled wlley😊
@SumayaSaeed-p8s2 ай бұрын
Mesha isfahamdara kajirto isha waa xaq waxa macqula iney xanuunsaned kdibna murugti iyo wixii iney kuso kiciyeen waxa jirkeda kujiry dadkana ay u arkeen inuu asi sixry mararka qaar waxa dhacdo qof xanuunadas qabo oo is ogeyn ama in laga xanajiyo ama murug uu daremo kdib wixii ay saas uga so qeyliyan ine jeceshahayna waa wxey iyadaba ku cadeysy ceebna maha
Subxanallah ilaahay danbigeena ha dhaafo bal naagtan suraheeda bal fiiriya , Quran iyo wax baa laysaar saaray Iyo soonka ma ogeen maxaa khaldan 😂
@LariiiJosph2 ай бұрын
Ninkaas waa yasiin halyey 😂😂
@nuurking10042 ай бұрын
Waa sugaayey dhadha madeydii 😂😂😂😂
@fadxiabdulahi1232 ай бұрын
Isku wara insha alha wll
@fadumoabdi55952 ай бұрын
Waxaan idinka sheeko dhacday 1995 waxa is jecladay ila ay soomaaliya ay joogeen iyo ilaa ay ku noolayeen Mombasa wiil ogadeen iyo gabar mj gabadhii ayado dadkeed ayna Rabin wiilka ayey guursatay marka waa lagula taliyey inayna ilmo u dhalin oo ay is durto gabadhii way yeeshay hadalkii dadkeed gabadhii iyo wiilkii waxa badan ayey is qabren ilaa uu ka dhintay ninkeedii waxay isku duri jirtay daawad ilmah la isga celiyo ilaa hada limo ma haysato waxay noqtay qof kaligeed wayna duqowday wayna ka shalaysay dhibatadi ay isku samaysay waxaas waxa ugeystay waa qabyaalad neceb marka dulmiga ha la iska dhaafo lagu samaynayo gabadhiha soomaaliyeed gabadhan waxa ha bartaan
@Foosahmed33-j7i2 ай бұрын
Ayyy kuwaygiii hassaal waxbaa wadnahayga galay ❤alle ha idin xafido