ABDIFATAH YARE & IQRA INDHO DEEQ Feat MUNA MISKI & HASSAN KASKEY | GUURKII WAA LAGA NOQDAY | 2022

  Рет қаралды 500,524

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

KA SAAR GALKA SEEFTA OO
GOOB JOOGBA HALLOO NOQDEE
U SHEEG GUURTIDA KALENA
GORFAYNTA HALLA WADA MAQLEE..
GOORMAAN WADA AQAL GALNAA
GABDHOOOW WAA YEELKADIIN
---------------
IQRA INDHO DEEQ
ABDIFARAH YARE
MUNA MISKI
HASSAN KASKEY
---
CAMERA BY KABACADDE
EDITED BY ABDI ASKARI
MUSIC + VR: USTAAD
MUSTAF KARAAMA
PRODUCE BY
ABDIASKARITUBE
---
GOORMAAN WADA AQAL GALNAA?
-XUSUUSTI HORE
XASAN AADAN SAMATAR, JUBBA, SAHRO DAWO
IYO XABIIBO XASAN TOOXOOW..
-XUSUUSTI U DAMBAYSAY
SAHRA AXMED
CABDIQAADIR JUBBA
AAMINA CABDULLAAH
AXMED MOOGE
----------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 308
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 2 жыл бұрын
Afartaan fanaan heestaan qofkii usoo xulay caadi maahan wuulahelay actionka kaskey aadbaan ula dhacay
@mohamedcabdulaahi4444
@mohamedcabdulaahi4444 2 жыл бұрын
xaawcya
@faarahbarre9756
@faarahbarre9756 2 жыл бұрын
0
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
aniga weye kwrm heee
@jeetcae592
@jeetcae592 2 жыл бұрын
War ninka u danbeyay xassan adan inu kenay wliba si sax ya ila arka🇸🇴💖
@ayanfarah7505
@ayanfarah7505 2 жыл бұрын
Xasan aadan heestan maba ku jiro
@ilhaanmaxamedcali1277
@ilhaanmaxamedcali1277 2 жыл бұрын
@@ayanfarah7505 yaa qaday horta
@jeetcae592
@jeetcae592 2 жыл бұрын
@@ilhaanmaxamedcali1277 heestu 2 xasuusod ayay ledahay marka hore hassan adan wu ku jira wll mida kle qabka uu u matalayo waa qabka xassan adan u fiirso🙏
@mohamedcabdisalaan1523
@mohamedcabdisalaan1523 2 жыл бұрын
@@ayanfarah7505 wuu kujiray hassan adan samater legend wayn
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 2 жыл бұрын
Originalka waa Axmed Mooge iyo Jubba
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Abdi fitax muna miski iqoro indho deq wali xamar fananin ayaa uso baxday masha Allh❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Waaba lesku racay rer xmrku fanku gacanta galiyeen
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 жыл бұрын
Waa filaayey in ay jiil Heesta dhaxla joogaan 🤩 isiiiii! Laakiin is ruxa dheeriga ayaa qaribaya Heesta. Waa Ruwaayadii Beeney waa Run. Muna Miski waa Atariisho dhaba ah
@xamdacayni2192
@xamdacayni2192 2 жыл бұрын
Wooow Muna Miski Wlhi Way Keentay Codkii Mamo Aamina C/laahi 💯👏👏👏
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 2 жыл бұрын
Iqra aya.lahayaaa.anigu
@xamdacayni2192
@xamdacayni2192 2 жыл бұрын
@@khadarmaxamuud1235 Ana Muuna Ayan La Hayaa
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Rer xmrka waaba lesku raacay iney fani yihiin oo fankii hore soonoleen rabaan viva xmr cady
@simanabdirahman9937
@simanabdirahman9937 2 жыл бұрын
Mash allha waaye heesihii hore ayaaa heeso ah wllhi ee qeebta kale soo qaada plz waaye wllhi cod mcn waaye reer muqdisho❤❤✅✅✅👏👏👏👏
