IQRA INDHO DEEQ IYO YUSUF XAYBARO | CIDLA HA IGU BAYLIHIN | DABAAL-DEGGA CIIDDA | 2020 MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,241,009

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

BARTAAD IGAAGA TAALLEE
BAR KALE DAWAYNEYN
MID BOGSIIN HADDAAD TAHAY
AXDIGUNA BIR KULA YAHAY
BALLANTII AAN DHIGANNABA
WALIGAA HA BEENAYN
BADBAADDADII NAFTAYDAAY
…………………
YUSUFU XAYBARO IQRA INDHA DEEQ
.......................
XUSUUSTII SAADO ALI IYO BEERDILAACSHE
SAADO CALI WARSAME IYO CABDI SALAAD AADAN
........................................................
BEST EID PARTY 2020 IDULFITR
CIID MUBAARK - EID SHOW MUQDIHSO
SHAADIYO SHARAF
AYAAN WADANI
IQRO INDHA DEEQ
XAMDI BILAN
BILKHAYR AHMED
FARXIYO XALAN
MUNA XIDDIGTA
ABDIFITAH YARE
YUSUF XAYBARO
MOHAMED TOBANLE
CAYDIID JOWHAR
CABDI ABIIB
YACQUUB
……………….
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 241
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 4 жыл бұрын
Wooow masha Allah indha deeq iyo al ustad Yuusuf Xeeybaro waan idin wataa allaya cisag 😍😍😍😍😍
@salmaanbaala7295
@salmaanbaala7295 4 жыл бұрын
Nimco yaasiin as wax kale ah runti hees kalakacsn
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Waa Channelka Rasmiga Ee Ayaan Waddani - Booqda Farta iyo Suulkana Hakala Bakhaylina..Ciid Barakaysan..
@ismacilgeelow1563
@ismacilgeelow1563 4 жыл бұрын
Asc
@abwaantabiye
@abwaantabiye 4 жыл бұрын
Al ustaad xaybro iyo indha deeqo mnshalllaaa wan indan wataa aniga qudheyda
@hibaaqabdiqani1085
@hibaaqabdiqani1085 4 жыл бұрын
@@ABDIASKARITUBE o4lllll
@amiinyare4608
@amiinyare4608 4 жыл бұрын
Sado Ali iyo beerdilaacshe so xasuustey Wllhi chess ka xta waa Isla keenayn mch Allh Aad be u Mahadsan yhn dhalinteena fanka ku jirta 😍♥️
@sharmaakecalixaarato3768
@sharmaakecalixaarato3768 4 жыл бұрын
Heestaan fanaaniin badan way qaadeen lkn meesheedii waxaa dhigay labadaan fanaan siiba wiilka toonkiisu wuu fadhiyaa horay usoco libaax 👌👌
@dahaboabdi5002
@dahaboabdi5002 4 жыл бұрын
Set
@mxasan8343
@mxasan8343 4 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco👏👍👏👌🏻🌹❤❤❤❤❤
@xayaadcabdirooble6896
@xayaadcabdirooble6896 3 жыл бұрын
@surayaahmed9902
@surayaahmed9902 4 жыл бұрын
Ciidan xamar way inoo shideen fananinta naga😍
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 4 жыл бұрын
anagu ciid inoga qaab daaran waligeen na ma soo marin. sad!