@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 2 жыл бұрын
Cabdi fitah heestan meesheedii ayuu dhigay 👍👍👍👍👍👍
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 2 жыл бұрын
Woow muna miski codkeda waa top heesta dhan intedan ka dhegaystey👌
@luulwarsame87
@luulwarsame87 2 жыл бұрын
MashaAlaah wanka helay dhilinyaradan cadi maha kalama dhacan likin yarka yarka xasan ayaba moda jilida iyo codkaba Mahadsanidin dhamantin
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 жыл бұрын
Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Anaga garapkaga ah wllo don't worry
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Cabdi askari wll talo Haddii ay suuragal tahay heesihii hore maadaama hadda lasoo cusboonaysiiyay qaar badan maxaa diidan in riwaayadihii hore ee heesahani kujireen qaar dib bulshada loosoo xasuusiyo sida Hablo yohow hadmaad guursan doontaan If iyo aakhiro Beeneey waarun Waa maadays aduunyadu 15kii shuumeey iyo kuwii lamidka ahaa Bal adiga iyo team kaagu mar isutaga oo noqda kuwo bilaaba hawshaas fanaaniin iyo jilaayaal ba waan haysanaaye
@faaraxfabkeey5589
@faaraxfabkeey5589 2 жыл бұрын
Hit🔥 song 🎶🎧🎵 waa hees iyo badh waxan Fananin codkara iyo miro lagaso shaqeyay A/fatah Yare legend ♥️🔥🔥🔥🔥
@feynuusshop4886
@feynuusshop4886 2 жыл бұрын
10/10👌👍🥰 Heeskii kale ee ay hal ruwaayad kuwada jireen ha keenaan kooxda🤛🤛🙄gabdhaha kaliya lama jafayeeee😂
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 2 жыл бұрын
Bilahi teamkan barteeeda dhiganeeen thnks more
@abdixamuud4086
@abdixamuud4086 2 жыл бұрын
Xasuustii cabdi qadir juba amina cabdillah Ahmed mooge allah how naxariisto sahra ahmed amiin
@hamdihiis74
@hamdihiis74 2 жыл бұрын
Weeeeweeee walee fananin baa is helay hasan kaskey abdi fatah yare walashenii iyo indho deeq iyo miski walee cod baa ku dhamaday weyla Kenen heesta alla yaa cizak fananiintenii muqdisho muuq wanag ❤💞🥰💕💞❤💞💕👌
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 2 жыл бұрын
Wiiilka dambe caadi maha actionki xasan 💯💯💯💯💯💯💯💯❤️ hamblyo abdi askari dadkan ada so saary
@hiboawil4346
@hiboawil4346 2 жыл бұрын
Mashalah cabdu fatah codkii cabdi qaadir juba wuu keenay horay u soco habo
@mahad-19
@mahad-19 2 жыл бұрын
Axsan muzic and profitionl sound Fitax yre legend and muna mizki quen🙏
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 2 жыл бұрын
Waaaah waaaah cadi maahin heeesa hore noosoo cusbeeya plz 👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️fanaaninteena nooolada 👏👏👏❤️❤️❤️❤️
@bellakiin
@bellakiin 2 жыл бұрын
Qatar Caleeeeeek wlh meesheedii ay dhigeen iyo ka fiican walibo Waa dhalinyaro top ah noolaada nice try 👌👌
@yamanhaji1156
@yamanhaji1156 2 жыл бұрын
Cabdifitax iyo muna miski an other level waaa na shaafiseen
@feysalsiidcali538
@feysalsiidcali538 2 жыл бұрын
Heesta barteeda bey dhigeen fanaaniintu heesta waxaa horay u qaaday axmed moge liiban,sahra axmed, aamina abdullahi iyo abdi qaadir juba inta dhimatay allah ha u naxriisto
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 2 жыл бұрын
Inaba caadi mahan afarta fanan jilninkooda sida ay mudankeda umariyeen hesta oo ay fanaanin hore uga horeyeen waliba yarka dambe xasan kaskeey cajiib xasan bashe oo mesha tagan
@hamzeabshir7688
@hamzeabshir7688 2 жыл бұрын
Wooooow hassan kayse action ka u soo bandhigay waan ka helay i am from jigjiga dds kwep fordward team abdiaskari tube
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 18 күн бұрын
❤❤❤❤waaaaaawww wey ka baxdadeen,,,
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 жыл бұрын
Wooow wlhi Codka Muna miski Darren goni leya, Hassan kaskey Samatar Halka tagan iga dheh iqro iyo Abdifatah ❤️❤️❤️❤️ Muna miski 💯💯💯💯
@ifrahxilojano705
@ifrahxilojano705 2 жыл бұрын
Wow impossible hedhee hadaa la haysaan heesihii hore io ruwaayadihii nosoo nooleeya plz😍😍
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Aderkey Abdulkadir jubba so xasuuste lkn codkiisa wa unique🥰🥰🥰
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Halkeedii bay dhigeen runtii hassen keskey ha ugusii darnaadee samatar intiisii saytuhuu ukeenay
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 2 жыл бұрын
Next hasan Adan samatar Hasan kaskey actionka codka 💯
@dajiyadirir4897
@dajiyadirir4897 2 жыл бұрын
Gaawaha loo soo xushaa ma ahan, ee waa gaawaha loo soo cushaaaaa
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhihilaha no1 sanadahaan dhan kuwii laqaadayay quba codka music lomakalaharin soodhawada 🥰🥰🥰🥰🥰
@AsadnaaSuudi
@AsadnaaSuudi 2 жыл бұрын
Wow waxbaa ka dhacay, ABDIASKARITUBE oo isku dayga iyo fikirka arintaan lahaa wuxuu mudan amaan iyo dhiiro gelin. Well done sxb.
@AminaAsad-gg7dh
@AminaAsad-gg7dh Жыл бұрын
Afartan fanaan caadi maaha
@ifrahahmed2554
@ifrahahmed2554 2 жыл бұрын
Waaaaw mashalaa tabaraka cadimaha waliba wilasha alkedi bay dhigen weldan 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽😍
@iskufilan8503
@iskufilan8503 2 жыл бұрын
Wiilka u dambeeya caadi mhan codki iyo jiliinki xasan samatar oo halkan taagan wlhi🥰🩸
@mohamedkaapa4762
@mohamedkaapa4762 2 жыл бұрын
Xasuustiii Abdi kadir juba, ahmed mooge liibaan, aamino abdilaahi, iyo sahro ahmed ja'ma Dhamaadkii 80'mayadiii
@Man-utd-somalia
@Man-utd-somalia 2 жыл бұрын
Original cabdul Qaadir jubba sahro dawo Xasan aadan samter xabiiba xasan toxow iska hubi walalo Faniinta kale waa coppy Axmed mooge sahra Ahmed aamina abdilaahi
@simansiyad6368
@simansiyad6368 2 жыл бұрын
Caadi maaha walahi ♥️♥️ top fire 🔥🥰💯
@ailyabdi3368
@ailyabdi3368 2 жыл бұрын
Illahayoow uu naxariiso inti dhimaday AUN axmed moog iyo AUN sahra axmed jamac allena cimri dheer iyo cafimad haa siyo amina cabdillahi iyo Juba waxay qadeen wakhti golden aha wayo wayo iyo xasuus qaliya
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 2 жыл бұрын