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 4 жыл бұрын
Balse waxaad ogataa Yusuf xaybaro idin kala kiciyey showga Reer somaliland yhy 🤣🤣
@surayaahmed9902
@surayaahmed9902 4 жыл бұрын
@@abdiasishashi8579 hhhh hal shaqsi kaligii ma kala kicin karee walbo asagaa qeyb ka ahaa dheh
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Beerdilaacshe maa heysaa niyada igu soo dhacday 👍Yusuf xeybaro Fanaan weyn 👍 👇👇
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 жыл бұрын
Runta wlh wa Kenney codkii
@dahirsirat7975
@dahirsirat7975 4 жыл бұрын
Bentaa maha runtii
@hassanissack5681
@hassanissack5681 4 жыл бұрын
Yusuf xaybaro abwaanka xamar ay u shidantahay sanadyahan dambo iyo xidigda hada noo baxdey iqro indho deeq si wacan ayaad u keentee heesta horey u socda ayaan idin leeyahay ❤❤❤❤❤❤❤💌💌💌💌💌💌💌💝💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖
@somflim
@somflim 4 жыл бұрын
Waa Kuwaas Dadka Fanka Soomaliyeed Meteli kara yuusuf xaybaro horey usoco bro ciyaartaadu waa jirtaa
@hindanuur9554
@hindanuur9554 4 жыл бұрын
Axsan fanaaniin ayaad tihiin halkaa kasii wada heesta halkeedii ayaad dhigteen guuleysta 👏👏👏👏👏👌❤️❤️❤️❤️
@mariamaqsut5838
@mariamaqsut5838 4 жыл бұрын
Masha Allah ABDI ASKARI hormar ayad uso hoyisay somalida oo idil keep going walal
@munaahmed3947
@munaahmed3947 3 жыл бұрын
1q
@damacmediagroup2794
@damacmediagroup2794 4 жыл бұрын
Heestaan meesheedii ayeey dhigeen caadi maahan dawasha deeda kama daalo ❤️❤️❤️
@melesayalew5536
@melesayalew5536 3 жыл бұрын
I'm am from tigray I love you Somali gerls and song
@amaaldhagax5902
@amaaldhagax5902 4 жыл бұрын
Xebaro nin iga dheh fanka ku bahan💙
@sahraalihirsi5515
@sahraalihirsi5515 4 жыл бұрын
Masha allh xidigaha mugdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@khadijashale5147
@khadijashale5147 2 жыл бұрын
Awghklbd
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 4 жыл бұрын
YUSUF XAYBARO LOVE KA AHAY MASHA ALLAH WAA WIIL QURUX BADAN
@hodancabdi3018
@hodancabdi3018 4 жыл бұрын
Masha allh May la aragtay waa wiil soo jiidasho leh
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Iskudoqa nhy wa ku heystaa wallhi qrx iyo cod
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 4 жыл бұрын
yuusuf xaybaro legend reer somalliland ah hore usoco pro
@zandamohamoudmohamed1217
@zandamohamoudmohamed1217 4 жыл бұрын
Sow inanta kabta sibanayso so ma ahan oo Barud qarexo inanta wey cod macanthy ❤️🥰
@caraowmohamud8580
@caraowmohamud8580 4 жыл бұрын
Ha wa ayadi
@mohamedahassan6923
@mohamedahassan6923 4 жыл бұрын
Asturnaanta ayey ku qurix badnayd Iqra bal daawo muuqaaladii Qaraaxo iyo kan ay Madaxa qaawisay !! Dhammaan hablihii Program kaa ku jiray ee asturnaa qurux miidhan bay ahaayeen. Bal arag sida Somalidu u jeceshay Nada Alqalca ,sirtu waa adturnaanta ee dheeri kale ma leh.
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 4 жыл бұрын
Teamkan inaan kamid noqdaan rabaa waanba kahelay waayo fankaan rabaa inaan soogalo
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Wllo ma codkagad kalsoni kuqabta inu macn yhy mise sida qaar badano jooga mika ayad iska jeclaatun fanka laab lakac dagdaga
@AhmedAli-eq5hh
@AhmedAli-eq5hh 4 жыл бұрын
Abdi Askari Sxp inan kula hadlo an raba e iso jawaab bro thnks
@Halgan18876
@Halgan18876 4 жыл бұрын
Xasuustii saado cali warsame AHU marse hadaan barbaartii Baxsanow daraadaa. Uga soo banaan baxay Cidla ha igu baylihin
@osmansadiq5603
@osmansadiq5603 4 жыл бұрын
Iyo beerdilaacshe alle haw naxariisto 2dooda
@jamaelmi6341
@jamaelmi6341 3 жыл бұрын