Waaw wiilka u danbeeya wuu iga qosliyay xitaa action-kii samatar wuu ku soo daray heesta😂💯 Muna iyana halkeedii bay dhigtay 💯👌
@mahamedalihersi
@mahamedalihersi 2 жыл бұрын
Ahmed mooge dhee
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 2 жыл бұрын
@@mahamedalihersi heesta laba jeer baa la qaaday huunno Samatar sahra dawo jubba iyo mama xabiiba toxow yaa ku horeeyay
@mohaquduf4532
@mohaquduf4532 2 жыл бұрын
@@foosmohammed9519 ka
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@foosmohammed9519 lkn ruwaayada marka gadaal laga jilay macaan thy eena qosol bdn thy markey sahra ahmed iyo mom aamina ku jiraan waa qosol miiran
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 2 жыл бұрын
Muna miski waaaaw waad keentey Codkii aamina Abdilahi 👏👏👏👏
@ikranabdi2114
@ikranabdi2114 2 жыл бұрын
Haa
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Wiilka ugu dambeeyey walahi Rageedi weeye alaabtiii trump ayuu kutuurteey suu gacmaha dhahay baan kuqoslay gamuuran oo gam weeye kulahaaa 😂😂😂😂😂😂 hassan kaskeey qurux iyo jiniyad macaan ee ragnimo ayuu ilahay isku daray mashaallah
@abdihakim7285
@abdihakim7285 2 жыл бұрын
Xasan aden zamatar sahro dawo xabibo xasan toxow jubba wa xusus hore we lahayan fananintan best💯
@ilhamdiriyeh1135
@ilhamdiriyeh1135 2 жыл бұрын
Waawa inbadan baan kufajarijiray maa heesdaan iyo kuwa kale lasoo cusboonsiiyo 👏👏👏well done gays 😍😍😍😍
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 2 жыл бұрын
codod mcn bay leeyahiiin dhamaantoodba hore u socodo🥰
@mmmkk2344
@mmmkk2344 2 жыл бұрын
Maasha allaah afar tooda halkeda ayaa dhigteen waa kabaxsateen siba wilka heest xasan a fan waaaaaaaaaw
@cabdinasirhassan4732
@cabdinasirhassan4732 2 жыл бұрын
Madhihi karaa qofkii ugu horeyey ee firsada ayan ahy hesta
@ciilowofficial1892
@ciilowofficial1892 2 жыл бұрын
Barteda dhigten abdi askari good job ❤
@iqrohasan838
@iqrohasan838 2 жыл бұрын
Alaaa yacizag heestaan waanku fikiri jiiray in laso cusboneeysiyo
@deeqodegan2236
@deeqodegan2236 2 жыл бұрын
Esh sahro Ahmed waku dheshay codkada
@najahaddey7677
@najahaddey7677 2 жыл бұрын
Muna miski waa wow 🔥 cunugtaas waa wada malap doorkeda wey kaso baxdey 🔥
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 2 жыл бұрын
Miski iyo abdifitah wan wataa
@kaahohajigeedow3739
@kaahohajigeedow3739 2 жыл бұрын
Heestii beeney waa run ku jirta ahaa saaan in loo soo nooleeyo fanka wan ku farxsanahay
@amlaabdirizak5008
@amlaabdirizak5008 2 жыл бұрын
Keep going wll kaskey
@modeynuur2
@modeynuur2 2 жыл бұрын
Sida ey yahay Ayaa loo soo habeeyay thanks guys
@daadiryare638
@daadiryare638 2 жыл бұрын
Aniga yarkan good by gacalayaal qaadaya ayaan ku hdesta wlhi fitaax asiga waa nin aan aqaano lkn yarkan hada leenba arkaa lkn wlhi wajilaa ween heesta halkeedu dhigay allaya cuzak bro keep up
@somaligottalent3999
@somaligottalent3999 2 жыл бұрын
WOW!! IQRA INDHO DEEQ CAADI MA'AHA...EREYADA HEESKA IYO ABDIFATAX WAY SAXEEN...