Beerdillaacshe iyo maryan Mursal ayaa bilowgii riwaayadda saado in badan ka dib ayay jabuuti kula matashay alla ha u naxariisto
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Waxaan u imaaday garsoraha codkiisa inaan dhageesto 👂👂👂 waa ok waa wataa yuusuf asiga wuxuu qof ku dhagaba maanata wuu shidna yahay cidkiaasa
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 4 жыл бұрын
Woow horo usocda fananinta muqdisho alle hanisharfo😍😍😍😍
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 жыл бұрын
Barnaamijka si qurux badnbaa loo duubay Labadapa fanaana ma kala dhacaan lkn woxoga xaga stage kay yara waaleen way isku mashqulen fanaaniintu 👍🌹
@sadiiqmohamoud9122
@sadiiqmohamoud9122 4 жыл бұрын
Masha Allah sxb Yusuf xeybaro run ahantii waad bareejeysey beer dilaacshe kun iyo kow jeer sxb balse gabadha mayaa saado xitaa Uma dhawo wax Yar sorry abyo
@raqad4642
@raqad4642 4 жыл бұрын
Way ka cod macaan tahay saado Ali lol
@laylafaarah8389
@laylafaarah8389 4 жыл бұрын
Masha Allah xaybaro inader hore u soco
@suganemedia1149
@suganemedia1149 4 жыл бұрын
Abdi askari wllhi kal io laab u taageraa sbbto ah waa ninka kaliya ee KZbinr oo ey ka go,antahay soonooleynta fanka somlida sxb qali hadad farintan aqriso allaha ku sharfo
@zimizragabarbari4019
@zimizragabarbari4019 4 жыл бұрын
Ww top ciid mubark fananiita muqdisho
@zakariyeshide6606
@zakariyeshide6606 4 жыл бұрын
Abdi Askari Tube wad ku mhdsan thy shaqada adak aad u gashey Barnaamijkan Team Hoballada qarniga Fadhigeyda yahy muqdsho aad soo sartey adi kuma ilaawi doono fanka mqdsho in aad hormariso ayaa u takan thy
@zakiyare9894
@zakiyare9894 4 жыл бұрын
macha Allah wlle la isma xaqire gabadha gabta sidatay saado codkeda barteda dhigtay wow azal
@saadaqmaanka9882
@saadaqmaanka9882 4 жыл бұрын
Wlhi yuusuf woo keenay codka beerdilacshe
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 жыл бұрын
Haa wa runta wa keney
@mohamedhusseinkunciil3043
@mohamedhusseinkunciil3043 4 жыл бұрын
Masha allah my team camera mans
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
wey soo dhaweyeyn inkastoo saysan Gaaarin saado
@Kharyeuk
@Kharyeuk 4 жыл бұрын
Waxaaas fanaaniin kaa ah
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 3 жыл бұрын
axsan,hees meesheedi bay dhigeen yusuf haybaro iyo iqra indha deeq waa mahad san tihiin
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 3 жыл бұрын
Congrate abdiaskaritube 700k♥️♥️💕💕🔥🔥🔥🔥🔥
@ahmedmohamud7795
@ahmedmohamud7795 3 жыл бұрын
Wlhy muqdishaaa noqotay hoyga fanka . HargYsa baabah
@avocadosavage1903
@avocadosavage1903 4 жыл бұрын
Waaw waa kabaxsadeen Masha allaah
@DALSANFILMS
@DALSANFILMS 4 жыл бұрын
Saado iyo Beerdilaacshe xaqiiq waa ay keeneen
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Ciyaala yawyaw haku ciyaarina heesaha allaylehe dhulkaad la dhacdeen heesihii qiimaha lahaa beerdilaacshe iyo saado ilaahay idin naxariiso
@bashirchannel5660
@bashirchannel5660 3 жыл бұрын
Yussuf xaybaro meeshedi buu dhigay heestan legends
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
si cajiiba ayuu heesta u qaaday fanaan yuusuf xaybaro from ceerigaabo weeyaan . ciyaartiisana waxaabad moodaa tii beerdilaacshe
@farhiyomahamed8015
@farhiyomahamed8015 4 жыл бұрын
Atarishadi kabta aha cod aya ku dugan waku wadana 👏👏👏👏👏
@ilwadqurux2879
@ilwadqurux2879 4 жыл бұрын
5:00 Wiilka Shatiga Baluga Wllhi Waa Qosle 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Astaqfurullaah ana ka daran zuuxayba Jaaska nocaasa mxu aha 2020 miya hppti
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 жыл бұрын
Laga roonad mooda Gay 😂😂😂
@khadardayax7933