@ismaciilducale7232
@ismaciilducale7232 2 жыл бұрын
waxaa fanaanta hargeysa udiidey inay heesii hore ay dib uqaadaan ayaan garan waayey waxaan aan umahad naqayaa fananta muqdisho maasha alaa
@cabdirizakyuusufcali9946
@cabdirizakyuusufcali9946 2 жыл бұрын
Msha allah whli hees waaye wax kaleh iska necee waayo waayo
@queennihaal1844
@queennihaal1844 2 жыл бұрын
Alla ya ciizak wilka u dambeyay halkedi bu digay runtii🥰horsocod wcn
@abdirizakliban7541
@abdirizakliban7541 10 ай бұрын
13Dec2023 1:04am MuNA miski waad iskay bartay manta guulayso walal abdifatah yare legend keep goin wilka iyo gabdha iyo wilka kale mashalah wad kenteen xaqiqdi gulaysta walalyaal dad wa dDki hore
@kingmoha.
@kingmoha. 2 жыл бұрын
Tankale jilnin ayuu kow noga siiyay❤️🔥🔥🔥
@fadumoayub6987
@fadumoayub6987 2 жыл бұрын
Heesahi hore xalad bay lahayeen ❤️❤️❤️❤️no badiya
@rahmaclaahi7999
@rahmaclaahi7999 2 жыл бұрын
Come soon 1m askari❤❤❤ cftax wakaney codki cjuba❤❤❤
@naimabundidbundid9609
@naimabundidbundid9609 2 жыл бұрын
Cod malabi super abdifatah yare❤️labiska igugaracde😀😜
@ismaciilducale7232
@ismaciilducale7232 2 жыл бұрын
xeeb cidla ah ayey fananta reer hargeysa ku warwareegayaan fifa fananta muqdisho hore u socda waa xusuus hore heestani
@abdimatinabdimalik6845
@abdimatinabdimalik6845 2 жыл бұрын
Ayan wadani ayee ku ficnayd qaybta sahra ahmed
@alizamoha4845
@alizamoha4845 2 жыл бұрын
Abdi askari tupe 1m camming soon 1m haduu gaaro hadaa fariinteyda aragto liketa ha ila dhaafin
@hafsofarah4278
@hafsofarah4278 2 жыл бұрын
Xasan la keeny hesta wlhia 🙏🙏🙏🙏
@hamdihiis74
@hamdihiis74 2 жыл бұрын
Abdi fatahba wuu lakenay iyo muna miski
@deeqodegan2236
@deeqodegan2236 2 жыл бұрын
Cabdi fitax yare nambar 1
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 2 жыл бұрын
Waaaw hapalyo cfitax yare iyo asxaabta kale waad keenten xaqiqdi amina cabdulahi iyo sahra axmad iyo jupa
@fardowsoburhaan7082
@fardowsoburhaan7082 2 жыл бұрын
M.a iqro idho deeq weeyla keentay
@safiamaxamud4435
@safiamaxamud4435 2 жыл бұрын
Ani waxan ka helay codka iyo jilinka wiilka ugu danbeya
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 2 жыл бұрын
Waa riwaayadii la magac baxday Beeneey waa Runn Sahra ahmed,Amina Abdilaahi,Ahmed mooge,Abdulqadir M juba Waxay ahaayeen A hobaladii Waaberi Intii dhimatay AHUN
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 2 жыл бұрын
Bartay lahyd ayd keenten KapaH zii daran qypta muzi🔥
@madinabourhan1875
@madinabourhan1875 2 жыл бұрын
Machallah abdifah
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 2 жыл бұрын
Wooooow ❤️❤️❤️❤️❤️ 💯 wiilka danbe woooooow
@faisaabbdirahman722
@faisaabbdirahman722 2 жыл бұрын
Cabdi askariyow ti ay habluhu aarsaneyena nogu xigsi plz
@TREEPST
@TREEPST 2 жыл бұрын
muna miski qatar ah gabadha kale is waaleysa
@osmanhasan-jy1kx
@osmanhasan-jy1kx 11 ай бұрын
hoorey usoco❤
@abdidirir2831
@abdidirir2831 2 жыл бұрын
Xusuti hore ayaan galay
@munamohamed4010
@munamohamed4010 2 жыл бұрын
Reminds me of my childhood.
@abdirahmantoronto787
@abdirahmantoronto787 2 жыл бұрын
Markey 1million gaarta iso xasustaa😀😀 jaaw
@rahmaahmed2481
@rahmaahmed2481 2 жыл бұрын
Oky
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 2 жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay c,juba iyo fanaaniintii hore, xasuus wacan.
@asmadahir434
@asmadahir434 2 жыл бұрын
Cod bey hayan wlee💋♥️💯😘 coming soon 1M cong
@mandellaindehouse8323
@mandellaindehouse8323 2 жыл бұрын
Keep going xasan keskey
@dekoyusuf1228
@dekoyusuf1228 2 жыл бұрын
Fananinta muqdisho keep going🥰🥰🥰🥰
@qalbisafi8635
@qalbisafi8635 2 жыл бұрын
Abdifitax yare iyo ayan wadani hesti lafyahay luul ladaney haso wadaqadan plz
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 жыл бұрын
Walahi say ujileen caadi maaha siiba wiilka inta danbe qaadayay 😂❤️👏
@iifrahali5014
@iifrahali5014 2 жыл бұрын
Xidigaha Moqdisho🥰✌️
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
War ninka u Danbeya qoodhsanaa imika Hassan adan ayaadba mooda makhasab baa Goobta yaala king 🙏
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 жыл бұрын
ABDI Askari TUBE. Umadeyna maha silsilo kale ayow furay Somalay wax fahma o israca wale dadalkisu mayare qeyrkow inala donayo Ilahow ina wafaji gar iyo gardaro wan kuwata camamadada lama heysan karo kugu turay iga qabso 🇸🇴🤩🥰😘
@fartuunamin6967
@fartuunamin6967 2 жыл бұрын
fananka heesta leh maad xustaan hassan adan samatar
@honkhaalidabdirahman8413
@honkhaalidabdirahman8413 2 жыл бұрын
Abdulkadir jubba Ahmed moge liban Sahro ahmed jaamac Amina cabdilaah oo ah hoyada dhashay Hodan Abdiraxman Waa hees aad ujeclahay Riwaayadii Beeney waa run halaga daawado
@camaarmohamed5684
@camaarmohamed5684 2 жыл бұрын
Wlhi waad keenten sahra axmad io amina cabdilahi cabdiqadir jubba io axmad mooge allow unaxariiso intii dhinatay
@somalitiktokgame4248
@somalitiktokgame4248 2 жыл бұрын
Ahmed mooge 💘qof kale malaha 😍😍😍ilahay ha naxaristoow
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Wlee abdifatah yar waa keenay codkii Jubba
@suleiman6408
@suleiman6408 2 жыл бұрын
Mark my words. Muna Miski will be one of the best STARS ever on SOMALI stages. You have a future Muna.
@ladanxaaji6671
@ladanxaaji6671 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw wax kle..... wallhi 4todaba wey kenen heesta inkasto an si gara iqra ugu heyto ani c.askari shaqo wacn bro wa wax lp bhn yhy so noleynta fanki hore
MUNA MISKI HEESTA [ SHA SACABKA MARI ] OFFICIAL VIDEO |2024|
11:11
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 36 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIFATAH YARE IYO AYAAN WADANI | SOO HOR CAASHAQA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:37
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
DARUURAHA HILAACIYO  XASUUSTI  SACAADO ALLAALE (MUNA MISKI)
6:09
Muna Miski
Рет қаралды 111 М.
HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE  2012
6:49
Askariga Qaranka
Рет қаралды 921 М.
ABDIFATAH YARE & AYAAN WADANI | RAGA IYO HAWEENKUBA | OFFICIAL VIDEO 2023
5:21
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 36 МЛН