@khadardayax7933 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk alla muxuu dhiishkaagu wax qabtey
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE QOBORKA FANKA SOMALIYEED WANKU SALAMY BOQOLE ✌✌😙
@umumahir7975
@umumahir7975 4 жыл бұрын
Xeybaro codkiisa cadimaha beerdilacshaha nool waye masha Allah
@farduusali2951
@farduusali2951 4 жыл бұрын
Yusuf Xaybaro Waa Fanaan Buuxa Cid gaadhi kartaa ma Jirto
@samiraburan1764
@samiraburan1764 4 жыл бұрын
Xamar Cadey sas inala raba in ay isku xiranadan fananta go forward fanantena
@sakariyeabdi5181
@sakariyeabdi5181 3 жыл бұрын
18 fanaan baa qalday waki cid saxday lama hayo😁
@hassanumari7814
@hassanumari7814 2 жыл бұрын
Waaao MashaAllah nice vibe
@sumayocadeey6192
@sumayocadeey6192 4 жыл бұрын
Maasha allah xidigaha muqdisho waxaan idin leeyahay Keep going
@ahmedshafey7210
@ahmedshafey7210 2 жыл бұрын
The only time I enjoyed the sweetness of dis son
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
boqorada kabta iyo yuusuf xeybaro makala dhacan
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Wooow waalabaashalaya hada fanantahay dalxis uma bahnid kkk
@sadaammuumin4974
@sadaammuumin4974 4 жыл бұрын
Ayyy legendrys
@abdirahmanmohahanshi5770
@abdirahmanmohahanshi5770 4 жыл бұрын
Ww labadaan fanaan waan wataaa ✔✔🌙
@burhanamale8357
@burhanamale8357 2 жыл бұрын
Wllha fanka horay usocda
@nasiimyusuf31
@nasiimyusuf31 4 жыл бұрын
Olaaalaya heesta wn jecalahy lab fanana alle haw naxristo
@princesshudoapdikariin6886
@princesshudoapdikariin6886 4 жыл бұрын
Keep going xeybar
@ismailyg3493
@ismailyg3493 4 жыл бұрын
yuzuf haybaro waan kuwataa dance 100
@nasroahmed3094
@nasroahmed3094 4 жыл бұрын
Ysuf xaybaro cod haya m.a👌👏💗
@hanimohamud9500
@hanimohamud9500 4 жыл бұрын
Masha fananiita soomaliy keeb going
@ibraahimbolshaawi5345
@ibraahimbolshaawi5345 4 жыл бұрын
masha alah fananinta an jeclahy alaha. idin dhoowra❤❤❤
@sakariyeahmed9203
@sakariyeahmed9203 3 жыл бұрын
Bartaa ikaakatalo yuusuf hebaro mansha allah hes kalakacsan horousocod wanagsan
@naciimacali1643
@naciimacali1643 4 жыл бұрын
Ustadkena qaliga ah wad xigmadeysan thy keeb going wll
@khadijamohamed7726
@khadijamohamed7726 3 жыл бұрын
GVVZIÙA⁸
@zunduzhilwa1949
@zunduzhilwa1949 4 жыл бұрын
wax klea waye❤💋
@hamdaqurux6519
@hamdaqurux6519 4 жыл бұрын
Abaaayo kab la baxdo ahaaaa
@dalooliyetv2194
@dalooliyetv2194 4 жыл бұрын
Mashallah yusuf xayboro ciyaalki burco
@mudicade6325
@mudicade6325 4 жыл бұрын
Shayadintaa walaaa sodaay Acud billahi mina sheydanii rajiim
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 жыл бұрын
Waaaw xaybaro wlhy waad kabaxsatay ezhcalaa cod
@saeedosman7299
@saeedosman7299 4 жыл бұрын
istejkiiba dadbaa heysta waa adduunyo fanaanki iyo fanaanadiiba waala qariyay. baribaa magool oo heyseysa ayuu qof sookoray istejkiiba waala joojay bal dadkan eega kuwii heesayeyba la arkimaayo
@omaraliomar4013
@omaraliomar4013 4 жыл бұрын
Runtii cabdi azkari taageero kuu ahay pro
@fatumamahamud8454
@fatumamahamud8454 4 жыл бұрын
C/fitax yare marku dadka tosinayo wilka shati baluga ah xaji dhud cadi ah waye sidu u ciyarayo😁😁😁
@kifahmohamud7230
@kifahmohamud7230 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 anna wuu iga qosliyey
@nasroofficial3239
@nasroofficial3239 2 жыл бұрын
From xaybaro
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 жыл бұрын
Ninku cod baa uqarsana ileen
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 4 жыл бұрын
Indho-deeq intee ku qarsooneyd waa iiga qaraaxo iyada dhan aadbeeyna u cod macaan tahay waa Saado Cali oo meesha taagan
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 4 жыл бұрын
Waa ey heesi jirtey wey cayishey maahee
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 4 жыл бұрын
Mohammed Koleey ani waa ii qaraaxo inkastoo Teamkii qaraaxo dhanba igu cusbaayeen marka laga reebo Sadio Sharaf iyo Xawo dagan
@nasramohamett815
@nasramohamett815 4 жыл бұрын
Xaybaraa keenay hesta lkn gabadhu halkii saado maydhigin
@samadoonmediaproduction300
@samadoonmediaproduction300 4 жыл бұрын
THE first one ZAMADOON ph
@kamarmahad3215
@kamarmahad3215 2 жыл бұрын
Biliary waay maser tay
@omaraliomar4013
@omaraliomar4013 4 жыл бұрын
Xasuustii Zaado Cali warsame
@mahaddulmidiiid6308
@mahaddulmidiiid6308 4 жыл бұрын
M.a way keenen heestaa waxay naxasuusiyeen heesihii qeymaha badna
@somalihistorymp4121
@somalihistorymp4121 4 жыл бұрын
Labiskii hargaysa iyo muqdisho way isku soo dhawaanayaan halkaa yaa wax ka fahmay
@koofisomali6311
@koofisomali6311 3 жыл бұрын
Wow m.a rag rag dhalay yusuf
@Ruuja38
@Ruuja38 4 жыл бұрын
Camira xumaa muqdisho waa meel lagu ba ee war iska hagaajiua hana dhibinee hee
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 4 жыл бұрын
5:07 ila 5:11 sacdiya ii abdifatax Nika ayey ku qusulan
@zaamusaid6960
@zaamusaid6960 4 жыл бұрын
mohamed jamac iyo xamda bilan heesta kabuldheh sugooya😥
@mohamettmohamouttgaaxnug2409
@mohamettmohamouttgaaxnug2409 4 жыл бұрын
Meesheedi dhigen Fanaanin iyo Badh weeye xaybaro iyo indho deeq
@husenabdihusenabdi3948
@husenabdihusenabdi3948 2 жыл бұрын
Heeso heeso qarami
@zagalaxmed2926
@zagalaxmed2926 4 жыл бұрын
Eid mubak kulucam wa antum bilqeyr
@ifraahdhiif7684
@ifraahdhiif7684 4 жыл бұрын
Yusuf xaybaro kal iyo laab👌👌
@hassanumari7814
@hassanumari7814 2 жыл бұрын
Walal so beutyfull
@hassanumari7814
@hassanumari7814 2 жыл бұрын
Send me your nombar
@nimcoxasan1426
@nimcoxasan1426 4 жыл бұрын
Cameraman iyo editor kaba waxoogaa waxaa fiican waxay duubayaan in ay boodboodka ama bedbedelka degdega ah ka daayaan
@mustafcarab7327
@mustafcarab7327 4 жыл бұрын
Axsan fananiin
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 4 жыл бұрын
Waxaan idiin weeydiyey maxeey ugu heesi waayeen live music markey heesayaan maxeey la foorar sadaan Waa ceeb masrax qof foorarsanaaya balaayo idinku dhacday
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 4 жыл бұрын
Cabdi fatax yare kaligii cidla ciyaaryaa
@moocadde1563
@moocadde1563 4 жыл бұрын
Yusuf xeybaro was fanaan cod maxaan runtii
@iidokayse8810
@iidokayse8810 4 жыл бұрын
Xaybaro walidiii rer jamac wal buu layimi
@nasrofarah9231
@nasrofarah9231 4 жыл бұрын
Abowe yuusuf heybaro m.a fududidaa aadbaa u fududtahay si walba fanan aan jeclhy
@kaafiofficial10
@kaafiofficial10 4 жыл бұрын
كل عام وانتم بألف خير 💫💫
@maxamuudmaxamedcali5832
@maxamuudmaxamedcali5832 4 жыл бұрын
Fartuun xasan
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 4 жыл бұрын
Saytahay u kenen I love the way they dancing 🕺 💃 🥰😘 very beautiful lady and handsome man. I can’t stop looking his moves 🤪😁
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 4 жыл бұрын
Viva rosso cade codkisa kuleh hesta
@somalidiihore2801
@somalidiihore2801 4 жыл бұрын
Anu wanku wareeraye ma fanaaniinta aya si khaldan musica ugu ciyaraya oo ka dhacsan mise camera manka iyo editorka aya wax khaldan? Wax unbaa bood boodaya🤔
@avocadosavage1903
@avocadosavage1903 4 жыл бұрын
Asckm ciid mubaarag
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 4 жыл бұрын
Xeybaro🥰🥰🥰
روائع حاتم العراقي  كوكتيل لاجمل اغاني حاتم العراقي THE BEST OF HATEM AL IRAQI
1:10:56
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 62 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН